A wonderful leader, who spoke the facts infact it made me admire and love Awdal people who are the most peaceful people in Somalilland,am thinking of going there to look for a spouse there keep the good qualities you mentioned keep up
walaal anigoo ku ixtiraamaya horta sida aad sheegtay daginada iyi waxqabsiga waad ku fiicantihiin reer ayayday aad baan idiin aqaanaa dad wanaagsan ayaa tihiin laakiin faanka yaree nimankii dhiigooda u soo daadiyay ee markii diyaaradah lagu rushaynayay aad adigu nimcada ku jirtay markii dulcad iyo xeryihii qaxootiga lagu baabay adigu nabad ayaad boorama ku daganayd nabada iyo madaxnimada aad ku faanayso rag baa hilib bisil hoo cun ku yidhi car xamar wax ha lagaa siiyo in madax lagaa dhigo iska daaye xataa dhulka noo xaaq lagu odhan maayo reer ayayday ha ka abaal darina wanaaga sida aad uqirayso dadka kjalena u qir waad mahadsantahay soomaali Allaha walaaleeyo meel ay joogaanba
I Respect the guy,he speaks the truth and has a vision keep up the good work Honourable
Manshallah dumaashi you are a true leader. Allah haku xafido amiin
A wonderful leader, who spoke the facts infact it made me admire and love Awdal people who are the most peaceful people in Somalilland,am thinking of going there to look for a spouse there keep the good qualities you mentioned keep up
Maasha allaah ilaahay ha xafido maxamed abiib walee waa hogaamiye wanaagsan sida uu masaakiinta ugu hadlo ayaan ku jeclahay
Guulayso xildhibaan abbiib iyo dhamaan bahdanaga jaaliyda ee ree uk guulaysta dhamaantiinba
Guul iyo gubanimo Somaliland guuleysta
Masha Allah tabarakallah walee waan ubogay geesigaa
Masha alah xildhibaan maxamad abiib
Walaal muslimka hadii aad qorayso koomati qor wax aďi aakhiro kuufiicn oo umadana maslaxo u ah mahadsanidiin
Waan ahay maamo soomaaliyeed maxamed horay u soco hogaamiye daacad ah
Maashaa alaah
Habalyo xildhiba maxamad abii cirigahajir
Mashalah
Real Somalilander
Habalayo
Hooyadii baa nin dhashay. Fariidku isma qariyo.
Yaa madaxwaynaha somaliland kadhiga
amiin huo
Afmiishar Afmiishar
Jaliya ladhan garahahan awodal
maxamed abiib madax Wayne uu uqalmaa
caawa waxbuu fahmay ina abiib wuxuu iska maydhayaa magic ubaxay caawa amaan baad leedahay
😂😂😂 Gudabuursay GALA DAGAALKA 😅
Iskamhdashie..waxjirayadshgtaa
walaal anigoo ku ixtiraamaya horta sida aad sheegtay daginada iyi waxqabsiga waad ku fiicantihiin reer ayayday aad baan idiin aqaanaa dad wanaagsan ayaa tihiin laakiin faanka yaree nimankii dhiigooda u soo daadiyay ee markii diyaaradah lagu rushaynayay aad adigu nimcada ku jirtay markii dulcad iyo xeryihii qaxootiga lagu baabay adigu nabad ayaad boorama ku daganayd nabada iyo madaxnimada aad ku faanayso rag baa hilib bisil hoo cun ku yidhi car xamar wax ha lagaa siiyo in madax lagaa dhigo iska daaye xataa dhulka noo xaaq lagu odhan maayo reer ayayday ha ka abaal darina wanaaga sida aad uqirayso dadka kjalena u qir waad mahadsantahay soomaali Allaha walaaleeyo meel ay joogaanba
Waxaad umuuqataa qof sida xoolha uciyaya, adeer dhiiga aad kasheekaynysaa muxuu ahaa ethopia ayaad dhabatka idinku siday 1 maalin ma idinkaa dagaalamay, 1 guuto oo cidankii somalia ayaad iska celin wayden ood maatida kudaba dhuumanysen, reer Awdal meelwalba oy tagaan waa dad sharaf iyo karaamo kudhex jooga maahan dadkiina waanal xasuuqay kuqarafaysta somalia waligeed kala go imayso
Zubxaan Allah
Waa sax hadalkasi wayo samaron dagal majicla duli majecla dhiig somalina inay quban majecla waadad noola qarnigi nabi ciise csm waa ilbax nimo iyo dhaqanka gobta laguyaqan nolada
Xadarada iyo ilbaxnimada iyo sharafna iyo cadraganimo hadii aan laga masugayn waxale reerka samaron siciid alaya cisag nolada
Maintaad kodhisatay mushaharkii ayaad gacn maris tagtay war illahay ka baw beri xisaab baa kaa dan baysa eeciidanka ugu dara oo iska daa duliga
Oo jalay jaalayada reer awdal baa mise waa jaaliyada somaliland ee gobolka awdal ? Samaronow hadalka iska saxa seediyaal
Cabdikarim
Qof kasta oo Samroon ah waa Reer Somaliland.
Haduu joogo Djibuuti,haduu joogo Ethopia ama meesha u doono ha joogee waa Reer Awdal.Waa Reer Somaliland.
Nacab Awdal waa hooyga meel kasta oo Samroon joogo.
Xmðuĺiaahale.....àle..ayàðulmiga...xarimy....ĺakin...andaneheenqvasno....o
Opaynandàkaleudvafaidhiisan
Asc tolkay samaroon Siciid hortaa iskaa hobsadaa xildhibaan Maxamed abiib qolaf tiisa ayaa ah samaroon maskax tiisaa waa SNM
warya jooji waswaska SNM xilka omaay dhibine samaron waswas kkkk