Xil Cabdirashiid Xidig”Hubka Caabudwaaq yaan ajande laga dhigin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Xil Cabdirashiid Xidig”Hubka Caabudwaaq yaan ajande laga dhigin dadkaas siday umaareysanayaan xirfadeeda ayey leeyihin”

КОМЕНТАРІ • 12

  • @FartunK
    @FartunK Місяць тому

    maasha allaah xaqiiq hadalkaada mudane xidig

  • @hibodiiriye7692
    @hibodiiriye7692 Місяць тому

    Waa xaqiiq

  • @mcafuufe
    @mcafuufe Місяць тому

    Dhaan dheere sidaa weeye mudane xidig

  • @user-qi3dv4ok5g
    @user-qi3dv4ok5g Місяць тому

    Kkkkkk

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Місяць тому

    MAHADSANID XILDHIBAAN XIDDIG XAQBAY LAHAAYEEN REER CAABUDWAAQ INAY QABSADAAN HUBKAAS WAAYO XASAN DHIIQO MACAWISLEYDII QABIILKIISA AHAYD AYUU HUBKII DOWLADDU LAHAYD UQAYBIYEY

  • @diiriyexusein7005
    @diiriyexusein7005 Місяць тому

    Nin rag ah ayaa malinta lobahanyahy laga helaa hiilo

  • @batulabilan983
    @batulabilan983 Місяць тому

    qabyaaladiiste

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 Місяць тому

    Geesi geesi dhalay og ka ragsan ma arkin ninkan

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 Місяць тому

    Maangaabnimo waa sidaan sida an adiga 24sano xildhibaan ahaay in caqliyadaadu weli sidaa u liidato markii hore sirdoon itobiya adiga maxamud sayid aadan aad saraakiil ka aheydeen dalkaas waa laga shaqeystaa ee ilahyoow kuwa u shaqeeyo noo keen

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 Місяць тому

    Dib u heshiisiin ayuu ka hadlayaa Hadana wuxuu leeyahay Reerkayga ha haystaan hubka Sharcidarada ah. Ninkan waa Qabyaaladiiste warkiisana Waa cad yahay.

    • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
      @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn Місяць тому +2

      Dadka kale qabyaaladooda maxaa kutusay oo sharci daro kadhigay ta reerkiina 2-sano iyo dheeraad lagu hubeynayay ee ay cid kasta oo daris la ahayd ay kuweerareena sharciga kadhigey ina maalin taajirow taasi waa waalidii biliiliqo family kaligood xaqle yaal wallee wax badan bey idiin meel martaye sidu sidii hote maaha reer kaligood mudane dib isugu noqda xaaladu waa isbadashaye waxaasu iidoor baa eedaye cagaha dhulka dhiga talo walaalnimo iyo sinaan ayeeynu wax kuwada leenahay balse aniga igama roona socon mayso cidaay😁😁😁😁😁