Maxkamadda Ciidamada oo Kismaayo ku toogatay 5 nin oo Khawaarijta ka tirsanaa.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 70

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr Місяць тому +5

    aakhiro warbaa jira

  • @maxammad-Cismaan
    @maxammad-Cismaan 2 місяці тому +3

    Indhaha ha loo furo si ay xabadda u arkaan. Shabaab sidii dad yaan loola dhaqmin inkaar Allaha ku ridee.

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому +6

    Guul Jubaland hora lo socon insha Allah

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому +2

    Masha Allah wa Cadalad iyo hormar la garay wana in sida lo togta mel walba o ay jogan

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому +5

    Masha Allah wa guul iyo hoemar la garay wana so dhawatnaya

  • @a.rahmankaanuu731
    @a.rahmankaanuu731 Місяць тому +1

    Kuwas miyaa dil xaqdaro ah
    Oo an gabasho laheeyn ku ansaxi
    dad shacab ah inaa so qabato oo waxba galabsan ka dib lagu jirdillo xabsiga oo dad manaxayaal ah loodhiibo
    Ka dib miyaa la, dhihi
    Dambi lagu hellay
    Subxaanallaah Allow dadka xaqooda soo ifi

  • @akramabdullahi5760
    @akramabdullahi5760 2 місяці тому +3

    Allah akbar alshabab mishe lagu arko tirka hala giyo

    • @Istahilsiman
      @Istahilsiman Місяць тому

      Wan ku qabani eydii kudhashay wasat😏

    • @Qaansoroobaad
      @Qaansoroobaad Місяць тому

      Shabaab waa yahuud 😏​@@Istahilsiman

  • @Iman2359
    @Iman2359 2 місяці тому +5

    Qawarijta hala dhameyo

  • @doone9873
    @doone9873 Місяць тому

    Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah wa guul wen great news

  • @abdiladifabdikarin
    @abdiladifabdikarin Місяць тому +1

    I.a shabaab inta dhimane way ka dhamaan doonaan gayiga soomaalida odhan

  • @mohamedok94
    @mohamedok94 2 місяці тому +5

    Dhiigena sida u banesaden ayan mantana dhiigena ugu faraxsanahy waxeeey ahyn dhibado nagu dhax jiro Allahu AKBAR 😂👊😎🆗

    • @menhee7408
      @menhee7408 2 місяці тому

      @@mohamedok94 50 ayaa luugu aaraa xarakada mujaahidiinta alshabab is not isi 🤣🤣💪

    • @mohamedok94
      @mohamedok94 2 місяці тому +1

      @@menhee7408 ururka shacabka laayo😎🤣

    • @Istahilsiman
      @Istahilsiman Місяць тому

      Wasaqiin aya tihiin oo laga kalabsan qofan dhiig islam qabin aya tirka lasara kuna sii farxiisin😏😏

  • @olusegunfamewo8120
    @olusegunfamewo8120 4 години тому

    This is barbaric and they need to change their constitution in Somalia for God sake.

  • @Mukhtaarali6
    @Mukhtaarali6 2 місяці тому

    Horjoogo waan kuaragnaa cabdulaah haye

  • @AmedIbraahin73
    @AmedIbraahin73 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedIbraahim-h1z
    @MaxamedIbraahim-h1z 27 днів тому

    Nqh 1:25

  • @EngAhmedHashi
    @EngAhmedHashi 2 місяці тому +2

    Dhagar qabayaal

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому

    YES

  • @CaliShiq-r9x
    @CaliShiq-r9x 2 місяці тому

    Waa arin fiican

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 2 місяці тому +1

    Dila oo laaya Wahabbi Naareedka!

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 Місяць тому

    Dadkani waxay dhamaantood Ka soo jeedaan reerka dir

  • @GacaloInamaxamad
    @GacaloInamaxamad Місяць тому

    Nacalaa waalidiintiinii hore ku yaal. Idinkaa mudan. Toogasho iyo in zuulasha qabsataan tuuuuu caleeykum😊

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 2 місяці тому

    ugus may wax uqabato urur ka gumaad ka umada soo maaliyeed

  • @OMARMahamed-q6d
    @OMARMahamed-q6d Місяць тому

    ❤❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 місяці тому

    iLaahay.Ha.uNaxariisto..Dhamaan
    Tood

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 2 місяці тому

    Mawaano qaataan yaab xasbiya Allah

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 місяці тому

    soomali iyadaaa is dhamyanaysa oo isbaabiinysa

  • @BulaaleAhmed-m5b
    @BulaaleAhmed-m5b 2 місяці тому

    Kana qaad tiirka aan wax aqrin kari oo ciidanka aad u dhiibtay

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 2 місяці тому

    Waxna kama yelayo marka tagay so aniga sida ina ahay o heestta anqoosi

  • @BulaaleAhmed-m5b
    @BulaaleAhmed-m5b 2 місяці тому

    Shuute dadbadan dilkooda na tusa ,hadii Shuute halaga qaado ,lacag laaluush rabaa.ninkaan waa lacag suge,ka qaada ninkaan waxaa loo baahanyay dadka dhameeyeen dilkooda sugeenaa. please Hasan ka qaad Shuute. Dadka in la dilo dhaqsi

  • @SiidoowAbanuur
    @SiidoowAbanuur Місяць тому

    222

  • @Mukhtaarali6
    @Mukhtaarali6 2 місяці тому

    Cadaad yaryaal ina laanbaa loolaayay cadlulaahi nasre na ubad baaday waase hay namerto

  • @menhee7408
    @menhee7408 2 місяці тому +2

    Ragaas waa mujaahidiin allaah subxaana watacaalaa dartiis loodilay waana xaq udirir gaalada wadanka qabsatay raga utaagan ineey kaxoreyaan dalka waa mahadsanyihiin shacabka somaliyed ee muslimiinta qalbiga ayeey kalajiraan xarakada hanqaraarac luk Uma dhutiyo midakale waa loo aarayaa insha allaah ragbaa kadambeeya 💪

    • @CumarxaashiCali
      @CumarxaashiCali 2 місяці тому +3

      ABAALKOODI YAA LA MARSIIYAY MUJRIMIINTA KHAWAARIJTA AH

    • @abditinle7172
      @abditinle7172 2 місяці тому +2

      shacabka somaliyeed waa anaga oo aad meel walba nagu qarxiseen xataa maqaaxi shaah si nabada kaga cabi weynay hooyooyinkeena suuqa noo aaday ayagoo bakaaro iska shaqaysanaya aad qumbuladaha qaraxaa dhex dhigteen ilaahey baa inooga kiin aaraya markaad ciida ka hoos martaan tan dhimashada awalba waa loo joogay oo waa la dhiman lahaa

    • @menhee7408
      @menhee7408 2 місяці тому +1

      @@abditinle7172 hhhh gaal raacyada dalka maleh dalka waxaa iskaleh raga difaacaya midakale xarakada waxey u taagantahay bad baadinta shacabka somaliyed iyo ineey kaxoreyaan cadwga diinta islaamka iyo dalkeena kusoo duulay marka halganka waa soconayaa niyada qeeyr usheek

    • @abditinle7172
      @abditinle7172 2 місяці тому +1

      @@menhee7408 weligeed gaaloo iyo xabashi oo aan is leeyneynay hal maalin noogama dilin intey shabaab soobe kaliya nooga dishay masaakiin isugu jirta garab rarato warato bajaajlayaal ilaahey koley wa imtixaan iyo dunuubti aan alle ka galnay waxa naloo kiin dulsaaray oo aad noo gumaadeysaan lkn nasriga eebbe hasoo daaho lkn ma maqnaanayo inshallah

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 2 місяці тому +1

      ​@@menhee7408walal mahadsanid murtadiin badan ayaa ugu aari doona bi'idnillah allahayow ka aqbal shahaadada oo maalinta qiyaame kuwii nabi maxamed sallalaahu caleyhi wasalam ushafeeco qaado naga dhig

  • @SSS78781
    @SSS78781 2 місяці тому

    ❤❤❤MANSHA ALLAH DILO OO LAAYA WAXI QOF ☪️ 🕋 🕌 ISLAM AH DILO..WALIBA HA LA DADAJIYO DILKOODA YAAN LA DAAHIN

  • @Luul-ps7ym
    @Luul-ps7ym Місяць тому

    ALLA MAXA DULMI DAD LAGU DILAY AN WAX GALABSAN

    • @Istahilsiman
      @Istahilsiman Місяць тому

      Abayo wllhi ninka waa abtigeyga wiligiis dora kama dhijan Alla aya wax og asigana kala garqadi dona l.a abtigeyga adun wuu ku dhiboday balse faras ayuu helay run ahantii😢😢

  • @maxaa12
    @maxaa12 2 місяці тому

    Dowlada juboland😂😂

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 2 місяці тому

    Aaayad idin dishay dheh waa isku mid khawaarij maahee umada iskugu mid lee tihiin adinkuna waad dheceeysaan ayaguna waay dilaayaan

  • @CumarxaashiCali
    @CumarxaashiCali 2 місяці тому

    WAA GAR WAA GAR WAA GAR ILAAH INWALIBA WUXUU GEYSTAY BAA LAGA GUDAYAA

  • @DaahirYuusufyare
    @DaahirYuusufyare 2 місяці тому

    𝕁𝕦𝕓𝕒𝕝𝕒𝕟𝕕 𝕒𝕝 𝕤𝕙𝕒𝕓𝕒𝕒𝕓 𝕞𝕒?𝕞𝕒𝕛𝕠𝕘𝕒𝕒𝕟 😮😂

    • @wadania932
      @wadania932 2 місяці тому +1

      2 sano kahor lasoo qabtay, xabsi ayay kujirayn . Hada maxkamada lasaaray. Jubaland ciidan adag ayaa ka dhisan

  • @ExmanarovaExmanarova
    @ExmanarovaExmanarova 2 місяці тому +1

    Jubalanba hadan imado itogta.😂😂

  • @XassanCige-g7k
    @XassanCige-g7k 2 місяці тому

    Oht6vfo🎉😂❤❤❤

  • @menhee7408
    @menhee7408 2 місяці тому +1

    Ahmed dhuxul waa xanaaqay markii maalindhaweed laga dilay 40 laganafurtay 4 gaari aasoow maxaa biista isyiri kuciilbax adeer wadanka keenya maleh duulaanka eey keenya diinta islaamka iyo dalkeena kusooqaaday maaha midloogaharidoono insha allaah muslimiintana waa guuleeysanayaan insha allaah jala jalaaluhu allaahu akbar alxamduliaah allaahuma Sali wasalim calaa nabiyinaa muxamad

    • @Professor4555
      @Professor4555 2 місяці тому

      argagaxisda caqliga liita sida adigo kale waqtigoodi dhama, kaliga is dil nacalad yahey

    • @menhee7408
      @menhee7408 2 місяці тому

      @@Professor4555 eey dhalay oo cadwga muslimiinta dadka ujaajuusa warkiisa macno maleh

    • @Professor4555
      @Professor4555 2 місяці тому

      @@menhee7408 marka fikirka maangaabta wahaabiyada idin dhashey dalka so galaye ban idin oga dad maangaab ah o sheeko caruuredka carabta isku halaagi doono ina tihiin, qof inta dhintey war no keeney ma jire naftaada xun ilaasho dadkan faqriga iyo gaajada heysana naftooda u daaya , caalamka taarikhda meel diin ka shaqeyse lagauna liibaney ma jirto ila nabiga caruurti u awoowga u aha saaxibadi dileen, caqliga yar fur nacas yahey

    • @menhee7408
      @menhee7408 2 місяці тому +1

      @@Professor4555 qof aan waxba hubsan baatahay warka eey gaalo raacyada meelaha lawareegayaan miyaad run mooday adeer xarakada qawarij maaha waa ahlusuno waljamaaco waana xaq udirir muslimiintana magaaleysiin in diinta Nabi muxamad caleeyhi salaatu wasalaam loo gargaarana waa waajib baryo maaha muslimiinta oo dhan ayaa lagarabaa ineey gaalada kabarinoqdaan

    • @Istahilsiman
      @Istahilsiman Місяць тому

      ​@@menhee7408haa wllhi wan kugu racsanahay tas 😏😢

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 Місяць тому

    Eey eeyu dhashay eelaaydii waa la laayay khawarijta ahaa hakaa saarto

  • @UsmaanMaamow
    @UsmaanMaamow Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AmedIbraahin73
    @AmedIbraahin73 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤