Makaahilow hubka dhiga culimada iyo aqoonyahanka Maqaabul ee Kenya oo Dollo ku wajahan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 83

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 3 місяці тому +10

    Ilaahay bagooda burcad ha isku mariyo aamiin aamiin aamiin

  • @maxamadcali-ss9jj
    @maxamadcali-ss9jj 3 місяці тому +6

    Guudahaan iyo gaarahaanba makaahiil waaa qaraabadeyda ibraahiin hooyaday ayaa dhashay gavan weyne aabahay aye dhaleen
    Hooyaday waa amuudaan walaalayaaloow baaqa culimada udhaga nuglaada towfiiqdana alaha idin waafajiyo Aamiin

  • @FathiaHassan-i1d
    @FathiaHassan-i1d 3 місяці тому +9

    sh umaal iyo culimda klba allh hbarakeyo umdana allh hakla qabojiyo

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 місяці тому +12

    Makahiil ogaden iyo Marexan
    Leelkase iyo Sacad
    Abgaal dhaxdiisa
    Dhulbahante iyo Isaaq
    Iyo Somali oo dhan war dhiga joojiya kolay wad heshiinaysaaan

    • @samirr546
      @samirr546 3 місяці тому

      Heshiiskooduna cago kuma taagna inta aan shareecada lagu dhaqmin is guursiga dhexdoodana la joojin waayo sida laysu necebyahay xanta hadal xumada gocashada reer abti iyo ayeeyo cayga ilmo la dhalay oo reer abti koriyey hadana reer abtigii neceb oo dhiigooda daadinayaa waa cuqdada iyo hadal haynta tolkii!!!!!
      Markaa waa in isguursigaba la joojiyo si aan xanta reerka kale loo maqal!!!!!

    • @falisa576
      @falisa576 3 місяці тому +1

      Somali
      ilaahay iskuma imtixaamin
      Ayagaa isku imtixaaman wax ay
      Gacmahooda ku keensadeen
      Baa haysta meel walba o ay dagaan
      Dagaalo ba ka socda.waxan is irahda
      Dalkeena ma qoom kale ba raba
      Inay lawareegaan dalkeena wana siday
      U eg tahay waxa la yiri markaad
      Tashan waydo wa laguu talin.
      Somali nacaybka qabyaladaysan haka
      Toobad keenaan

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 3 місяці тому

      @@samirr546 Caqliga baradhada ayaad leedahay. Ilaahay talo kuuma dhiibo.

    • @samirr546
      @samirr546 3 місяці тому

      @@NewsFusion24 baradhada caqligeedu waa heer sare qabyaalad isku dilkana iyadaa ka saraysa oo aan aduun iyo aakhiro toona wax loo raacayn ifkana manaafacaad u leh cida cunaysa !!!

  • @odaykee4342
    @odaykee4342 3 місяці тому +1

    maasha allaah shiikh waa caalim wayn warkiisa hala maqlo inkastoo arintii laascaanood uu si kale uga hadlay

  • @Raho339
    @Raho339 3 місяці тому +4

    BiSmiLaahi Raxmaani Raxiim
    Alloow Nabad Nabad Dhexdhig oo Wixii Shar Ah Kabadbaadi Dadkeyga & Intii MusLim Ah MeeLkasta oo Ay Kaladagen Yihiin Aamiiiiiiiiiiin Yaa Rabi

  • @standarddichotomycontrol1279
    @standarddichotomycontrol1279 3 місяці тому +1

    May Allah have mercy upon whoever advocates for peace and justice

  • @mwalimuadannuh3772
    @mwalimuadannuh3772 3 місяці тому

    What is going on here?am not getting copy.

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 3 місяці тому

    Allah hakala qabojo

  • @cabdulmajiidmaxamedcali1917
    @cabdulmajiidmaxamedcali1917 3 місяці тому +1

    Khayr allaah ha idin siiyo,soomaali meel ay joogtaba lagu kari inay Muslim saxa noqotoo khayr ku wada noolaato,oo kooda khayrka ka shaqaynaya ay maqlaan,waa dad la isku baabi'inayo oo aan xoolaha waxba dhaamin,kuwa isugu dhaw baa is dilaya

  • @user-cm5cs7vg8c
    @user-cm5cs7vg8c 3 місяці тому

    Asalam Aleykum
    Kheyr Allaha idinka siiyo howshaan wanaaga badan sidaa kuwada

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 3 місяці тому +1

    ILAAHAY HA KALA QABOO JIYO QALBI YOODA ILAAHAY BURCAD HA IS KU MARI YO ❤❤

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 3 місяці тому +1

    Allaah subxaanu watacaalaa soomaali caqliga ha usoo celiyo ayagiina waa is dilayaan cadawgoodina gawduu ku hayaa

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 3 місяці тому

    Faarax asigaa xoog isku leh.
    Dal dayace
    Dumar dayace
    Dhalaan dayace
    War Kuligood Alaska hala geeyo

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 3 місяці тому +5

    Toloow colka joojiya ilahey soomaali ha is jecleysiiyo

  • @MusaMuhammad-fe8wg
    @MusaMuhammad-fe8wg 2 місяці тому

    Musa muhamad

  • @faliidhtv144
    @faliidhtv144 3 місяці тому

    Odayaashaan ma imaankaraan doollo anagaana ka horistaagayna waayo waa fidmawade kalkaal

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 3 місяці тому +1

    Allaha bogooda burcad ha isu mariyo. Illahow nabad dhexdooda dhig ya allah.

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg 3 місяці тому +1

    Shekh umal shekh shakuul sheekh cabdulraqiib😮😮😮😮

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 3 місяці тому

    أفضل الصلاة والسلام وأتم التسليم 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 3 місяці тому +1

    Ilaahay ha kala qaboojiyo

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 3 місяці тому

    Dadka walaalaha miyaynan magac laheyn

  • @Raho339
    @Raho339 3 місяці тому +1

    Alloow Kalagaadh oo Kala Qabooji

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 3 місяці тому

    Waa isku mid dadka gaalka cad la jooga iyo kuwa gaalka madow la jooga

  • @abudarda00
    @abudarda00 3 місяці тому

    Ilaahay ha kala qabto walalaahan. Dilka iyo fitnada joojiya. Cidkasta dhulkeeda ha joogto. Nabadu waxey ku jirta iney cidwalba meeshoodu joogto dhulka makhahiil wa lakala yaqaana

  • @AhmedAbdiahmed-k2w
    @AhmedAbdiahmed-k2w 3 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 3 місяці тому

    Subxaan allah illahay ha kala qaboojiyo oo xaqa hatuso illahayna kabaqa oo joojiya dhiigay ehelka iyo dhamaan kan ka socday Somaliya war illahay kabaqa maalin baa imaandoonta aadan waxba tareenin oo illahay ku weeydiindoono maxaad ku dhishay walaalkaa oo ju daadisay dhiigiisa marka joojiya dhiiga dadka oo kafakara aakhiradiina marka uugu horeeya

  • @jawariguulet4929
    @jawariguulet4929 3 місяці тому

    Ilaahey hakala qaboojiyo walaalahaas iyagu u baahnaa iney isgarabsadaan . Halkaa ku joojiya colaada

  • @Raho339
    @Raho339 3 місяці тому

    SALALAAHU CALEYHI WASALAM♥️❣️

  • @Raho339
    @Raho339 3 місяці тому

    Allaahu AkbaR ☝️🩷❣️
    Scw Scw Scw❣️❣️❣️

  • @CabdiraxmaanMasale-ut3eg
    @CabdiraxmaanMasale-ut3eg 3 місяці тому

    Guud waad kujirtaan adiga iyo Jaamacba

  • @mohamedmohamud6053
    @mohamedmohamud6053 3 місяці тому

    War yaa islaa yay?
    Maqabul iyo mareexan miyaa?

  • @axmadshiil2253
    @axmadshiil2253 3 місяці тому +1

    MAAKAAHIILOW.ANBAGO AH AQOON YAHANKA REER QABRIDAHAR IYO REER GODEY WAXAAN IDIIN LEENAHAY JOOJIYA DIILKA WALAALAYAAL.WAA KAA DHIIMAY OO KUGU DHIIMAY.HANBADAN KA SOO HADHAY DAGAALADI GOBANIMADOON BAD BAADIYA.WAA NA DHIIBAYA DAGAAL KAAS IYO DHIBAATADAAS EHELKAANAGA DHAXYAALLA.

  • @Raho339
    @Raho339 3 місяці тому

    Scw Scw Scw💕💕💕

  • @soocabdullahi2654
    @soocabdullahi2654 3 місяці тому

    Nabad lama diido
    Lakiin shalay xageed jirteen???????

  • @ShukriKhaliif-kq9pf
    @ShukriKhaliif-kq9pf 3 місяці тому +3

    Ina alifle fidmo wadayaasha number 1 baad tahay waxaba islam ha iskaga kaaya dhigin

    • @Guledalifle
      @Guledalifle  3 місяці тому +2

      waa sida aad malaysay ilana jaceshahay lakin dadka islaamka ah ilahay hakala qaboojiyo

    • @abudarda00
      @abudarda00 3 місяці тому +1

      @@Guledaliflehore usoco khayr bad wada. Walalaahan islaynaya ilaahay ha kala qabto.

    • @Raho339
      @Raho339 3 місяці тому

      Qumayo Xageed Kasoctaa?!

    • @Raho339
      @Raho339 3 місяці тому +1

      Naa Ha’Unin Wiilka Qumayayahay Ciilanta’ Ahi Yur Naayaa Waxaad Uskadhigeysaa Reerkan Tolka Ah ee Shqaaqada Yari Dhexmartey Lkin Waanu Kufahansanahay Ujeedkaaga Udhimo CiiLkaas Adiga & Intakulamida Shidh😡

    • @ShukriKhaliif-kq9pf
      @ShukriKhaliif-kq9pf 3 місяці тому

      @@Raho339 galyo wayney xagee ku xanuntay haa ku dhabo wiilku

  • @samirr546
    @samirr546 3 місяці тому +1

    Beelo kasta oo islaayaa waa inta is ood xigta ee is taqaan isna dhashay in culumada guud u kala gar qaado ayaan rabay
    Bal sidaa ku wada culimo cid idin tuhuntay oo shakidayna waa jirtaa markii ay dareemeen in culumadu u kala eexatay weliba shiikha guud sheekh umal baan maqlay iyada oo la tuhmay in uu ka soo jawaabo arinkaana waan jelahay!!!!

  • @kahiyemohamed3276
    @kahiyemohamed3276 3 місяці тому

    Illahy nabad hadaxddigo waa halge Somalia ama kenya

  • @MusicSomali-u2q
    @MusicSomali-u2q 3 місяці тому

    Abraahiinow waxaas yaan la idinku sirin .. waa ceeb gumcadle maanta idiin soo fagfakanaya

  • @samirr546
    @samirr546 3 місяці тому

    Khadyaan ayaanu taaganahay hadii aanu qaraabo nahay weliba hooyooyinkalama xurmeeyo wiil iyo walaalba waad naga disheen cidina xaalkayaga wax kama oga meel loo cararo iyo meel laga cararo midna noomaydin banayn Allahna waa idin arkaa!!!

  • @intizarmohamed634
    @intizarmohamed634 3 місяці тому

    Qurba joogta way xanuunsanyan .rag iyo dumar libiya ayaa lagu wada kufsaday.nin naftiisa halka martay ma qof kale ayuu naf u hayaa Naagna hadelkeeda daaaaaaaa

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 3 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 3 місяці тому

    Somaalidi 2100 inaysan gaarin baa lagayabaa xaalku sida uu usocdoh afarta gees ee iyo aduunka kala aan ku qaxnay waxa is dilaa oo is dhameeyey waa somali war dhulka iyo khayraadku inaga badan aan nabad kuwada nolaano oo cadowga kale aan iska celinoh dadkii somaliyeed hoos bay isu cunayaan ninka walaalkii dilow adnah cadowgaaga ayaa cidlo ku dilin dhulkan umadaha jaarka ayaa qadan

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 3 місяці тому

    Nabad halagashaqeeyo. Alle baa nagujeclaani. Laakin waxaa larabaa xadaalad.

  • @garrewarrior
    @garrewarrior 3 місяці тому

    Dadkani donqonsana

  • @abu-ff8ws
    @abu-ff8ws 3 місяці тому

    Arinta dhacday maxaa weeye

  • @aminaismail2779
    @aminaismail2779 3 місяці тому

    Alow kalabadbadi dhiigabaxaya
    Warcaqliguhashaqeeyo alankabaq
    Dhalinyarad hadhamaynin

  • @abdiahmed2606
    @abdiahmed2606 3 місяці тому

    Waryaaa islaayay

  • @SOM32884
    @SOM32884 3 місяці тому +2

    Daaroodku waa munaafaqaddii oo dad ah kkkkkkkk

    • @tiirri
      @tiirri 3 місяці тому +1

      Munaafuq waa adiga. Videogaan waa maxay xumaanta aad ka dhax aragtid hadii san qabyaalad kaa ahayn?

    • @abdaleali609
      @abdaleali609 3 місяці тому

      ​@@tiirriHa ujwbin wa qof mskxda ka jirane kno kle wxu mudunyhy khrx muqdisho ka dhaca inu ku dhinto wa qof an akhiro iyo adunba shrf lhyn.

  • @fardosasiraat792
    @fardosasiraat792 3 місяці тому

    Walee sidan u arko coladii aad radinaysen abrahinow hada unbay bilabatay alaha saxiro oalaha qabojiyo

    • @AbdirashidDhux
      @AbdirashidDhux 3 місяці тому

      Magaca iska sax oo sifiican uhadal

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 місяці тому

    Kuwa ummadda iska diraa waa kuwan ictisaam wahaabi argagixiso ahi oo qabiileyste ah

  • @ahmetjk6709
    @ahmetjk6709 3 місяці тому +1

    Kkkkkkk cagdheer dhiig baratay waxna iska celenayn hadaan cararaya waa cagdheer

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 3 місяці тому +2

      Oromo dawarasato 👉🏾☕️🌮oromo tuugasato👉🏾☕️🌮

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 3 місяці тому +1

      Damer badtahay idoor 😂😂

    • @FarxaanYusuuf-ff5tm
      @FarxaanYusuuf-ff5tm 3 місяці тому

      Sagaal wecel ba ku dhalay

    • @saynab7503
      @saynab7503 3 місяці тому

      Cag dheer baa cararta somali kaa dhagay san maybe somali waxa ilaaliya waa ragaase adna waa kuwii kuraran jiray nacas waa layaqaan nin dadka nimaa Dan gaaraynin baad daalib leedahaye daruuraha cirkaa waxad rabtaa inaad kuduushaaye waxse diiday Saad damac sanayd Dan iyo taag taaye

  • @abdikadirOmar-i7o
    @abdikadirOmar-i7o 3 місяці тому

    Mad canbaraysaa oo kahadashan cida dhibka gaysatay

    • @zechariaabdirahmangahayr-zz8ew
      @zechariaabdirahmangahayr-zz8ew 3 місяці тому

      Kkkkkkk.waxa ay lahadlayaan soo cidii dhibka isugeysatay ma aha

    • @Guledalifle
      @Guledalifle  3 місяці тому +1

      @@zechariaabdirahmangahayr-zz8ew in heer hebal la canbaareeyo ayuu rabaaa qofkan .
      aqliyadaasu waata halkaan manta joogno na dhigtay

    • @CabdiLahay
      @CabdiLahay 3 місяці тому

      Adigu guuleedoow. Ka cabso Allah oo. Iska daa. Reero nacaybka maxaa umad godob ka gashay. Oo ku raadsanaya. Waxa ku dhaama nuur

    • @Guledalifle
      @Guledalifle  3 місяці тому

      @@CabdiLahay location kayga ma kusoo dira hadaad i raadinayso adigu

    • @Guledalifle
      @Guledalifle  3 місяці тому

      @@CabdiLahayIlahay wan ka cabsanayaa bini adana waxba uma ogi hadaad location kayga u baahnatahayna waan kusoo diri 😂

  • @englandfariid7199
    @englandfariid7199 3 місяці тому +1

    Subcanallah shelay mata maha miya umalow so digii dagalkii lascano tagerayay😂😂😂😂😂😂

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 місяці тому +1

      Kas wajib buu ahaa waxan fili xaqa iyo baadilka makala taqaanid

    • @Billcl8nyon
      @Billcl8nyon 3 місяці тому

      Dagaalkas dad dhulkoodii lagu soo duulay ayuu aha. Wana jihad

  • @Raho339
    @Raho339 3 місяці тому

    SALALAAHU CALEYHI WASALAM♥️❣️