Sidee loo noqdaa aqoonyahan 1Diinta barashadeed 2:aawashada ducumantriyada 3:daawadhada wararka 4:ixtiraam dadka wax kugu dhaama 6aqoonta ha ku faanin ee dadka ku anfac 7:
akhyaareey jaamacad waa muhiim waxa ay cadeyn u tahy waxa aaad taqaan. balse hadii ay kugu adkaato aqriskaaga ha bato inkastoo mar weliba aad u baahantahay akhris badan jamacad ka soo bax ama haka soo bixine
Iskuma tilmaamayo aqoon yahanad balse run ahaanti all videos kaaga oo dhan markaadaaway waxay iiwada turjumayaan documents aan daaway iyo waxyaabo badan oon soo gorfaynayay waqti dheer samayn badana waan ku reebay dadkii iiga ag dhawaa oo xarafka aan soo baadho ka hun gaadho anoo cadaymihiisi sita waxaan ku soo bandhigi jiray schoolkaygi oo marka aan minbarka qabsado qof muu juuqi jirin arimo aad iyo aad ufarabadan isma amaanayo walhi waxaan xasuusta maalmihii ugu horaysay een arkay channel kaagan waxaan kuu soo qoray hadal aanku lahaa arin aan rabay in aniga ama qofkaloo soomali ah miduun fuliyo ayaad fulisay oo ah soobandhigitaanka siro dahsoon oo soomalida mooye aduunka intiisa kale aay ogyiin inaga baadhid la'aanta ayaa inoogu ka soomali ahaan ee shukran wll aad iyo aad
*Insha allah waxaa rajeenaa inaa noqdaa aqoonyahan dhaqtar iyo shiikh diinta yaqaana
Inaa noqda qof ummada kusoo kordhiya waxyaaba faa'iido leh
Midda ugu weeyn aan aduunka ugu liidano waa aqriskeena oo yar ee dhalinyarta soomaaliyeey saan iska badalno*
Run ahaantii waxa tahay qof sida wax loobaaro aad ugu xeel dheer ,warkaagana badankiis waa xaqiiqo iyo xikmado ,
Allaha ku barakeeyo aqoontaada❤
اللهم أعنا على ذكرك وشكرك و حسن عبادتك
Sidee loo noqdaa aqoonyahan 1Diinta barashadeed 2:aawashada ducumantriyada 3:daawadhada wararka 4:ixtiraam dadka wax kugu dhaama 6aqoonta ha ku faanin ee dadka ku anfac 7:
Adigaa aqoonyahan oo dhan ugu mudan intaad ibartay macallinkaygu ima barin waad mahad santahay saaxiib
Yaa jecel inuu wax badan ogaado? Farta taag🙋😍
🤗
Great motivation❤
Mahadsanid wll aadbu ii anfacayaa wlhi qodobadani dhamantod jazaakallaah yaa akhii alle cumrigaga habarakeeyo
Wll marka hore waan ku salamayaa waana kuu mahad celin
Run ahaantii
Wll anigoon isfaanin heynin waxaad modaa inaan 100% 90% or 95% ahey sifiyoonkan aad ssheegtey iyo sidaad u sheegteyba
Mar 2 aadna Waad mahadsan tahey wll kheyrna allaah Ku siiyo
Teedakale wll Runtii da,ahaan waxaan filayaa inaan isla egnahey lkn waxogaa xaga dadaalka ayaad igaga badisey
Anigana isasoshac bixintii ama kor usiiqaadka dadaalka ayaa igamaqan lkn illaahey waxaan ka rajeyn inuu iwaafajiyo iina fududeeyo inaan hadaf keyga ka rumeeyo
M.a alle hakuu sii saa idiyo wall
@@princessinaahmed158 aamiin aaamiin wll
Aad baadna umahad santahey wll
Mashaa allaaah
Hadal xikmada iyo waayo aragnimo ku dheehantay
Akhriste Soomaliyed ban ahay #Xogaha Sahanka♥️♥️♥️♥️
جزاك الله خيرا أخونا ربنا يزيد عظمتك اخي
1like ayan kusiinkara hadan 1000like karayo wankusiinlaha adanow faido badana mawducani allehakuxafido walalo❤❤
Aadan sahan runtii intaan kugu xidhna lamaso koobi karo waxaN cilmi kaa dhaxlay Allah haku barakeeyo
من علمني حرفا سرت له عبد
Hhhh
@@Haha-yf8nd hada daawan miya hh
Aden unoqo adoon dee iminka😂
من علمك حرفا فهو أبوك
walll nooo tilmaama jiho wngsn una heelan if iyo aakhiroba saan ubad baadi lahyn
aqooyan adaa ah wayoh astamoohodii way kaa muuqdaan
wana kaaga mhad celinaynaa saad noogu hurtay wxiii ugu qaalisnaa ee noloshaada oo ah waqtigaaga oo aa noga faidayso
dadkana waxa ugu khyr badan kooda dadka anfaca
tilmaamahaaas mawada lihi lkn wadadooodii waan hayaaaa kitaabka iyo sunadana waa qaacidayda nolosha, la,aantoodna waxba ma noqonayno
Insha allaah waad wada gaadhi wlshay
Ilaahay ma dayaco camalka samefalayaasha
Shukran akhi ilahey ha indin xifdiyo adig iyo wixi Muslim dhamaten
Well done bro Aadam Sahan Horay U Socod Wanagsan Walaal.
#Team
#TAQWALLAAH_تقوالله
Mansha Allah aadbaad u mahadsanthy macalinka nolosha
Masha allah walalkay mahad sanid Aqoon yahan Soomaaliyed
Ayaan rajeynayaa inaan noqdo haduu alla idmo
Mashallah Allah yeberik fiik
alx badhkood ayan leyahay mahadsanid nin sare
ana u horeeyo maanta like i siya plz
👍👍
Jasakallah khayr sxb qli aadan khadar cali
Aad bad u mahadsantahay
ilaahay aqoonyahan diinta iyo mid maadiba ha inaga dhigo dhmnten
Adigana aqoontaada iyo caqligaagaba hakuu siyaadiyo
Zxb qiimo badan
Adan sahan allah yahdiig zxb hore u soco insha llah
Masha allah warbixin
Wanagsan
Aqoonyahan meel kle mxa loga raadinayaa adaa ba aqoonyhyn Ku dayasho mudan ahe keep going wlloh
Masha Allah alle aqoonta ha kuu siyaadiyo akhii
Jasakumu Allah zxp ilahay haku xafido
Mansha allah wlhi waa barnaamij Aad iisoo jiitay
Mansha allah zxp ilahay haka abaal bariyo iidad umada ugarab istaagayso
Waa mahadsantahy wllkeen barnaamijkaan wax badan raadinatey illahay hakaa abaal mariyo
Jazakallaahu Khayran Akhil Xabiib Aadan Sahan
HORE USOCO ADAM KHADAR
ابدعت بكل الابداع
Mzha allh wllo wanaga aad umada u soo gudbinayso Alle miisanka xasanaadka ha kuugu daro
Masha allah ustaad mahsanid
Qofkii shanaad ban ahay like halaygu sharfo👈👈👈
Maansha Allah
Aadbd u mahadsan tahay
Waad mahad santahay wallaal waxan ahay ayaad itustay alxamdullaah
MashAllah may Allah bless you
uku horeen asc sxb mahadsanid inbadan horey usoco waxaan joogaa xamar waxaana moodaa inaa Darisnahay sababtoo ah waan daawadaa Barnaamijyadaada
Masha.alh bro waxbadan waan kaa faa.iday waad mahadsantahay
جزاك الله. اخي
Mahad Sanid Wllo Alle Caqligaaga Hakuu Siyaadsho
Intaba ady kaa muuqata
#Keepgoingpro
Shukran adan wllo
Qof qimo leh bad tahy
Ilahy ka abal mariyo
ilaahay hakaa abaal mario walal 🙏
Mansha Allah wll Rabi cilmigaag Hakuu bare keeyo Amiiin Amiiin
Jazaakallah khyr akhi Allow kuu siyadi aqonta
شكرا يا رب شكرا
هدية قلبي شكرا
Mashallh walkey wad ku mahdsanthy waxkasta hore usoco wllo qali
mnsha Allah wll alle haku barkeeyo sidada cilmiga noogu soo gudbinayso
Waxad tahay qof ku daayosho mudan mnsha Allah
🤝🤝✍✍
~_ما شاء الله كل العيد وانتم بخير يا_~ ~اهبابي~ عيشو بسلام والحب بإدن ربنا.
Mansha allah wllo
Video kasta oo dadkaga la wadagtaa waa mid midha dhala.
Hambalyo kun jeer wllo qli.
akhyaareey jaamacad waa muhiim waxa ay cadeyn u tahy waxa aaad taqaan.
balse hadii ay kugu adkaato aqriskaaga ha bato inkastoo mar weliba aad u baahantahay akhris badan jamacad ka soo bax ama haka soo bixine
Ku sali nebiga scw❤❤
Mahadsanid wax badan ayaa kaa faiday
Xaqiiqada Ayaa midaas Ah 👏
حياكالله
Masha allah allaha ku xafido
Jazakallah kheyr.
👍👍👍
mahadsanid 😍😍
Manshaa Allah, caqliga iyo aqoonta Allah hakuu barakeeyo.
Mansha Allah bro Shukran
Mansha allah wll ilaahay ha kuu barakeyo caqliga iyo cilmigad baratayba .
Anna runtii wan iska helay calaamado badan oon aqoonyahan aan ku ahay
mahad sanid wll jasaakalaahu khyr
شكرا لك يا اخي
Masha Allah sxb
الاخذ من كل علم بطرف والتعمق بإحداهما
Mahadsanid lakiin film ka mid aa no sheeg wll qali
A. Salaan Sahan. Dadii aanan ka xishoon inaan iraado gu,ayga da,aad kaagu kaweyn hadana waa u arday . Sow sifadii barkeed ma,ahi ? Barnaamij yada cilmi kororka ((( DIIN IYO MAADI ))) bulshada waa u baraarug iyo badbaado MAHADSANID FAJAZAA KUMULLAAH SADAQALLAAHU ALCADIIM. ASC WRXM TULLAH.
Sxb hal waxbaan ku darsanayaa aqoonyahanku waa mid aqoonta ku dhaqma waxay farayso oo wanaagsanna qaata, diinta kaliya maaha ee maadiga xitaa waa sidaas qof (finance) baan bartay leh shahaadooyinna la ordaya waxna uusan xaaladiisa maaliyadeed ka badalayn aqoon yahan maahan
maa shaa,allah ustaad cadawga sionla darale ayaan kuu jeclahay
Aadamuhu waa war ku nool.
من علمني حرفا سرت له عبدا
العبودية لله فقط
Jasaa ka allahu kheyr wll
Jazaakal allah🙏🙏
Wllhi bilaahi sifooyinkaa oo dhan adiga ayaan kugu arkey
Hhhh qaar badan ayaa iga maqan. Brother
Masha Allah wllky
Mahadsanid
Ilahay ha sharfo wiilkan
man sha allh wll marka xikta waxa thy shaqsi muhima o aan dhihi karo indher garad allaha ku xif diyo
Alow noo fududee hadafksyga
Iskuma tilmaamayo aqoon yahanad balse run ahaanti all videos kaaga oo dhan markaadaaway waxay iiwada turjumayaan documents aan daaway iyo waxyaabo badan oon soo gorfaynayay waqti dheer samayn badana waan ku reebay dadkii iiga ag dhawaa oo xarafka aan soo baadho ka hun gaadho anoo cadaymihiisi sita waxaan ku soo bandhigi jiray schoolkaygi oo marka aan minbarka qabsado qof muu juuqi jirin arimo aad iyo aad ufarabadan isma amaanayo walhi waxaan xasuusta maalmihii ugu horaysay een arkay channel kaagan waxaan kuu soo qoray hadal aanku lahaa arin aan rabay in aniga ama qofkaloo soomali ah miduun fuliyo ayaad fulisay oo ah soobandhigitaanka siro dahsoon oo soomalida mooye aduunka intiisa kale aay ogyiin inaga baadhid la'aanta ayaa inoogu ka soomali ahaan ee shukran wll aad iyo aad
Susan Abdi
Aqoonyahanad masha allah
Susan.
Buugta aad akhriday ama documents-ka aad daawatay manala wadaagi karaysa adoo raaliya.
Thanks you my mentor
Mahadsanid mudane aqoon yahan
Aqoon waa quraanka kariimka
waad mahad santahay
Anigu adiga waan ku ixtiraamaaa
Aad baad u mahadsantahay sxp qaali ah
اللهم زدنا علما
Allah ku barkeeyo wll
CODSI : ZHp marka hore wn kusalamay wxn doonayey inad vidoe kaso smayso AREA 51 meesha la yidhaahdo iyo sababta aan looga dhowaan
Jamaal Raabi Basketballer Sahanka Xogaha wll yarkani uso jawaab aniguba mowduucani aadban Interested ugu ahay Shukran
Masha allaah
Shukran Ustaad
Manshalaah ilahay haku barakeyo wll
Mahadsanid wa Rajeyna #Aqoonyahan Bulshadiisa Wax badan u qabto ina noqdo insha Allah.
MonzHa aLH XaqiiqoH🙏
*Thankz Aqoonyahan Aadan*
alla cilmiga haguu ballaadhiyo. Aamiin
Aamiin mahadsanid
Waa mahadsanid wll qaali
thank you so much my teacher sona badi🙃🙃🙃🙏
mansha allah
alx illaahoow iisii siyaadi
saxiib sahanka bulshada waxaad ugu jirta kaalin wacan ilaahay ha kaa abaal mariyo
sxb noosoo badi barnaamijyada adoo mahadsan