" Waa Sharci Darro in Xildhibaan Maxamed Abiib Xabsiga lagu hayaa , Maxkamadaha Hargeysa ku yaala...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

КОМЕНТАРІ • 83

  • @user-xb5eb9ht2j
    @user-xb5eb9ht2j 7 днів тому +1

    Xeer Ilaalintu Waxay Nacbtahay Samaroon Waa Cadaan,Waan kaa adkahay

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 8 днів тому +1

    Maasha-allaah waa sharci-yaqaan si fiican wax-u-fasira-kara oo mudan inaynu ku dhaadano. Asc

  • @maryanali6192
    @maryanali6192 9 днів тому +3

    Abtirsiimada xildhibaanka wuu yaqaan ,xildhibaanku waa in UU daacad ugu shaqeeyo wadanka waabu u dhaartay

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 9 днів тому +8

    WAA SHARCI DARRO IN LAXIDHO XILDHIBAAN XASAANADDIISA HUWAN OO LEH DHAWRSANANAAN

    • @Seynaab24Synaab24
      @Seynaab24Synaab24 8 днів тому

      Xaasanad horta so barta sharciga u yaala xildhibanada adu6nka af dheerayaal waxasi e waax so baarta

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 8 днів тому

    Well said garyaqaan mubarig cabdi

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 8 днів тому +2

    6 bilood ayaa ugu yar dacwad waxay kudhacdo

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 9 днів тому +1

    Maasha allaah

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk 9 днів тому +2

    MARKA SIDAA DASTUURKII LOO JABINAAYO KAASOO AHAA HESHIISKII BULSHO EE DALKA LAGU WADA JOOGEY SIDEE MEESHANI U SII JIRI KARTAA ?? WAANU KA NIYAD JABSANAHAY DALKA

  • @Toon1984-s8s
    @Toon1984-s8s 8 днів тому +1

    When authority is total, so too is the madness of the man who declares it, and the potential for abuse of power.
    Rick Wilson

  • @hoygamurtidamadadaalada6140
    @hoygamurtidamadadaalada6140 9 днів тому +2

    Warqad kastaa xili ayey leedahey, ma odhon kartid xiliga ay doonan ayey ka soo jawaabayaan nooo,taasi waa sharci daro yaa waxaas ku soo barey garyaqaan

    • @Seynaab24Synaab24
      @Seynaab24Synaab24 8 днів тому

      Waa gaaryaqanimo af ku googlenino e kuwan7 waa xaaramiyiin

  • @RASHID-hs9zd
    @RASHID-hs9zd 8 днів тому

    Muuse republic ha ku xiiqina

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 9 днів тому

    Halku kujira xildhibanki ina abiib away wali hadas miyu xidanyahay waxasi waa afduub 😢😢😢

  • @God-p5x
    @God-p5x 8 днів тому

    Herkasi.isaqbale.samroka.uqabta.hakudalin.walalo

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 7 днів тому

    Xildhibaan xasaanada wuxuu ku leeyahay marka qarankiisa uu u shaqaynayo, laakiin hadii uu qarankiisa ka hor yimaad mashaqeynaso xasaanadiisu

  • @hiboidriss
    @hiboidriss 9 днів тому +1

    Garyaqan geesiya

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 7 днів тому

    Xasaanada yaa siisyey jirtinka iyo qarnimada Somaliland qof aminsan lakiin nin Cadaw la shirey sow ma dafrin jirtaanaka Somaliland

  • @user-xb5eb9ht2j
    @user-xb5eb9ht2j 7 днів тому

    Jamac Bisada Waxa loo Xidhi Waayey Waa Isaaq

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 8 днів тому

    riyoolaand xeer iyoo xeer foortiin iyoo fadhaadhoosh .GESKAA AFRIKAA ERETERIA ETHIOPIA JIBUUTI SOMALIA xeerkaa waa laa xaabaleey .OK

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 8 днів тому

    Kkk kuwaan lagu sheegayo inay Maxakada xukumaan ayagaa la xukumaa oo Ehlunaar Muuse biixi kursiga keenay 😅😅😅

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 9 днів тому

    Mukhtaar adeero horta ma jirto hay'ad dawladeed oo aan dastuurka ku dhinayni

  • @RaaqiyaInraahin
    @RaaqiyaInraahin 8 днів тому

    Qodobka 56aad xeerka tisoriga akhriso

  • @abdiresakabdi4561
    @abdiresakabdi4561 8 днів тому

    Well done

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 8 днів тому

    Ina Abiib Waa La Qafaashay Sharcigii Dalkana Waa La Laabay

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 9 днів тому

    Gadabuursi waxay ku jiraan gunnimo iyagana is galiyay

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 8 днів тому

    MAANTA KA HOR REE AWDAL MA ARAG WAX DAMIIRKODA KICIYA QOF WALBA REE AWDAL AH OGAADO IN XORIYAD LOO BAAHANYAHAY OO HUB URURSI SAMEEYAN WAA FARAXSANAHAY HADAN NAHAY AWDAL SALAL IYO GABILEY

  • @calicabditokiyo9692
    @calicabditokiyo9692 8 днів тому

    Waxaa ku soo jeedin lahaa in xildhibaan kolaha walkiiladu ay xilka xayuubin u sameeyaan madax weyne biixi

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 8 днів тому

    SOMALILAND SHARCI KAMA JIRO SHARCIGII WAXA DHULKA LAGALEY 8NIN OO ILMO ADEER AH

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 8 днів тому

    Waar waxani xukuumad mahee alle ha ina dhaafiyo shacabow 13 november insha alla muuse boqolkiiba 70 ka codeeya hadad milgo sharaf iyo qaranimada somaliland rabtaan hadii kale 5 sanno guull daro ah u diyaargarooba

    • @Seynaab24Synaab24
      @Seynaab24Synaab24 8 днів тому

      Hhhhaaf ku xooglayaal e xildhiibano maatihi7nid reer afku googlaayal waainey raagani ignorant laso gagabeyo o shacabku meesha ka so xiidhaan

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 9 днів тому

    Waajibaadka Xubinta golaha wakiiladu waa maxay? Bal hadaba waxad haddii xubinta golaha wakiiladu ku kacdo khiyaamo qaran

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 9 днів тому

    Mukhtaar Xeer Ilaalinta qaranku waa cida ilaalisa xeerarka dalka

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 8 днів тому

    AFDUUBKA MAXAMED ABIIB JAWEABTIISU WAA AFDUUB LAMIDA HADII LAGA SHEEKEYN WAAYO WAA LA ARKI DOONA

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 9 днів тому

    WAAR MACALANCAS SHARCI DHAWRTAA LA,ARKAY !!?

  • @nuurmacoow3523
    @nuurmacoow3523 8 днів тому +1

    Maya ciqaabta bil kudhacda majirto

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 8 днів тому

    Sharci wuu ku dhintey meesha !!

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 9 днів тому

    Sidee loo maamuli doona dawlada marka sharciyadii wadanka uu ku tunto madaxwayni mudadii xilku ka dhamaaday waxay ila tahay markay nooca tahay barlamankii aan la tixgalin hayadihii amniga sida maxkamadii xeerilaalinta janankii booliska sirdoonkii uu madaxweynuhu amrayo sharcigii baarlamaanka lagu tuntay waa salaan iyo kala taga doorashana jiri mayso waa cadahay alle ha sahlo

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 8 днів тому

    XILDHIBAAN MAXAMED ABIIB WUXU KU HADLA ARAGTIDA REE AWDAL SALAL IYO GABILEY

  • @maxamedshiikh-p3n
    @maxamedshiikh-p3n 5 днів тому

    khoos kharan manoqdo sxb waad rihooteen

  • @XaashiXuseenOrodbadane
    @XaashiXuseenOrodbadane 9 днів тому

    Majiro. Gola la. Hogeeyaa

  • @Abdulkadir-ml3kt
    @Abdulkadir-ml3kt 8 днів тому

    Ina abib lama xidhib ee wa laqafaashay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 7 днів тому

    Yarkan waa ninka waaley filyaaa ee caayda soo qortaan sax u saaraa

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 9 днів тому

    Bu bu bu bu ka FADHIISO caruuska

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 9 днів тому

    KOLKAA MIYAY LA FADILAM TIHIIN DADKA WAXAAN QABAA CIDKASTA OO FAL DANBOYEED LAGU JAYO IN LA XIRO

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 8 днів тому

    Dadku Wacay leeyiin Iyo Xaqiiqadaa jirtaa waa kaaf Iyo Kala,dheeri Waana Ayaan daro Somlnd Ku habsatey last 7 years,kii Bower xoog Iyo Jiq Ku sii Sharcigu Maaha ,Iyo waxii la qortey isagaana Runtana loosheego,Iyo digniino lkiin xadhig noocani waa Qafaalasho,Cad. 😂

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 9 днів тому

    Kaliya ka hadal qodobada dastuurka ee wax u taraya sida 49(4,5,6) inta aadan sida aad jeceshahay bulshada ugu turjinto oo aadan kala fogeynsa bulshada iyo hay'adaha sharciga dalka iyo xubnaha golaha wakiilada

  • @claahiawcalimuxumed6701
    @claahiawcalimuxumed6701 9 днів тому

    M/abiib isagaa sharciga ilaalinwayay

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 9 днів тому +1

    Shari Maaha 🤣🤣🤣 war waligeed baan Shari kajirin masoomali sharci taqaan??????

    • @amiin1980
      @amiin1980 9 днів тому +1

      Kkkkk wa runta wale, dastur anay ku dhaqmin ayay shegan duni aqiro saman🤣🤣🤣

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 9 днів тому

    Reer boramow waydinkaa maqlaya gunyahay guntu dhashay wsad na ceebaysen raga lacagta lagu iibsadow heeryada gumaysiga iska tuura😊

  • @xafidcashuur1643
    @xafidcashuur1643 9 днів тому

    Xaqiiq

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 9 днів тому

    Waar baarlamaan liita weeye ee sharcidarada goluhu wuu hareer maray sharcigii iyagana halasooxidho.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 9 днів тому

    no comment for national security !!!!!

    • @nasirahmed4735
      @nasirahmed4735 7 днів тому

      Shalay Ziyad bare manta muse bixi ha ilaawin shalay waxi lagu diiday Ziyad bare qar ado kale ah ayunba laha no comment for national security

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 7 днів тому

      @@nasirahmed4735 ma dorasho ayuu sayaad ku yimid mise Ogolaa tartan xalaan ah ???????? aqliga alla hakugu deeqo in yar oo qarasho ah

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 8 днів тому

    Muuse biixi Somaaliland waxuu ka dhigay Gelinka lixaad oo laga xukumo Addis Ababa waxay la hoos dhigay JIGJIGA kk

  • @aminmohammed1518
    @aminmohammed1518 9 днів тому

    Barlamaanku waa inuu 8 week kaga jawaabaa dacwada xildhibaanka. Not open

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 9 днів тому

    Garyaqaan waxad xaq u leedahay kaliya inaad ku qanciso bulshada qodob dastuuri ah ama xeerarka ka farcama dastuurka JSL oo garyaqaanada dalku kula fahman

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 8 днів тому

    REE AWDAL WAXA LAGA GUULEYSTEY DADKII AAMINSANA SOMALILAND EE REE AWDAL WAXA GUULEYSTEY DADKII AAMINSANA AWDAL ESTATE MUUSE BIIXI AYAA GARABSIIYEY DADKII AWDAL ESTATE U OLOLEYNAYEY EE QURBAHA JOOGEY WAXA LAGA GUULEYSTEY ARAGTIDII GUDAHA GOBOLKA

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 9 днів тому

    Garyaqaan Mubarik waxan u arkaa inaad tahay kan xubnaha golaha wakiilada JSL dawgooda ka laminaya

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 9 днів тому

    Waar iidoor sharci ka hadlina inta muuse meesha fadhiyo oo aad u jeedan wuxuu samaynayo oo lagu raac sanyahay qabiil kiisu waxba ma jiraan haka doodina iidoor

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 6 днів тому

    SaabTV XIL MA GARSOORBAA MAXKAMAD CAQLIGA DADKA IYO MAKASTA CIYAARTA KA DAAYA XANUUNKA AAD BEERTAY ALLE HAKUGU KOOBO SAABTV JAAHILIIN XERO QABIIL KU JIRA HUNGURI DHAAFSADAY DALKOODII ALLE KU QABAY WUU KU HAYAABA

  • @MariamMohamed-gq9pg
    @MariamMohamed-gq9pg 7 днів тому

    Which parliament are u talking about somaliland has a fake false parliament full of street boys we will not accept their manners and somaliland erst will boycott their HASSANAD we support the decisions of the Haar ilalintata vive the youth somaliland

  • @XaashiXuseenOrodbadane
    @XaashiXuseenOrodbadane 9 днів тому

    Waa. In. Lxukuma35. Sano

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 7 днів тому

    Golhan maanta fadhiyaa saw ma ahaaa kii huwnta raacsanaa dagalkii sool mida kale Gudoomiyahoodii saw ninkii baxsdey ee yidhi dhaartiii aan u dhaartey been baay aheynd nimnkana golha fdhiya ninkaa wali may dhaleycan

  • @XaashiXuseenOrodbadane
    @XaashiXuseenOrodbadane 9 днів тому

    Wù. Noqday. Baarlamaanku. Golihii. Ciyaala. Suqa. Iyo. Xeradii. Cadawga. S. Lan. Ma. Matelikaraans. Land

  • @jamiljama8650
    @jamiljama8650 9 днів тому

    Waryaa sharci waxba kama taqanid shahdo false
    Ah ayaad sidataa sharciga ayaa ka sareyo.xildhibanku saw bini aadan waye..dhamantin waxa istahishan in xabsiga layin ku guro oo weliba laydingeyo gasiradaha .bada dhexdeda wadanki dhamaa foodo ayaa ka saymaysen lacagta agoonta laga ururiyo ayad ku kibirten

  • @adnamaxamedcabdi3975
    @adnamaxamedcabdi3975 8 днів тому

    Beenaale kastaaba gatyaqaan buu sheegtaa ma xaad ka badali kartaa adigu dabiilaha aad u doodayso ninkastpo oo qanka kasoohorjeedaaba damiilayaasuu difaacaa xildhibaanku ma dalka hadumiyaa dayaa doqonyaw sheegdee xildhibaanka waxa ka xaaraana dhinac baad u rarantee doqonyay

    • @AbdiHakim-p3f
      @AbdiHakim-p3f 8 днів тому

      Mrka ma waxad rabtan sida a rabtn in laydinku shaqeyo

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 9 днів тому

    Niic lahaasoo miidhana markaasuu mekarafoon qaataa ooyaaye waa qaran dumis

  • @AWELIHAJIAWAD
    @AWELIHAJIAWAD 6 днів тому

    SAABTV =g36 = Cirro candho

  • @hajii2033
    @hajii2033 9 днів тому

    beenale beenta jooji

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 9 днів тому

    Maxamed Abiib wuu qaldana waayo maxaa hargeisa ka yaala ma isaga le?

    • @abdiahmed9094
      @abdiahmed9094 9 днів тому

      Gadabuursi waxay ku jiraan gunnimo iyagana is galiyay

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 9 днів тому

    Golihii wa wada Ciyaala Suqa. waxay ku xun yihiin shaqadooda...Abib waa Cadoow iyo Huwaan.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 7 днів тому

    Yarkan Garyaqanka shegtaaa xeerka lagu xidha karaa xildhibanak waxaa k mid ah haduu caaytamo Ooyey wax kale ba ma qabto oon shaqsi caay iyo qabiil cay aheyn qofka snm caayaa waa qof Isaaq caayey taas oo kale maanu danabi aheyn misa snm isaaq muu aheyn baaydun ku doodi 100% Isaaq buu aha qofka snm cayaa waa duur xul Isaaq hadan dawladu xidhinya imisa qof naafo snm maglad dhex maryaa hadey qoorta seef kaga jaraan yaa ka masuul ah

  • @JamaalCawil-p4h
    @JamaalCawil-p4h 8 днів тому

    Waa,beenaale,waxan,lawaraysanayaa,xildhibaan,maaha,nin,duminayaa,qaranka,iyo,smlnd,kaasina,maaha,garyaqaan,waa,xumaa n,yaqaan

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 8 днів тому

    MAANTA KA HOR REE AWDAL MA ARAG WAX DAMIIRKODA KICIYA QOF WALBA REE AWDAL AH OGAADO IN XORIYAD LOO BAAHANYAHAY OO HUB URURSI SAMEEYAN WAA FARAXSANAHAY HADAN NAHAY AWDAL SALAL IYO GABILEY