DEGDEG: Waraysi Gaar ah oo Buuni Siiyay Horyaal Tv Ayaa Kamarada Ku dhacay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 27

  • @arahmanmohamed2574
    @arahmanmohamed2574 4 години тому +2

    Sifiican weeye

  • @Khadra115MA-bg2ry
    @Khadra115MA-bg2ry 3 години тому +1

    Buni waa geesi qaran

  • @IstaahilToon
    @IstaahilToon 3 години тому +1

    There can only be one president. Abdirahman Mohamed Abdullahi . Means the world to us. Walahi we will help you with your mission.

  • @prosl11
    @prosl11 Годину тому

    Buuni geesi aan ganbaan walaahi waan kuu tageera

  • @HibaaqCali-p4s
    @HibaaqCali-p4s 3 години тому +1

    bal u fiirsada madaxweyne muse bixi still leyihin dadku hhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 3 години тому +1

    Neeeeeeef

  • @Hiil1242
    @Hiil1242 2 години тому

    Buuniyow buufi huwanta 😂 100 cisho ayay ku fashilmayaane 😂😂😂😂

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 години тому +1

    Madaxdii hore ayagoo bilaa godob ah magaalada joogeen muuse biixi baloodho badan habeeystay maxaa godob kugu maqan

    • @prosl11
      @prosl11 Годину тому

      Riyaale iyo siilanyo maa bila godob baa ? Bal beenta aad sheegiseed wa amaxay

    • @abdirahmanlibaan5850
      @abdirahmanlibaan5850 Годину тому

      Labada madaxweyne 5 gaari oo tikniko ah isma daba dhigi jirin 3 askari oo ilaalo ah waay haaysen

  • @Ham-n2c
    @Ham-n2c 2 години тому +1

    Waar waxani maxaad ka wareysanaysaan xidha

  • @salmaAlii4052
    @salmaAlii4052 2 години тому

    Asc buuni geesi qaran baadtahay

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 3 години тому

    Ciro isagoon madax weyne aan aheyn sowkii ciidamo beeleed gurigiisa ku heystey ee maalintiina ay buurta ka soo dagaalamayeen iyagoo taageeraaya walaalahood harti habeen kiina guriga ciro loogu casho sameyn jirey.
    Hadana muuse iyo tolkiiba waa iney sidaasoo kale sameeyaan oo amaankiisa la sugaa.

  • @HibaadHibaadhabane
    @HibaadHibaadhabane Годину тому

    Buuni waalhi waa lajan

  • @amalquule84
    @amalquule84 47 хвилин тому

    hayooni heego buuniyo

  • @Mawliid-rd8en
    @Mawliid-rd8en 2 години тому

    Wasirka ben haka shegin

  • @hctvs0mali327
    @hctvs0mali327 56 хвилин тому

    Niyo Somaliland Ma Dad Authyska Qaba Ayaa Ladhegeystas

  • @mxmedadn4194
    @mxmedadn4194 3 години тому

    Fee jaamacadda...
    Way dafireen markay fashilmeen
    Ilaaladii MBC
    Sidoo kale

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 3 години тому

    Wariye,buun xamar waydii shaqada uukahayey iyo iskdirka uukawado dalka somaliland.

  • @abdiqanihussen717
    @abdiqanihussen717 Годину тому

    waxkasta oo dadku ka qajilan Ayad Adiga laguso dhhiba

  • @iidqurpo6067
    @iidqurpo6067 4 години тому

    Wasiirka ma A10 bey kaga duubayaan😅😅

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 години тому

    Kani DIBJIRKANI uu xamar mafrashka seexan jirey ayaad wareysanysan

  • @abdiqanihussen717
    @abdiqanihussen717 Годину тому

    waar wali ma waxad is Modaysa inad wsiir tahay