Deeqsan Abdinasir VS Cabdi Ciise Cajuun | Waxba Qiil Ha Samaysan | Fansan 2022 | Music Video

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 лют 2022
  • QUUDHSI BAAD KU JIRTAYE
    MATAQAANID QORAALKU
    HALKA UU QABANAAYE
    QABKA MAAD ISKA SAARTID
    WAXBA QIIL HA SAMAYSAN
    ---------
    CABDI CIISE CAJUUN VS DEEQSAN CABDINAASIR
    EREYADA: CABDI CIISE CAJUUN
    LAXANKA & MUSIC: CAADCEED
    PRODUCED BY : ABDIASKARITUBE
    FARXADDA BULSHADA & KOOXDA FANSAN
    -------------------------------
    XIDDIGAHA KOOXDA :
    NAJMA NASHAAD
    DEEQASAN
    AYAAN DHAWRSAN
    QAMAR SUUGAANI
    CALI ZAKI
    CABDI YARE NAGIIB WADNE KAABE
    ABDIKARIIM YARE
    CAWAALE DAYR
    *MARTIDA
    MOWLIID JAGAX
    SADIIQ KARAAM
    CABDI CIISE CAJUUN
    -------------------------
    ABDIASKARITUBE HARGEISA
    PRODUCED BY: ABDI AKSARI
    EDITED: CJ AMIIN & MO WARDI
    CAMERA CREW:
    MO WARDI
    A.RAMZY
    R.CEERO
    WILSOM
    A.DHAYE
    -----------------
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms. / abdiaskaritube
    Twitter @ / abdiaskaritube​
    Instagram @ / abdiaskarit. .
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You..

КОМЕНТАРІ • 345

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  2 роки тому +158

    Qof Yar Baa Tahay! Anaaa?
    Midhaa #Cajuun Qaalmaha Yaryari isma Fahmaan😂

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 2 роки тому +124

    ILAAHAY DANBIGIISA hadhaafo ISAGA IYO HOYADIIBA qofka HAL subiskareeb IISAARA EE WLSHY ama wllky EE somaalyeed

  • @nour3257
    @nour3257 2 роки тому +34

    Viva Hoyga fanka, murtida, quruxda iyo qaayaha🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️

  • @fatxaomar9856
    @fatxaomar9856 2 роки тому +13

    Cajuun codkiisa wuxu kuxasuusinaa fananiintii hore beesku kadhisan yahan the voice ♥👌😍

  • @yonisahmed9841
    @yonisahmed9841 2 роки тому +11

    Hoyga fanka inoo hargeysa 💚thy ma isku racnay🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💚

  • @nimcomuuse3583
    @nimcomuuse3583 2 роки тому +25

    Waaaawa waa kan fankii rasmiga ahaa dee
    Amaan iyo jacayl aan dhamaad lahayn bay nafta nagaga qaadeen
    Fanku waa inuu isku dheeli tirnaada oo daadie iyo jacaylba lahaadaa

  • @abdiqafaradan9588
    @abdiqafaradan9588 2 роки тому +80

    Wow Cabdi ciise cajuun yaan leys xaqirin, the guy has an amazing voice keep up, fabulous 👍✌🏼

  • @ahmetbazhe1110
    @ahmetbazhe1110 2 роки тому +13

    Yaan la isxaqirine cod amazing ah ayuu leedahay cabdi Cajun another level 👌

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 2 роки тому +39

    Adigaa Qadhqadhaaaaya I qasbaaya Cajuune Qulqulo nabadey✋🥰🤣waw deeqsan

  • @abdishakurabdi3327
    @abdishakurabdi3327 2 роки тому +6

    Waaaaaaaaaah waaaaaaaaaah waaaaaaaaaah abwaaan fanaan dagan cabdi ciise cajuuun nooooloooooow anoo from muqdishaa Ku taaageeersan fanaanada dayar deeqsan qurux ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️heeeees WAA dhaaafte hadii ad wax fahmeesan WAA qoraal wax Walbo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏✅✅✅

  • @shadiaquen2008
    @shadiaquen2008 2 роки тому +22

    Abdi cajun lengend cod iyo erayu isku darsday 🦁👏

  • @maxamednuur5465
    @maxamednuur5465 2 роки тому +8

    Axya cod ninka raga libintisa waa loo qira wara ciyaladina odayga ka dhamada from garowe

  • @ishwaaqdagan4169
    @ishwaaqdagan4169 2 роки тому +36

    Deeqsan 🎤🎤🎤🎤🎤wooow

  • @rahmamaxamuud562
    @rahmamaxamuud562 2 роки тому +16

    Codka cabdi cise cajun top weyaan mashaalah

  • @Darwishband345
    @Darwishband345 2 роки тому +11

    wow ABDI CAJUUN LAAN DHEERE LABO MAAHA WAAN KU WADANAA ALFANAAN+ ABWAAN THE ONE AND ONLY

  • @zalmaandayax5888
    @zalmaandayax5888 2 роки тому +2

    walaahi beryahaa heeskanoo kale oo walipa foorjo ah maan arkin cid qaadaysa balze alfanaan cabdi cajuun iyo deeqzan maciln way keeneen waxaanan leeyey halkaa kasii wada heesahan oo kale waxaanay fanka somaalida u tahay udub dhaxaad hore u socda zhpayaal ❤❤❤❤❤❤🎙

  • @engednaali36
    @engednaali36 2 роки тому +10

    wooooooooow Abdi ciise cajuun the guy has an amazing voice keep goig bro

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 2 роки тому +13

    Waar cajuun rooxanta ugu waaweyn kugu dhex bakhtidee caadi maaha erayadaadu waxbadan ayaad qastey 😳😃
    Deeqsan cabdi cajuun legends fanaanin 👋👌

  • @upinasirbicir5596
    @upinasirbicir5596 2 роки тому +24

    Legend Abdi azkar Tube nio mucjisada fanka soda qamarka hiirgalay❤💯😂🙏

  • @sayidtinhoqani8901
    @sayidtinhoqani8901 2 роки тому +5

    Dadki fanka iska laha iyo abdiaskari tube 🔥🔥🔥🔥

  • @caashaqalbi372
    @caashaqalbi372 2 роки тому +12

    Cabdi ciise cajuun legend hore u soco

  • @mustafmaxamed819
    @mustafmaxamed819 2 роки тому +1

    Runti cajuun haduu irayadan qoray waa abwan dhameystiran

  • @Abdirahman03
    @Abdirahman03 2 роки тому +7

    Deeqsan codkaa miidda ah waxay ka hibaysatay aabeheed, fannaankii waynaa, laxamiistihii xirfadda ku lahaa laxamaymta mudane Cabdinaasir Macallin Caydiid. ❤

    • @jamajokar
      @jamajokar 2 роки тому +1

      Lkin aabaheeed cod ahaan uma heyso

    • @ibnufaysalabdul3250
      @ibnufaysalabdul3250 Рік тому

      Ilaahay ha u naxariisto macallin C/Naasir Macallin Caydiid 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hiboahmed8114
    @hiboahmed8114 2 роки тому +27

    Cajuun baabuurta waawayn bay is fahmaan uun kkkkkkkkk balse he has amazing voice

    • @shiine4106
      @shiine4106 2 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣 wacadala waad iga qoslisey

    • @hiboahmed8114
      @hiboahmed8114 2 роки тому +1

      @@shiine4106 dee indeer miyaanay sida ahayn sowkan gabdhii ku yidhi qof yar baad tahay kkkkkkkk

    • @rayaanosmaan319
      @rayaanosmaan319 2 роки тому

      😂😂😂

    • @mustafaabiib1916
      @mustafaabiib1916 2 роки тому

      Cajuun Truck uun buu kaxeeyaa

    • @khaalidali1253
      @khaalidali1253 2 роки тому

      hhhh yar yarki way ku dhip pateen😂😂

  • @boqorbayle2667
    @boqorbayle2667 2 роки тому +5

    Dadki fanka iska laha ayaa is helay
    Well done

  • @salmanura5109
    @salmanura5109 2 роки тому +24

    Cajuun ma af yaqaaan hablaha dada yar 😂😂😂

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi6458 2 роки тому +3

    Axyaa cod dadkii fanka lahaa garxajis power

  • @mustafeahmed4274
    @mustafeahmed4274 2 роки тому +4

    Cabdi ciise cajuun vs deeqsan
    Another level 🙏🙏

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 2 роки тому +3

    Amazing abdi cajuun iyo deeqsan fankii layaqaanay baad soo celisen talantaali cajiiba

  • @aminamuhumed2603
    @aminamuhumed2603 2 роки тому +1

    Cabdi cajuuun codbuu alleh ku dhiibay iyo quruxba iyo qalbi weyni runti laga dareemayo

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 роки тому +3

    Cabdi Ciise Cajuun codkii mohamed mogeh !!! masha allah.... libaaxi hargueissa macalinkii codka !!!!!!!

  • @khalidapdi6204
    @khalidapdi6204 2 роки тому +10

    Cabdi ciise wan wata gar iyo gardaraba waweynkay iskugu baxdaye😂😂😂😂

  • @qalbitaajir5942
    @qalbitaajir5942 2 роки тому +3

    *Heesaha la isla go'go'ayo wxay ina xasusinayan fanki hore e waaberi.....*

  • @abdirashidmahamedkhayre1792
    @abdirashidmahamedkhayre1792 2 роки тому +10

    Heestan waxay la mid tahay heesihii hore ee macnaha lahaa.heesaha imika la qaado badankoodu qaafiyadooda iyo miisaankooduba wuu jabanyay

  • @kaysesahalofficial7226
    @kaysesahalofficial7226 2 роки тому +2

    Cabdi ciise cajuun cwmaamadisa lama haysankaro wllhy

  • @nour3257
    @nour3257 2 роки тому

    Yaa salaam🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️Aswaatul Raaxa. Laba cod oo inaba caadi ahayn. simply amazing is all I can say. Masha Allah TabarakAllah

  • @themohamet8154
    @themohamet8154 2 роки тому +8

    Cabdi ciise cajuun wax bad walaqdag legend 😅

  • @ishwaaqdagan4169
    @ishwaaqdagan4169 2 роки тому +10

    Cabdi askar legend 😗😗

  • @iftinqurux825
    @iftinqurux825 2 роки тому

    Deeqsan cabdinaasir maclin cydiid fananada kaliye qalbiga kataageero horumar wacan qali

  • @apdirachiedmohammed1236
    @apdirachiedmohammed1236 2 роки тому +9

    Nio ABDI ASKARI xigmad baa ka buuxda ERAYO aw qorey iyo laxan midna kama hayno Tolow gormuu editor soo dhafi donaa

  • @nour3257
    @nour3257 2 роки тому +12

    Wow two legends❤️❤️❤️

  • @alfanaanmustafedollaroffic8567
    @alfanaanmustafedollaroffic8567 2 роки тому +3

    Deeqzan iyo cabdi cajuun
    Fansan
    Iyo dhamaan bahda Abdi askari Tube
    Wnsalaamaya

  • @walaybisostudio9023
    @walaybisostudio9023 2 роки тому +3

    Deeqsan mcln naasir fanaanda hargeisa ugu zhidan ❤

  • @nasriinclaahi7003
    @nasriinclaahi7003 2 роки тому +1

    Maftuux maxamuud ducale saleeban abakoor mahamed wllky dumo iyo koox an ad uu jeeclahy farxad badn❤❤❤❤

  • @asmacismaanofficial4037
    @asmacismaanofficial4037 2 роки тому +10

    Deeqsan masha Allha woooow

  • @caynboahmedali338
    @caynboahmedali338 2 роки тому +1

    Wah waaaaaah deeqsan vz cajuun laysma xaqiree cajuun waa midho yahan laxamiista wayne hhh

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 2 роки тому +26

    Beautiful song cabdi cajun Your voice is priceless 🌺

  • @karinaali63
    @karinaali63 2 роки тому +5

    Masha'Allah I love the song beautiful voice

  • @ayuunageeye1056
    @ayuunageeye1056 2 роки тому +5

    Abdiaskaroow hees Qamar sugaani siidaa

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 роки тому +1

    Abdi ciise cajuun iyo fanaan fanaan dhalay waa tuma deeqsan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ nice 👍

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 2 роки тому +6

    Codkiisu waa wax kale cajuun😂😂😂waana abwaan waar ninku waa laadar wayn

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 2 роки тому +1

    Hargeysa waa hoygii fanka lakiin burco waa hoygii abwaanka soola waa la mid taariikhda dib u raac

  • @nohadal9669
    @nohadal9669 2 роки тому +1

    Obabayaaa inderkay cod baa ku dhan wale ciidagale is compack 💋🥺😂

  • @fardawsaaabdi3038
    @fardawsaaabdi3038 2 роки тому +10

    Deeqsan😍

  • @nasralaki2778
    @nasralaki2778 2 роки тому +3

    Balo cabdi cajuun amazing voice nd talented

  • @saynabali9533
    @saynabali9533 2 роки тому +1

    Deqsan wad la heshey horey u soco cajuun dadka qasabka ka daaa😃😃😃

  • @julietabdi8169
    @julietabdi8169 2 роки тому +7

    Ana walaqayay garac😅😅😅

  • @alisalah3768
    @alisalah3768 2 роки тому +1

    Ma taqanid qoralka xalku qabanaya Allayacizak intas aya iga kadan

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 2 роки тому +3

    Absolutely cajuun islamihisa hayskaga ag qaylo hayska ag galgashee walee lakin wa legend 😅

  • @malyuunilkacas
    @malyuunilkacas 2 роки тому +2

    Heesaha waxa qurux badan kuwa daadiska ah

  • @hodoayanrobleh7242
    @hodoayanrobleh7242 2 роки тому +2

    Deeeqsan queen afku kuma go 😍😍😍🥰🥰🥰

  • @ahmethAwath
    @ahmethAwath 2 роки тому +3

    Ina Ciise Cajuun waa legend abwaan ila fanaan

  • @hanadkaaml3389
    @hanadkaaml3389 2 роки тому +3

    Maftuux mohamouth ducaale saleeban cadceed 👏

  • @hodanyusuf8397
    @hodanyusuf8397 2 роки тому +3

    Cajuunkayga ❤️👏🏽

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 2 роки тому +18

    Hadaad Iba Qalmaynin Jari Mayo Qudhayda❤️
    Wooow👌
    Heesti Heesaha Weeye Wllhy
    Wan Ku Raxaysta Calaacalka Ragga Marka Lagu Tufaayo Sidano Kale🤣🤣
    Kulaha Qof yar baa tahay🤣

  • @nour3257
    @nour3257 2 роки тому +1

    Cajuuni walaaqiisa waanu ku haysanaa🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚❤️

  • @shankaroon5623
    @shankaroon5623 2 роки тому +6

    Ana walaqay ku lahah😂😂😂😂

  • @Sharmake.224
    @Sharmake.224 2 роки тому

    Hesihi erayada mugalaha waliwaysinolyihin cajuun wankuwata fanan sidaganuhesa

  • @shabeelweheshade4297
    @shabeelweheshade4297 2 роки тому +1

    Cabdi ciise cajuun legend ayaa tahay sxb wlhi waan ku wataa

  • @drakeshadow435
    @drakeshadow435 2 роки тому +3

    Hees iyo badh walahi

  • @drnaemaabdullahi1462
    @drnaemaabdullahi1462 2 роки тому +3

    اللهم نجنا من شر عجون

  • @user-px9gw1ku4t
    @user-px9gw1ku4t Місяць тому

    Abwaanka waan salaamayaa waa lafihii hore😂

  • @xasanduaale8296
    @xasanduaale8296 2 роки тому +2

    Fanaan cidagale oo abwaan ahayeen wayey murtida reerku waa udhaxaal

  • @salmanura5109
    @salmanura5109 2 роки тому +2

    Eesh calaa fanaan cajuun noloow huuno

  • @cabdiraxmaanmuller3796
    @cabdiraxmaanmuller3796 2 роки тому +1

    Cabdi ciise cajuun 45+ wixii kawynpay is fahman legendka 🤣😅🖐

  • @mustaphahaji2060
    @mustaphahaji2060 2 роки тому +1

    Ustaad xidhataye mxaa jidha

  • @rajadanoloshachannel7068
    @rajadanoloshachannel7068 2 роки тому +4

    Heestii qamarka maxd u haysaa

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 роки тому +9

    wow deeqsan qofki hees la qada wa legend deeqsan iyo cabdi cajun waxba lagama qaban karo🖤🩸💪🏼

  • @nour3257
    @nour3257 2 роки тому +2

    Qadaadweyn yaa uturjumaya murtidan talow?

  • @anigadunidydwadanragpakujc9933
    @anigadunidydwadanragpakujc9933 2 роки тому +2

    Waryaada hee deeqsan wey cayishee mise waa indhahyga😁

  • @najmamukhtar3703
    @najmamukhtar3703 2 роки тому +1

    Fansan aan tageero dhmntod

  • @nimohurre6085
    @nimohurre6085 2 роки тому +2

    Wooooooow legend Abdi cajuun

  • @samiyacumar3575
    @samiyacumar3575 2 роки тому +1

    Walee cajuun caan baxay sanban yaabkiisa leh baan ku jirnaa kusoco mstr cajuun

  • @nadiadiamond231
    @nadiadiamond231 2 роки тому +1

    Dadkii fanka laha cajuun

  • @farduuscawil9238
    @farduuscawil9238 2 роки тому +1

    Cabdi ciise cajun wax kale 🤴👑👑👑👑👑

  • @shugrifarah5166
    @shugrifarah5166 2 роки тому +2

    Anaa walaqey🧐

  • @nour3257
    @nour3257 2 роки тому

    Isha baxarka. Ha cawryina cajuuni please 🥺

  • @hanadkaaml3389
    @hanadkaaml3389 2 роки тому +4

    Cabdi asaki tube keep going ayaan ku leenahay mar walba inshallh🤴

  • @Taliso1
    @Taliso1 2 роки тому +2

    Wow deeqsan qurux

  • @ismaaciilciise5173
    @ismaaciilciise5173 2 роки тому +2

    Alfaan cajuun xidiga hargaysa

  • @alqanimohamed8577
    @alqanimohamed8577 2 роки тому +2

    Cajun ft deeqsan wax kale

  • @cumarcabdishire5832
    @cumarcabdishire5832 2 роки тому +1

    War qoftaan waa fantastic

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 2 роки тому +1

    Wlee cajuus wa abwaan
    Codna wa haya

  • @jamalabdilahi9992
    @jamalabdilahi9992 2 роки тому +1

    Aar waa ninkii aad sxpka ahydenu kule hore usoco

  • @faadumocabdulaahi9576
    @faadumocabdulaahi9576 2 роки тому

    Qulquloo nabad iyo jaw🤸🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @fatushladhan2913
    @fatushladhan2913 2 роки тому +1

    Deeqsan Codkaada macaan wan uxiseeeeee

  • @mahamedadam7209
    @mahamedadam7209 2 роки тому

    😁🤟🤟🤟🤟 wan ku tageraa xaqiiq 🤟🤟

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 2 роки тому +1

    Heskan wa ina kiii warka badna udiro

  • @fatxaomar9856
    @fatxaomar9856 2 роки тому +1

    Deeqsan caadi maahin waaw

  • @moparikismail3456
    @moparikismail3456 2 роки тому +1

    Apdi ciise ajuun legend 🙌