Dalmar Yare oo London yimid - Bahda Fanka iyo bulshada oo soo buux dhaafiyay Airport ka Heathrow

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 сер 2022
  • / @aflaantapro Fadlan
    Subscribe Noo Saar
    SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
    / abdijabar_photography_uk
    You Can Contact us for all Business inquiries.
    🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films
    Email: Aflaantastudiouk@gmail.com
    Welcome To Aflaanta Studio
    Home of Somali Music Video
    * Update 24 Hours
    * Quality Videos
    * Reliable Ideas
    If you are Enjoyed | Subscribe Us Free
    And Check Alert Icon 🔔
    Contact Us What's Up
    +254722258310
    Contact Us Mobile
    +447724113129
    abdijabar_photography_uk
    Facebook : @Abdijabar Ali Mohamud

КОМЕНТАРІ • 29

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 роки тому +12

    Ilaahay ha soo hanuuniyo dhamaan fanaanita maxaa yeelay ma aha Shaqo fican, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah💞

  • @khaaliahmed5088
    @khaaliahmed5088 2 роки тому +9

    Haddi qof uu nasib leyahay waa kano kale dalmar yare Allaha ku sharfo habo

  • @daacad5731
    @daacad5731 2 роки тому +6

    Masha allah dalmar waa legenka fanaaniinta soomaaliyeed

  • @ahmeddeeq7377
    @ahmeddeeq7377 2 роки тому +7

    First comment 🤣 waligay maantaa First comment helaye Like iisaara Soomaaliyeey

  • @fathiyaabdullahi1246
    @fathiyaabdullahi1246 2 роки тому +3

    Walee in uu yahay Nin qiimo leh dalmar waa leysku raacay

  • @jabiibocali7336
    @jabiibocali7336 2 роки тому +3

    dalmar yare fanan qiimo badan weye ad ayan
    ujecelay

  • @maryanbella3878
    @maryanbella3878 2 роки тому +6

    Hoyo mcn markay tire wlhi ilin ayaa iga timid 😭😭😭😭

  • @halima6960
    @halima6960 Рік тому

    I was at the airport that night, we came from Turkey and my kids and I saw this crowd full of my people, there was Dalmar and faynoos, and lots of fanaaniin and 2 of my kids 💕💕😊😊 at 15:39. I notice they cut off lots of clips to avoid restriction becuase of the kids. lol

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 роки тому +2

    Dalmar waaa nin wayn

  • @balqesaalisalah3023
    @balqesaalisalah3023 2 роки тому +3

    Wlh niyada iska dhahay laki xaaji wacays ma ka maqnaa lahayn maxa ku dhacay midha safar jirtay

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 2 роки тому +5

    Masha Allah 🥰🥰🥰😍😍

  • @zakiapdiyasif7002
    @zakiapdiyasif7002 Рік тому

    bushaaro cali paande love kugu ahay ilahay amarkii haparwadaag 😆✌

  • @hassanosmanxasgii4500
    @hassanosmanxasgii4500 2 роки тому +1

    Dalmar legend bro

  • @ahmedkhadar1901
    @ahmedkhadar1901 2 роки тому +3

    Wllhi fanaan soomaaliyeed haddad maqasho waa kan
    Baleeg dadka halkaa ku soo dhaweeyay soomali oo dhan

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 Рік тому +1

    waa wadani wadani dhalay ruux walba isagaa keensada in la jeclaado iyo sharaftaba

  • @MaxamedCabdi-ue4bg
    @MaxamedCabdi-ue4bg 2 роки тому +2

    maasha allaah ❤❤

  • @samsammaxamud1628
    @samsammaxamud1628 2 роки тому +1

    Masha Allah 🥰🥰🥰

  • @nuurkayuudaa393
    @nuurkayuudaa393 Рік тому

    Waa maqleysaa Dalmar, Turkey iska xaadiri sxb

  • @MohamudIssack-fc9xo
    @MohamudIssack-fc9xo 8 місяців тому

    Wao

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 Рік тому

    Ma moda inay so dhawaynayan sheekh caalima ilahay u noqda

  • @dhuunidhaani192
    @dhuunidhaani192 2 роки тому

    Nin weyn dheh

  • @miskiomar4399
    @miskiomar4399 2 роки тому

    👏👏❤️

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 роки тому

    faaraxow isllaanta ku agtaagan khamaar u xidh please ✋⛔ subxaanallaah subxaanallaah ❓

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 Рік тому

    dalmaryarow dhaxlkii fanaaniintii hore iyo abwaaninteenii ayaad tahay waxna weydhinteen waxna sidey isu wediinayeen dalkan ma soomaaliyaa dadkana ma soomaalibaa ayeey la aabuseen xasan aadan ayaa ugu dambeeyey soomaalinimadii weli waa sideedii halkaas ka sii wad adiga iyo kuwa kula mid ahba hambayo

  • @nimcoismaacil7033
    @nimcoismaacil7033 2 роки тому +1

    Tan imaan maayo ee ta Haweenka iyo Uk night imanayaa lool🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Walee labo jeer xiiso malihi🤣

  • @foos81
    @foos81 2 роки тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 Рік тому

    Hhhh

  • @daacad5731
    @daacad5731 2 роки тому +4

    Masha allah dalmar waa legenka fanaaniinta soomaaliyeed