Ceebaa ka dhacday Sacuudi O Beentey Qarineysay lagu Qabtay| Ciidan ayagoon la jabinin Orod ku baxsad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 107

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  10 днів тому +21

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @RafcaPerdise-qo8bx
      @RafcaPerdise-qo8bx 10 днів тому +3

      Subxaana Allaah Rasuul miyaa mexeey ka faa'iidayaan imaatinkiisa Alle hasoo hadeeyo oo mardambe yaan lagu jeesjeesin .

  • @Somalestine
    @Somalestine 10 днів тому +6

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Allah Hau Gargaaro Muslimiinta 🤲

  • @MsFatimaMahmoud
    @MsFatimaMahmoud 10 днів тому +3

    Qofki Cis ka doona Alle waxaan ahayn ilaahay ba duleeya marka roob yar uu da'o Jeddah daadad ba qaada & xaramka mu Ku hagaajiyo Muslimiinta bahan wa xaqoodii Xasbunna lahu wanicmal wakiil.

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 10 днів тому +2

    Haa waanmaqlay haddana waxow leeyahay intaas inkabadan ciddi bixiheyso ayaan kuhormaraayaa socdaaljeyga oo baratan ayowba gelitay Dowladihii Adduunka Rag kaas oo kale ayaalagaadhahaa.👏

  • @ubeidaliyusuf9623
    @ubeidaliyusuf9623 10 днів тому +4

    اللهم انصر فلسطين يارب

  • @Islaamnimada
    @Islaamnimada 10 днів тому

    Daxka beeen ha u sheegin a adigoo lacag raadinaadiyaanyo

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 10 днів тому

    Sheekh waa maalgashi iyo ganacsi waana wax caadiya dowladaha dhex mara. waana saaxibtimo jieen ah

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 10 днів тому +2

    Yaa rabi reer qasa u gargaar ilahayow xanuunkii hanagu soo celin 😭

  • @Islaamnimada
    @Islaamnimada 10 днів тому

    Ninkaaan lacag ayuu kasasameyaaaa youtubeka waaa nin nqftiisa ushaqeysta

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 10 днів тому

    Ala Xalaal cun sana

  • @deeqa9531
    @deeqa9531 10 днів тому

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤

  • @SaraUsama-o6n
    @SaraUsama-o6n 10 днів тому +5

    Subhaanallah Qofkii Naxariis kadonta Yuhuuda Wey Gubayaan

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 10 днів тому +1

    ❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan Allow ❤

  • @mejarmahad3576
    @mejarmahad3576 10 днів тому

    Allahu Akbar Walillah Hamdan

  • @ayanmohammed8374
    @ayanmohammed8374 10 днів тому +2

    subxaanlaah subxaanlaah Allah niiceebeeh subxaanlaah so sad weeye

  • @Islaamnimada
    @Islaamnimada 10 днів тому

    Waaa nin lacagta qiimo u leh😮

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 10 днів тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @Amran-xf4zs
    @Amran-xf4zs 10 днів тому +4

    Ilaahow falastiiniyiinta gargaarkaaga usoo dadaji🤲🏼 Trump shartiisa Islaamka ka badbaadi yaa rab

  • @LiibaanCabdullaahi-t5i
    @LiibaanCabdullaahi-t5i 10 днів тому

    الله اكبر

  • @Islaamnimada
    @Islaamnimada 10 днів тому

    Waaa dulli
    😊

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 10 днів тому

    wcs shiikh tarab .mar horu shegay in dhaxal sugaha uu lacag ka qatay oo waatu fagaro ka shegay halow ayan dhahay intaso milyan ayuu isiiye ka waran hadan Hal sac la hadli lahaa maha markii ugu horesay uu dhaho lcg ayan ka qatay allaha Naga bad badsho shar toda

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 10 днів тому

    Shukran sheekunaa

  • @justomar9554
    @justomar9554 10 днів тому

    Sheikh waxaa iga su aal ah dadka kumarshalka quraanka iyo dugsiyada sameenayan ma waayeen arday somali iyo Maclin somali masawiradood markasto waxaan aragnaa sawiro carab thank you

  • @Islaamnimada
    @Islaamnimada 10 днів тому

    Waa shaydAaan😊

  • @Islaamnimada
    @Islaamnimada 10 днів тому

    WAaaaa ey ey dhalay😮😮😮😮😮

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 10 днів тому

    Golaysda falastine insha Allah 😢❤❤❤❤❤❤

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 10 днів тому

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @oussamaali2664
    @oussamaali2664 10 днів тому +1

    Wcs sheikhena

  • @Aligaab-r5u
    @Aligaab-r5u 9 днів тому

    Hi 👋

  • @ayanmohammed8374
    @ayanmohammed8374 10 днів тому +1

    subxaanlaah subxaanlaah so sad weeye walaahi bilaaahi

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 10 днів тому

    Walaahi ka hore kana ka daran

  • @mahmoudkulatein5449
    @mahmoudkulatein5449 10 днів тому +1

    Nadaara iyo Mustaf sucuudiga wax kama shegan mashaAllah

    • @nurailyas05
      @nurailyas05 10 днів тому

      Xukuumaduuda sahaahinada ma in laguu amaano naad sugaysay?🤡

    • @mahmoudkulatein5449
      @mahmoudkulatein5449 10 днів тому

      @ biladul towheed

    • @nacimomoh9675
      @nacimomoh9675 10 днів тому

      Qofkiii Cumrada iyo Xajka. Dan kaleh. Sacuudi Xabad kama sheegikaro. 😂😂😂😂

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 10 днів тому

      @@mahmoudkulatein5449 carab caabude orod hablihiina jaariyadaha ay adoomaha ka dhigtaan ka celi. Teeda kale dhulkii niki minaaj iyo qaniisiintu ka jaasayeen ayagoo qaawan miyayna ahayn, dhulkii kacbada naag qaawan ka dul niinisay miyaanu ahayn, dhulkii jimcaha nasashada laga saaray usbuuca miyaanu ahay, dhulkii tirsiga taariikhda islaamka laga joojiyay miyaanu ahayn, dhulkii calanka tawxiid ka laga badali rabo ee kaliya seefaha lagu reebi doono miyaanu ahayn? Ka jawaab aanbahaa sagagarnimada ka wase. U foorarso ha ku wasaane reer aala sucuud .

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 10 днів тому

      Waa adigoo yiri salaada iyo soonka ninkii dan kaleh sacuudiga wwaxba kama shegi karo saas ma ula socotaa sababtoo ah 5 tiir islaamka ayay ka mid tahay towxiidka iyo xajka iyo cimrada iyo salada iyo sonka marka maahan wax loo daba fadhiisanayo tiirarka islaamka saudiga ama umad kale mafahantahay aryaa ​@@nacimomoh9675

  • @Islaamnimada
    @Islaamnimada 10 днів тому

    Waaa ey ❤

  • @xafsoabdala3077
    @xafsoabdala3077 День тому

    Scw scw❤❤ scw scw scw❤❤❤ scw scw scw❤❤❤ scw scw scw❤❤❤ scw scw scw❤❤❤❤

  • @queenaisha5616
    @queenaisha5616 10 днів тому +1

    Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahmoudkulatein5449
    @mahmoudkulatein5449 10 днів тому +1

    Dulmi didow sucuudiga hadey rabto mmareykanka oo dhan ayey ibsan karta waxad sheegeysid muhim ma aha ee biladul towxiid ka u duceey Allah xafido

    • @nasemdahry4928
      @nasemdahry4928 10 днів тому +4

      Nimanka sucuudiga maamulaya iyo wadamada muslimiinta oo idil.mudoo qarni ah, waxaa keensadey reer galbeed iyo Yahuud
      Nimanka aad leedahay haloo duceeyo waa kuwa culimada xirxiray, waa kuwa GAZA cuna qabateeyey oo garabkooda kabaxay oo gaalo usooraacey Allaha dulleeyoo umada kaqabto, xukunkoodana alla rido
      اللهم أسقط عروشهم ومزق ملكهم وانزع منهم سلطانهم🤲🏻

  • @suldanka
    @suldanka 10 днів тому

    Asc
    Sh. Wararkaga fadlan 15m noga so dhig marka laga reebo xayeysiiska i.a

  • @CandifataaxHaykal
    @CandifataaxHaykal 10 днів тому

    illaahow ugargaar hooyada reer Palestine

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 10 днів тому

    Xasbunallaah Wanicmal wakiil

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 10 днів тому +1

    HA HOREY AYA LOO SHEEGAY IN SACUUDI AY BIXIYEEN, 450 BILYAN, AY HUBKA MAREYKANKA KU IIBSANAYAN.

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji 10 днів тому

    Wcs_Wwb Shugran Akhii

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 10 днів тому

    Subxanaallah

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 10 днів тому +1

    الله جل وعلا يقول في شأن اليهود
    كلما أو قدوا نارا للحرب أطفأها الله ويسعون في الأرض فسادا والله لايحب المفسدين
    اللهم دمر اليهود أعدائك وأعداءنا يارب العالمين يامجيب الدعوات 🤲🤲🏻🤲🏿

  • @Nourdaahir-j9k
    @Nourdaahir-j9k 10 днів тому

    Soomalia lacagtii bukta ahayd in laga jaray waan kufaraxsanhy

  • @Cqani-s4v
    @Cqani-s4v 10 днів тому

    😊😊😊My😊 😊My

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 10 днів тому

    Dulmidoow waxa codsi ah markaad dulmarto barnaamijkaad wado ee aad sheegto bisha iyo sanadka waxaad raacisaa saacadaad joogto anaguna si aan u garano inaad toos tahay

  • @Cqani-s4v
    @Cqani-s4v 10 днів тому

    😊😊😊My😊

  • @burhandini906
    @burhandini906 10 днів тому

    Ilah ha ku gaban dulmil9w qabyaalada badan dull yahow

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 10 днів тому

    DUCUFO WEEYE CARABTU MAXAY KA FAA II DAYAAN IMAANSHAHA ODAYGAN WAALAN EE COODH COODHKA LEH ALLOOW HANA DULAYN

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 10 днів тому +1

    Shiikh mujahidinta xamas video ay leyihiin ayey uga hadlen guri ay galen oo wax ka cunen ayago leh Naga rali noqda waxa klo jiray wiil ehel kiisa gurayan oo shacabka ka cod sanayo raashin uga taga guryaha si muqawada hadii ay so galan uga cunan allaha xafido oo guuleyo shacab kaas la dulmiyey

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 10 днів тому

    260 malyan Madaxwaynaha Xassan sheekh laga xanibay kahadal marabtid inaan kahadashid

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 10 днів тому

    illaahaay ma odhan yuhuudu waa jabaaysaa

    • @Fatma_932
      @Fatma_932 10 днів тому

      Illahay wuxu yiri mar walba oo ay is kibriyaan adoomadayada aanu ku saladnaa

  • @hawohassan4630
    @hawohassan4630 10 днів тому +1

    Wanaga feedha waynyihiin wabentood waso nasanayan say ubedelaan hadhawto xaramiin fuqul xaramiiin munafiqiin balse kabadan cadawga gubta O olola bi’idnillaaah

  • @Kamaaldiin49
    @Kamaaldiin49 10 днів тому

    Scw

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed 10 днів тому +1

    Taas oon qof kasta waxaaudanbiisidaan

  • @SiciidCawil-zq3uz
    @SiciidCawil-zq3uz 10 днів тому

    Sucuudiga waasac caana badan mar kuugudho waala guurac yaa

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 10 днів тому

    Inay sheegaan maaha sirtooda

  • @yahyekaireh1515
    @yahyekaireh1515 10 днів тому

    Cheick codka naga dhis

  • @AnniaWarsame
    @AnniaWarsame 10 днів тому

    😢😢 😭 💔 subxanallaah 😢

  • @sacuudaosman738
    @sacuudaosman738 9 днів тому

    Kan ciyaalka suuq waaye

  • @jareer67
    @jareer67 10 днів тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته، خبرك حالي و لكن بطل تروينا تلفون حقك

  • @abukarmahamud
    @abukarmahamud 10 днів тому +2

    Kenya jaadka halaga joojiyo edeb ayee yelanesaa 😂

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 10 днів тому

    HUB AAD HANTIDAADA GELISAY OO KU IIB SATAY OO AANBA DHACAYN KU XIRAN IN LA WAYDIISTO AMAR WAXAAGII AAD ADIGU LAHAYD EE HUB HALA SAMAYSTO

  • @seynabxasan-f2i
    @seynabxasan-f2i 10 днів тому

    حسبنا الله ونعم الوكيل
    Wax run ah ilama aha, in intaas lacag ah lagu bixinaayo booqashadiisa. Laakiin waa is xayeysiis, iyo iimaan la’aan iyo caqli gaabi iyo kibir , oo ah in asagoo maal hayso haddana beecinaayo naftiisa waase wax lala yaabo arintaas aad sheegtay.

  • @maryami2299
    @maryami2299 10 днів тому

    Ka waran xasan shiiq meelo aan madaxwayne ba loogu talo galin tago safiir iyo wasiir la Quine ah

  • @tacban-c1y
    @tacban-c1y 10 днів тому

    Asw SXB afsoomaaligaaga xagee lagaga hadlaa mida kale adiga caruur dugsiyeed miyaad la hadashaa oo miyaadan afsomaliga ka baran iskuuladii soomaalida marka hore si qurux badan barnaamijka usoo diyaari oo mari Jazuuradii

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 10 днів тому

    ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 10 днів тому

    Maandhoow calaacalka iga daa CARABI waa naage.

  • @Alioahmed123
    @Alioahmed123 10 днів тому

    يالله. لا ترينا ياشيخ شي كمثل هذا فتد مع أعيننا

  • @XhuseinMoha
    @XhuseinMoha 10 днів тому

    HADII WAX AAN CAADI EHEEN KA HADALNO MAALINKASTO CAADI MA AHAN WAA YAAB WAX KUWA UGU SAREEYO CIIDANKA E UGU AWOODA BADAN DIIDANYIHIIN LEH WAXA DIGAAL MA AHAN AMA LEH CADOWGAAN JILCAN MAXAA WAAYE KUWA AMAANKA KA HADLO diidanyihiin leh amni xumo majirtee dad ayaa sameynayo inay dad sameynayaan waxa cadeen u ah waay iska hor imaanaysa xaalka markoo runyahay dadka waxay ku xisabtamaan waxbadan waxayna doontaan waxbadan.

  • @Bashkapoy-y3q
    @Bashkapoy-y3q 10 днів тому

    madaxda sacuudiga Waa adoomo Israel Iyo maraykan ayaa iska leh

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 10 днів тому

    MADAXDA SACUUDIGA KULU WA YAHUUD

  • @janojecelxusen
    @janojecelxusen 10 днів тому

    waxa aan arkay video ah nimanka danta galbeed mamul ku shegta o wadada dhinac uga istagay gadhiyada yauuda o ku si socota inamadoda si ay usoo gumadaan
    cajiib waan yaabay ala maxay cuneen ma khansiir ileen waxaasi caadi iyo wax udhow maahane

  • @ishakmohamed96
    @ishakmohamed96 10 днів тому

    Hade sacdu dalkiisa wuu dhistay 😂

  • @AbdullahiAdanhassan-h5n
    @AbdullahiAdanhassan-h5n 10 днів тому

    somliay madax daadi iyadoo Ethiopia dhulkaadi ku haysato bay u kala yacayan

  • @cimaadyare4852
    @cimaadyare4852 10 днів тому

    maxay tahay muhiimada iaashadiisa

  • @ARsomali
    @ARsomali 10 днів тому

    🎉😅😊😊

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 10 днів тому

    Waxaan xasuustaa markii xuutiyiintu ay weerareen sacuudiga in uu shaynwaaway difaacii cirka ee sacuudig

  • @XhuseinMoha
    @XhuseinMoha 10 днів тому

    Sacuudiga waa dal udhaxeeyo malayiin km dhul ah o.afrika iyo aasiya kuyaalo hadii digaaladaan waalan dhamadaan asaa isku filnaandoono waliba dhaqaalo ahaan xitaa dalalka ugu horeeyo ayuu kamidnoqonaa qiyaas sacudiga o noqday buundo ama wado aay adeegsadaan wadamada dhinacyada kajiraan iyo kuwa 4ta ah e waqooyiga iyo galbeedka afrika udhaxeeyo e malayiin km dhul ah kufadhiyo warshadaha iyo ganacsiga kale e udhaxeen doono kuwaa wadadooda wa sacuudiga xitaa waxan umaleynaa marekanka xitaa inuu ka saameen badnandoono sababtoo ah siyasada waxa kaliya e lagu heshiiyo waa dhaqalaha sida hada Taraam ka maqalno marka dhaqalaha waayba ku heshiinayaane sacuudiga hada haku dadaalo joojinta digaalada waalida ah dad sheego digaalo wareersan leh miisanka hadii haldhinac badanyahay xitaa waa caadi waxbo ma ahan...

  • @ijaabo77
    @ijaabo77 10 днів тому

    Somaliay madax daadi iyadoo Ethiopia dhulkaadi ku haysato bay u kala yacayan 😂😂😂

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 10 днів тому

    Sucidi 😂 wa bahdiliyihin😂

  • @Aligaab-r5u
    @Aligaab-r5u 9 днів тому

    Sorry 😞 but the first thing you

  • @Hamse106
    @Hamse106 10 днів тому

    Shekhow walhi runta hadi laga hadlo kuma fahmo waxad ka hadleyso

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 10 днів тому

    Sixirbararba jira kulahaa trump hasoo biiriyan sucuudigu lacagta 😂😂

  • @Abdirisak-m2q
    @Abdirisak-m2q 10 днів тому

    Micnaha safar madaxweyne Trump ma kiro mise inuu faido ka helo saudi arabi , ceeb ma ahan nin ragga inuu faido saameyo .

  • @Amran-xf4zs
    @Amran-xf4zs 10 днів тому

    May lacagku siiyaan inuusan Israel ka gadin hubka uu ubdiro

  • @xaliimojamaac4864
    @xaliimojamaac4864 10 днів тому

    Aiga oo soomaali oo soomaaliya u dhashay oo caalamku ku kaamashiikh sanaayo ayaad dad àanad gaadhi karin duraysaa ilayn isuma muuqtide.

  • @muduahmed3091
    @muduahmed3091 10 днів тому

    500B usd alot of money 💰 subxanallah galka xuun ee Trump muxu sokordinaya hadubkusohormaro😂 yaap hubkisana hadi oo toys yahy 😂 lacaqtas ma roobabka taadka isahagajiyan

  • @Islaamnimada
    @Islaamnimada 10 днів тому

    Duug ayaaa tahag tahy dadka

  • @Boqorbaraxoow
    @Boqorbaraxoow 10 днів тому +1

    Kuwaan carabta caabuda warkaas wuu dhibaa….wahaabi haduu run shegaayo sacuuudiga ha xureeyo diinta islamka ha gaarsiiyo

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy 10 днів тому

    MBS qansiir wuxuu kaloo suubiyay wiilka gabadha trump qabo oo yahuudka ah kushner inuu 5 billion siiyay oo gaza vilooyin ama resort ka dhisi doono lana gadi doono.

  • @NimcoAbdikaadir11
    @NimcoAbdikaadir11 10 днів тому +1

    😂khinzirka trump runta ayu shegay sacudiga lacag ayu utaga😅 hub qaza wax ka qadi wayay maxay ka ibsanayan kuwa wa na bahdilen uf re alsacud iyo
    Masar maqrib somalia wajiga aya candhuf noga tufen allaha s hadyeyo lkn israel turmp wa laba eey lacnad haku dhacda america iyo
    Macooda

  • @fadumoahmed6170
    @fadumoahmed6170 10 днів тому

    Bal maxaayka faa idayan in uu utago lacagtaas islamkaa u bahan maay wax ugu qabtaan qasaaro ayeey noqdeen

  • @cimaadyare4852
    @cimaadyare4852 10 днів тому

    jaahiliin waaye
    lacagtaas walaalahooda muslimiin ah ayaa ubaahan