Dumarka ayaa u badan stress-ka! | Gorfeyn Podcast.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @astaanmedia
    SUBSCRIBE: www.youtube.co...
    Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv

КОМЕНТАРІ • 11

  • @Ruwayda-s7d
    @Ruwayda-s7d Місяць тому +1

    Yaa Allah illahow icafi😢

  • @munaahmed2712
    @munaahmed2712 Місяць тому

    Qof ka wxa stress ku keena gaar ahaan dumarka
    1. Waxa weeyi inuu qofku la noolaan waayo maalintiisa
    Wxn ka wadaa inuuu qofku ka warwaro nolosha 😢
    2. Ka fakirka wxanad heli karin sida inuu isu dherariyo qof ka sareeeyaa oo uuu ka fakiro wxnu heli karin oo ilaahy uu dadka ka simin
    3. Qofkoo ka fakira mustaqbal madow qanaaco laa,an nafeed oo uu qofku raali galinaayo dadka balse uunu eegay naftiisa
    Guntii wxn Lee leeyahay rag iyo dumarba ku raaxaysta maalintiina🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

    • @Ruwayda-s7d
      @Ruwayda-s7d Місяць тому +1

      Absolutely right wll wlhi calmadahaas oodhan wan isku haya, waxan ahy gabdh 23jira wadnkii ban nacsy 24/7waxan ka fakraya sidan uga bixi laha waxan sawirta anigoo kabaxay wadmadas fursaduhu yalan tagay kashaqaystay faraxsan,
      Misana wan ogahy inaney isuroobeyn 😢tas ayaa ikeenty stress ka xaly saldii cishe markan tukaday ayan waxan isarkay anigoo iska oyaya kor uqaylinaya gabadh qolka ilahuruday ayaa sasty oo soo kacday misana iyadii ooyaban markan arkay qosol ayan ladhacay😂sidii qof walan yaab.
      2 waxa kaloo igu keenaya waa gurigayga happy kuma daremayo, rerkyga shaqada xafada aan uqabnayo sidii hore aan dacdaugu ahaa uguma ahi dadkii iyo caruurti wan iska cayaya, yaab hooyadey iima nola abahyna wadnka majogo,
      Guud ahan noloshydu waa wayficnthy jamcad ban dhigta, shopping kyga aabahy uuisiya qof cadiyan ahay sababtan isku walayo magranyo wlhi😢anaba iska yaaban

    • @munaahmed2712
      @munaahmed2712 6 днів тому +1

      @@Ruwayda-s7d sis istiqfaarta ku badal warwarka insha allh 👏

  • @IkraanMuse
    @IkraanMuse Місяць тому +1

    Stress ka waxa dumarka ku badiyay wa cadaadiska bulsho e haysta gaar ahaan dhaqanka somalida fist ba markay inan Ty dhalato aya laga naxaya taas o sababaysa in marka la korinayana nariis badan o u bahantahay ilmaha yar aanay helayn iyo hadalo badan o dhawac nafeed u keenaya
    Ta labaad wa marka ay waynaato hadaf iyo mustaqbal mid keedna laga lahayn o la dhahayo adi dumar ba ka tahay wax walba o shakhsiyadeedi hoos lo dhigo

    • @Ruwayda-s7d
      @Ruwayda-s7d Місяць тому

      l agree with you ❤ markey waynatana iyadoon 25 garin ayaa lagu wareerin maxaa kuso tagay guurso😢 anigu 23 jira naftii baa laykenay wax nooqalma anu gursanana manu arag yaab

  • @nawal4365
    @nawal4365 Місяць тому +1

    Second comment ❤

  • @rothajimcle
    @rothajimcle Місяць тому +1

    Fast communt 😊😊

  • @ayaanaragsan2397
    @ayaanaragsan2397 Місяць тому

    Xaqiiq walhi😢

  • @samiradhaye7621
    @samiradhaye7621 Місяць тому

    Wlhi waru ti shaqada adag oo kugu sii adkaynyaan dadka manager's ka waxy keenta stresses xun😢

  • @kaawaJr8
    @kaawaJr8 Місяць тому

    Subscribe ka aad heysatan io views farqi weyn ayaa u dhaxeeyo.
    maxaa sawabey astaan