Hormarka dalka ee dembu baarista aad baan oogu faraxsanahay siiba cirib tirka cadawga umadda soomaliyeed ee khawaariijta. Shuute Allah Barakeeyo oo xifdiyo oo Asturo shaqo hufnaan baan ku ogahay. Shuute Shaqo hufan buu shacabka soomaliyeed u hayaa ee Allah xifdiyo. Shuute badan baa loo Baahan yahay si amaanka iyo badqabka umadda soomaliyeed loo asturo. Guuleysta.
Hadal badana dowladan war hadalka yareya odaygan madax waynaha ugu daran wixi ka hoseyayna way ku wada dayanayan shut fuck up guys just hawshina qabsada😳
Ilaahow amuuraheyga iifududey hamigeyga iyo riyadeedana iirumey yarabi🤲🤲
Aamiin ya RABI
❤❤❤❤❤ما شاء الله تبارك الله جزاك
Hormarka dalka ee dembu baarista aad baan oogu faraxsanahay siiba cirib tirka cadawga umadda soomaliyeed ee khawaariijta.
Shuute Allah Barakeeyo oo xifdiyo oo Asturo shaqo hufnaan baan ku ogahay.
Shuute Shaqo hufan buu shacabka soomaliyeed u hayaa ee Allah xifdiyo.
Shuute badan baa loo Baahan yahay si amaanka iyo badqabka umadda soomaliyeed loo asturo.
Guuleysta.
Masha Allah
Horumar Wacan ❤
Saaxibkey shuute sharci hala dejiyo oo ah dowlada federalka kaliya ayaa hub keeni karto wax maamulgoboleed hubkeeni karo malahan
Hanoolaato cadaalad
ALLAAH Hu Akbar walillahil'hamd 💚☝🏼
Insha allh Dawladena Mar dib way ugu laapan donta Darajadi aan ku lahayn Caalamka
Guul dooladeeda sharafta badned ❤
Hubka cunaqabateen waa laqaaday hadane maamul goboleedka hub ayey soo dejisanaayaan PUNTLAND IYO GALMUDUG.
❤❤❤❤❤❤❤❤
Somalia ❌️
Xamar✅️
Xamar soo dowladu ma dagano 😂
Waa sharci daro in hubka dowlada in laga ganacsado
waa talaabo aad ufiican
WAA. SAAS
Shaqo ka qabta dadkaas moriyaantaa guul dowlada
Yemen halaga doonto qofkiirabo
Viva shuute
Kawaran nin isbaariistaa haduu ciidankiisa dhoho war dadka dhaca una naxariista suurto gal manoqonee 😢😢😢
Madaxa labadala qofki xur usharciyeysanayana diwan galin askari nimo dharcad marki lobahdana uuimanayo
Sax way haday hergelesu.
SOMALIDA WAX WAYN AYA KA QALDAN. ADUUNKA WAXA KU YAL MEHERADO HUBKA LAGU GADO. INAGA MAXA INOO DIIDAY. QOFKU WAXA UU XAQ ULEYAY IN UU HAYSTO HUB UU ISKU DUFACO.
ok labo qof caadi makala gadankartaa yacnii qofkii rabo inuu ikagado
Meeshaa waxan kah arkaah taliye shucaab hadah ka hor arkay asagah oo eeday saneh ah maxakabadah taliye wan ku salaamay😂❤❤
sax waye qofkii lagu qabto xabsi dheer ku xukun shuute salan sare somaliya ha noolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👮♂️
Mesha barbokanta ku heysan hada wx celineysan ma jadka iyo sigarka ma laga mamnuco dalka
Guri kastaa ha la baaro si hubka looga qaado dadka
Anoo Soomaali eh hadaan Mareykan ku qaadan karo yaa iidoidaayo Soomaaliya inaan ku heysto
Taliye shuto waa nin geesiya Wana hadal yaqan zxbyel
Hadii dad loo shaqaalayn lahaa kuwa hubka qarsanaaya, ayagaaba dawlada usoo celin lahaa inleen cidna xabsi marabtee.
Dowlada hubka dhanka Ethiopia kaso galaa wa in eey mamnuucdaaa nidaam cad laimaada
Muminka ma gacan marno waxaa yiri NMNNKH
hubka mindiyuhu maku jiraan
War sh.shariif maa loo Dan leyahay mise xasan Ali.kheyre
Waxaas haku hadlin waa shacab nimaankaas wax alaale iyo wixii shacabka lagu hagaajinaayo waay quseeyaan ayagana
Shuute xaafiiska uu kushaqeeyo meel 100 talaabo ujirta waxaa kafuran suuq hubka lagu iibiyo waana meesha looyaqaan saddexda geed ee shangaani kutaala
Shabaabka xabsida kabuuxa ee kharashku kusocdo ee aad qareenada uqabateen laaya hadaad dad tihiin.
Qofna la Iskama dilo Ilaa cadeymo sax ah loo hello xataa haduu yahay Alishabaab waana xeerka u yaala ciisanka qaranka
Saacadey rabaan guryaha ha aadaan oo habaaraan, yeysan dhicin qof gurigiisa ka amqan in layiraahdo waa labaaraa wixii meesha laga helo ayaga geeyey, warqad la'aan guryaha yaan leysku aadin' warqad la'aan wixii gurigaa ka dhaca mas'uuliyadeeda waxaa qaadayo incomerska
Runti raja ii muuqata
Caddaalad baan rabnaa hubkii caabudwaaq Fartaag muxuu ka keeenay kkk
Deni is not Easy shuute muu ka hadal siiyay 😂😂😂😂
Dadka somalida xoolo miyaa waa yo iskudillaayaan.
Hadal badana dowladan war hadalka yareya odaygan madax waynaha ugu daran wixi ka hoseyayna way ku wada dayanayan shut fuck up guys just hawshina qabsada😳
Hj h hh abgaal kaliya miyaa loo fasaxay warkiinu xamar hasoo dhaafo.
Qabilada kale ee hubka hesto uma jedid abgal aya ujeda😂aqli mangab
Sheeko baraleey 😂😂
Adna dad aan dambi galin ee lamasabitay ayaad dambigaas ku ansixisaa
Cadawga lasheego waa adiga iyo kan tuugaa bakhiyaad tihiin
Dowlada muqdisho 😂😂😂😂
Allah ku caafiyo walal
@@abdiwahaabhassan5636 inta xanunsan oo dhan sxp alaha cavio
Oromo inaad tahay wan ognahay mar dhaw jigjiga waxa laguso celinaa gacanta somalia
@@HamiSare madax hawiye maha ee waa madax darood faking kasexo magalka
@@MohamuudaadanShariif daarood hadad wax uqabanayso jigjiga amxaaro ma haysan laheen walipa taalada sayidka hoosteeda aya calamada kirishtaanka la sudhay doqon xun oo aan qadiyad laheen ayaad tahay
shute😂