Maxaa Kadhaxeeya Khawaarijta Iyo Salafiyada? Suufiyo Maxay Yihiin? Prof.Faysal Maxamed Cali

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 85

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 2 місяці тому +2

    Waa al qushash

  • @idrisfarax6258
    @idrisfarax6258 2 місяці тому +7

    علماء الصوفية هم أهل الله وخيرته ولايوجد شيخ نفع المسلمين إلا وكان من علماء الصوفية.

    • @axmednuurmaxamed5407
      @axmednuurmaxamed5407 2 місяці тому +1

      كذبت

    • @HASSANDheere-dt8gm
      @HASSANDheere-dt8gm 2 місяці тому

      ​@@axmednuurmaxamed5407jahal iyo Abu lahab ayaa suufiyda ugu dhow diinta😮😅

    • @waryamidiya3143
      @waryamidiya3143 2 місяці тому

      beenaale adeer suufiyo tan aan hada ujeedno saw ma aha 3 sedex koox 1👈 mushrikiin waxay caabudan sheekh cl qadi & culumo kale dhariiqooyinkaas oo dhan waa mushrikiin 2alkharbaaniinvkuwo hunguri qaribay oo uhoogan hunguri3qayb juhala daneeru dhan raacaday waana caqiido soigashay calamu islami xiligi laburburiyay dawladihi islamiga ahaa ila nabi muxamad suufiyo waa wax lasocday gumastihi qabsaday caalamu islami marka niyahaw aakhiradaada ubaq

    • @waryamidiya3143
      @waryamidiya3143 2 місяці тому

      السوفي اكثرهم مشركين يعبدون علماا كالعبد القادر جيلان واويس وعلماا ماتت واسل سوفي جااومع الاحتلال علي عالم الاسلام حقيق

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 місяці тому

      Dadka bisinka diidey oo in umaddu si wada jir ah uduceysato diidan wax sharaf ah malaha. Waxey ku oranayaan kaligaa duceyso hadana diinteenu waxey mar walba ka hadashay in naxariista ilaahey u sugnaatay dadka isku qalbiga ah ee jamac ku duceysta. فان يدالله مع الجماعة

  • @abdiqaadirCali-xt9ke
    @abdiqaadirCali-xt9ke 2 місяці тому +4

    فضيلة الشيخ الدكتور ❤

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 2 місяці тому +1

    ما شا الله احبك في الله 🙏🏼🙏🏼

  • @mohamedbinucumeyr7221
    @mohamedbinucumeyr7221 2 місяці тому

    جزاك الله خيرا فضيلة الشيخ

  • @axmednuurmaxamed5407
    @axmednuurmaxamed5407 2 місяці тому

    جزاك الله خيرا

  • @moktarosman8165
    @moktarosman8165 2 місяці тому +1

    Dowlad deganka waxan uku baqaya in xilka laka qaado sabtuna waxa tahay nin leh anaka saxan tasina wa ficllada al sh iyo qawarij

    • @ABUBAKAR_YUUSUF
      @ABUBAKAR_YUUSUF Місяць тому

      Waa Runtii wuu saxanyhy lkn Wuxuu Ku qaldan Yahay sheeg Xanta waa laguu Dhaamaa

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 2 місяці тому +2

    Dr waa is hilmaamsiinayaa Mr la yiri wahaabiyadu ehlusunna maaha waxii qaylo ka dhacay.

  • @LibanNor-di3bl
    @LibanNor-di3bl 2 місяці тому

    Shiiqow maad runta sheeg ,waa la dhimana

  • @caashluul6394
    @caashluul6394 2 місяці тому

    Waa farac wahaabiyada ka mida uu isku kaa qiimeenin

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 2 місяці тому

    Takfiirnimo ayaa kuqoran wahaabiyada kitaabkeeda adigana allaha kusohadeeyo salafi iyo khawaarij waa iskumid

  • @basidofficialchannel
    @basidofficialchannel 2 місяці тому

    ماشاء الله

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 2 місяці тому

    Dr wuxuu maanta noo sheegayaa in uu kale sooni qabo laakiin wuxuusan ogayn in qof ka tabar liitaa in uusan jirin.

  • @ustaadbile3729
    @ustaadbile3729 2 місяці тому

    Ninkani waa murji' fulay ah. Wahni ku dhacay. Oo faan jece isaga iyo saaxiibadii ma garanayo khilaafada goortay soo celin doonaan.

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 2 місяці тому +1

    MashaAllah; sidii ugu caadil sanayd ee ugu haboonayd aya uga hadashay masaaisha.
    #koley kooxdii Barbarawi iyo Suufiyada Qubuuriyiinta unbaa kusoo caayaya.
    Lakiin cay yey wax kadhibee?
    Kii caytama lee wax yeelaysaa.

    • @MaxahamedAli
      @MaxahamedAli 2 місяці тому

      Wll sh barbaraawi malaha koox lkn waasaliuun basa Acdaadisa uun baayidhi waa jamaaco

    • @HASSANDheere-dt8gm
      @HASSANDheere-dt8gm 2 місяці тому

      شيطان اخرس

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 місяці тому

      KOOX BISINKA ILAAHEY IYO IN UMADDU JAMAC KU DUCEYSATO DIIDAN OO ADDUUNYO JACEYL KU SIFOOBEY WAX LASOO DHOWEYSTO MA AHAN.

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 2 місяці тому

      @@Yusufxasann
      Diintu waa daliil ee maaha siday kula tahay.
      Bisinka hadii kor loo qaado iyo hadii hoos loo qaadaba waa isku mid. Labadaba daliil aya loo hayaa.
      Ducada se anigu dhib uma arko in lawada ducaysto ama lakala ducaysto. Waa run oo qolada Salafiyadu wayka badbadiyaan inay dhahaan waxaan waa bidco.

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 2 місяці тому +1

    Somalida maxa ku diray" professor "
    Adeer ninkan iyo prof. Kala dhere, adebta cilmiga ilaali, isagana baxar ha galin, goorme noqday prof , shahadada diktorah ayuuba hada qataye
    Awalban xal u la'ayn kuwa xamar joga oo juhaal ah , mid kastana professor sheganayo

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 2 місяці тому

      Kkkkkkkkkkk
      Wax aadan aqoon maxaa uga hadleysaa?
      Horta kalimada Professor yaa iskaleh? Aqoonse malagu gaaraa?
      Kalimada Professor hadaa maqasho waxaa laga wadaa Macalin kagaaray macalinimada darajada ugu sareeysa.. Jaamacada marka lajoogo Professor aya ugu sareeya.
      Lakiin cilmiga kale ee macalin aan ahayn erayga Doctor aya la adeegsadaa.
      Marka Doctor of philosophy iyo Processor way isku qalmaan. Waa laba darajo oo isla siman.
      Marka wax soo baro, waad yartahaye. Meel aadan aqoon ulahayn yeysan kula galin xamaasadu.

  • @Mohamedelmiabdoulah
    @Mohamedelmiabdoulah 2 місяці тому +1

    ماشاء الله تبارك فضيلة شيخ الد تكور

  • @MacalinCabdiqadir
    @MacalinCabdiqadir 2 місяці тому

    Waraysi xiisa badan Leh

  • @saeedadem4205
    @saeedadem4205 2 місяці тому

    Wahaabiyadu waa maafiya diimeed dowladnimadana halis ku ah.

  • @shxuseen89xuseenmaxamedcal32
    @shxuseen89xuseenmaxamedcal32 2 місяці тому

    يا.وىلك.تساءك.الله

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 місяці тому +1

    Bin baas ayaa yiri ninka raacsan Mohamed bin cabdiwahab waa wahaabi ma kuwan kuwan somalida miya dhageysanaa mise sheeqooda waxan haya clip bin baas

    • @maden7818
      @maden7818 2 місяці тому

      @@MohamedOsman-z2p
      Soo qarxi kilipka

  • @koreyekorey100
    @koreyekorey100 Місяць тому

    Wadaadkan waxaan weeydiin lahaa 3 Sedexda towxiid Masalaf ayaad ka keenteen?

  • @CaliDawlad
    @CaliDawlad 2 місяці тому

    Salafnimadu magac inlagu adoon saday ma aha lakiin muslim beynu nahay magacan salaf waa khilaaf cusub oo dadka lagu qaybinayo

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 2 місяці тому +2

    muxu iskalaguray intuu soolabistay isnaash naashay wat umada kaleexo mid wax isukeenikara matihid miď caqli fudud baadtahay

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 2 місяці тому

    Dr .ku waxuu na leeyahay aniga iyo maxamed cabdi wahaab waxaan wada nahay salafi laakiin ma nahin wahaabiyo. Taa macnaheedu waa asaga oo Dr iyo ina cabdiwahaab waxay raaceen salafkii marka inta hartay yeey raaceen. Jawaabtu waa lu sinyihii.

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 2 місяці тому

    Dr wuxuu qarinayaa in figriga tiimiga wuxuuna ku dhex qari ayaa magaca salafi oo aan ahayn magac xadidan ee ah waqti.

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 2 місяці тому

    Dr asagu waa saxsanyahay oo wax kasta oo uu sheego waa sax maadaama uu asagu yahay wahaabi dadkana waa qaldanyihiin soo takfiir oo shaati wata maaha.

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 2 місяці тому

    Dr waxa uu qawaarijta shaatigeeda u galiyey kuwii taariikhda soo maray ee joogay xilligii sayidinaa cali asagoo ka dhigaya figriga sayid cali anagoo og sayid cali inuu la dagaalamay. Maxuu ku fasirayaa in cabdiwahaab dadkii uu laayey.
    Mise leynta ina cabdi wahaab waa banaantahay.

  • @abdirahmanhirsi784
    @abdirahmanhirsi784 2 місяці тому

    Umadda muslimiinta ah ha ogaadaan wahaabiyadu in ay yihiin jawaasiis ingiriisku abuureen. Haddana ameerikaanka iyo yahuuda ushaqeeyaan sidaas darteed haka dogtoonaadaan

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 2 місяці тому

    Kkkk Kuba misaga haysta yase soo dhawayn faysal

  • @Kamaaliye-i7h
    @Kamaaliye-i7h 2 місяці тому

    Selefu saalix ma 3 da qarni ee Nebigu caddeeyey baa mise waa jaan taa Rogan oo cidwaliba wey iska gelikartaa???

  • @Kamaaliye-i7h
    @Kamaaliye-i7h 2 місяці тому

    Selefi baan ahay maselihi maamul iyo badhasaab??! Dowlad baa a lasheegaa iney Nairoobi kadhisan tahay ee taa maxaa katidhi???

  • @AbdiKahin-f6s
    @AbdiKahin-f6s 2 місяці тому

    Sufiyada aya umada somaliyad diinta u badbadiyay. Sucudi arabiya ayay wahabiyo lacag kaso qatan.

  • @jamayusufelmi9630
    @jamayusufelmi9630 2 місяці тому

    Magackasta oo lala baxo oo Muslimiinta kala qeybinayaa, waa bidco. Taa ha la ogaado.

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 2 місяці тому

    Dr iyo Ina cabdiwahaab iyo ashcari waa salafiyiin laakiin culumada islaamka ee waa wayn oo ah mufasariin,fuqoho,usuuliyiin muxadisiin way lumeen malaha diinta waxaa yaqaan caamada.

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 2 місяці тому

    Wahaabi Khawaarij waresani

  • @MohamedHassan-gi8cv
    @MohamedHassan-gi8cv 2 місяці тому

    Dintuu waa mid ee magacyada badan ka da' .

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 2 місяці тому

    Dr ku wuxuu dafiray in figriga wahaabi uusan jirin malaha ma ka warqabo in asbuuc ay leeyihiin sanad walba oo figriga difaaco. Mise asagaa meel kale la haysta.

  • @yasiinm-us7lh
    @yasiinm-us7lh Місяць тому

    Axmaqaan benbadanaa adaamuxarifa

  • @zufunifuni1242
    @zufunifuni1242 2 місяці тому

    War bal waxaad dhegeysaneysaan somaliyey eega, waa munaafiqiin kuligood !!

  • @aydarusabubakar5052
    @aydarusabubakar5052 2 місяці тому

    Waa Nacas Jaahila oon aqoon xataa sida loo Hadlo Waar cumada faraha ka qaad Wahaabiyo Waan Naqaanaa Waa Umad Dhib badan

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 2 місяці тому +2

    Yaah sawdigii salafiyada caayi jiray ee odhon jiray waxbaan radinayaa?
    Goormad salafi hadana noqotay ?
    Salafiyada waa jecelyiin dadku waayo?
    Waa dariiqadii iyo jidkii rasuulka csw.

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 2 місяці тому

    Hadaad qof salafi sheeganaya waa itixaad cusub waa jadiidiya

  • @xamseibrahin2591
    @xamseibrahin2591 2 місяці тому

    Ayuuu ku duulay markaaa

  • @MustafDaud
    @MustafDaud 2 місяці тому

    Af somali waxba tari mayo ee daliil la kali

  • @abdalleahmed5453
    @abdalleahmed5453 2 місяці тому

    Waa qubuura faag

  • @abdirahmanahmed3057
    @abdirahmanahmed3057 2 місяці тому

    wakhti gii wa itin ka dhacay wahaabiuo

  • @idrisfarax6258
    @idrisfarax6258 2 місяці тому

    Maxamad Cabdi wahaab Shar socda ayuu ahaa.

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 2 місяці тому

    Dintaa kulaaqan Kan uuiska fad woo hayaa

  • @maden7818
    @maden7818 2 місяці тому +1

    M cabdi wahaab wuxuu ahaa dhiigyacab jaahil dhagaweyn

    • @Axmed-h2h
      @Axmed-h2h 2 місяці тому

      Afwax caayey qofkiis ayuu ku yaal.

    • @miskicadey-p2y
      @miskicadey-p2y 2 місяці тому

      Imaamka mujadidka ee dhinte 200 sano kahor maxa afkaaga ugu cayney ilaahay ha unaxariisto wixii wanagsana ee uu fidiyey ee dadbadan qurafaad aamisan u iftiimiye tawxiid ilaahay misanka xasanadka ha usaaro dacwadiisa ilaahay barageeye oo mashrikh iyo maqriba gaarte adiga iyo sufiyada kale ee sheekha mar walba waxa usan eheen ka sheekaya ilaahay xisaabtiis udiyaar garooba

    • @saidhashi2856
      @saidhashi2856 2 місяці тому

      Adiga yaa xisaabi kuguyiri?
      Shiikh Abdulwahab wixii uu shaqaystay ayuu leeyahay adiguna wixii aad shaqaysato ayad leedahay.
      #Aflagaado adiga unba wax kuwaayi ee Abdulwahab waxba kanusqaami mayaan.

    • @Axmed-h2h
      @Axmed-h2h 2 місяці тому

      @@saidhashi2856
      Waa laga hadlayaa wixii xaq ah lkn cidii ka cadhoonaysaa waa yeelkadeed.

  • @abdirahmanhirsi784
    @abdirahmanhirsi784 2 місяці тому +2

    Wariye walaal wahaabi salafi sheegad ah kali ah hawaraysan ee culumada ahlusunnah ee saxda ah warayso fadlan

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 2 місяці тому

    Khwarijta mayaqano kanu uu uray

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 2 місяці тому

    Haduuba kujiraaye

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 2 місяці тому

    FaysL muxuu leeyahay

  • @abdirahmanahmed3057
    @abdirahmanahmed3057 2 місяці тому

    wahaabiyadii oo maga ceedii ka cararaysa waayaab

  • @abakarmohamednoor3470
    @abakarmohamednoor3470 2 місяці тому

    Benale

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 2 місяці тому

    beeeeeen looow

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 2 місяці тому

    Ma,aqbalayaa wabenaale

  • @hassanabdi3266
    @hassanabdi3266 2 місяці тому +1

    Ben ku xog badana

  • @YACQUUBIbrahim
    @YACQUUBIbrahim 2 місяці тому

    beenloow salafiyo matahit ee gaalo raac ayaat tahay