Documentary | Shidaalka & Dagaallada Adduunka | Soomaaliya Goormee Lasoo Bixi rabtaa Shidaalkeeda?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 кві 2024
  • Shidaalka & Dagaallada Adduunka Soomaaliya Goormee Lasoo Bixi rabtaa Shidaalkeeda?

КОМЕНТАРІ • 50

  • @Saaami123
    @Saaami123 3 місяці тому +18

    Itaal media wxad jaso hadasha UAE 🇦🇪 iyo hagardaanada ay Somalia ku hyaan inshalah

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 3 місяці тому +9

    Wow qof ugu horeyay iyo barnamij qiimo badan mahadsanid itaal media

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 3 місяці тому +4

    Waa sooyaal xiisihiisa leh. Mahad badan Ustaad.

  • @Eidanyare191
    @Eidanyare191 3 місяці тому +3

    mnsha allah barnaamij wax tar leh oo faaido badan laga dhuuxaayo alle haku barakeeto itaal media

  • @sumisorry6078
    @sumisorry6078 3 місяці тому +2

    إن سألوك عن غزة فقل لهم: بها شهيد ‏يسعفه شهيد ويصور شهيد ويودعه شهيد وصلي عليه شهيد ‏ويدفنه شهيد اللهم انصر اخواننا في غزة

  • @Abdiwali_Hero
    @Abdiwali_Hero 3 місяці тому +4

    Hadii shidalakeena lasoo saaro xaqiiqso CARABTA oo dhan waa ka shidaal badnaheena insha allah

  • @samatarxuseenalmagan4142
    @samatarxuseenalmagan4142 2 місяці тому +2

    Wow 😲 Msha Allh

  • @Alleyesonrafa10
    @Alleyesonrafa10 3 місяці тому +4

    Qiyaamaha markuuu dhaco sooo saaranaynaaa😢😢

  • @user-un4yj1xu6j
    @user-un4yj1xu6j 3 місяці тому +1

    Mahadsanid

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 3 місяці тому

    Mahadsanid sxb

  • @khalidabdi1001
    @khalidabdi1001 3 місяці тому +1

    Ustaad aad ayaad u mahadsan tahy

  • @axmedmaxamef675
    @axmedmaxamef675 3 місяці тому +5

    Kusalia nabiyadda nabi muxamed khayrukhalqulaahi scw scw scw scw scw scw nabi ibraahim abull anbiyaa ama khaliilulaah bal maxaa kawacan in aad alle sxp lanoqto caajiib wll nabi muuse scw scw scw scw scw scw scw nabi ciise masiix kii wax masixijirey idinka alle weyne sid baraska indho la.aanta allahu akabar

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 3 місяці тому +4

    Waad ku mahadsan tahay barnaamishka wanaagsan.
    Shidaalka Somalia waxaa la soo saraa 2025 waxaa balan qaaday dowlada Turkey shalay.

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 місяці тому

    Xurmahen

  • @liibaanxuusen5572
    @liibaanxuusen5572 3 місяці тому +1

    ❤our channel

  • @axmedmaxamef675
    @axmedmaxamef675 3 місяці тому +5

    Itaal media sxp qali vidoe dheer oo 50 minneat gaadhaya oo kahadlaya shiinaha militariggiisa kasoo hadal hadhawna kasoo hadal ruushka mahadsanid sxp

    • @drsocial6889
      @drsocial6889 3 місяці тому +2

      Shiinaha wale madax wadani buu helay oo kor u qaaday qabka yo awooda ciidanka dalkeena urajeenaa insha allaah

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 місяці тому

    Dhuxul

  • @Kulmiye-yb9kh
    @Kulmiye-yb9kh 3 місяці тому +1

    Inshala 2030

  • @yaxaasmedia5530
    @yaxaasmedia5530 Місяць тому +2

    ustaad aad baan u jecelahay docomentryadaada ee sxb wali ma arag youtuber ka soo hadla 32kii nin ee godka chile ku dhacay ee please markaad jaanis hesho kso diyaari waa codsi mr.golden voice salaan sare ustaad

  • @user-df4ss5uf9i
    @user-df4ss5uf9i 3 місяці тому +3

    Dhibatada nahaysata ee qaraxa waxaa kasii darab dhibta carab noo malegayso

  • @maxmedmaxamuud4256
    @maxmedmaxamuud4256 14 днів тому

    Bisha soo socota ayaa la bilaabi donaa sahminta shidaalka

  • @shuabahmed5650
    @shuabahmed5650 3 місяці тому +2

    Somali Waxaa umalenaa marka adeegsiga shidaalka laiska daayo In aan soobaraarugno

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 3 місяці тому +1

    Waa runtaa

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 3 місяці тому +2

    Saaxiib kasoo hadal ciidanka shiinaha

  • @jamal-zurej21
    @jamal-zurej21 3 місяці тому +1

    insha allah before 2030 ba la soo saarin

  • @SurprisedCardGame-pc2uv
    @SurprisedCardGame-pc2uv 3 місяці тому +1

    Ogadenia was founded 1950
    Lakin away xornimo maanta Somali o Dhan wey nacfisan lahayd

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 3 місяці тому +1

    6:38

  • @Abdiraxman80
    @Abdiraxman80 3 місяці тому +2

    somaliya umada marka ay katagaan lee fadiga ka cayaan

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 місяці тому

    Hore

  • @RidwanShukri-io4fs
    @RidwanShukri-io4fs 3 місяці тому +1

    0:40

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul4704 3 місяці тому

    Waligiis lagama maarmayo laga yaabee in isticmaalkiisa yaraado iyo qiimaha lagu kala iibsado

  • @user-hr3nu8pm3f
    @user-hr3nu8pm3f 3 місяці тому

    2024/11/30

  • @DaauudAadan-oo5qm
    @DaauudAadan-oo5qm 3 місяці тому +1

    Waa marka aan madax weyno noqdo aniga oo jira hadda 17 sano

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 2 місяці тому

    Dukomiintiyada shidaalka Somalia iyo santooqyada dholka huus tiisa ku jira
    Ma.somali raadisaa jirta

  • @axmedmaxamef675
    @axmedmaxamef675 3 місяці тому +2

    Kusalia nabiyadda nabi muxamed khayrukhalqulaahi scw scw scw scw scw scw nabi ibraahim abull anbiyaa ama khaliilulaah bal maxaa kawacan in aad alle sxp lanoqto caajiib wll nabi muuse scw scw scw scw scw scw scw nabi ciise masiix kii wax masixijirey idinka alle weyne sid baraska indho la.aanta allahu akabar nabi nuux 150 sanno buu diinta faafinayey majiro ruux kadiin faafin badnaa

  • @cherif101
    @cherif101 3 місяці тому +1

    Tabin sare, cod tool moon iyo xogo tifaf tiran.

  • @RidwanShukri-io4fs
    @RidwanShukri-io4fs 3 місяці тому +1

    Mahdzanid zxb

  • @axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg
    @axmedcabdirisaaqcalixirs-zy6hg 3 місяці тому +1

    Somalia faa ido ugu majirto in aay soosarto shidalka 😅 hadii aysoo sarto waxay lamid noqonaysaa wadanka nayjar 😂 marka faa ido nomaleh hanaga maqnado

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 2 місяці тому

    Kkk

  • @jaallemohamadabdikadir
    @jaallemohamadabdikadir 3 місяці тому

    Haddan hadda la soo saarin .Hayskaga jiro malaha soomaali wax kale ayay ogtahaye. oo ah qabiil

  • @hamzaaboubakar8116
    @hamzaaboubakar8116 3 місяці тому +1

    Asc ilahay dhamantiin raali hadinka noqdo waligey intaan jannal kan taagera

    • @aweyshaji
      @aweyshaji 3 місяці тому

      Aamiin sxb, shukran alfa marah

  • @user-yj2oz6fb1i
    @user-yj2oz6fb1i 3 місяці тому

    I'm engineer of petroleum
    I have bachelor degree
    I stayed in somalia

  • @MawliidAadanmuumin
    @MawliidAadanmuumin 3 місяці тому +1

    Waxa lasso saarayaa marka uu wada nka maamulo madaxwayne cadaalada iyo shacab midaysan hadii aanay taasi dhicin waxa lasoo saarayaa marka soomaalida dadkale ay badalan

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 3 місяці тому +1

    Aragtidayda waxay ila tahay markan helno dawlad xoogan oo dhaqaale iyo Kala dambayn aya laso saari kara shidaalkeena

  • @craxmanjangow7421
    @craxmanjangow7421 3 місяці тому

    Sax

  • @Sadam_Philipine
    @Sadam_Philipine 3 місяці тому

    Inaad ku darto hoos u dhacii waynaa ee shidaalka ayaad ka ilawday barnaamijka
    Saamayntii cudurka cronovirous ee 2020 kii

  • @craxmanjangow7421
    @craxmanjangow7421 3 місяці тому

    Sss

  • @salaadomxusen1164
    @salaadomxusen1164 2 місяці тому