Kenya oo Ku kacday Itobiya, Abiye oo 4 dal ku calaacalay, Masar oo heegan gilisay hub kale & Diyaar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 57

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 2 дні тому +5

    Suldaanka tv shaqo fiican ayaad qabatay. Lagaamo Rooney room.

  • @AhmedAbdiOmarAhmed
    @AhmedAbdiOmarAhmed 2 дні тому

    BEEN WAA RUUN, SOMALILAND WAALA AQONSANAY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adansaciid4360
    @adansaciid4360 2 дні тому +1

    Masha allah guul somaliya

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 дні тому +5

    Thenkes suldanka sida aad dallkada iyo dadkada ugu shaqeysid

  • @mukhtaarclaahixasan3493
    @mukhtaarclaahixasan3493 2 дні тому

    maanshaa
    allah
    heshiiska
    itoipa
    iyo
    slland
    wuu
    hirgalayaa
    waad
    arki
    insha.allah

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 2 дні тому

    ❤❤layga waa saaraa lkn illahay ayan kugu dhaarshay ee beenta naga ilaali fadlan

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 2 дні тому

    Waa oroomo aqali malah siyasan
    Mayaqana itobiya.iyad guubayansa
    Insha allah guuul soomali

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 2 дні тому

    Suldanaka umada guuleeyso wararkaaga is daba jooga waadkuahadthy

  • @AhmedAbdiOmarAhmed
    @AhmedAbdiOmarAhmed 2 дні тому

    ETHIOPIA AND SOMALILAND WIN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 2 дні тому +2

    Guuuuul

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 2 дні тому

    Waar waxaycabaan farshada daraajiinka.isaga.iyokuwauuwataa.samaroon soomaali ciise guul guul

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 2 дні тому +1

    This is prime Minister of Ethiopia 🇪🇹 Abiy Ahmed
    What wrong with him ?
    All East African countries he against so I think he have metal problems ! ?

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 2 дні тому +4

    Thank you for your latest updates news and information and analysis

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 2 дні тому

    Masar warkeedu wuu cad yahay waana in xabashidu Aanay Badda cas soo gelin si aanay Isbaaro ugu noqon marinka kanaalka suweyska

  • @musaBISHAR
    @musaBISHAR 2 дні тому +2

    guul Somalia 🇸🇴 iyo walalahen rer masar

  • @abdallajama6066
    @abdallajama6066 2 дні тому

    Hoogaanka Xassan mahaa nin Somalia midna kara.

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 2 дні тому +1

    nafbaa haysa oromkii itoobiya uu burburiyey

  • @KhadarMxamed-q9t
    @KhadarMxamed-q9t 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 2 дні тому

    Drone prakhtar MA jirtaa diyaaraha la keeni doono

  • @jamaibrahimnuriye219
    @jamaibrahimnuriye219 2 дні тому

    Ethiopia will loose the war that is very automatic it's high time he call off the illegal claim and disrespect of sovereignty and territorial integrity of Somalia.

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 2 дні тому

    Kkkkkkkkkk

  • @XasanXeyle-sb8xg
    @XasanXeyle-sb8xg 2 дні тому

    Keenya Oo Aska Diiday .Abiya Dalabkiisa Waa Ku Mhdsay Diimada

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 дні тому

    Turkigu markuu tigreega ka fujinaayey aby wuu saxnaa maantana soomaaliya badeeda iyadaa islale hadii turki dhahay waa dhaliisheen

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 дні тому

    Abii waxaad nagu sameeysey ayaan kuugu sameeyneeynaa kala qeeybin isku dir qabyaalad

  • @abdulqadirwarsama1828
    @abdulqadirwarsama1828 2 дні тому

    diyaaradood yaryar markab waxay keeneen ma noqon karaan wax dawlad weyn oo hub badan samaysata lagu xuuxin karo ilaa 750 Dabaabadood ilaa 150diyaarad oo noo fighter jets haysataa

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 2 дні тому

    Lafteenagee badiinagee barigiinagee dhulkagobtanagee abido ninkii nagukufriya kibirna ookeeno kabashadhiigaan siinjiray iyokalaxdhukaaleede

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 дні тому

    Dhulka jaadka ugu badan ay kabaxdo waa dhulka SomaliGalbeed shicibkiina waa laga raray oo Maamulkii Somali ayaa loo adeegsaday sxb😢 Dhulka beeraha ay Ethiopia 🇪🇹 ku faanto ee qamadiga badan laga’dhoofiyo waa dhulka Somalida 😢 Shidaalka ay doonayaan iyo dahabka badan ee la’xalaashanayo waa dhulka Somalida Cagjarna wuu u fidudaynayaa in ay dhulkaa hoos yimaadaan Oromoda, Cafarta iyo Xanashida walahi 😢😢 Hadii Dowladda ay daacad katahay hagarab sitaagto Jabjadaha SomaliGalbeed hana la’qalabeeyo walahi iyagaa Ethiopian&Kenyan kufilan walahi hadii kale Hassan iyo Xulufadiisana waa sirdoon Ethiopia 🇪🇹 u fadhiya oo doonaya bad iyo barriba in Ethiopia 🇪🇹 xeelad lagu siiyo iyo khiyaamo walahi shicibow aan u diyaar garowno difaaca diinteena iyo dalkeena kulligoodana walahi waan ka’adag nahay waxaana dabada kawada riixaya was Yuhuuda iyo ReerGalbeedka iyagaana wada maalgaliya iyo Alshabaabna iyagaa taageera oo abuuray si Somaliya aynan dowlad xalaal ah u yeelan shicibkuna ku dooran Madax xalaal ah walahi shicibow aan hurdada ka’kacno oon foojignaano oon kacdoon aad ah aan’qaadno waliba Xerada Xalane waa in albaabada aan isugu dhufanaa walahi Somaliya nabad ayay noqon waan la’midoobi InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
    Ilaahay Saxariir ha’u dilo qofkii ajinabi taageersan siiba Ethiopian&Kenyan iyo kuwa Xalane fadhiya ilaahay nacalad dag dag ah hakurido yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 2 дні тому

    Suldaanka tv lagaama roonee roor. 😂

  • @user-rk9db3hv9f
    @user-rk9db3hv9f 2 дні тому

    In ay calaacalayso oo ay tuugsanayso ooy urayso waa la ogyahay yaadiidan who are you

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 2 дні тому

    Kkkk maxaa loo weydiin waayey abbey Axmed ( maxaa keenay in Intaas oo dowladood ay Kula dagaalamaan?), sow Itoobiya wax aysan lahayn dooni meyso

  • @huseenxasan3553
    @huseenxasan3553 2 дні тому +1

    Magubayo sheko ikusayo

  • @Cabdisalanhuseen
    @Cabdisalanhuseen 2 дні тому

    Adoo qof ween ah oohdne
    caaynayo wariye shaqadiisa utaagan hoyadiis ma adan caayin lknsa hoyadaha caaysay saas ula soco maraxoow.

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh 2 дні тому

    FAQASHTII HORE IYO FAQASHTA MAANTU WAA ISKU CAQLI OO WAXBA KUMA KALA DUWANA XAGGA CAQLIGA IYO SIYAASADDABA MAXAAYEELAY FAQASH OO DHAMMI WAXAY RUMAYSAN TAHAY INAY KAGA GUULAYSAN KARAYAAN ETHIOPIA DAGAAL IYO COLAAD!!!!!!!

  • @HassanMohamud-oy3qq
    @HassanMohamud-oy3qq 2 дні тому

    WAXAAD TAHEY OROM AF SOM BARTEY

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 дні тому

    Aby dabki uu shidaayey ayuu ku gubay wadankiisi wax duulaan ku ahina majiraan wadamadaas 3da ah iyo qaar kale oo qarsoon waan ognahay waxa eey ku balameen laakiin yaa isaga ka xoog yar

  • @HassanMohamud-oy3qq
    @HassanMohamud-oy3qq 2 дні тому

    Adigàa caayey waalidgaa

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 2 дні тому

    mideenta siyasiga kusheg yada hada nahaysta shegan waa anaga qalinka kulaqab sano ee soomali kukala hareyso difaca dalkoda majiran tuugada raba inay kugor gortaman shacabka aygobalada xukuman xitaa shabab aydidan yahin inlaga adkado dowladan waiska diiday rakato kuli waa sbb

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 дні тому +1

    Ethiopia 🇪🇹 runted waa la iskuso bahaystay xita Soomalilnd 💚🤍❤️ baa garab taagan

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 2 дні тому +2

      Haye. Gantaaladii ariga lagu jiidaayay maad ku difaaceeysiin gaalada? 😂😂😂😂

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 2 дні тому

      Horta yaaba idin dhegeeysta. afar xiiraan oo gaajeeysan oo dhulbahante ah iskama dhici kartaan laakin ET aad garab siinee 😂😂😂. Isaaqu waa dadka Somalida ugu caqli xun, ugu liita, ugu doqonsan. Sxb Itoobiya inta ay ku adeegsan karto waa ku adeegsatay, Isir walaac idinku sameeysay, idin ceebeeysay maantana Itoobiya waa laga adkaaday, iyagaa tooda u yaaban, Idinkoo qaawan oo fagare ku ooya oo somalidu idin nacday ay idinka teegee

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 2 дні тому

      Oromo somali weyn dhax doda waxne kama galin 🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃🙃

  • @AbdiDhere-g9e
    @AbdiDhere-g9e 2 дні тому

    kkkkkkkkkk

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 2 дні тому

    Qofkasta jaakad iyo garafati sooxirana asagoo meykara foon wata soomaliya wain lami deeya nikaraba mideenta noocas shaqsi yad raba doolada talada kuqabso hadikale lugahan kugu dhaga

  • @user-rk9db3hv9f
    @user-rk9db3hv9f 2 дні тому

    Ithiopia aanka soo qoraya soomaaliga masheegatadiibaa mise waa orom afsoomaali bartaa shame on you!😂we will see what happens after fighting

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 2 дні тому

    BEEN BUU U SHEEGAY LAAKIIN SOTHAFRICA RUNTA WEY OGYAHAY IN AY ITHIOPIA AY DUULAAN KU TAHAY DHULKA SOOMAALIYA
    SOOTHAFRICA FALASTIIN BEY RABTAAN IN AY USOO CELISO DHULKII KA MAQNAA SAA IN AY WADAN KALE KU SAACIDO IN AY WADAN KALE DHULKIISA LA BOOBO

  • @tahirartan340
    @tahirartan340 2 дні тому

    Aryaa jooji propaganda

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 2 дні тому

    Ethiopia weligeedba may calaacaalin umay caban weli asaageed guushuna waa la deris Ethiopia, taariikhda dib u raac soo Ethiopia asalkeeda soo hubin, Libaax nin aan aqoon ayaa Lax Ka rita e weligaa dedeg idka ilaali

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 дні тому +1

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was malin iyo haban been ba la tagan tahay joji

    • @Mohamed-ali-abdule
      @Mohamed-ali-abdule 2 дні тому +3

      Kan waa oromo anigaa aqaan waryaa wariyaha ka xishoo hooyo in aad ceydo ma
      Waxaad moodaa wax fiican

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 2 дні тому

      Oromo waxne kama galin

    • @gashiredleodombori5499
      @gashiredleodombori5499 2 дні тому +1

      Kkkkkkk war adiga inaad luqada soo barato waa ay fiican tahay sababtoo ah mar Waldo waxaad soo qortaa cay marka waxaan kuu b sheegayaa hadaadan Rabin inaad dhagaysato wararka suldaanka tv banaanka ka mar annagaa u baahan inaan Mahalo jabka xabashida kuna raaxaysanaynee xoolayahaw