WARIYE SAXAAF AYAA U BALAMIYAY INTII KU FIICNEED WAR AQRINTA YAA FINAL UGUDBAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 2,1 тис.

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 9 місяців тому +353

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵

    • @akramyaaraamvlogs7076
      @akramyaaraamvlogs7076 9 місяців тому +5

      Mمحمد ﷺ.

    • @MohamedbaariHirzi
      @MohamedbaariHirzi 9 місяців тому +2

      Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam

    • @Luckymansom
      @Luckymansom 9 місяців тому

      Ayaaniita 10/10

    • @nimanas-sn2zs
      @nimanas-sn2zs 9 місяців тому +1

      Scw

    • @Leylomaxamuud974
      @Leylomaxamuud974 9 місяців тому +1

      Scw scw❤

  • @mahadcawaale10
    @mahadcawaale10 9 місяців тому +401

    Walaal ha noqonin baqiiil ku sali xabiibkeena Muhammad S.C.W ❤ 👇

    • @umusundus1526
      @umusundus1526 9 місяців тому +3

      اللهم صلي وسلم على نبينا محمد

    • @nimcohodan3746
      @nimcohodan3746 9 місяців тому +3

      Scw scw scw NNKH ❤

    • @ubaxqalbi843
      @ubaxqalbi843 9 місяців тому +3

      Sallahu caleyhi wasallam

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 9 місяців тому +3

      عليه أفضل الصلاة والسلام 🤲💚❤️💖

    • @MohamedbaariHirzi
      @MohamedbaariHirzi 9 місяців тому +2

      Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 9 місяців тому +136

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @Yasmina125
    @Yasmina125 9 місяців тому +212

    Ugbaad maasha allaah waxaan ku amaanaya waa gabar xijaabkii saxda ahaa wadata oo dagan allaha u siyaadiyo akhlaaqda iyo xijaabkaba

  • @aasyajaamac5905
    @aasyajaamac5905 9 місяців тому +38

    Ku sali nabigeena muxamed scw ❤the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad Scw 😢❤

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 9 місяців тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @fardowsocabdi6598
    @fardowsocabdi6598 9 місяців тому +179

    Waba soo gashee saliga nabiga scw scw scw ❤😢

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 9 місяців тому +62

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)p❤❤

    • @saabiryousufcabdisaabir5115
      @saabiryousufcabdisaabir5115 9 місяців тому

      Foosiyo❤❤❤

    • @shucaybcabdiqaadir1996
      @shucaybcabdiqaadir1996 9 місяців тому

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 ugbad❤❤❤

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 9 місяців тому +1

      عليه أفضل الصلاة والسلام💚❤️💖

  • @elmohazaj4833
    @elmohazaj4833 9 місяців тому +135

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋💯🥰

  • @nuura6075
    @nuura6075 9 місяців тому +35

    Saxaaaf wlhi wa professional wax walbo maskaxdeyda kujiray bu shegay Hambalyo foosiya ❤🎉

  • @Duunioquruxchallenge
    @Duunioquruxchallenge 9 місяців тому +84

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad sallallahu calaayhi waasalaam ❤❤

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 9 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @guledrage8086
    @guledrage8086 9 місяців тому +91

    Ayaaniita Gabar Qalbi Wanaagsan 🤗🤗 waxaan ka helay sida ay ugu faraxday oo ugu hambalyeesay Saaxiibadeed ❤❤ Guuleyso Ayaaneey 🎉🎉

  • @qalidmohamed317
    @qalidmohamed317 9 місяців тому +424

    Ayaaniita Alweys Is The Best 10/10 ❤❤

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 9 місяців тому +21

      Always af maaahee usoo hamblyeya gabadha final ka tagte😂

    • @legendcabaasofficial9142
      @legendcabaasofficial9142 9 місяців тому +6

      Ayanita way jaraynaysay

    • @mohamedabdulla6674
      @mohamedabdulla6674 9 місяців тому +3

      10/10 ma ba noqon karto gariir codka ah ayaa jira cod dhuuban

    • @axmedhillaac3886
      @axmedhillaac3886 9 місяців тому

      Waaba ooydaye miskiintu way naxday cavio😂😊

  • @aishaaadencaashuu
    @aishaaadencaashuu 9 місяців тому +158

    Ku salin nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohamed scw scw ❤❤

    • @akramyaaraamvlogs7076
      @akramyaaraamvlogs7076 9 місяців тому +2

      Mمحمد ﷺ.

    • @sheikhkalatuur1
      @sheikhkalatuur1 9 місяців тому +2

      ❤صلى الله عليه وسلم

    • @nimcohodan3746
      @nimcohodan3746 9 місяців тому +3

      Scw scw scw NNKH ❤

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 9 місяців тому +2

      اللهم صل وسلم على حبيبي محمد صلى الله عليه وسلم☝️🤲💚❤️💖

    • @shukrisacdi
      @shukrisacdi 9 місяців тому +2

      Salalaahu calayhi wasalam❤❤❤

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 9 місяців тому +24

    Waw waw amazing , Fozia ban anigu sinayay .Keep going brothers and sisters , Saxaf 👑and Asad wan idiin Salamay ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍

  • @abdirizakabdullahiabdullah5365
    @abdirizakabdullahiabdullah5365 9 місяців тому +17

    Ugbaad is the best for me , because he has a beautiful voice , iyo qaabka ay hadalka ay u kala dhigdhigeyso waa cajiiib 🎉

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 9 місяців тому +93

    wll ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 9 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @kadra9957
    @kadra9957 9 місяців тому +157

    Fowsia 10/10 ❤❤❤, daganansho , iyo beautiful smile .
    Ayaanita 9.5/10 kalsoni , hakad yar ayey sameysay , sideda kale waa top ❤❤❤
    Cant waited the final.
    Keep going Legend Asad Hagio

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 9 місяців тому +43

    Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @nimaobashir8745
    @nimaobashir8745 9 місяців тому +23

    Ayaaaniito cabsida badan baa codkeeda saameenaysa fowsiyo 100%kalsoonideeda 🎉🎉🎉

  • @aasyajaamac5905
    @aasyajaamac5905 9 місяців тому +78

    Ku sali nabigeena muxamed scw 😢❤

  • @Mujaahid.Mohaan
    @Mujaahid.Mohaan 9 місяців тому +78

    Ayaaniita is the best correspendent 10\10 hanblyo🎉❤

  • @cfataaharabin772
    @cfataaharabin772 9 місяців тому +52

    Gabadha ugu quruxda badan team 27 (fawsia dempile) Allah cuyuunta dadka hakaa dhowro❤

  • @mohmood7987
    @mohmood7987 9 місяців тому +36

    Waxaa noqon doona guuleystaha insha allah let go guy 1.8m iyo kabadan 🎉🎉🎉❤

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 9 місяців тому +34

    Ku saliya Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 9 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Macalimoo2
    @Macalimoo2 9 місяців тому +92

    Ku saliya nabiga scw😢❤

    • @Cabdiraxmaan8
      @Cabdiraxmaan8 9 місяців тому +3

      Scw❤

    • @CusuboMahamud
      @CusuboMahamud 9 місяців тому +2

      Scw scws ❤❤❤❤❤

    • @ZeitunabdullahiCumar
      @ZeitunabdullahiCumar 9 місяців тому +2

      Scw

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru 9 місяців тому

      Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤

  • @NajibAbshir
    @NajibAbshir 9 місяців тому +71

    Nabiga aan ku sallino scw ❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 9 місяців тому +105

    Ugbaad codka 10/9
    Ayaan kalsonida 10/9
    Foziya kalsoni gesinimo daganan iyo sida qurux badan oo faraxd ku dhehan thy hambalyo abayo ❤10/10 hablaha kle nah kama litaan m.n guleyso ayaan leyhy
    Mida kle ee xigta ayaan waxan leyhy abayo markaa cabar hadasho wad yara neftureysaa ee iska daa wax an cuneyso oo ah wax yalaha la isku cayiliyo wyo waxaa laga qadaa wadno xanun cabar xitaa ma hadli kartid hanah iga xun waa iga talo wllnimo hadii ay qalad i aragta nah iga rali noqo abayo mcnto ❤❤

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 9 місяців тому +2

      Isku qabil matihin waxs dhan kama arknee😂

    • @queen__happy5712
      @queen__happy5712 9 місяців тому

      ​@@king______diini2777waa qoslay 😂

    • @princess-----naahiza7994
      @princess-----naahiza7994 9 місяців тому

      ​@@king______diini2777Ani Xatee Wa yaabehh 😂😭

    • @msssafa
      @msssafa 9 місяців тому

      @@king______diini2777 kkk walalo mxa mesha qabiil keenay gabdhaha dhanba way amantaye🙂

  • @al_muslim7
    @al_muslim7 9 місяців тому +37

    Ayaaniita is not easy 😊 10.10 ❤

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 9 місяців тому +1

    Ayaaniitaa wax yar baa codkeeda is badalay mhn wllhi best journalism wye

  • @farxiyocabdi4610
    @farxiyocabdi4610 9 місяців тому +92

    Ugbaad m.a abayo waxatahay gabar aad u aqlaqbadan xijabka kufara adayg waxan rajayna inadan isbadali donin an sha allah❤

    • @raxmataali8598
      @raxmataali8598 9 місяців тому +6

      Sax mashallah ubgaad ❤

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru 9 місяців тому +1

      Haaa walahi mashallah diinta ayeey heestaa ilahayoow uguhaay uguna barakeeeey❤❤❤

    • @raxmataali8598
      @raxmataali8598 9 місяців тому +1

      Aaaamiiin

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 9 місяців тому

      Insha Allah waxa rajeyna ineysan isbadalin

  • @abdirahmanabdullahi1273
    @abdirahmanabdullahi1273 9 місяців тому +120

    For me ayanita was the best❤

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 9 місяців тому +81

    Am not good in that field of journalism, but i think FOWZIA deserves it.
    Hambalyo to you all❤ ayan and ugbaad MashaAllah

  • @bushraabdi5622
    @bushraabdi5622 9 місяців тому +4

    Ugbaad 10/10 bisinka kalsooni iyo cod quruxoon 👍👍👍👍

  • @rahimaismail7803
    @rahimaismail7803 9 місяців тому +11

    THE BEST PERSON EVER THAT ALLAH CREATED IS OUR PROPHET MUHAMMAD S.A.W 😊

  • @najmajaku1482
    @najmajaku1482 9 місяців тому +21

    Ayaaniita wey uqalantay 😮lkn codkeda gadaal iska badaley ❤any way congratulations Fowsiya waad u qalanta❤

  • @Asas_Sheikh7684
    @Asas_Sheikh7684 9 місяців тому +51

    Perfectly examined and concluded.
    Hambalyo Fawsia Dimple

  • @kowsarHappy
    @kowsarHappy 9 місяців тому +35

    Ku salin nabigena the best person everthe most knowledge able and themost shine all created prophet Muhammadscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdi4732
    @mohamedabdi4732 9 місяців тому +18

    Saxaf can be a good judge... Its crystal clear that the guy the professional journist and understand the ethics of professionalism. Big up man! 😍

  • @hamdijamaali9346
    @hamdijamaali9346 9 місяців тому +3

    Fowsiyo hadaan dumarland nahay waad namashaa ee koobka nosoo qaad habeen danbe 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @FarxiyoMaclin-k3k
    @FarxiyoMaclin-k3k 9 місяців тому +20

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @IbraahimFantastik
    @IbraahimFantastik 9 місяців тому +127

    Allah is one❤

    • @apdirashid2653
      @apdirashid2653 9 місяців тому

      Fosiya dimbil number 1 she is beast

  • @memonxalima4499
    @memonxalima4499 9 місяців тому +97

    Ayanita deserves to win

  • @Hanifarah-g5d
    @Hanifarah-g5d 8 місяців тому +2

    Gabdhuhu waba wax kale fosiya waaw ayaninta cawa wax tartar aya ku yara jirtay lakin gabdhuhu makala dhacan ugbadna masha allah

  • @MaryanWarsame-gg4wg
    @MaryanWarsame-gg4wg 9 місяців тому +2

    M a ayaa niita guusha way uqirtay wllsheed m.a ayaaan❤

  • @abdirahmanc.c.a9346
    @abdirahmanc.c.a9346 9 місяців тому +43

    Asad hagio ilaahay laxaadkaaga hakuu soo celiyo brother waxaad tahay shaqsi qalbi wanaagsan 🎉

  • @fahmokaahiye2372
    @fahmokaahiye2372 9 місяців тому +63

    Ayaniita is the best wariye 10/10❤🎉❤🎉

  • @fficialmohaz2367
    @fficialmohaz2367 9 місяців тому +128

    For me, Ayaanita is my favorite one 😢

    • @ZamzamAbdulaahi-q2p
      @ZamzamAbdulaahi-q2p 9 місяців тому +2

      We cabsaneesay bes ayaanita codkeeda xitaa wuu isbadaly cabsi lee

  • @leilanoor9617
    @leilanoor9617 9 місяців тому +4

    Ayanita aya kalsoni kamoqata qabkey uistagtey inaba cadi maahan mansha alah ilxun kuma aragto xabebta iska sar iyo hakatka hadalka at galineyso horey usoco abayo macan wan kuwata lawadas naga cun sidakaleh waxatahay wariye quruh badan farxat moje abayo❤️

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 9 місяців тому +2

    Wow hambalyo walashay fowsia dimbil aniga xita ad uga helay daganantada dholacadaynta isku kalsonta qof rer pudland ma war laga so gara warku wow wow gulayso markasta hambalaha waa ka dhex muqata

  • @AbdifatahCanada
    @AbdifatahCanada 9 місяців тому +71

    Ayaaniita 10/10 best ❤

  • @cuud_
    @cuud_ 9 місяців тому +18

    Woow 100% waa hubay inay fowsia sobaxayso masha allah because wariyad dhab ah bay ueked❤

  • @jibriilupdy2160
    @jibriilupdy2160 9 місяців тому +29

    Ayaaniita hal shay ayaa ka hor istaagay inay u baxdo final taasina waa cod keeda oo is badalaYay Lkn waa ay u qalantay kalinta 1aad 🎉

  • @saabiriinahmed6951
    @saabiriinahmed6951 9 місяців тому +21

    Ugbaad is the best in my opinion 😢❤

  • @camirkey
    @camirkey 9 місяців тому +1

    صلو على النبي صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا .

  • @yaser452
    @yaser452 9 місяців тому +61

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين🤲

  • @xamseabdirisaaq3391
    @xamseabdirisaaq3391 9 місяців тому +28

    Halmar aynu ku salino subanaha scw scw scw❤❤

  • @Kevin___Cade
    @Kevin___Cade 9 місяців тому +46

    Ayanita deserves to win she was the best ❤❤❤

    • @queenfarxiya950
      @queenfarxiya950 9 місяців тому +2

      Yeah ayanita is nervous but she is the best wariye for me too

  • @ifraahahmed8323
    @ifraahahmed8323 9 місяців тому +2

    Sax walahi wan amainsanaa inay ku guulaysaneyso Fawsiyo dhinbil aniga ahana markan qiimeyey Fawsiya u cudeyey 😍👍

  • @SaakinAbdillahi
    @SaakinAbdillahi 9 місяців тому +16

    Ugbaad always is the best 10/10❤❤

  • @AhmedZaki-m4w
    @AhmedZaki-m4w 9 місяців тому +42

    Ayaaniita the greatest of all team ❤❤❤

  • @abdirajmanadow5729
    @abdirajmanadow5729 9 місяців тому +22

    Ayanita deserved to be journalist

  • @zihaammo69
    @zihaammo69 9 місяців тому +25

    in kastu inooga aragti badanyahy saxaf anigu waxan islahaa AYAANIITA baa number one ah❤

    • @keyf3736twyru
      @keyf3736twyru 9 місяців тому +10

      Ayaniita dag dag said iyo bobsiis aya ku furnaa mararka qaar codkeeda gariir aya ku jiray lkn aqriska wey soo xafiday

    • @quenmasbal9558
      @quenmasbal9558 9 місяців тому +3

      Teeda kle qaybtii ciyaaraha maysan ku Darin faahfaahinta way ilowde

    • @Haffyy
      @Haffyy 9 місяців тому +5

      Ayanita wayba garireysa laba codleyn baa codkeda kujira

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 9 місяців тому +27

    Allaah is one ❤❤❤🎉🎉

  • @CusmaanAadan-ns6lu
    @CusmaanAadan-ns6lu 9 місяців тому +3

    Ayaa niita Alla cod macaanaaa m a

  • @TuneyMaxamed
    @TuneyMaxamed 9 місяців тому +99

    Allah is One

  • @najmaapdikadir
    @najmaapdikadir 9 місяців тому +51

    Fosiyo 10/10
    Ayanita 9/10 way baqaysay
    Ugbaad 9/10 warqadunbay egaysay
    Hadal iyo dhaman maka la dhacdaan🎉😂

    • @MohameeCumar-kb5cu
      @MohameeCumar-kb5cu 9 місяців тому +2

      Fosiyo 🔟🔟 ❤😢
      Ayaaniita 🔟/9
      Ugbaab 10/9

  • @keyf3736twyru
    @keyf3736twyru 9 місяців тому +7

    Yes anigaba fawziya aya kaalinta kowad ila ahyd soo jiidasho gooni ah iyo daganaan aya ka muuqatay maxmed siciid saxaf wa wareye qibrad leh. Cajiib❤

  • @hilwamedia9636
    @hilwamedia9636 9 місяців тому +1

    Ayaaniita waa is the best wlhi

  • @ShukriMM-tp3uo
    @ShukriMM-tp3uo 16 днів тому

    Masha ALLAH 3 sedaxada gebdhot lakiin geberta ugu dambesay wasi lahay nambar 1wo.

  • @abdullahiabdikadir3575
    @abdullahiabdikadir3575 9 місяців тому +22

    Nabigga SALLALAAHU CALEYHI WASALAM Aan ku sallino❤❤❤

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 9 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @NacimaSiyad-ot5oc
    @NacimaSiyad-ot5oc 9 місяців тому +47

    Ayanita deserves to win wlh😢

    • @hodanmaxamud6978
      @hodanmaxamud6978 9 місяців тому +3

      Cabsi aya ka muuqatay cookedu uu is badaley

    • @NacimaSiyad-ot5oc
      @NacimaSiyad-ot5oc 9 місяців тому

      @@hodanmaxamud6978 haa xoga inta danbe🥺

    • @Mirna33-w3b
      @Mirna33-w3b 9 місяців тому

      Ha wlhi wa ila argty jres jres galy mahne qabka sojeedinta kal iyo lab ahed fosia m.a wey uqlntaa​@@hodanmaxamud6978

  • @sundusali8340
    @sundusali8340 9 місяців тому +8

    Fawsia hmplyo❤wa run dholacdynta wa sirta so jiidashada dadka kugu xiran ayanita cabsida aya reebty😊

  • @FaadumoMohamed-e5e
    @FaadumoMohamed-e5e 9 місяців тому +3

    Saxaaf weriye sare ayaaniita ayaa soo baxday ku cilis weeye😮😮

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 9 місяців тому

    Azad hagio number one somali youtuber keep going

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 9 місяців тому +41

    Team fuzia dimbal ❤🎉 ayanita wan qaadan laha lkn codkeeda aya is badalaayo guul inshallah

  • @umuelias
    @umuelias 9 місяців тому +5

    Fowsia wos the best only Codka yara gaabna hadey ka ugbad kudarsanleheyd omg calamka logayeranlaha Hambalyo gbdhehena qasatan fowsia

  • @CusmaanSayid
    @CusmaanSayid 9 місяців тому +62

    Allah is one👆❤

  • @hayatahmed4560
    @hayatahmed4560 9 місяців тому

    Yes wayuqalenta Fozia keep going May Allah bless you.

  • @anwarshacali76
    @anwarshacali76 9 місяців тому +14

    Ku sali nabi maxmed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 9 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 9 місяців тому +18

    POV
    FAWSIA ❤10/10
    Ayaanita❤9/10
    UGBAAD❤8/10
    🎉MAKALA DHACAAN GABDHAHA🎉
    HAMPLYO HAMPLYO 🎉FAWSIA❤️‍🔥

  • @XabiiboAbdule
    @XabiiboAbdule 9 місяців тому +38

    Ayaaniinta waxay ku wanaagsanthy xifdinta io kalsoonida kliyah waxay kuxunthy codkeeda oo sii xabeebsanyo gadaalaha dambe taasna waxaa ugu wacan neef la aanta ay rabto iny isku xieto hdalka
    Ayaan marka dambe kala dhig dhig erayda oo sitartiib ah oon ladareemayn neef uqaado oo kunaso hdlka adoo taruurixin inta kle waa good inanta😊

    • @HafzaNour
      @HafzaNour 4 місяці тому

      Ayaniita xita warqada ma eysan firinen habka ey u istagnet xita wa qab wariyanimo

  • @IstarCismaan
    @IstarCismaan 4 місяці тому +1

    Maa sha Allah ugbaad waan aaminay walahi waa gabar hijaaban ❤❤❤❤ macaan bada ugbaad alaha kudeeysto abaayo mcn❤❤❤

  • @shaymanura5389
    @shaymanura5389 9 місяців тому +3

    Ayanita wa best lkn waxa reebay cabsida codkeda laga dareemayay wayo warinimada wa ka mamnuuc baqdin😊

  • @sahrahappyofficial4724
    @sahrahappyofficial4724 9 місяців тому +12

    Kuu sali xabbkena Mohamed Salalaahu Aleyhi wasaalam ❤❤

  • @khadiijaabubakar4364
    @khadiijaabubakar4364 9 місяців тому +12

    Masha Allah ugbaad xijaabkaa kujeclahay waligaa hadhigin❤

  • @shukricabdulahi1709
    @shukricabdulahi1709 9 місяців тому +3

    Fowsia dhibil guul wacan❤❤❤❤❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 9 місяців тому +1

    Awwww I'm so sorry for that
    Ayaaniita is the best wlhy m,a professional way dhaaftay xitaa ❤❤❤🎉😊lkn ma ogi sabata any way hanbalyo congratulations fowsia

  • @AmranMutafe-fw2uy
    @AmranMutafe-fw2uy 9 місяців тому +4

    Ugbad qali walih waan jeclday say isku as turyso iyo qabkay warka usoo jedisay huno Ale dabigag ha dhafo❤😊

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 9 місяців тому +8

    From hargeisa ❤asad maxamed xaaji big respect bro❤

  • @faadumo2224
    @faadumo2224 9 місяців тому +10

    Ani anigo waligey warye nimo baran baan iska dhigi karaa sidaas idaacad u dhagesanayey♥️✨

  • @abdullahmed9262
    @abdullahmed9262 6 місяців тому

    Asad ur the best person in ths world may Allah protect you always ❤

  • @MiskiMohamed-iy3ms
    @MiskiMohamed-iy3ms 9 місяців тому

    Ayaaniita was top
    Se fawsiya kalsooni , Hab soojeedin qurux bdn masha Allah bey ahed

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 9 місяців тому +12

    Ayaaniita waa Mansha Allaaah Balse codka Ayee Boobsiineysaa Kaliya Waaa iney Tartiib U Aqrisaa Ani fikirkeyga waye yaah❤❤😂

    • @AliiidKayse
      @AliiidKayse 9 місяців тому +1

      Cabsi darted codki wu is bedely😂

  • @achrafsulaiman8478
    @achrafsulaiman8478 9 місяців тому +53

    Ugbaad ayaa final ah. Marka si xaqa loo hadlo. : wuxuu ku eedeeyay inaysan kamarada eegeen bal soo fiiriya way eegaysay intii hore oo dhan. Cod wariye kaligeed baa leh👍

    • @user-jh2up8rr2l
      @user-jh2up8rr2l 9 місяців тому +5

      Waan kugu raacay ugbaad cod wariye iyo haybad baa ka muuqata

    • @abdirahimdahirmalin6728
      @abdirahimdahirmalin6728 9 місяців тому +5

      Iyadaa ugu liidato xaqiiq

    • @drhd1043
      @drhd1043 9 місяців тому +2

      Wx kle daawanysay😂😂😂

    • @Sumaya-Abdi
      @Sumaya-Abdi 9 місяців тому +4

      Kuguma racsani aniga gbdha bilowgi hakad beyba gashay oo wey tartay

    • @nuura6075
      @nuura6075 9 місяців тому +2

      Walo qiray ine cod wariyenimo ledahy balse may gudbin 😂

  • @ahmetbidhi3181
    @ahmetbidhi3181 9 місяців тому +7

    Ayaanita best journalism wllhi iyadaa finalka uqalmaysay ❤

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 9 місяців тому +2

      Maaha wll hadhaaran haka eegin oo kaliya inayna ku hakanayn ama camera da fiirinaysay ama bilawgii simacaan salaanta wax walba kusoo gashay intaas oo dhan waa ok kalsoonida waa ok 100% balse codka ayaa lafiirinayaa wll oo codkeeda xabeeb cabsi xiiq ama daal dag dag badan iwm ayaa kujiray waa top sida kale balse kaalinta 1aad fowsiya dhimbil ayaa uqalantay oo intaaba iska saxday

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 11 днів тому

    Walahay I ntuusan ku dhawaqin baan shhegay dhimbil ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najimacabdi2165
    @najimacabdi2165 9 місяців тому

    Maxamed saciid waa runtii Foosiya Denbil waa 10/10 msha Allah

  • @deqafarah4210
    @deqafarah4210 9 місяців тому +32

    For me ayanita is the winner 😍❤️

  • @Zakari2
    @Zakari2 9 місяців тому +164

    "Team 27, you're not just a group; you're family. My nights are incomplete without diving into your captivating videos. The connection is real. How many of you out there resonate with this? Let's make this journey even more intriguing together!"

    • @abdihafidsaid7395
      @abdihafidsaid7395 9 місяців тому +7

      Ani wlh hurdo iyasodhici mayso

    • @flipflop-nz4sx
      @flipflop-nz4sx 9 місяців тому +3

      Wlh

    • @aizahamza3433
      @aizahamza3433 9 місяців тому +3

      You must be a Kenya/Somali 😂 that English sounds like one of our own 😊

    • @Hanaan-Wacan
      @Hanaan-Wacan 9 місяців тому +2

      💯👍👌

    • @mrd8503
      @mrd8503 9 місяців тому +1

      ​@@aizahamza3433That's a British accent and Kenya is not the only country that use British English
      But you spotted the accent
      Well done

  • @Ifraax31
    @Ifraax31 9 місяців тому +12

    Wlhi Hadii uuna foziya odhan lahayn waxan dareemi lahaa cadaalad darro
    Hambalyo hambalyo foziyaay bustaha hoostiisa ayaan sacabka kaaga tumay anigoo dhaxmoonayee😂👏