Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

FALANQEYNTA CIYAARAHA: WACDARAHA EURO 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лип 2024
  • FALANQEYNTA CIYAARAHA: WACDARAHA EURO 2024

КОМЕНТАРІ • 29

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln Місяць тому +1

    Ilaahayoow reer falastiin iyo muqaawamada iyo dhamaanba islaamkaba guusha
    Ka sii midigta 🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 Місяць тому

    Hanbalyo Hanbalyo #Spain 🎉🎉🎉

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 Місяць тому

    Foden ciyaartii ugu dambeysay ayuu wacdaro dhigay lakin xalay waa ka jiiftay iyo hariking inuu badalo ayay aheyd aidaad sheegtay

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 Місяць тому

    Mawlidow anigu Barcelona ayan taageeraa 25 sano spain waa kooxdayda 1aad.
    Dhankale, Spain waxan ka dhex arkaa qadiyadii falastiin

  • @qaasimmoha8828
    @qaasimmoha8828 Місяць тому

    Waa nasiiib daro

  • @KiikosJM
    @KiikosJM Місяць тому

    Harry Kane waaa nuqsi.

  • @adannur4755
    @adannur4755 Місяць тому

    Saka world classic player

  • @HindaAxmed-k2c
    @HindaAxmed-k2c Місяць тому +1

    Asc ustaad mawliid haji abdi wali ingirska dhibada heysata waa xul ciyaartoyadisu ka ciyaaran dalkiisa marka ma fahmeyaan xulalka kle ciyaartoda

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Місяць тому +1

    Anigu ibraahin ahaan waxaan taageerayay isbaanishka laakiin waxaan layaabay maxaakudhacay saka xidigii arsinal

  • @adannur4755
    @adannur4755 Місяць тому

    No excuses England fan's

  • @Rashiid899
    @Rashiid899 Місяць тому

    ingiriis waxba kuma haayo meesha

  • @user-rk6mc6qh6x
    @user-rk6mc6qh6x Місяць тому

    Saxib ingariska intey cayarto dhan nasib ayey ku timid tan lawadana caawa waxaa loogu ciyaaray balasteshino kale

  • @adannur4755
    @adannur4755 Місяць тому

    Qofkasto waa ogow inaa badaniso Spain 🇪🇸 boqol iyo boqol sxb

  • @CabdishakuurKhadar-tk7el
    @CabdishakuurKhadar-tk7el Місяць тому +1

    ISBAYN AAD IYO AAD AYAA AY UGU QALANTAT INAY KU GUULAYSATO KOOBKAN

  • @Abdillahi-wv1qz
    @Abdillahi-wv1qz Місяць тому

    Asc.

  • @MohamedJamac-js8ig
    @MohamedJamac-js8ig Місяць тому

    Falastiin.baagulaysatey

  • @adannur4755
    @adannur4755 Місяць тому

    I'm sorry for England to lose against Spain

  • @zakiaxmed9781
    @zakiaxmed9781 Місяць тому

    Meel harry kane joogo haka filin in la badio

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Місяць тому

    English meesha rafaad iyay kuyimaadeen

  • @maxamudyusuf1892
    @maxamudyusuf1892 Місяць тому

    Kkkk mowliid waxa ceeb ah inad sidan u hadasho ma intasaa qibradaada waxa guulestay ka hadal maleh spen sxb so barta ciyaraha by

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h Місяць тому

    Mawliidaw nimanka lamaqabankaro isbanishka

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln Місяць тому

    Inagadaa cabdow calaacalka waa laga badiyey reer engiriiska iyo taageerayaashoodi ⚽️⚽️⚽️⚽️⚽️😢😢😢😢 gari laba nin kama wada qoslisee🤣🤣

  • @user-ii7ed5cr6u
    @user-ii7ed5cr6u Місяць тому

    England kubad marakay qabata maba basanay😂halak Kuwait kale markib isku basan😂

  • @nanogzan
    @nanogzan Місяць тому

    England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 players are the best team but was just game and both teams can’t win ☹️