Arkuwaanaa Saxan Bariis VS Team27 | Real Life Camera Team27 | Behind the Scenes | Ep6

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 лип 2024
  • #arimaheena #team27 #reallifecamera
    Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/pxtredc4
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    1,294,623 subscribers
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 437

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 25 днів тому +255

    Caawa waad seexanaysa ma ogid inaad soo kici doontid ku sali saliga nebigena Muhammad scw 😢😢

  • @SihamAhmed-q3k
    @SihamAhmed-q3k 25 днів тому +76

    Ceyda iyo amiiira 😍😍in behind the camera waxay sameeyan laga arko dad badan baaa usooo galay caawa inta 😂😂😂😂xan jecel yaaal

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 25 днів тому +4

      way la socdaan noh way is ilaalinayen 😅

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 25 днів тому +1

      @@SihamAhmed-q3k Malada waa shey xaaraan dembiga ha leyska dhaafo walaasheeda Adna aa sheegta in waxbo ka dhaxeynin aanan shaqo ka eheyn. Amiira iyo Ceyda dadka yeey dambajinin calaa views daraadiisa runta ha u sheegaan dadkaan ku xeran. ✌

    • @SihamAhmed-q3k
      @SihamAhmed-q3k 25 днів тому

      @@ashaomar6719 goormeee ma adnaaa in ay xariirkooda shaaciso ka sugeysay marka even Asad fasax uma hysto inu shaciyo ,adaa arki doona iska sug sxb ani awalba saasa dhihi jiray wa dad asxb ah lkn dhaqankooda iyo sidey wax u qarqariyan waa aminay in ay wax jiraaan

  • @nasirmuumin8134
    @nasirmuumin8134 25 днів тому +81

    Amiira iyo cayta way soo alabteen wax meesha ka baxday team 27 way isku dhaceen😂❤❤❤❤❤❤

    • @salaaniofficial5654
      @salaaniofficial5654 25 днів тому +10

      Waxas maa run umaleysey dadkaan wey isku bateen saas darteda laysku qeybiyey hal meela vidio lagu wada duubana hadii ladhaho wakhti badana dhumayo

    • @Bellaa309
      @Bellaa309 25 днів тому +6

      walgooodba iskuma dhicin ee markasta la isma ag jooogi karo wey kala mashquulee uun ,ciyal xunoo 7+7 dadkadhibaye

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 25 днів тому +2

      waxaas run maa moodi jirtay ani waaba ku qosli jiray markay saas dhahaan meeqa jeer baa dhahay team 27 dad isku dhacaaya maaha

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy 25 днів тому +87

    Cwa real live camera saa uso ordy lee ceyda iyo amiira dartood wlhi😂❤

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 25 днів тому +104

    ceyda iyo amira datoood cawa muqaaalka lagama sheekeyn karo,dad cukus baa joogo

  • @BoqRaD
    @BoqRaD 25 днів тому +84

    Amira io ceyda dartood u daawadaa wllhi mrkee baxeyna Waa bxey jaaw😂

    • @UmuAmiir-y6g
      @UmuAmiir-y6g 25 днів тому +3

      Iyakana kuma bahno quruxey ha iska waalin hada tagerto iyakana waa kuwatan hada nacdane iyakane kabahoda kama yaqano😮

    • @BoqRaD
      @BoqRaD 25 днів тому +4

      @@UmuAmiir-y6g Adi kulama hdline meeshan youtube wye fudeedka kla tag

    • @nishapep1517
      @nishapep1517 24 дні тому +2

      ​@@BoqRaDatttttt hayelin 😂😂

    • @UmuAmiir-y6g
      @UmuAmiir-y6g 24 дні тому

      @@BoqRaD anba qoralka ujawabay kulama hadlin naacda messha kada😌

  • @user-vm1ie2vi9v
    @user-vm1ie2vi9v 25 днів тому +28

    Armaan saan ula socday aa arimaheena ugu sobaxay jini maa socun teen ❤😂

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 25 днів тому +101

    Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 25 днів тому +70

    Cawa really live camera 📷 Mel Amiira Qurux iyo ceyda ku jiran wey shidan tahay walhi soma ahan guys ❤

  • @RunBeen
    @RunBeen 25 днів тому +13

    tani waxay marqaati ka tahay reer hagio gurigooda in uu open yahay waxaa igu soo dhacday maahmaahdii aheyd Albaab furan lama galo ee qalbi furan baa la galaa Asad mar Muqdisho tag walaal ❤❤❤❤

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 25 днів тому +26

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍

  • @DeckaMohan
    @DeckaMohan 25 днів тому +57

    dad sidaan ufaraxsan bay rabeen inay xaar dhex dhigaan 7+7 dhipka dhaafa from tiktok

  • @iqrahassan6529
    @iqrahassan6529 25 днів тому +32

    Waxa jira barnamish short filim cml ah aros iyo malxisyo ah saan qiyaasayo 😂

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 25 днів тому +33

    Jah amiiradeena joogta caawa❤❤❤

  • @iqrahassan6529
    @iqrahassan6529 25 днів тому +19

    Wa so dahday arimahena haben walba so dhig wa so daahe 😢❤❤❤❤❤

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 25 днів тому +19

    Real life camerada caawa inay shidanthy yaaila arkay✌️😂😂

  • @CabdinaasirGawow-tr7rq
    @CabdinaasirGawow-tr7rq 25 днів тому +18

    Real LiFe waan kahelay sxb arimaheena noloow sxb sare❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shabalala-p5q
    @Shabalala-p5q 25 днів тому +33

    TEAM CEYDA ONE LIKE ❤😊

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 25 днів тому +68

    iNta Sugeeesay Real life camera 📸 from Ceyda iO Amiira qurux kabax 😂

  • @MunomaxamdMunomaxamd
    @MunomaxamdMunomaxamd 25 днів тому +18

    Arimahena will qalbigeyga kuweyn Aya tahy allh haku xifdiyo

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs 25 днів тому +21

    Life cameradan dadkiii wey sa nifeen khaatiyaan ay kataa ganyihin❤😂

  • @CadiyaAbdi
    @CadiyaAbdi 25 днів тому +12

    Ceyda iyo amiira dartood udaawadey Caawa ❤😂😮

  • @jackc.adnaan
    @jackc.adnaan 25 днів тому +36

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf
    Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ﷺ❤😢

  • @amiishaahmed3348
    @amiishaahmed3348 25 днів тому +20

    Inta amiira darteed u timaaday 😂❤

  • @abdullahiali175
    @abdullahiali175 25 днів тому +9

    Team arimaheena 2m let’s Go 🎉

  • @XalimaMaxamde
    @XalimaMaxamde 25 днів тому +20

    Ceyda iyo amiiro joogaan belo kuwaad

  • @fatxiali7789
    @fatxiali7789 25 днів тому +8

    Qofka ugu horeyo inaa ahy ma I jedaaa arinaheena my poi❤️🎉

  • @NuuraXasan-g2y
    @NuuraXasan-g2y 25 днів тому +11

    Inta shaadhka aremaheena aragtyyy. One like

  • @Salmoxaashi
    @Salmoxaashi 25 днів тому +12

    Alla cwa ceyda io amiira kujiro real lifka wow😭😂❤️❤️

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial5654 25 днів тому +44

    16:06 aroos ayaa soo socdo iyo malxiis yaal😂😂😂

  • @shuceybmuhiyadin5781
    @shuceybmuhiyadin5781 25 днів тому +10

    Arimaheena keep going

  • @Jackcadnaan-f2
    @Jackcadnaan-f2 25 днів тому +24

    Ku Sali nabigeena ❤

  • @MohaAntony-et6co
    @MohaAntony-et6co 25 днів тому +7

    Team professionally one like

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi7777 25 днів тому +11

    We love real camera 😂😂

  • @Asli090
    @Asli090 25 днів тому +7

    Arimeheena plz barnamijkii dood wadaaga noo qabo ay koko iyo macalimow ku jiraa coz labadooda dooda qurxiya

  • @ApdiraHmaaN_ALi
    @ApdiraHmaaN_ALi 25 днів тому +6

    ArimaHeena Coming 2M

  • @AxmadHasan-d9w
    @AxmadHasan-d9w 25 днів тому +2

    Soo badi thanks 🙏👍

  • @Hamdi445-xy2dv
    @Hamdi445-xy2dv 25 днів тому +15

    Amiiro io ceyda marka arky ayn so ordy😂

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 25 днів тому +12

    Arimahena waa ku hasanaa w😂😂

  • @Beru700
    @Beru700 25 днів тому +3

    Team 27 .
    Team ka gacanta ku haya social media ah .
    Long live Team 27 .

  • @SaynabRashid
    @SaynabRashid 25 днів тому +10

    Milyan qurux amiraa❤

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 25 днів тому +4

    Keep going my pro 💪

  • @abdirazaksayidabuukar-vt5sk
    @abdirazaksayidabuukar-vt5sk 25 днів тому +4

    arimaheena wlhi camirada life waan ku heysanaa

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq 25 днів тому +2

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @cabdirixmaanmaxamed-ip8vl
    @cabdirixmaanmaxamed-ip8vl 25 днів тому +8

    Hadaan qiyaaso suaasha asad inaraas soosocdo amazing xalfad waxaan rajeenyaa inaad aragto

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs 25 днів тому +8

    Waaaye koko cilaanka maloo mariyay asadoow❤

  • @Cabdixakiimmuusecige7
    @Cabdixakiimmuusecige7 25 днів тому +6

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤🙏
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @user-vf5yq4rw5d
    @user-vf5yq4rw5d 25 днів тому +4

    Sidaan usugayay lee teamka oo sidaan uwada jooga 😊😊

  • @Mrkadiir
    @Mrkadiir 25 днів тому +4

    Waxaa sugi laa ahay arimahena 2M insha Allah 😊😊

  • @sicidoomarabdi2152
    @sicidoomarabdi2152 25 днів тому +6

    Arimaheena saa u sugeynay really life ka

  • @TawakalCali66
    @TawakalCali66 25 днів тому +2

    First coment in team 27

  • @naimadahirdahirahmed493
    @naimadahirdahirahmed493 25 днів тому +8

    Arimaheena saaan wn kuhestaaa ani nowad😂

  • @user-sd7dq2gp1u
    @user-sd7dq2gp1u 25 днів тому +7

    Amiira darteda meshaan u imdaay 😢❤❤

  • @Aaminaxasan-ou2fh
    @Aaminaxasan-ou2fh 25 днів тому +2

    cadnaan ayaa gursanaysaa mahoo waan ku arkay markad la joogtay cadnaan shatigiisana waa xirnayd ❤

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 25 днів тому +6

    Arimaheena 2cmiro isticmaalo mid sidaan cml ha uduubtoo midna meel in la dhigo oo time-lapse laga dhigo hadhow

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o 25 днів тому +10

    saan usagayeey real camerada arimaheena so badi 😂😂😂

  • @user-po4ko4gm5r
    @user-po4ko4gm5r 25 днів тому +2

    Arimaheena keep going noonsoo badi

  • @user-ku8fq2xd8m
    @user-ku8fq2xd8m 25 днів тому +5

    Ayyy amiirada caawa joogto😂❤

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y 25 днів тому +18

    Alla guriga asad 2much buzy waye sababta teamka Intisa kale bananka ugu so duubtan waa buzyga ileen caawa le xaqiiqsadey❤

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 25 днів тому +5

      Haa dad cusub kuso badddeen waa la is kala qeybiyy intaase dadku xumaan ku badalayan 😂

    • @FartuunMuhamed
      @FartuunMuhamed 25 днів тому +5

      Wlh qof illa fahmayba adiga ka arkay ani mar hora daremay qofka aqliga leh wu daremi kara asad dhaliyarada mel fican marku garsiyo waxa fican ine qeb qeb isku racan gurigana buqa ka yareyan asad marku u bahdna u imadan mida kale mar walba asad dad cusub ayu so sara sas ayan saxan

  • @SucdiOfficial
    @SucdiOfficial 25 днів тому +2

    Short filim soo socdo ❤

  • @xamdic.rashiid7982
    @xamdic.rashiid7982 25 днів тому +2

    Ladan arooskedii part two aya soo socdo

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 24 дні тому +1

    REAL LIFE TEAM 27 wanku haystaaa arimaheena soo badi sxb sare

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 25 днів тому

    Keep going my Brother Arimaheena 👈❤️❤️

  • @Kaabfarah
    @Kaabfarah 25 днів тому +6

    Asc team 27❤

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 25 днів тому +6

    Real life misss you❤😂

  • @Jackcadnaan-f2
    @Jackcadnaan-f2 25 днів тому +14

    One like team 27

  • @RiYaqOmar
    @RiYaqOmar 25 днів тому +3

    Alla maanta Ceyda iyo Amiira jogaan team qabqab❤❤❤
    Wuu shidan yahy muqalka ❤❤wuuuuuuw❤❤❤😂

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 25 днів тому +2

    Real life Camera i like it 👌 ❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 25 днів тому +12

    TEAM AMIIRA QURUX ONE LIKE 👍

  • @deeqocalifaarax1911
    @deeqocalifaarax1911 25 днів тому +7

    Wllhi masexdo anoo adiga ku firsan iyo asad iyo koko adigoo nii firsan masexdo wllhi m.a

  • @user-ot7ut7hb7x
    @user-ot7ut7hb7x 25 днів тому +3

    Finally amiro

  • @libanleo1376
    @libanleo1376 25 днів тому +2

    Arimaheena maalinta xikta real life waxa kasoo dhigta lahjado qofwalba iyo afsomaligisa

  • @Amir_Team27
    @Amir_Team27 25 днів тому +2

    ARIMAheena challange kaan soo sameey qatar waaye link ayan kuso dira sxb

  • @Goodbad77x
    @Goodbad77x 25 днів тому +2

    La ilah ila allah

  • @luisdias-uv8pq
    @luisdias-uv8pq 25 днів тому

    Arimaheena The legend❤

  • @user-kr4bk7ne1c
    @user-kr4bk7ne1c 25 днів тому +5

    Sanujeclahy really camera❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-pp7nf4kk6o
    @user-pp7nf4kk6o 25 днів тому +2

    Asc arimaheena ❤❤🎉

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 25 днів тому +44

    ONLY TEAM ARIMAHEENA ONE LIKE 😂❤

  • @Cumar__winkey
    @Cumar__winkey 25 днів тому +2

    Team alpha one love❤😊

  • @user-jl7bh9po3y
    @user-jl7bh9po3y 25 днів тому +4

    Nosomadi waa❤❤❤😂😂😂

  • @ugbaadjimcaale3981
    @ugbaadjimcaale3981 25 днів тому +2

    Waxaa soo socda arooskii matalaada ahaa ee aroska ladilaayey ee dambi baadhaha loo sameynayey like challenge ❤

  • @zeydahmed1686
    @zeydahmed1686 25 днів тому +4

    Xaflad soo socoto waa dareemooya😂

  • @asmaqadan
    @asmaqadan 24 дні тому

    Video dheer baaa Soo socoda Ee Caawa Soo gali ku dheH aSeD Waa SuGi lanahaye❤❤

  • @HodanMaxamadHodanMaxamad
    @HodanMaxamadHodanMaxamad 25 днів тому +4

    amiiradeena dar teed u daawaday ❤

  • @CiiseAbdi-se2ke
    @CiiseAbdi-se2ke 23 дні тому

    Wll❤ isoo qabo wll garage an kaa rabaa❤

  • @user-oc3oe6nn4x
    @user-oc3oe6nn4x 25 днів тому +4

    AMAHEENA WAA WATAA aniyiy

  • @ShahadSaad-lh4fs
    @ShahadSaad-lh4fs 25 днів тому +4

    Arimaheena asi muxuu uduuban waayey maxaa ku dhacay❤

  • @Aishuu240
    @Aishuu240 25 днів тому +16

    Real lifeka waanba u xiisnay noo soo badiya😂😂

  • @MatAmadesJrOfficial-og4uo
    @MatAmadesJrOfficial-og4uo 25 днів тому +1

    The reaction team 27 👑

  • @Cabdishakuursiidcali27
    @Cabdishakuursiidcali27 25 днів тому +1

    One love ❤️ team amiiro qurux 😮😅❤

  • @AmiraAragsan
    @AmiraAragsan 25 днів тому +4

    Arooskii asad iyo saamia i.a sabab laaan😊

  • @ZaakJr
    @ZaakJr 25 днів тому +2

    Inta aan ka helin Real life camera

  • @Hantiile101
    @Hantiile101 25 днів тому +2

    #wolrd cup ka yaaqaaday 😮😮😮waa kan meesha Asad saarane

  • @user-lb6gr1xl8y
    @user-lb6gr1xl8y 25 днів тому

    Arimaheena guuleyso

  • @HhHh-cd4we
    @HhHh-cd4we 25 днів тому

    Arimahena tanks

  • @BilanCabdulahi
    @BilanCabdulahi 16 днів тому

    hi arimaheena😊

  • @c.risaaqcabdimumin2444
    @c.risaaqcabdimumin2444 25 днів тому

    Soo badi real life camera

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 25 днів тому

    Waxaan oo kale soobadi zxp❤❤❤

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs 25 днів тому +4

    Real live ka amira iyo ceyda shidayo ayaga kusoo dar mar walipa

  • @ciiltirepoyofficial3114
    @ciiltirepoyofficial3114 25 днів тому +4

    Imsa I gaarsiin kartaan 😮