Musalsalka Aarsigii Aabaheey Qeybtii 6-aad.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 тра 2022
  • Musalsalka Aarsigii Aabaheey Qeybtii 6-aad.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 616

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 2 роки тому +418

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

    • @pinkgirl8969
      @pinkgirl8969 2 роки тому +4

      Salallahu calayhi wasalam

    • @user-gi2rd1pr2w
      @user-gi2rd1pr2w 2 роки тому +2

      اللهم صل وسلم علي نبينا محمد

    • @faizoadan1417
      @faizoadan1417 2 роки тому +2

      Scw scw scw scw scw scw

    • @suhuurahmed5983
      @suhuurahmed5983 2 роки тому +1

      SALALAHU 🥰😍 CALAYHI ♥️🧡WASALAM 🧡♥️

    • @samsamsiciid6322
      @samsamsiciid6322 2 роки тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 роки тому +207

    Qofkii ugu fiicnaa , uguna khayrka badnaa , uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤❤

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +274

    Qofkasta oo qoraalkayga aqriya waxan u rajeynaya cafimaad iyo cibaado suuban ❤

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 2 роки тому +128

    1&5 intaa soo dawatay like isaar
    Warada nd mohamed best actor 👏 👌

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +345

    Part 1____6 inta la socotay musalsalkan ismujiya 😂🙏❤

  • @claahigeediclaahigeedi1549
    @claahigeediclaahigeedi1549 2 роки тому +155

    Asc asxabta murad ayn leyahy aso duceya inu ale ii sahlo aamiin yarabi 💔💔😭😭❤❤

    • @hogotolyrics2895
      @hogotolyrics2895 2 роки тому +3

      Kula mid ayaan ahay ilahay riyada ha noo rumeeyo

    • @fatmamohamudahmed4828
      @fatmamohamudahmed4828 2 роки тому +3

      Murad kaga o aan macsi iyo tuugo ahaayn rabi midigta haka siiyo walal sujuuda ku ducayso rabi wuku sahliye

    • @user-gi2rd1pr2w
      @user-gi2rd1pr2w 2 роки тому +2

      Wll Allah kusaqiro murdaarka mid Aduun iyo mid Aakhiro raba Aamiin

    • @l..4271
      @l..4271 2 роки тому +2

      Allah kuu rumeeyo wllo riyooyinkaga oo dhan dhawaan I.a

    • @aichakoranel1635
      @aichakoranel1635 2 роки тому +2

      Allah haku sodhaweeyo sidu raalikayahay rabbi

  • @xamdaqueen1235
    @xamdaqueen1235 2 роки тому +78

    FILIMADII HINDIDA ee anshaxa xumada ahaa waa laga maarmay keep going xogmaal

  • @shukricnaasir3688
    @shukricnaasir3688 2 роки тому +65

    faa,idooyinka saliga napiga waxa kamida in hadaad 1 mar kusaliso napiga adna uu ilaahay 10 jeer kugu salinayo culays walpa oo kuhaysta hadad salinaga napiga daa,into waa kaa fududanaya insha Allh aynu daa,ino saliga napiga dhamanteen scw scw scw❤❤

    • @user-wg5dt3tk1n
      @user-wg5dt3tk1n 7 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 роки тому +68

    Sahra ilays siday hooyanimada umetelayso lama arag oo lama maqal mansha allah tabarakallah habo qli ilahay haku dhowro

    • @sarahajji2118
      @sarahajji2118 2 роки тому +4

      Haa walhi aadban uga helay kolay qofku dhaqankiisa uunbu matala wa hooyo marwo ah masha alh

  • @abdirahman8500
    @abdirahman8500 2 роки тому +39

    Kkkkk alla filimku macanaa wlhi qofka diyaariyay waa legend mufakir iyo faylasuuf si aan caadi ahayn buu u diyaariyay. Mahadsanid Mahad.

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 2 роки тому +16

    Gabadha shacni ah waa top jiliinkeeda masha allh deganaan wax dhaama lawaa

  • @najmanaju309
    @najmanaju309 2 роки тому +30

    Inta bahja iyo mahad izla jecel ❤️🙈🤴🏻✨👸🏼

  • @farhioahmed391
    @farhioahmed391 2 роки тому +14

    Waxan ku rajaynaya cafimad dheer io cibado suuban ❤️🤲🏼🤲🏼🤲🏼🔴

  • @garjaw7
    @garjaw7 2 роки тому +25

    Ani bahjo darteed ayaan udaawada filmkaan. Axya actorad.

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 роки тому +12

    ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED ❣❣

  • @LiinaPpe
    @LiinaPpe 6 місяців тому +2

    Best filim😊🎉❤

  • @hogotolyrics2895
    @hogotolyrics2895 2 роки тому +31

    Nio musalsalka waxa U smaysaan Ballamis sidii musalsalda ka socda Astaan Tv👍

  • @umalkhairabdi682
    @umalkhairabdi682 2 роки тому +26

    Musalsal wakhti u sameeya 7days inta cisho aad ka so daynaysan sheega

  • @abdullahixaaji6672
    @abdullahixaaji6672 2 роки тому +41

    Sadaasha filmka:
    warda, guuled(teacher) ayay jeclanaysa
    Mohamedna bahja ayu jeclanaya
    Meshaas sheeko xiiso badan ayaa kaso baxaysa wan sugnaba🤔

    • @muhsinbinali1409
      @muhsinbinali1409 2 роки тому

      Alla maxan iskifikrat nahay wllka anba sas aya imuqata

    • @leilamohamed1880
      @leilamohamed1880 2 роки тому +1

      guleedna shacni 😂

    • @mohamedabdisamed9909
      @mohamedabdisamed9909 2 роки тому

      Aad iyo aad lkn sheekada shacni bana wali biyo dhaceeda wali si buuxda u fahmin

    • @abdullahixaaji6672
      @abdullahixaaji6672 2 роки тому

      @@mohamedabdisamed9909 haa shacni filmka qaybta ay ka ledahay wali
      ma fahmin

    • @abdihamidhaji4364
      @abdihamidhaji4364 2 роки тому

      Sax waaye bhja iyo mxmd..guled iyo wrda.shacni ruuxa ee lajileyso waa usoo scdaa qeybta xgto..hry up guys..

  • @ajka923
    @ajka923 2 роки тому +61

    ɴɪᴄᴇ ᴍᴜsᴀʟsᴀʟ ᴡʟʜ ɪ ʟᴏᴠᴇ ɪᴛ ❤️

  • @monam7931
    @monam7931 2 роки тому +5

    Guriga qasriga ma sahra ilays baa leh mansha Allah

  • @cabdullahicattoo1386
    @cabdullahicattoo1386 2 роки тому +15

    Its nice BT tooooo short wlh I appreciate the style of individual actors especially paracetamol legend man

  • @a.pofficial8141
    @a.pofficial8141 2 роки тому +6

    12:11- " Allakh, Guleed Baa Hawada Loo Dirayaa" Guleedna Waxaan U maleynayaa In Ay Warda Isku Dambeynayaan, Waayo , Waa QOFKa Qudha Ee Ay Wardi Ka Xishooto Oo Ay Si Edeb Leh Ula Hadhasho Xalqadiihii Aan Soo Dhaafnay.

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 2 роки тому +11

    Dalmaroow ruwaayada waqtigeeda wuu yaryahay aadna weey uqurux badan tahay dalmarow kadhaxbax xayiiysiintaada meel kale uday dayo inshallah hhhh

  • @qadraahmett2026
    @qadraahmett2026 2 роки тому +6

    Musasalkan wan ka helay wlhi jaH team xog maal mhd sanidiin❤♥️🙏🙏🙏

  • @cilmiahmed4078
    @cilmiahmed4078 2 роки тому +7

    waawww m.a Allah very nice 👌👌

  • @queenamula5385
    @queenamula5385 2 роки тому +14

    Warda inay macalinka rabto yaa daremay 😂😂

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 2 роки тому +3

    Mahad Yare Alle Maskaxda haku daayo 🥰

  • @rahmaissllaam4089
    @rahmaissllaam4089 2 роки тому +3

    Walaalyaaalow waqtiga Nii badiya bal

  • @qaaliladanofficiall4603
    @qaaliladanofficiall4603 2 роки тому +8

    The best musasal another level

  • @abdubille2538
    @abdubille2538 2 роки тому +5

    I like this movie really
    Can't wait series 7

  • @zainababdirahman3725
    @zainababdirahman3725 2 роки тому +5

    I really love it but it's less than 20 minutes and we have waiting for two night

  • @samira-of3rd
    @samira-of3rd 2 роки тому +2

    Wilisha musalsal ma firsidin mafhmin 🙌 waa niku wada 💛

  • @alahuakbar2615
    @alahuakbar2615 2 роки тому +8

    intaa tiktok kabaratay filmaka like 👍 isaar

  • @laylaibraahimmuxumed7691
    @laylaibraahimmuxumed7691 5 місяців тому

    Ale xamse wuxu daawanaya filmki fariid iyo aisha❤❤😊

  • @maryanrun3578
    @maryanrun3578 2 роки тому +4

    Manshaallha tabarakalaha ♥️

  • @ayuushabdullahi5576
    @ayuushabdullahi5576 2 роки тому +4

    Daqiqadaha so badiyaa 🥺

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 2 роки тому +2

    Masha Allah Best somali movie

  • @hothanezxaaq133
    @hothanezxaaq133 2 роки тому +17

    Saan ilaa shalay U geeyayeey indhihiiba idaalay maso dhacay❤️😁

  • @---Hatif__0mr---
    @---Hatif__0mr--- 2 роки тому +24

    I can't wait that long for this series, please make a new episode every day
    Thanks very much
    nice taxane keep going

  • @hanaaqurux4735
    @hanaaqurux4735 2 роки тому +2

    Waqtigiisa aad ayuu u yaryahy plzzz 25min kasoo dhiga misa xayeesinta ka saraar
    M.a maxamed maskaxsadaad Allah ku daayo

  • @user-gg8pg1uh7n
    @user-gg8pg1uh7n 2 роки тому +2

    Atariishadena xamar ee imadee flim kena ya noo maqan ❤❤✨😳🥰

  • @hamdiabdullahi2424
    @hamdiabdullahi2424 2 роки тому +1

    Masha allah wan ku heystaa walahi wa idin jeclahay

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 роки тому +9

    Best films actions interests people's 💪💪💖💘

  • @fahmojamaalcali4877
    @fahmojamaalcali4877 2 роки тому +1

    Bahja qurux wan ku salamay

  • @zainababdirahman3725
    @zainababdirahman3725 2 роки тому +5

    So plz atles make it 1hour or make it for every night
    Peace love 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤩🤩😍😍✌✌✌✌

  • @cabdisamedpoi8030
    @cabdisamedpoi8030 2 роки тому +8

    Maasha alaah 💚

  • @maryamaalialihasan8082
    @maryamaalialihasan8082 2 роки тому +2

    Warda indha adkaa kulaa Macalin wligaa jecel makugu dhacy 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cabdullahicattoo1386
    @cabdullahicattoo1386 2 роки тому +7

    Next time let it be at least 30mnt dhaman wad mahadsanthn from mombasa Raxaaa

  • @mumtazsamatar15
    @mumtazsamatar15 2 роки тому +8

    Ani paristimoool wan ku haysta wlhi jilinkiisa waali🤣🤣🙈

  • @maryamoahmed9565
    @maryamoahmed9565 2 роки тому +2

    War noo soo daaya waan daalay saan u su kaaye maqrib kahorbaan rabaa inaa fiirsado dee walaalayaal😥😥😥

  • @mssmaria9007
    @mssmaria9007 2 роки тому +5

    Pls 🙏 🥺 waqtiga no Badiya 30 min noga dhiga ugu yaran
    Malmo ayu maqnanaya hadana wa 15 min 🥺

  • @hassanahmedabdi3942
    @hassanahmedabdi3942 2 роки тому +7

    Waqtiga waa cajiib waqtiga eynu kawada faaideysano

  • @eleyehwali2513
    @eleyehwali2513 2 роки тому +5

    Naag aan waxba qarin ayaa gurigan joogta kuteh 😂😂😂 Reer Somaliland oo dhan aad baan u jeclahay wlhi waa dad fican oo funny ah

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 2 роки тому +2

    I can wait ✋

  • @shoaybadam9425
    @shoaybadam9425 2 роки тому +8

    Waqtiga ay maqantahy oo badan iyo daqiiqadaha oo yar waa xnuun wax ka bdala😢

  • @carfoonofficial9416
    @carfoonofficial9416 2 роки тому +17

    5 hours can't wait😢

  • @drsmaliza9143
    @drsmaliza9143 2 роки тому +9

    😂😂😂😂mclin waligaa jeceyl maku galay 😂😜

  • @nouhismail9052
    @nouhismail9052 2 роки тому +3

    Naa anagaba waa lanaga dhintay sahra ilays fany weeyi🤣😂😅😆😁

  • @khadra6626
    @khadra6626 2 роки тому +4

    Mel xunbad nagaga kala goyseene part 7 kuso dhakhsada plz❤❤

  • @kawsarfaaruuq9173
    @kawsarfaaruuq9173 2 роки тому +1

    Dalmar yre maalinkasta waad naga dhex gashaaye apti naga dhamowdee😂❣

  • @wanaagguudbiiye7770
    @wanaagguudbiiye7770 2 роки тому +3

    wll mcn muradkaga alle mel fuduud haka siyo ciriri adun iyo akhiro alle kuma tuuso albab walba oka xiran alle haku fuuro naso boqo nosar subscribe like shere mhdsnd❤❤❤❤

  • @hanajama2102
    @hanajama2102 2 роки тому +2

    Yes it coming it movie I love wllhi my life

  • @ugbaadcali4196
    @ugbaadcali4196 2 роки тому +4

    Waad nagala daahdeen sidokle nagusoo YarayseeN😔 Anyway thanks 😊 🙏

  • @zunaryhusein998
    @zunaryhusein998 2 роки тому +2

    Best actirin caalamiys

  • @ikraanjimcale9874
    @ikraanjimcale9874 2 роки тому +4

    Guuled Best Second Actor Wlhi He Must Be First Actor

    • @maxamedaxmed8367
      @maxamedaxmed8367 2 роки тому +1

      Xaqiiq weeeye mideda kale xubinta filmka ay ka metelayso waaa xubin aad u adag qofkana kuba adag inu kaso baxo jiliinkeda blse degananteda aya saxday inay ku jisho qaybta

  • @dagancali754
    @dagancali754 Рік тому

    Mashalah dhalinyaro qurux badan ba is heshay

  • @samdaiid7712
    @samdaiid7712 2 роки тому +2

    Baarasitimoll bahaju caashaqay😅😅🤣🤣

  • @fadumopalifarax7526
    @fadumopalifarax7526 2 роки тому +7

    Teamxogmaal.guul❤❤❤❤

  • @amalhassan9391
    @amalhassan9391 2 роки тому

    bilaa caleeg ha la daahina si wacan ayaan ugu xidhanahaye

  • @Haffyy
    @Haffyy 2 роки тому +2

    Cadii mahan filmkan ❤

  • @yaasmiinibraahin4444
    @yaasmiinibraahin4444 2 роки тому +2

    War heedhee musasalka iisheega wuxuu uxniban yahey 2cisho xataa hadii aytahey qarash anagaa soo bixineynee plz and plz maalinle kadhiga aniga iyo qaar badn oo halkan jiifjiifaba wlhi kaxbanu nahey

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 2 роки тому

    Maasha alaah filimkaan caadi maaha hore usocda

  • @Abdallaasad8
    @Abdallaasad8 2 роки тому +2

    I can't wait

  • @ahmttnagaazhe2096
    @ahmttnagaazhe2096 2 роки тому +4

    Filimkaan aad ban ugu xisbtama

  • @amuuncadey4693
    @amuuncadey4693 2 роки тому +2

    Masha Allah

  • @zuhourgoud8523
    @zuhourgoud8523 2 роки тому +5

    😂😂😂hooyo sahra waa funny anagaba waa nalaga dhintayy🤣🤣

  • @sundusahmed6268
    @sundusahmed6268 2 роки тому +3

    Dadkan waaweyn oo macalinka loo keenay ku qoslaya wllhi 🤣🤣🤣🤣

  • @ugubadahmedmohamed7329
    @ugubadahmedmohamed7329 2 роки тому +2

    I can't wait wllhi😭😭

  • @lwajidi_channel
    @lwajidi_channel 2 роки тому +5

    wan sugi la.ahay wllhi part 6 so daya team xogmaal

  • @yasminquurux9796
    @yasminquurux9796 2 роки тому +2

    Musasslka waaa shidan yahy

  • @aichakoranel1635
    @aichakoranel1635 2 роки тому +2

    Waaaaaw manta wad sodhaqsatene lkn sidayade

  • @sadaamcabdikarim1304
    @sadaamcabdikarim1304 2 роки тому +2

    Nice qeybta 7 aad nagaso bobsiiya asxabey

  • @hassanhabashi
    @hassanhabashi Рік тому

    Woooooooooooow🤩🤩🤩🤩🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @shamsajamaal2614
    @shamsajamaal2614 2 роки тому +2

    best film.lkn la soo dhaqsada xalqadaha

  • @mohamedcabdisalaan1523
    @mohamedcabdisalaan1523 2 роки тому +8

    Dhoola cadaynta bahja ayan filinka kudaawadaa ❤

  • @hoodomohamed9857
    @hoodomohamed9857 2 роки тому +2

    Plz minutes ka noo soo badiya uu yaryahyehe🥺

  • @kawsaromer3204
    @kawsaromer3204 2 роки тому +2

    La so dhakhsada bal 😘💋👋

  • @qadraahmett2026
    @qadraahmett2026 2 роки тому +2

    Mel maC baad ku kala jarteen wax kugu soconaa oo dhameystiranba lama arag plz noso dhereya daqiqadaha anigo og in dhib weyn aad kaso martiin🥺😄🤦‍♀️🥰

  • @sagalfaysal905
    @sagalfaysal905 2 роки тому

    Please noo soo badiya

  • @sacdiyoabdi6269
    @sacdiyoabdi6269 2 роки тому +2

    Ayyy musalsalkeygi🥀😊🥰

  • @maxamedaxmed8367
    @maxamedaxmed8367 2 роки тому

    Subxaaan lixda qsyboodba isla hadeer cawa ayan daawado walhi Mohamed iyo bahja waaa laba qof oo actors caadiya ah hore u socda halka ka wada iyo meel kasi fog ba

  • @aaliyaatisa7025
    @aaliyaatisa7025 2 роки тому +7

    I really appreciate your effort and your filming but … please give us more episodes 🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @laylajaamac9555
    @laylajaamac9555 2 роки тому +2

    Waa nagu silcinaysaan wllyaal wakhti iyo xiliba usameeya kana dhiga habeen dhaaf bils

  • @fathasaleban357
    @fathasaleban357 2 роки тому +8

    Dadkan waaweyne is caruuraynaya.😂
    Maccallina dooni mayno kuye

    • @umaymo2082
      @umaymo2082 2 роки тому

      Kkkkk kan wynaa e musalsalka hbluhu daawadaan ku dhandhamobay Muxu ahaa

  • @zunaryhusein998
    @zunaryhusein998 2 роки тому +2

    Lkn laso dheereya👏

  • @waa_lida_dhaqanto7244
    @waa_lida_dhaqanto7244 2 роки тому +4

    wllo musalsalka habeen walbo ka dhiga nh sida musal salaadka cadiga cml pls waa hadii ad awoodan☏︎

  • @user-nh1qg6nn6i
    @user-nh1qg6nn6i 7 місяців тому

    Scw saw saw scw❤❤❤❤

  • @sihaamaxmed6490
    @sihaamaxmed6490 2 роки тому +2

    Uf wllo pls silica nagadaaya filimka noosoodadajiya micnaha maalinkasta ama maalin dhaaf
    Pls 🙏 waad lasoodaahdaane noolasodhereya

  • @ayaanabdi6872
    @ayaanabdi6872 2 роки тому

    Warda awgeed u daawada filimkan hore usoco xbbti warday horumar wcn insha allah