Rag Qarsanaa Xams O wajigooda si kadis ah loo arkay & halista Sirdoonka isra| Hub Cusub O Mareykan X

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Rag Qarsanaa Xams O wajigooda si kadis ah loo arkay & halista Sirdoonka isra| Hub Cusub O Mareykan Xuuthi u isticmaalay Marki u horeysay
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 140

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  7 днів тому +17

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @FadumoSaid-l6d
    @FadumoSaid-l6d 7 днів тому +16

    Allah waxanu u qaderin helimayaan yaa u sheega ama weji ha arkaan ama haska dayaan waxay ula hadheen majirto awelba allah ayaa idinka xoog badan gaalooy

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 7 днів тому +5

    Falastiin wey jiree intii allah ugu talagashey ee alaah ha quwadeeyo garabkooda iyo midnimadooda walaalaha falastiin aamiin allah ha ka qabto munaafaqiinta dhexdooda ku jiro aamiin

  • @Somalestine
    @Somalestine 7 днів тому +4

    Wa Yuhuud Asalkooda Saudi Arabia Iyo UAE Xamas Iyo Falastiin Allah Aya Garab Taagan☝️🇵🇸💪

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 7 днів тому +2

    Alxamdulillah
    Allah swt ee seeyey wiila badan
    Xigmad ayuu kale yahay
    Allah swt ha xiftiyo

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 7 днів тому +4

    ❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 7 днів тому +3

    Allaahaa baay leeyiihiin reer palaastiin.

  • @ShukriSharaf-x6q
    @ShukriSharaf-x6q 7 днів тому +2

    Laa xawla walaa quwata illaa billaah,waa taran la dirir.

  • @mohamedqoobfaras2758
    @mohamedqoobfaras2758 6 днів тому

    Imaradka Waa Cadowaga Islamaka.Qatar Kadaran Yahuuda. Waa Malcuu nin. Muslimaka Alaaha Kaqabto Ameen.

  • @jawaahircabdi3936
    @jawaahircabdi3936 6 днів тому +1

    Maxey ka qadayan Allaha ayaa abuurtay yahuuda ureysa Allaha qabto yahuuda kibirkooda Allaha jabsho yaa rabi yaa raxiim

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 7 днів тому +2

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @Ladan-z5q
    @Ladan-z5q 6 днів тому +1

    Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 7 днів тому +4

    Walalahood yuhuud bay la jiraan boqorada sucuudi iyo Emered

  • @Maxamedqaliif37Maxamedqaliif37
    @Maxamedqaliif37Maxamedqaliif37 6 днів тому

    Cadawga Alle iyo cadawga Muslimiinta waa Israa’iil iyo inta u hiilisa

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 7 днів тому +2

    Alle dile unba dhonta
    In sha allah waxba kaqadimayso

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 6 днів тому +1

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z 7 днів тому +2

    Waxaa aad xayaysiinaso dhuuso kama duwana nafta dhimanasana baaskooladda ayaa disha markaa carabta usheeg maraykan anakaa hooyadii wasne allaahu akbar

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 7 днів тому +2

    Dulmidiidoow hadalkaayi maaha mid ay wax jiraan filinkii iyo beentii maraykan iyo sahuuniyada ayaad Ku caanbaxeen weeyi qaza waxa lagu riday hub casri ah bombooyinka ugu culus nabaal shimiig wax ay lahaydeen majirto

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha7827 7 днів тому +7

    اللهم انصر أهل غزة ❤

  • @CumarZeeza
    @CumarZeeza 7 днів тому +2

    Waa lesarkii lagudilay madaxweynahi iraan ibrahim raizi

  • @HusseinDjibuuti
    @HusseinDjibuuti 7 днів тому +2

    Salaam kadib sheikh dulmi diid waan kula socdaa (daawada)
    Digniin : iska ilalaali sheikh sawirada qawaan ed soo bandhigtay................inta kale Caqligaaga
    Merci from jabuuti
    Xuseen

  • @HoodoabdiAbokor
    @HoodoabdiAbokor 7 днів тому +2

    Waxaas wax weyan ha ka dhigin weji baa la arkay ALLE cagantiisa ayay ku jiraan

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 7 днів тому +1

    Jumma Mubarak

  • @Xafsocalimaxmed
    @Xafsocalimaxmed 7 днів тому +1

    ALLAHU AKBAR ❤❤😊

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 7 днів тому +2

    Wa macquul hadalkas Carabta iyaga mucarad isku ah

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 7 днів тому +1

    Ilaahey.dhufaanada.naga.qabo

  • @HiboMohamed-u4w
    @HiboMohamed-u4w 7 днів тому +1

    Masha Allah dheh

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 7 днів тому +1

    Mashaallah

  • @JMohammed-h4z
    @JMohammed-h4z 7 днів тому

    Nabiga ku salii wll
    اللهم صلى على محمد صلى الله عليه وسلم

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 7 днів тому +1

    Jazakallahu kheyr sheikh

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 7 днів тому +2

    illaahay baa bad baazinaya raga

  • @KhadraXabiba-ht3ec
    @KhadraXabiba-ht3ec 7 днів тому +1

    Alx ha noqdaa wiilal

  • @issadinemohamedabdi6073
    @issadinemohamedabdi6073 6 днів тому

    Qodobka uugu dambeeyay warbixintan may daan cadeyn wuxuu ku saabsanyahay. Halkaa bal ku noqda insha'Allah.

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 6 днів тому

    Allaahu Akbar.

  • @Wabarqayaadvideo8889
    @Wabarqayaadvideo8889 7 днів тому

    ASC waan ubahanahay online sida logasameeyo lacag ustaad

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 7 днів тому +1

    عليه افضل الصلاة والسلام

  • @OmarNur-x3w
    @OmarNur-x3w 7 днів тому

    asc. sh. DDD . Mashallah warkan sida ad u soo diyarisay mashallah (nice.)

  • @AbdiazizAliaden-zh2vz
    @AbdiazizAliaden-zh2vz 7 днів тому +4

    Dhimasho ayey diyaar uyihiin halkaas meesha loo,dhaafin garanmaayo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 днів тому +1

    Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @Daqarexasanabdi
    @Daqarexasanabdi 5 днів тому

    اللهم انصر مسلمين

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 7 днів тому +1

    sheikh maxamed maxad ugu hadal wayda madxada xamasa oo laa dilya social media haysta wararkood 😏😏😏

  • @caliyusuf2935
    @caliyusuf2935 7 днів тому +1

    Lacagtaa ay sheegayaan waa Gaza in Mosambik Not Gaza in Palestine thanks sheikh

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 7 днів тому +1

    Allahu Akbar

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 7 днів тому

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 7 днів тому

    War. Saudi iyo emarete xumaa waa yahuud

  • @Maxamedqaliif37Maxamedqaliif37
    @Maxamedqaliif37Maxamedqaliif37 6 днів тому

    Cid wax o dhibi karto maleh waxoo illaheey o qoray mahee Rabi ayaa nolasha iyo dhimashada heeyo

  • @NomadDr-c2q
    @NomadDr-c2q 5 днів тому

    Inaa rad waa yuhuuda 2

  • @maryami2299
    @maryami2299 7 днів тому +1

    Waa kii lagu dilay madaxwaynihii era

  • @amira1438
    @amira1438 7 днів тому

    gaza kaliya ma ahan ee waa falastin oo dhan safican ufiri sheikhow 99%wilal ayaa dhasho reer falastin ilahana ugu talo galay
    galadani waa dalayan lee reer falastin ilahey ha xifdiyo hana guleyo markasto insha alh

  • @FouadHousseinAbdi
    @FouadHousseinAbdi 7 днів тому +1

    Asc dulmi diid inta danbe videoga lamafahmayo, wa maxay waxa wax ke jirin

  • @suldanka
    @suldanka 7 днів тому

    Asc
    Sh. Wararkaga fadlan 15m noga so dhig marka laga reebo xayeysiiska i.a

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 7 днів тому

    Waa digtaatuurka waxay lo sheegay in aanay carab kashalan maamul wacan oo dadku u cararaan waana sida maraykanka uu adddunka uga ilaaliyonwadan fiican hogaamiye fiican waa d xun tihiine wax idinka fiican iska jira waa sidaas .

  • @Bilaalmedia15
    @Bilaalmedia15 7 днів тому

    Emarat iyo Saudi 🇸🇦 waa gaalo maahan Muslim ☪️

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z 7 днів тому

    Asc

  • @Kamaaldiin49
    @Kamaaldiin49 7 днів тому +1

    Scw

  • @SahalAbdirahmanMohamed
    @SahalAbdirahmanMohamed 7 днів тому +1

    Haa❤❤❤

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf 7 днів тому +1

    Dee ragga way daggaaalamayaan ilaah baaa ugu deeqay gandhahana iyagane la aan malahn waakuwii wiilasha dhali lahaaa

  • @sadam1318
    @sadam1318 7 днів тому +1

    waa mucjisada haysata islam ku sheega carabta ah

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 6 днів тому

    Imaaraadka iyo sucudiga maamulkooda waa xigtada yuhuuda

  • @bastinojeylani711
    @bastinojeylani711 7 днів тому

    Edebdaro waaye

  • @AmatallahYakub
    @AmatallahYakub 7 днів тому

    ascwrwb barakallah shiikh dharka guududka rag diiiniyeyn malo ogal yahay inay xirtaan waxan maqlay raga guduud looma ogala xadiis miya marka

  • @maryami2299
    @maryami2299 7 днів тому +1

    Chatman haysta sow tii lalahaa

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 7 днів тому

    Wcs

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 7 днів тому +1

    illaahaay dhibka haka saaro reer falastiin

  • @muktaregeh7110
    @muktaregeh7110 7 днів тому +1

    Asc some nations have the lasers technology

  • @UbaxCali-h6u
    @UbaxCali-h6u 7 днів тому

    Weligod reer galabeedka hubkoda waxay ku tijaabiyaan Wadamada Musliminta waana meesha keliya hubkasta wax taarkiisaa laagu tijaabiyo

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 7 днів тому

    walashed waxay jirtay 8 bilod iyadane calosha hoyaded allaha xafido Palestine 🇵🇸

  • @fromzerotosomethingbeautif7166
    @fromzerotosomethingbeautif7166 7 днів тому

    Asc bro waxaa haisoto Russia iyo turkiga iyaga oo baburta gashaman iyo dimahaa lagarido

  • @anisaosman743
    @anisaosman743 6 днів тому

    Waxay la hareen majirto hadana waxay hayaan ha keenaan ninkii Allah ugu talagalay inuu dhinto wuu dhiman kii kalana wu noolaan!

  • @xidigahobyogodan5156
    @xidigahobyogodan5156 6 днів тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 7 днів тому +1

    Guba dheh nacalada cinjir waa xabas qarsoon

  • @yusuffodey2708
    @yusuffodey2708 6 днів тому

    Gasada falastiin maahan waa gaza kale ooku taal muzambiik.

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 7 днів тому +1

    Madaxda.carabta.diinta.ayey.kasiibteen

  • @hassanali5088
    @hassanali5088 7 днів тому

    Asc sheikhoow,maad macneen hadalki trump iyo ki wasirka arimaha dibadha.

  • @KeeeepinitReal
    @KeeeepinitReal 6 днів тому

    Laser light china 🇨🇳 waa laga helay Ayaga neh .

  • @Footballedits-17y
    @Footballedits-17y 7 днів тому

    How does it matter hadii wajigooda kadis loo arkay alle dile ayaa dhinta qofka kasta waqtigiisa waa kooban yahay

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein9256 7 днів тому

    W❤W❤W❤

  • @sadaqabdilahi1938
    @sadaqabdilahi1938 7 днів тому

    ❤️

  • @haybeaydiidc
    @haybeaydiidc 7 днів тому

    Shekh wajiga haday arkan xataaa waxba kamqadikaran ee waxkale nosheg

  • @Dudi007
    @Dudi007 7 днів тому +1

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر ولله الحمد

  • @ashawooo
    @ashawooo 7 днів тому

    illahaya idan jabi Yuhuda nacalada ha ku dhacade rabiya idan masibo degdeg ah

  • @Muunisa-q6v
    @Muunisa-q6v 6 днів тому

    Niman beeri hore dhintay ku nabayaan ama kuwo masakino melahas ka shaqayn jiray wejiyadu way isu ekan karan

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 7 днів тому

    Waxaan kawadaa madaxda

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 7 днів тому

    Xataa haday arkaan maxay ka qaadi karaan raga I waxay diyaar u yihiin shahiid

  • @yusuffodey2708
    @yusuffodey2708 6 днів тому

    Lacagta 50,000,000 meesha ay ku socoto waa gaza wadanka muzambiik ku taal.

  • @AMURIDIH55
    @AMURIDIH55 7 днів тому

    Hubkas lesarka China ayaa so ban dhigay 2013
    Hubka lesarka ma ahan hub cusub la socda

  • @zackariaali8870
    @zackariaali8870 7 днів тому

    Dronadii xisbiga maxey u qaban waayeen

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 7 днів тому

    yaxyaba way yawaaneen ma ayna helin

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 7 днів тому

    Taasi waa xayaysiintii 200 boqol oo sano soo waden laakiin falastiin baa beenaysay gaal iyo yuhuuud iyo munaafiqiiin oo dhan waa isugu tegeen naxabiistoodii waa garan waa yeen waxba qaadi maayaan

  • @alawal5085
    @alawal5085 7 днів тому

    Sheekada kondhomka loo diray Qasa maaha Qasada Falastiin ee waa Qazada Mozambique.

  • @moali9143
    @moali9143 2 дні тому

    Bob is on his last

  • @Maxamed-qe8fn
    @Maxamed-qe8fn 7 днів тому

    Waxan maqli jirey carab maa cinda qeyr carab qeyr malahan

  • @museabdulahi3630
    @museabdulahi3630 7 днів тому

    Nin maxabisti uhaystay lagaso qadi kari wayay see isaga loso heli kara xata hadi la aqonsado😂😂

  • @fardowsaahmed3778
    @fardowsaahmed3778 7 днів тому

    Haday awoodan ha soo qabto

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 7 днів тому

    Arinta dolal taram ka hadlay lama fahmi
    Waa been unbaad laadahay waxa beenta ah maadan sheegin

  • @Jodall-1
    @Jodall-1 7 днів тому +1

    Lacag maa lasiin lahaa mise kondhomka ayaa loodirayaa? Kkk

  • @magareh
    @magareh 7 днів тому

    Haddaba nololba kuma noola wajiyadooda haddii la arko iyo haddii kalaba waxba so kordhin mayso

  • @bashirsaidally8824
    @bashirsaidally8824 6 днів тому

    Sababto ah imaratbiyo sacudiya aqwan muslimin wey nacbiyihiin

  • @saxansaxo5081
    @saxansaxo5081 7 днів тому

    Xuutiyiin maxaa laga wadaa??

    • @zamzamqaali1533
      @zamzamqaali1533 7 днів тому

      Waa urur oo yaman ah oo falastiin garab sinaaayo

  • @AMURIDIH55
    @AMURIDIH55 7 днів тому

    Gasa aslan waxay ka mid aheyd Masar

    • @Somalestine
      @Somalestine 7 днів тому

      Ha Ka Hor Qabsashadii Falastiin Yuhuud Ay Ku Qabsatay