WAA QABYALI QOLADA SACAD MUUSE WAXAD MODAA IN DADKA KALE CAQLI LABAYN IYAGA OO QABYALAD CAD KU HADLAYA AYEY ODHANyaan WAXANU DIFACAYNAA QARAMKA WAXAY U YAQANANA CID AN IYAGA AHAYN IN LAGU AAMINI KARIN SOMALILAN XISHOODA
Maxaa SNM iyo Somaliland isku keenay, snm waxay ka mid ahayd jabhadihii reenimada ku saleysnaa ee la dagaalsanaa dawladdii Somaliya ee waqtigoodu dhammaaday. Somaliland history geedu waxay ka soo bilaabantaa 1991 kii, wixii ka horeeyey cidiba ma hadalhayn....
Xuto waxan islaha waa aqoonyahan wax bartey lakin waxa iso baxdey inu yahay jaahiil weliba qabyaladu madaax martey ninka SNM radinaya wakhtiga waa niin raba in ay Somaliland noqotey idoorlaand
Dalka hhalkii ugu liidatahay gaadhay cida uu ku eedaynayo iyo SNM in share laga siiyo ayuu ku khaldan tahay sida kale 100% waa sax. Waa sidii UULO lagu yidhi siyaasi soo warayso.
Naayaahe Illahay Ka Baqo Oo Iimaan Yeelo, Madaxweynaha Dr Cabdiraxmaa Maxamed Cabdillahi Cirro Ayaa Kitaab Quraan ah Gacanta Loo Saaray Oo Loo Dhaariyey. Markaa Ku Iimaanso cadow Kuuma Wado e.
Xuuto isagaa leh wadan ka cilaajka adaa ah oo jaahil garxajis ah duli run tu fanto maaha ciro iga walee kabaha iyo shaadh kaba waa laga saari haduu wadanka la abado
Haber awal waxii la siin jiray maad hesheen mise kolba ka hadlad ka dexraadisaan adeer horta bahasha barta kursigii sow ma haysaan dherga xagayaga daamur kulul ku soo shubo jin oomanow
QUDHMIYE NINKII DAMBIGA GAYSTAY AYUU LEEYHAY XALKA HALOO DIRI WAXA CAD AFKA KU HADLAYAA WAA LOO SOO DHIIBAY MANA RABAAN IN NABADI KA DHACDO SOMALILAN WAAYO IYAGAA GAYSTAY NINKII DHIBTA GAYSTAYNA XAL LOOMA DIRO
Xuuto walahi wa Niin Rageed , ka yar wu isku so qawiyaay, Tass oo cadeeyneysa iin wariyashi Somaliland la iibsadeey. Ciiro Somaliland ma wuxu Raba horta inay kuu barbartaan? 100 cisho muu joogiin Kulaha , maxay uso diyar garoobi wayeen 😮😮😮
Ninkan wuu xiiqsan yahay inaad waraysataan may ahayn. Salaad walba waqtigeeda ayaa la tukadaa. Xukuumada Cirro xilalkii ay magacawday qaar baan weli xilkiiba lama wareegin ee dhaliisha loo soo jeedinayaa xaggay ka imanaysaa?
wagan MucaariDka aha Masanan u waalna in cidiba iga saxNeyn ban uhaystey lkn hagar Daamoyinki ina biixi ba la dhayaya ee hadalka yareeya Rer kulmiye 😂😂
Nabada aan kunaaloneyno maanta ilaahay kasokoow SNM ayaa dhii’gooda U’shubay ❤
Waa saxiir
SNM= SOMALILAND
Kan wariye mahee Horyl Tv hayska badasho. Badaluuu badaluuu badaluuuuuu
Xuuto gesi geesi dhalay, I appreciate your hRd work inaadeer ❤❤❤
❤❤❤❤
Mujaahid qaran xuuto❤❤❤❤❤❤
WAA QABYALI QOLADA SACAD MUUSE WAXAD MODAA IN DADKA KALE CAQLI LABAYN IYAGA OO QABYALAD CAD KU HADLAYA AYEY ODHANyaan WAXANU DIFACAYNAA QARAMKA WAXAY U YAQANANA CID AN IYAGA AHAYN IN LAGU AAMINI KARIN SOMALILAN XISHOODA
IN AAD XAMILI WEYDO QOF QOF HADLAY WAA JILAYC
Sow mucaarad maha marka dhaalisha xamiila...
REERAHA KALENA WAA XOOLAHOODA OO IYAGAA DHAQDA
Nabad iyo nolol ayaa qabiil lagu difaacaya. Umada indha wada qabta dee 😂
Ciru wuxu yahay walaga shegaya aderr adkayso waraya
Taariikhdu waligeed ma duugawdo SNM ❤
Kan yaree wariyaha ah waa nocii cirro lacagta siiyay wlhi 😂😂😂😂
Runtu waa dacar ee qaado
Guulaysta guul ilaashada soomaalln guul cadowga iska qabta
Kani waa TEAM Mayer na qanci
Ex Gud Solja mr Xuuto dhabbaad ka hadashay run u sheegtay Ciro iyo wariyahaba thanks
XUUTI. WAA. MUJAHIDIINTII. S N M NOOLOW. ❤❤❤❤❤
Inaga dhig Cabdiraxmaan ciro wariye leh 😂😂😂😂
Waa sax he is true full ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ma maanta ayuu inan yari saa SNM uu ugu jees jees jees ayaa Somaliland waa SNM
Ehelu sharaf reer awoowayaashey Sacad Muuse kursi /weyne dambee heli urin mayaan sidaay u egg tahay. Garxajiis Hjeclo Arab isga fogeeyee afxumo xin iyo xaasid Berbera iyo Hargeysa sheegaasho joogto ah...
Maxaa SNM iyo Somaliland isku keenay, snm waxay ka mid ahayd jabhadihii reenimada ku saleysnaa ee la dagaalsanaa dawladdii Somaliya ee waqtigoodu dhammaaday. Somaliland history geedu waxay ka soo bilaabantaa 1991 kii, wixii ka horeeyey cidiba ma hadalhayn....
Snm inkay dhibtaa waanu naqaanaa
Ma duugawda dabkeeduna ma dhaco mana doorsoonto
Darood bad tahay waanad is cadaysay
Xuuto guuleyso geedi. Snm ayuu ka xanaaqsyaa kan yai waa huwen weriyana maahee
Heegadi waa weena😂oo nolosha lagu qabtay 😂
Xuuto mashallah wadani dhiig leh. Somali national movement forever 💚💛
mujaahidku ma waxa uu ladagaalamay isreal
Mayee wuxuu la soo dagaalamay oo ka guuleystay faqashtii uu cirro u soo shaqeeyey ee ilaa 1991kii ay ku kor duntay
@suberh8985 huwantii dhe
Xuto waxan islaha waa aqoonyahan wax bartey lakin waxa iso baxdey inu yahay jaahiil weliba qabyaladu madaax martey ninka SNM radinaya wakhtiga waa niin raba in ay Somaliland noqotey idoorlaand
Adiga qabyaladiste ah runta mxd ku didaysa
Madaxwaynuhu reerkayaga maaha uun muuiska yidhaahdo
Well done Xoghaye Xuuto kayar cashar fiican ayad u dhigtay
Madaxweyne Cigaal ma SNM buu ahaa tolow??...waar waxan maangaabka aha yaa umadda ka qabta.
Cigaal faqash waki BBC l9ndon ka cayi jiray SNM , 4 ta injirta lee iyo abahood ayu ugu yeedhi jiray!!
Xuuti thanks inadeer 👌🙏
Xuuto ilaahay aftahanimada iyo cod karnimada hakuu siyaadiyo wallee wax baa ku dhacay digaagadii yarayd
Kan yar lacag baa laso sisay. Wariye dacada wuu iska yar yahay manta 😢😢Xukumadan cusub dalka halaga ilaliyo xuute iyo shacabka intisa cafimadka qabta isha kuhaya
Xuuti waa Nin dalkiisa iyo dadkiisa jecel 🙏
Wariye guul iyo gobanimo asc
Wariye ninka waxaad ku haysata maxaad u dhalilaysa dawlada ciiro?
Simply wa fashiiil
Waa huwan
wuxu fashiliyay caqliga liita iyo dhaliisha bilaa jahada ah
@DayaxInaxidig-th8oz ciro wuxu yahay isma qarinkaro
Ciro waa caano shiid aan warba hayn 😂😂😂😂 allah hanagu astureee
YAA CIIDKA KA SOO SAARAY 🔥 🔥 🔥 WAA TAA MUHIIMDO 🎉🎉🎉
Ciraaj xil uwaashay kudhiibi maynode hadhaaga heego niiko
Ninkani waa xogxogaal weyi Wlee wadanka rufiyaankii sbb ayàa soogashy sirdonka Somaliand sfcn ushaqeyaa
Kani mafaqashbaa muxuu wediinayaa warwaxani weriye maahan waamid meeli ucadahay
Kanhala bedelo weriye maahan
Xuuto geesi geesi dhalay noolow cadawgaa hajabo
Mansha Allah tabaraka Jazakalaahu khayran guulayso guul guul iyo gobanimo Somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
SHALAY MUUSE KHALADKIISA AYUU KU TAGERAYEY CIRO LABA BILOD MA GADHIN MUXUU KA SHEGI KARAA TUUGAN QABIILIGA AH
Dalka hhalkii ugu liidatahay gaadhay cida uu ku eedaynayo iyo SNM in share laga siiyo ayuu ku khaldan tahay sida kale 100% waa sax. Waa sidii UULO lagu yidhi siyaasi soo warayso.
Walaahi somalilaan snm yaada wadi kaata
Xuuto waa musharaxa reerka golaha wakiilada s.land 2026 insha allaah guulayso indr
Ninkan wixiisu mucaaradnimo iyo xukuumad sixid kama aha ee waa muran aan sa lahayn.
Ilaahay Ciro iyo dawladiisa hadii shar noo wadaan ilaahay ha naga qabto Huwan iyo Cadow ayay nagu soo Daayeen ilaahay ha naga qabto inta shar noo soo wada Acuudubilaah
Naayaahe Illahay Ka Baqo Oo Iimaan Yeelo, Madaxweynaha Dr Cabdiraxmaa Maxamed Cabdillahi Cirro Ayaa Kitaab Quraan ah Gacanta Loo Saaray Oo Loo Dhaariyey. Markaa Ku Iimaanso cadow Kuuma Wado e.
Horyaal tv ma saaxafada la iibsaday baa
Haa 😂
CIRO WAA FAQASH ISAGA IYO HUWANTIISABA DALKA WAANU KA XORAYN DOONAA
Kuwii SNM iyo mujaahid ku wareeriyay umada ee ina biixi iyo ina Kaahin Goojacade ayaa sheegtay waxay ahaayeen, orodkoodii 120km 1saac baxsadeen
Weriya hani waa nin rageed, odaygii xuurta waduu mariyey
SNM xiligeedii uu dhamaaday bidaar
Hodhodho😂😂😂
@NajmaCali-ey2np ina adeer aan horay usocono dhalinyarada aan uga sheekayno wax cusub
Basaas SNM dalka iyaga leh. Ilashanayana.
@kaltunhrg-zm6wt waqtigaas uu dhamaaday way dhinteen intoodii badan jiilka cusub halala jaanqaado ee uu u horeeyo ciro iyo wasiir abdiraxman dahir ninkii itoobiyadii baahnayd joojiyay guul muusena raadkiisii halaga weecdo
Nacasnimada la amus SNM ba dalkan iska leh
Qasiisad ayaa ninkan dhashay oo qaxaabad ah eena aamu
Adiga sowtan tii ku dhashay suuqa dhexdiisa qaadka ku cunaysa orodoo hadaad caqli leedahay gurigeeda. Gee hablihiinan waashayna siilka ka quful
Waaruntii faqashbuu ahaa Abdixaman❤Waikiki siyaad buu la jogay
Asc hello
Asc waan kusalaamsy wariye
maraykan ma berbera ayaan siinaa ha ina aqoonsadee
Haa maxay nuku falay naa aqoonsi ga kadib lasodegay naa dekado
@DhukoDhuko-m3s sawkaan lugaha ba itoobiya siinaynay oo gaajoonaysa
ninkan cilaajka ayu ubahanyay ee tolkisa away ama walaalki mise inta midna male haday sida. Tahay saxafadu haa gayso mudo badan ayu gudomiye uu ahaye
Adkayso runta kudhibaysee
Xuuto isagaa leh wadan ka cilaajka adaa ah oo jaahil garxajis ah duli run tu fanto maaha ciro iga walee kabaha iyo shaadh kaba waa laga saari haduu wadanka la abado
Xuuto munaafaq, qabyaalidiista,ah
Asc wariye kusoco halkaa kagasii wad nin geedkuu shalay jaray maanta raadinaayaa wuxu raad gunimo weeye ,?? runta been kasheeg weeye ???
Waaa Habar Awal..waxay ka vaqayaaan in la gooyo lacagihii fadhiga lagu qaadan jiray.
Haber awal waxii la siin jiray maad hesheen mise kolba ka hadlad ka dexraadisaan adeer horta bahasha barta kursigii sow ma haysaan dherga xagayaga daamur kulul ku soo shubo jin oomanow
Dood you can speak to your cousin he is taken your mp seat, nothing to do with the president😅😅😅😅😅😅
Habeen qudha xiisaad saxafadeed ma qaban!! Fadlan inader shaqaa kale radso...
Asc waa daahir wariye waad kumahadsantahay kusuco nin geedkii uujaray shalay maanta baadigoobaaya gun.nimada badhkeed weeye?
Waxa tahay nocii ciro uwataya runtaan wad didan tihin
Soomaaliland guul guul waa wada SNM ciyaalkan la waaley dhexdhexaad ayuu iska dhigayaa.
A rebel without a cause, opposition for the sake of opposition
waxaan hubaa qofkasta markay bidaar gasho qalbigana way kaga dhacdaa inta bidaarta leh waa dad waalwaalan
geeeeesi geeeeesi dhalayyyyyyyyyyyy wariyuhu waaa ciyaaallllo suuuqqqqq
Kan wariye ku sheeg ah waxii ka dhinayaaa maxamed kaahin iyo muuse biixi soo qaadidooda heart attack 😢
Dhiig kar ayuu ku riday weriye liibaan siyaasi ismoodkii xuuto, inuu qarxo ayuu ku dhawaaday yaa ilaahi
Xuuto numberkiisa ha laysoooo siiyo wleee waa nimanyaale 🩷🩷
Wariye hani wa imisajir 😊
Mansha Allah xuuto hadalkaagu waa xaqiiq lakiin adeer dadkan somaliland qabsaday waa huwan iyo cadaw kalkaal cidii somaliland jecelna way ka xanaaqaan
Kan yari weriye maha halaga eryo TV ga horyaal
Maagacan cuusob muxuuaha niinkany baashir xusaasn xiirse raa xaargaye faanax waanye from USA 😂
Viva xuuto❤❤❤❤❤
Xuuto waxuu ka hadlay wax qiikh ah oo runa ha ninkee hadlayab ha hadlee. Wara waa yaab .
WAR DHAGAYSTA SOMALIKAN IYO SNM AYUU ISKU QALXAYAA SIDII MUISE ISUGU DARAYEY AYUU WADAA ISAGUNA NABADA LAGA HADLAYO AYUU LA YAABAN YAHAY
QUDHMIYE NINKII DAMBIGA GAYSTAY AYUU LEEYHAY XALKA HALOO DIRI WAXA CAD AFKA KU HADLAYAA WAA LOO SOO DHIIBAY MANA RABAAN IN NABADI KA DHACDO SOMALILAN WAAYO IYAGAA GAYSTAY NINKII DHIBTA GAYSTAYNA XAL LOOMA DIRO
Alayle horyaal kanay caadi u qawisay tolow miyu kululaaday wa yaabe xuuto
Xawayaan kaasaa Soja haysan jiray cuqdad buu la nadoobaday .
Cabdiqadir jirde wuxuu ka miisaan culus yahay Somaliland oo dhan, waa ninka ugu qiimo badan ee maanta nool reer Somaliland, waa ninka qudha ee maanta koonfur aynu kaga hirtagi karno fagaare caalamiya,
Allaha ku caafiyo
Mujaahidiintu kuwii Somaliland jar ka tuuray mayna aheyn ee Goojacade kasoo baxsaday 😂😂
SNM way ka wada xanaqaan , wayo Tarikh kuma laha , Wadaankaan oo dhisan ayay so wada Galène, kaana wa HorgaaL cada Qatar ah isago Da'a yar oo shalay dhasheey
Macaaac xayawankan marki shaqada laga eryay ayuu raba in shaqo la siiyo xoolo xoolo dhalen
cid walba marka wariye laga dhigo, xataa mawduuca laga hadlayo ayuu macnaha ka qadaa.😊
Siyaasi xuuto muwaadin iyo siyaasi dal jacayl ka muuqdo guulayso lakiin kano kale waraysi yanu kaa qadani waa dhalinta ku masalafay saxafada cudur qabiilna laga buuxiyey
Nikan cadhaysan Balwaydiiya sidee ayaad u arkaysay madaxwaynayaasshii hore ee marxuun cigaal iyo Daahir rayaale ileen ahayn mujaahidiintii S.N.M ee soohalgamaye
Weriyahani waa huwan waana bilaa khibrad
Qoralka Dibjirki baa soqorey😂
Xuuto walahi wa Niin Rageed , ka yar wu isku so qawiyaay, Tass oo cadeeyneysa iin wariyashi Somaliland la iibsadeey. Ciiro Somaliland ma wuxu Raba horta inay kuu barbartaan? 100 cisho muu joogiin Kulaha , maxay uso diyar garoobi wayeen 😮😮😮
WAAR NEEFKAN NEEFKU DHALAY ORODOO XAMAAL TAG DHE
Niika wariiye waad edaab taraatay kaan wariiye maaha reemiga niiku ha haadle daay
Ninkan wuu xiiqsan yahay inaad waraysataan may ahayn. Salaad walba waqtigeeda ayaa la tukadaa. Xukuumada Cirro xilalkii ay magacawday qaar baan weli xilkiiba lama wareegin ee dhaliisha loo soo jeedinayaa xaggay ka imanaysaa?
Allaylehe waad qaawisay qabiilayste cuqdad cirro u qaba weeyi. Yaahuu sharka kugu raran
Wariye adeer xuute waa xayawan
Reer kii Dr. Irro oo aan la dhaarin mucaarad bilaabay, maxay hada noo sheegayan? kkk Nin aad ogtahay wuxu yahay, yaad tahay lama yidhaa.
Saxaafada ciraa casuumay maalindhawayd madaxtoyada in aanay dhalisheda lasheegin qaladaadkeeda laqariyo
Waa idaacadii dhadhamac raac horyaal hala mamnuuco saxaafadii la iibsaday nacalaa saxaafadooda ku yaale
Walaahi hadii aad indhaha dhiig ka keentid wax kale iska daaye, waxar bakhtiday lagu waydiinayn 😅😅😅
WAALI IYO JAAHILNIMO AYAA KA MUUQATA . IIMAAN LA,AANA WAY U DHEERTAHAY😂😂
kan ilko dheere
waa dadkii ka soo
baxay, iskuulka anshax xumada
ee khaniisiinta Abaaro
jigjiga yar
Taasi waa runtii oo Anaguba waa ognay....iyo Qaar kaloo Badan.....iko....iko...iko
Horyaal faqash imisaad ku shaqysaan shacabku haydiin qaadhaamene hagardaamada dadban ka daaya qatanka Guul Somaliland
Waar kani wuu xanuunsanaya qabyalada iyo qudhun baa ka buuxa sanaag yaa gooyay kulaha
Neef walba warbaahin ayaaa nabaraysaaa😮
KAN WARRIYAHA SHEEGANAYAA WARIYE CIRRO U SHAQEEYAA ???
XAQIIQDA XUUTAA SHEEGAY WAXA LA RABAA WAA SNM EE MAAHA SL
wagan MucaariDka aha Masanan u waalna in cidiba iga saxNeyn ban uhaystey lkn hagar Daamoyinki ina biixi ba la dhayaya ee hadalka yareeya Rer kulmiye 😂😂