Musalsalka Aarsigii Aabaheey Qeybtii 11-aad.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 чер 2022
  • Musalsalka Aarsigii Aabaheey Qeybtii 11-aad.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 2 роки тому +181

    Kumananka iga dambayya ee musasalkan daawanayow bal taageerida musasalka like ku muujiya👍💯

  • @abdirizakshidane2215
    @abdirizakshidane2215 2 роки тому +318

    Rafaadka raaxo ka dambeyso team Bahja love ka wa xagiina❤️❤️❤️

  • @zaeduzman3989
    @zaeduzman3989 2 роки тому +429

    Inta iyagoo jiifa daawaneysa isoo raaca like ta..👍👍

  • @baxsanfaisal3129
    @baxsanfaisal3129 2 роки тому +27

    Shacni wa quruxleey mashallaH❤️🔥

  • @abdirahimmohamed9443
    @abdirahimmohamed9443 2 роки тому +136

    musalsalkan waxaan ka fahamay inuu shaqaaluhu aanu ahayn aalad lagu adeegto uu yahay qof adigo kle ah oo naf leh marka si gaar ahna waxay ugu socota hooyooyinka in badan baan arkay iyaga oo aad u canaanaya masaakiinta hooyooyinka qaarna waxay ula dhaqmaan siday inay iyadu dhashay oo kle marka dadkaan isku mid ahayn anyway musalsalkan another level weeyi 😅🙂

    • @sigane9885
      @sigane9885 2 роки тому +1

      Oo marka hore maadan ogeen miyaa🤣🤣

    • @abdirahimmohamed9443
      @abdirahimmohamed9443 2 роки тому +2

      @@sigane9885kkkk maye brother wan ogaaye ee lkn guudahan intu dul isaatagay ba intaasa wad ila fahantaan filaya

    • @aminasaleban6361
      @aminasaleban6361 2 роки тому +1

      Haaa wll dadka qaar mayaqaniin qiimaha qofka aniga ayaa shaqale ah inaad shaqale noqoto ceeb maaha markaa shaqada dhameeyo anoo jaamacada usocda laydhaha qaarba kuu hadhay xiisaduna way iga dhacda alxm illhay wuxuu isuurta galiyay 4 sano anoo arday ah inaan shaqeeyo😒

    • @abdirahimmohamed9443
      @abdirahimmohamed9443 2 роки тому

      @@aminasaleban6361 masha allah wll warun wale wll wan dareemikara culayska idin haysta lkn aduunyadan qof raaxo ku nooli ma jiro qofkastaba challenge ba soo waajaha marka waa inu isku dayaa sidu uga gudbi karo oo dulqaad yeesho mabruukna wan ku leeyahay wll halkaa kaga haya dadaashay 🙂

    • @aminasaleban6361
      @aminasaleban6361 2 роки тому +1

      @@abdirahimmohamed9443 shukran sbaayo 2 bil ayaa qalin jabintayda kadhiman rafadbadan kadib buugii Difaacana soo ducee

  • @nastehohassan8446
    @nastehohassan8446 2 роки тому +12

    Wxn so xasusty hooyo iyo aabo mrky 3bari ka hor sidan cml ila dardaarmayeen ilhy acmaasha iyo cibadada ha idinka aqbalo aabo iyo hooyo dhmntiin I will miss you 😭♥️🌍

  • @mikyongamiira4590
    @mikyongamiira4590 2 роки тому +33

    Waad la raagtaaaaaaaaaan musalsalkan haaaye 2 cisho uun la maqnaada plzZzzzzzzzzz

  • @Munaarlaathi
    @Munaarlaathi 2 роки тому +74

    Sheekadii waji kale ayey yeelatey musalsal iga dhex waansugi la ahay qeebta 11 ☺️☺️☺️☺️😂

    • @zahraomar6474
      @zahraomar6474 2 роки тому +1

      Sido kleh wllhi 😂😂😂hadan jecladay

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 2 роки тому +1

      @@zahraomar6474 ciwaanka ayaan fahmi rabnaa

  • @cabdullahicattoo1386
    @cabdullahicattoo1386 2 роки тому +23

    waaaaaw very good it was amazing tonight mshlh keep up

  • @shukriam0hamath251
    @shukriam0hamath251 2 роки тому +16

    wooow nio filmkn aad ayuu umcn yhy
    wanan ka hely
    lkn codsi ayan wta oo ah in aad zoo badizan inta uu soconya
    waqtigana naga zoo gaabiya
    dhawr cisho ayad la maqnaanyzane🙏😚

  • @ifrahmohamed9333
    @ifrahmohamed9333 2 роки тому +55

    Shacni: Shimbirta duulaa diinta dhulka jooga goormuu damac kagalay
    Mahamed: sikastoo u duulo marbuu hoos usoo degi ☺️😂

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey,,

  • @Sudabuy
    @Sudabuy 2 роки тому +6

    Caadi mahan musalsalkan wa musalsalkii ugu horeeyay ey somaali jisho aan ka helo 🤩😍

  • @zudayziofficiyal1629
    @zudayziofficiyal1629 2 роки тому +60

    Asc Waxan ahaY Walaalkiin ood ku walalawden (ilaah XaQ lAGu Caabudaa ma Jiro allaH mooYaane) waxan idinkula dardaarmayaa Cabsida ILahaY Waxan idiinka DiGaYaa Xummaanta Baraha bulshada Ee naar noo hor seedi karta
    Walaalaheena xummaanto JiidataY AYnu u ducaYno hadaYnta allaH baa HaYee
    WalaalaYaaL-)
    Anna WalalaYaL Nolosha iGu Yara cakirane iisoo duceeYa
    Ducadu waa ii imuhiime
    Mahad sanidin

  • @esabellaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
    @esabellaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa 2 роки тому +70

    Woow musalsal macaan aboowe paracetimol soo baadi oo isku soo xigsii 🥰

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 5 місяців тому +2

    The mom is very talented actress very nature!!!!!!mnshalh mom hadio❤❤

  • @mustaqiimmh9545
    @mustaqiimmh9545 2 роки тому +33

    Oh I can't believe, flimku waji kale ayuuba lasoo baxay amazing wllhi😁

  • @farduzomer9400
    @farduzomer9400 2 роки тому +4

    Filmkan waan ka helay runtii sidaa loo matalay wuu I qanciyey waxaan idiin leeyahay keep going dhamaantiin waxaana filmka ka tageera warda bahja nasriin iyo mohamed waan la dhalay jilinkooda

  • @rukiohussain846
    @rukiohussain846 2 роки тому +59

    Happy independence day my country and my people🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @qadanaadan7502
      @qadanaadan7502 2 роки тому +5

      26 June somaliland baa ingirriska xirnimada ka qaadate xagaad ku degdegaysa dee sug 1 july

    • @rowdahassan9455
      @rowdahassan9455 2 роки тому +1

      Happy independence day ❤️

    • @nadiirayuusuf6887
      @nadiirayuusuf6887 2 роки тому +4

      Happy 26 June Somaliland💚🗨❤

    • @nadiirayuusuf6887
      @nadiirayuusuf6887 2 роки тому

      @@qadanaadan7502 😂😂😂😂😂 Afku kuma go'oo

    • @rukiohussain846
      @rukiohussain846 2 роки тому +2

      @@qadanaadan7502 somaliland xge uga dhigysa wadnkale mysan somali ahyn ma qiiro jabnkan iyo fakhda run mooday

  • @nouramohamed8812
    @nouramohamed8812 2 роки тому +2

    omg waxkle wlhy musalsalki abid isomara eenjahelay horumar wacan🔥💚

  • @dreamboi8094
    @dreamboi8094 2 роки тому +25

    Omg omg omg I can’t wait for the next episode

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +2

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.,

    • @user-ld8yy2zk4p
      @user-ld8yy2zk4p 5 місяців тому

      🎉​@@khayrkajannada9898

  • @drshamdamahamed2771
    @drshamdamahamed2771 2 роки тому +8

    waaad la raagaysasn wll waxa la soo dhakhsada
    mahadsanidtihin 💚

  • @abdiasis2428
    @abdiasis2428 2 роки тому +15

    Shacni wan wataa walhi❤❤🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @rakia8057
    @rakia8057 2 роки тому +4

    Masha alh dad wanagsan baa Meesha isku helay keep going dhamaantiin

  • @Xamda763
    @Xamda763 2 роки тому +41

    Caajis baad nagu disheeen filinka haben dhaaf noogu soo daaya daqiiqadahana noo dheereya please 😢 iyado la ilaway baad soo😂daynysan

    • @siradm
      @siradm 2 роки тому

      Way fiicnaan lahayd laakiin hawsha laga maraayo baa badan

    • @user-eu1on5qq2d
      @user-eu1on5qq2d 2 роки тому +1

      @@siradm wey duubantehe somaa arkin meshey kala jiraan dadka dhigaaya riwayada

    • @zeinabumu.hamza.1233
      @zeinabumu.hamza.1233 2 роки тому

      Wankugu.racsanhy

    • @Xamda763
      @Xamda763 2 роки тому +1

      @@user-eu1on5qq2d haa way dhamays tiranthay dadki jilayayey mid meeshisi buu kunoqday

    • @Xamda763
      @Xamda763 2 роки тому

      @@zeinabumu.hamza.1233 haa abayo waan ku caajisnayba

  • @sacdiayacqub5502
    @sacdiayacqub5502 2 роки тому +9

    Mxmed parcstumol thnk you bro❤❤❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 роки тому +6

    Warda the best actor wlhi keep going sis

  • @khaddarmohammedhassan8178
    @khaddarmohammedhassan8178 2 роки тому +7

    Horay haloo soo dadajiyo filmka tageere number one

  • @Haniayanlehussein
    @Haniayanlehussein 2 роки тому +4

    Wawa wan kahelay musasalka hormar wacaan 🙋‍♀️❤️

  • @qoranedaahir9427
    @qoranedaahir9427 2 роки тому +11

    qof walba doorkiisa waa ka soo baxay❤❤

  • @qabuulapdikadir9207
    @qabuulapdikadir9207 2 роки тому +10

    Amazing 😍

  • @jamaalgranika72
    @jamaalgranika72 2 роки тому +28

    Waad ku mahadsantihiin xogmaal sidaad maalintaan noogu qurxisaan

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey,,

  • @abdiqaadirsaid8712
    @abdiqaadirsaid8712 2 роки тому +6

    Filim qurux badan ayuu ahaa wxn rajayn qaybta xigta inlasodayo waad mahadsan tihiin

  • @sihaammoha8177
    @sihaammoha8177 2 роки тому +8

    Waaw musalsalka haduu macnaaday waan la yabnaa sbbta oo ugu qornaa arsigii aabheey ileen saan beey ehef

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 2 роки тому

      Anigu ciwaankaas dartiis baan flimka udaawanayey inan ogaado cidda aarsanaysa😂

  • @drssacdiyazuuzaana7929
    @drssacdiyazuuzaana7929 2 роки тому +48

    Jah😂😂Shimbirka duulaa diinka dhulka joogta goormuu damac ka gelin
    Si kastoo uduulo marbuu hoos usoo degin🥰🖐 ereyaas iga gadan 😂😂😂

  • @aziizapea5391
    @aziizapea5391 2 роки тому +1

    Anigga habka walalnimad leh baan ka helay wlhi waa naxariis walalnimad🥰🥰🥰

  • @Daryeelhooyo
    @Daryeelhooyo 2 роки тому +5

    Maansha allaah illaahow waxna jecel hano waayin

  • @dhemanmohaz9584
    @dhemanmohaz9584 2 роки тому +20

    Wardo best action 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey,,

  • @umalkhairabdi682
    @umalkhairabdi682 2 роки тому +18

    Happy independence day my country somaliland

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey,,

  • @aziizapea5391
    @aziizapea5391 2 роки тому

    Walal saa unaxariis badan alle ha isiiyo aamiin aamiin insha allah🥰🥰🥰

  • @qaalidumar8518
    @qaalidumar8518 2 роки тому

    Ugu danbeen waan ka daba imid taniya maanta saan meel ugu fadhiyay bahja😍😍

  • @nimcoabdirahman2486
    @nimcoabdirahman2486 2 роки тому +7

    Horta happy 26 June reer Somalilland oow 💚🤍❤️
    Ta kale film ki sowkan waji kale yeeshay Maxamed iyo bahja oo aan sheekadooda jeclaa sowkan wax kale igaga Soo baxay🙄🙄🤭

  • @fahmojamaalcali4877
    @fahmojamaalcali4877 2 роки тому +14

    Bahja iyo dulqaad badan love you my sis

  • @Faraxzan1234
    @Faraxzan1234 2 роки тому +1

    Omg flimkii waji kle ayuu yeeshay I can't wait wlhi lasoo dhaqsada bal

  • @safianuur9278
    @safianuur9278 2 роки тому +3

    Jah wlhi musalsalka hada looba sii macacaanoyaa arsigii aabahey waaba fahmi la,een ciyoow inogu so dhaqsada qeebta xigta❣❣🙏

  • @imadde2526
    @imadde2526 2 роки тому +15

    War hawen daaf noguso galiya muhiimada filimka hda ogaanaye 😭😭😭😭

  • @joonaadan4936
    @joonaadan4936 2 роки тому +12

    WLaaLaYaaL FiLinka lasoo dhakhsada Waxaas oo DHaN SuGi kari mayNee 🙏

  • @iftinmaxamed6820
    @iftinmaxamed6820 2 роки тому

    Maashall maashall Maxamed kibogoy hno ❤👑👏

  • @kamalvlogs1526
    @kamalvlogs1526 2 роки тому +9

    Bahja my fav love ❤️ u sister

  • @aminkhadar8183
    @aminkhadar8183 2 роки тому +14

    Season 2 will be fire

  • @ikhlaasmohamed1614
    @ikhlaasmohamed1614 2 роки тому +6

    Wad so dahisene no bobsiya dee one love ban idin leyahay 🥰😍

  • @monaabdilahi8030
    @monaabdilahi8030 2 роки тому +8

    Niyoow wax waad la raagtaan 😌😌😌

  • @xamdagacmadheere7655
    @xamdagacmadheere7655 2 роки тому +99

    𝐰𝐚𝐝 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐛𝐬𝐚𝐧𝐭𝐞𝐞𝐞𝐧𝐞 𝐦𝐚𝐱𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲 😁

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt669 2 роки тому +5

    Mahamed iyo Bahja ayaan lajiraa manta laga bilaabo 🤗🤗🤗

  • @maxamed8966
    @maxamed8966 2 роки тому +20

    Yaqeyy maxaad noogu silcisaan musalsalka uff 🥲

  • @luulaahmed4144
    @luulaahmed4144 2 роки тому +1

    Walahi si fican u jilen waan siiyay ❤️❤️❤️

  • @saynabdajiyachannell4546
    @saynabdajiyachannell4546 2 роки тому

    Noola soo dhaqsada iniga oo mahadsan wllhy hore u socda from barama jano

  • @simanqurux7909
    @simanqurux7909 2 роки тому +29

    The mom is very talented actress. Very natural!! Manshallah!!

  • @aminasuudi6280
    @aminasuudi6280 2 роки тому +5

    Masha allah maxamed parasitimol waa ninka kaliyee an jeclahay jilinkeeda

  • @safiosaafiofficiall1637
    @safiosaafiofficiall1637 2 роки тому

    Waw filimka bartiii caajiiibka ahayd eee ka rabay hadduu yimid mansha alllah noola soo dhaqsada leeee

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 2 місяці тому

    LEE waan uwataa dumaar Naagodumaar haWEEn dumaar mashaaaaalah tabaarakalah shibistatE yaqayEEto As Absuyutlyyy inbadan Runrun bahbahbah minyarooy mudo kabacdina kabacdina Natiijo

  • @suusaanahmet1698
    @suusaanahmet1698 2 роки тому +3

    Another level bahJa😂

  • @sacdiyoabdi6269
    @sacdiyoabdi6269 2 роки тому +4

    Ayy musalsalkeygii🥀🥰thanks xogmal media🥰
    dadkan horta xasidsana 100K views dawatay likes 8.8 maxawa bisinke😳😪

  • @ugaasadii
    @ugaasadii 2 роки тому +1

    We can't wait qaybta 12aad runtii plz lasoo dhaqsada😢❤

  • @anzalmohamed2232
    @anzalmohamed2232 2 роки тому +2

    Waaw filmku waji kaluu yeshy 👌

  • @abdiahmed9054
    @abdiahmed9054 2 роки тому +15

    Shacni jiniyo macaan ayay leedahay shere iisoo dhaha yaaqey aan boqorada Stylka ugu aaree kkk

    • @hothanyonis4325
      @hothanyonis4325 2 роки тому

      😂😂😂😂

    • @Dosa-Ally
      @Dosa-Ally 2 роки тому

      Abti ma halkaana matimid 🙆🏻‍♀️😂😂😂 bal noo saar oo habo yar noga dhig😌

    • @nasraomer2819
      @nasraomer2819 2 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣aarsi ma jire

  • @bisharabdiraxman1361
    @bisharabdiraxman1361 2 роки тому +5

    Warda Waa Funny wlhi 👌😅

  • @idilmohamed4021
    @idilmohamed4021 2 роки тому +2

    Amazing film I like

  • @nasramohamed920
    @nasramohamed920 2 роки тому +2

    Please 12 sogaliya

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 роки тому +39

    Films actions interests people's emotional connection 💪💪🎃😋

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 2 роки тому +17

    Happy Independence Day my pple 😘

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey,..

  • @kaaha5916
    @kaaha5916 2 роки тому +2

    Alla Noola Soo dhakh sada plz Waad nagala Raagteene🥺

  • @zainabsalah7299
    @zainabsalah7299 2 роки тому +2

    Wow inabaa cadhi maa ahaan 😘😘😘

  • @saynf
    @saynf 2 роки тому +25

    Allah hooyoyinka soomaliyeed maxan la yabey. Midna waxa laleeyahey, hooyo, hooyo, midna waarya, midna naa hooy, midna naayahe. Dumarka soomaliyeed waxey ku ficanyaheen iney ciyalkoda sina aynan uwada dhaqmin.

    • @asiamaxamed8919
      @asiamaxamed8919 2 роки тому

      waa waxaad kasbatuun qli

    • @saynf
      @saynf 2 роки тому +1

      @@asiamaxamed8919 taasi waa khalad walaal, Dinteenu taas ma ogala. Dhalinyaro badan ayaan arkey oo dhahaya waligey hooyaday magaca ey ibixisey maysan igu yeedhin. Ciyalka an shegayo waa ciyalka khadka fican ka baxey. Ilaheyow ciyalka iyo waaldika qurbaha jooga soo hade. amin
      Ciyaalki waxad ku bereysa cuqdad, fogansho, iyo jecel laan. Guryaha soomaliyeed waxey u wada faowdada yaheen. Waxa keeneysa kala dhaqanka caruta iyo xumnata ay hooyado ku bereyso. Midna lacag iyo waxwalba waa lasiya, kan kalena waar orad oo sooshaqeso. Hablihina way dayacanyaheen markey guryahooda joogan. Jamacado ayeey hablihi dhigtaan oo wey dadalayan. Hooyadeen carurti, gurigi iyo hawshisi aya madaxa laga saaraya. Inantu maxey dhigata??? Abuseka ay hooyoyinky ku hayan hablaha waad yabi. Inantina qofki ugu horeya ee soo doona ayey racasa, iyada oo iska egin qofkan. Marka waalidu hurdada ka kaca, guri ayan dhisanaya, iyo dhul ayan soo ibinaya muhiim mahan. Ciyalkeeni aya dayacan. Waalidow wax hadhalina hadidan fahamsaneen sida carurta lola dhaqmo.
      Iga raali ahow.

    • @asiamaxamed8919
      @asiamaxamed8919 2 роки тому +2

      @@saynf waxad iga raaligalisaa mayaalo wll wixii fikirkaaga uunbaad iisheegtay hal shay uun baad kaga bixikartaa wll waa inaad lasaaxiibtaa waalid kaaga teeda kalena ciday shaqadu utaalaa waa inaguun yaakaloo loo dirilahaa hadayna habluhu qabanayn hooyo eed maleh marnaba hno kaliya intaad wanaag muujin karayso muuji hno dadka loo shaqaynayaana waa walaaladeen khayr kuu rajaynayaa qli

    • @saynf
      @saynf 2 роки тому

      @@asiamaxamed8919 jazaka Allahu khayran walaal

  • @samsamabdi2981
    @samsamabdi2981 2 роки тому +5

    Another level Masha’Allah

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.,

  • @iftinahmed995
    @iftinahmed995 Рік тому

    Walhi wan wata agtrka waynee Maxamad manshallA ljnow ikbgowin atiyo maamo shra ilis ❤👑❤👸🙏

  • @nadiiraducaale9765
    @nadiiraducaale9765 2 роки тому

    Asc musasalka noogu soo dhakhsada warda wlhi waa fani siday guridanbays u metelayso

  • @fcwiriqclub1680
    @fcwiriqclub1680 2 роки тому +5

    Wow hada magaca filimku is keenay✌️

  • @umumaizo123
    @umumaizo123 2 роки тому +30

    Anigu wardan jeclhy rufiyanimadeda🤣🤣

  • @iqrosiciid8951
    @iqrosiciid8951 Рік тому +1

    Masha Allaah keep going

  • @shantasomaliyedigabadan7588
    @shantasomaliyedigabadan7588 2 роки тому

    Best filim keep going team xog maal

  • @naphizaahmad1599
    @naphizaahmad1599 2 роки тому +42

    Happy independence day 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @kamaheelomuraanka697
      @kamaheelomuraanka697 2 роки тому +2

      Haprenyo mlin kala garo🥱🥱waxba ka khaldane

    • @cismaanjamhuuri6276
      @cismaanjamhuuri6276 2 роки тому +3

      Somaliland ku dar gacantadu baqayl sana mise aqoonba lahayn inadeer🤔☹

    • @naphizaahmad1599
      @naphizaahmad1599 2 роки тому

      @@kamaheelomuraanka697 😂😂adaa wax ka qaldan yihiin 12:00am kadib maalinta biri ah baa bilabmeyzo tan kle waa malin xoriyad bn sheegay jaahiloow

    • @naphizaahmad1599
      @naphizaahmad1599 2 роки тому

      @@cismaanjamhuuri6276 somaliland waa qeyb somalia ka mid ah xge u socoto🙄😀

    • @cismaanjamhuuri6276
      @cismaanjamhuuri6276 2 роки тому

      @@naphizaahmad1599 wan ogaa oo og yahay in somaliya adduunka ka dambayso balse waxan islaha dadka somaliyeed sida way dhamaan bur burka muuqda waxaa ka xun bur burka qarsoon☹

  • @itsebyan
    @itsebyan 2 роки тому +16

    Haa wallee waa ka dhaweesay madaxa ka garaac kuligood intee maqan tahay duqda 🤣🤣🤣

  • @awoayaan9137
    @awoayaan9137 2 роки тому

    Waligay filin af somaali lagu turtumay ma daawan lknse kan waa ba ka helay so amazing 😻

  • @yassinmoussa4771
    @yassinmoussa4771 2 роки тому +2

    Thts xogmaal media 🧨🧨🧨🧨 bahja iyo paracetamol

  • @user-oz1nm7wz5z
    @user-oz1nm7wz5z 2 роки тому +18

    𝐩𝐥𝐳 𝐩𝐚𝐫𝐭𝐞 12 𝐥𝐚𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐤𝐡𝐚𝐬𝐝𝐚

  • @maryamaruun9686
    @maryamaruun9686 2 роки тому +10

    Cwa qeybtaan wey ika qoslisay runtii😀

  • @ahmedfatouma1552
    @ahmedfatouma1552 2 роки тому

    Wll horey uu soo sara musalsalka qeybihiisa

  • @khadrishaa
    @khadrishaa 2 роки тому

    Aww War filmku haduuba dhadhan yeeeshtay🔥🔥🔥

  • @ayanjamac5261
    @ayanjamac5261 2 роки тому +5

    Waa la raagteen asxaabey bosio dayaa dhakhso

  • @allawayn1048
    @allawayn1048 2 роки тому +19

    Maxamed geesi ba tahy lkn dhiiqa lugaha la gashy bahja dacad kuma maha😂😂😂

  • @maxamadcaliroble2579
    @maxamadcaliroble2579 2 роки тому +2

    soo dhameestira musaslka dee 🥺🥺🥺

  • @cazkablackpink76
    @cazkablackpink76 2 роки тому +1

    Wllhi warda ka helay siday u jilayso🥰🥰🥰🥰🥰 wll soobadiya meel mcn marayaaaye 🥰🥰 plzzzz oo dadajiyaaa

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 2 роки тому +68

    Happy independence Day my country and my people soomaalilnd cadowgiin cagta hoose💚⚪❤️ 26/june

    • @amiravlogs1848
      @amiravlogs1848 2 роки тому +4

      🇸🇴♥️♥️26 June somalia independence day

    • @indhodeeqhajji5078
      @indhodeeqhajji5078 2 роки тому +2

      @@amiravlogs1848 hambalyo somalia happy independence Day walalahen🇸🇴

    • @raxmamuxumed8610
      @raxmamuxumed8610 2 роки тому +3

      Hanbalyo Somaliland independence day 💚⚪🔴

    • @nasraabdullahi9406
      @nasraabdullahi9406 Рік тому

      😭😭wadankee

  • @golden___girl7840
    @golden___girl7840 2 роки тому +3

    Waiting part 12

  • @naasibaadam3866
    @naasibaadam3866 2 роки тому +2

    I wish I could have like this life

  • @sagalmaxamedsagalcadey2726
    @sagalmaxamedsagalcadey2726 2 роки тому

    Best filim walhi waan ubogay soo dhaqsada actors

  • @juweyriyamohamed4791
    @juweyriyamohamed4791 2 роки тому +5

    Plsss team xogmal isbuci 2 jeer nosodaya wah🤔🤨

  • @quennafiza1281
    @quennafiza1281 2 роки тому +4

    Wllhi bllhi waa ogaa inay wax jiraan soowada bax bahja😂😂💪

  • @deeqa8159
    @deeqa8159 2 роки тому +1

    Qeybti 12aad soo daya wllo khayr hele😘

  • @amiraabdimalik972
    @amiraabdimalik972 2 роки тому

    Maxamed iyo Bahja my favourite 🥰🥰🥰