Mashallah sister Allah qayr ha ku siiyo America markaan imaaday tintii waaba iga daadatay aniga marka Africa joogay waxaa lahaa timodheer had hal mar ayaa xiiray marka aan arkay in ay daadanayso car ha ii soo dheeradan biyo aan u maleenayaa because somali marka aan joogay oomo saliida macsarada ayaa isku qasi jiray markaa madax ku dhaqan jirnay cilaan iyo ukuna waa marsan jiray had iyadoo wax kasta heleesid oo fiican tintiiba ma joogsaneeso waxaa soo fiirsaday all video aad tinta aga hadleesid Mashallah cilaanka steal ukun iyo cilaan waa marsadaa laakin biyo caadi ayaa ku dhaqaa thanks inaan bedelo waaye sida aan u qaso jisaakallah illah qayr ha ku siiyo
Faiza abaayo aflaqada wax u ficn i sheg plz timahyga aflaqo iga dhibte sidan u jaraye wey iga gabten weyna iga ja jabeen arooskyga so dhaw abayo timihna wey iga halaben plz abaayo i caawi🥺🙏🙏🙏🙏
Asc habo mcn tageero aya ku ahay waxa ku wey diina gabar yar o sanad jir ah timaha malo gu buufin kara kara kade iyo Rosemary iyo dhaga yare 3 dax daa kee muna sib ku ah wyo timaha dhinac ayada aye ka baxenin please iso jwb
Abyo faiza 4bil ka hor ayaaan xiiray tinta in ay iga halaabday marka tinta si fiican iiguma baxayso ilaaa hada wax taaago ku xirmaayo iima soo bixin waxaan leeyahay abyo tin qaleeel ah badan yarana adag sideee iigu dheer dheeraan kartaaa isoo jwb abyo
@@Faizasworldbeauty abaayo plz i cawi timihi iga halaben aflaqo iga gashe wey iga ja jaben sidan u jaraye wey iga ga gabtey aroskyga so dhaw timihiina wey iga halaben abayo plz i cawi azxbtada ka mid aahy mar walbana wan kula socda cawinad kaga ba hanahy manta abaayo timo ad u dheer o cafimad qawa ayan u bahay plz abaayo i cawi🥺😭🙏🙏🙏🙏
Mahadsanid faiza wlshey wax badan wa kaa faidey jazakallah kheir 😍🥰😘
Asc Abayo masha allah wad mahadsanthy wala shey aniga oo leyn maxesto lacag haraqahan Abayo
MashaAllah tabarakallah wllo mahadsanid ❤❤❤❤❤
Mashallah sister Allah qayr ha ku siiyo America markaan imaaday tintii waaba iga daadatay aniga marka Africa joogay waxaa lahaa timodheer had hal mar ayaa xiiray marka aan arkay in ay daadanayso car ha ii soo dheeradan biyo aan u maleenayaa because somali marka aan joogay oomo saliida macsarada ayaa isku qasi jiray markaa madax ku dhaqan jirnay cilaan iyo ukuna waa marsan jiray had iyadoo wax kasta heleesid oo fiican tintiiba ma joogsaneeso waxaa soo fiirsaday all video aad tinta aga hadleesid Mashallah cilaanka steal ukun iyo cilaan waa marsadaa laakin biyo caadi ayaa ku dhaqaa thanks inaan bedelo waaye sida aan u qaso jisaakallah illah qayr ha ku siiyo
Waxas oo dhan waxa kaaga fican shanbada inad iska sameyso tintana isbuuci halmar aad dhaqdo intadan dhaqin kahor nafaqoyin inad sameysato sida. Falaxsed iyo xulbad mashari bariis xabadsodo dhago yaro iyo toon basal saliidaha tinta . Inas kuwa heli karto inad tinta marsato intaadan dhaqin kahor … saliida caadiga aad marsatana waxad ku darsata xabadsod iyo dhago yaro rosemary . Habenki ku massage tinta 😍 isbadal ayad ka dareemi donta mudo gaaban
Mahadsanid xppti jazakallah
Shukran xbbti wx bdn bn ka faidy wn kula scda mrksta nso badi video yda ❤you
❤️ u too xbbti
Jazakillahu Khyr hppti
Insha allah xbibti shukran❤❤❤
Shukran ❤❤❤❤❤❤
Faiza abaayo aflaqada wax u ficn i sheg plz timahyga aflaqo iga dhibte sidan u jaraye wey iga gabten weyna iga ja jabeen arooskyga so dhaw abayo timihna wey iga halaben plz abaayo i caawi🥺🙏🙏🙏🙏
❤❤❤❤ mahadsanid xabiibti
Inshalaah abaayo sharaf
ASC Abayo hadii aye timuhu Yaryar yihiin/ gaagaban yihiin koor ma looga shaleen karaa timaha
Hadi ay gaban yihin hoos tako ugu qabo
Jacyl nooLow i.a inu naa nafacaa rajanayanee😊❤
Masha Allah
Asc habo mcn tageero aya ku ahay waxa ku wey diina gabar yar o sanad jir ah timaha malo gu buufin kara kara kade iyo Rosemary iyo dhaga yare 3 dax daa kee muna sib ku ah wyo timaha dhinac ayada aye ka baxenin please iso jwb
Maya hbo sanad wa yar thy ilmaha 4 sano 5 sano a lagu bilaba markey jiran salid qumbo umari ushanle ayada u so baxeyso
Faiza xbbt melaha babanaan wax buxinaa isheeg wey iga Sakatay
Wxkasto gu sameye abayo wey isgu dhage mab shanlen karo qali isheg maxa sameya
Thnks abyo timaha iyagoo dawan haddi aan saliid mariyo ka waran oon sprayga roos marygane ku buufiyo
Dabidaanka maa fican yahay
Ayago dabnen a fcn spray ga io salida in a u isticmashid
@@Faizasworldbeautyok Thnks abyo
Timhayga wey daataan abyo, hbnksta ma shalnen Karo, maxa igu cwin krtaa
شكراً❤❤❤❤😊
Abyo faiza 4bil ka hor ayaaan xiiray tinta in ay iga halaabday marka tinta si fiican iiguma baxayso ilaaa hada wax taaago ku xirmaayo iima soo bixin waxaan leeyahay abyo tin qaleeel ah badan yarana adag sideee iigu dheer dheeraan kartaaa isoo jwb abyo
❤
M.a sidaan kulaa socdaa leee m.a 3bil ban kulaa socdaa ❤❤
❤❤
@@Faizasworldbeautyqaleel saaid ah ayee iga tahay tinta ee biyaha badan hadii aan cabo ma ii qoynayan malinti 1.5 biyo ah jwb insha allah
Timaha kubixen
Aniga waxa marsada basal iyo toon iyo sanjabiil timahq muu fican yahay mise isoo jawaab abaayo
Sadaxdaba wa kulul yihin abyo sanjabisha ka reeb
@@Faizasworldbeautymahadsanid
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Abaayo faaiisa maxaanku bixiyaa timaha illaahay haku xiftiyo
La soco abyo challenge ga inshaAllah timaha wa kugu baxayan
Asc wllo qali wax yabahan aanu timaha u isticmalayno miyan usamayn karaysa ilmayari 5 bil jirta timid malaha waxan jecelahay inay timo fiican yeelato wanan kacabsanaya inan umariyo saidana laysku dar darayo iyo mask yada markas wllo qali miyan u marin karaya
Maya abyo ilmaha yar malo marinayo 5 bil ad ay u yar tahay ilmaha 5 sano a loga bilaba
MashaAllah ❤️🌹
Masha allah 😊🥰 bonut madax laga linayo wa buxa abaayo saliid marka la marsdo la isticmala hda wanku sexaneyna miya 😊
Haa abyo
Thanks ❤❤abyo
Abaayo Thanks sidaad noogu dadaalayso. Blse waxaad noosheegtaa waxyahaba hoosta lagu cadeeyo
Skin care jirka isticmal iska wad waxs dhan wey ja dhamanyan
@@munoabdirizaq7713magacisa so sheeg abayo skin care
Hore u so sameyay abyo Channelka a ka heleysa InshaAllah mar kalena wa so sameyna
@@Faizasworldbeauty abaayo plz i cawi timihi iga halaben aflaqo iga gashe wey iga ja jaben sidan u jaraye wey iga ga gabtey aroskyga so dhaw timihiina wey iga halaben abayo plz i cawi azxbtada ka mid aahy mar walbana wan kula socda cawinad kaga ba hanahy manta abaayo timo ad u dheer o cafimad qawa ayan u bahay plz abaayo i cawi🥺😭🙏🙏🙏🙏
Ugu yaraan 7 sano hal shampoo lee isticmaalaye ileen tinta waxey igu baxi wayeenbo sidaas aheyd😢😢
Bayo mcnt shukran mida kle su'al daradban wxan is dhahay tinta inta yar gadal iska jer tintiiba gees unbey said ubaxde gesa iga gaban
Mahad sanid wll ale hanooka xafido❤❤❤
❤❤
Aby igudar 😢😢
Abaayo aflaaq mxxa lgu daweeyaa😢
Wcs
Timaha kalarka marsa tartanka malo isticmali kara
Abayo aniga jawab ayan sogoyah
Abyo timaha saaid iidadanayo
Ok 1 galaan ma daban kara
Abayo baatiga fudaraha caadi so ma aha