DOONISTA BAD EE ITOOBIYA, DIIDMADA SOOMAALIYA & DADAALKA TURKIGA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • DOONISTA BAD EE ITOOBIYA, DIIDMADA SOOMAALIYA & DADAALKA TURKIGA

КОМЕНТАРІ • 123

  • @Hansen_270
    @Hansen_270 25 днів тому +6

    Ambassadorka waxbaa ka qaldan ma sidan ayu FM ku ahaa

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 25 днів тому +3

    Waa runtii professor c/wahaab soomaalida siyaasiyiintooda way Ka cabsadaan itoobiya, waxaan ku cadeynayaa 34 tii sono ee ugu dambeysey waxay odhan jireen itoobiya waa walaala heen , itoobiya waa 150 milyan, itoobiya waa suuqa ugu weyn geeska afrika, itoobiya waa wadan quwad weyn, bahdilaad ayay shacabkooda u geysteen

  • @MubYus
    @MubYus 25 днів тому +10

    3 Qof oo isku fikir ah xag jir ah ku midaysan Nacayb ay u qabaan Qaranka Somaliland ayuu caasuumay, waxan ma ah dood dhadhan leh oo wax laga baran karo.

    • @caaqila-xchannel6324
      @caaqila-xchannel6324 25 днів тому +1

      Ok ma waxaad rabtay in lakeeno rabayada xabashida runtu waxay tahay ilaa dalka laga nadiifinayo dadka wasaqaysan ee taariikhdaba
      Lagu yaqaan dabo socodka gaalada xabashida iyo kuwii kaleba

  • @dubadgacayte
    @dubadgacayte 25 днів тому +6

    HPN cadaalad maaha in dooda lagu soo dari waayo reer Somaliland oo mawduucu khuseeyo. Walaweynta aad soo urursatay waxba nooga iftiimay Mawliidow.

    • @MKAli-hb9np
      @MKAli-hb9np 25 днів тому +1

      Sxb maamul goboleed ma quseeyo wareysiga😢

    • @ali-hm7gz
      @ali-hm7gz 25 днів тому

    • @ali-hm7gz
      @ali-hm7gz 25 днів тому

      ​@@MKAli-hb9np huuro hoo cadaga

    • @ubahali783
      @ubahali783 25 днів тому

      Cilmi waa nin makaahiil ah o Jibriil yoonis ah oo reer Ahmed ah oo Samaroona maaha reer koonfur ee dadka iska baro.

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 25 днів тому

    Siyaasiinta soomaalida waxaan usheegayaa si in ciise cawad in ay soomaali qabsanayne ay siyaasiintu qabsanyihiin iyo inta ay waxsiiyaan from awdal

  • @mohamedmohamud1767
    @mohamedmohamud1767 25 днів тому +2

    Waa khalad in waan waan lalagelo ethopia

  • @ahmedyuusufhabaryaro6476
    @ahmedyuusufhabaryaro6476 25 днів тому +7

    Oo goormaad iska xorayn alshabaab
    Reer soomaliland ma ayax aad buufinaysaan
    Ayaad umalayseen

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 25 днів тому

    Brofasorka aad iyo aad usaxan
    Ambasadorkana waa nin aad iyo aad udaciifsan aadbad uga xumahay in ambassadorkan daciifka ah inuu somali matalo
    Brafasorka asagoo ah samali kenya waa wadani somalinimo kadhab tahay
    gulayso barafasore 👍🏽
    Somaliya hanolato hana gulaysato
    🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @MohamedAden-vo5lj
    @MohamedAden-vo5lj 24 дні тому

    Etiopía waa yuhuuda madow ee africa deked marbaan ee waxeey rabaan yaman meel eey kala diriraan si eey ucaawiyaan yuhuuda kale musliminta reer falastin leeynaya run ahaanti waxaad deciif hadii aad wadahadal lagasho wadan aan xuduudbadeed aan kula laheeyn dhamaan somalia guul iyo gobonimo wadajir haloola diriro. Yuhuuda yeesan nagu habsan

  • @SaidYusuf-fy7mk
    @SaidYusuf-fy7mk 25 днів тому +2

    Aad iyo aad somali guul❤

  • @abdillahidaher468
    @abdillahidaher468 25 днів тому +2

    Xaaladda ito iya was kuqabso kuqadi meetside Somalia waa khalad in ay horfidhisato

  • @FadumohuseenFadumohuseen
    @FadumohuseenFadumohuseen 25 днів тому

    Kuwa dabadhilifka u ah xabashida iyo qotatida ee Donaya inay bada somaliya aqoonsi kuraad sadaan hajabeen kuwasi waa cadow

  • @galaydh2255
    @galaydh2255 24 дні тому

    Cawad dalka kama sheegan kartid pro abdiwahab waa inaad xaal bixisaa o soomaali o dhan aad siisaa

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 25 днів тому +1

    Turkigu hashiis ma kala gelikaraa jasiirada qubrus dalka giriiga iskadaa dhulka xorta ah, markaa way dowlada soomaaliya ay wada hadal uga galayaan dhulkooda xorta ah, waa laba arimood mid kood 1) bahdilid qab jabin ay ku wadaaan saayaasiyiin Soomaaliyeed shacabka Soomaaliyeed 2) in dowlada Soomaaliyeed ay u saxeexdo ogaadeen regions ama soomaali galbeed oo laga saxeexdo xuduud beenaadkii

  • @MubYus
    @MubYus 25 днів тому +2

    Waxan ma aha dood caafimaad qabta waa catow iyo calaacal.

  • @fosiabuale6518
    @fosiabuale6518 25 днів тому

    BARA CIYAALKIINA IN AXAARKU CADOWGOODA YAHAY IYO TAARIIKHDOODA

  • @FadumohuseenFadumohuseen
    @FadumohuseenFadumohuseen 25 днів тому

    Somaliya waa mid laba manoqonkarto waan difacayna qaranimada yada somaliya

  • @abdirizakfarah7764
    @abdirizakfarah7764 25 днів тому

    AQOON YAHANADA IYO. maxamed max😅amud iyo mowlid ba, dhagays tayaasha ba asc guul baan idiin rajee nayaa ethiopia ilahay ha naga qabto 🎉🎉🎉

  • @libojomira4019
    @libojomira4019 25 днів тому +1

    In lala faristo Ethiopia meysan aheen wayo leskuma heysto waxyaba kadhaxeyo labada wadan ee waxey nagu heysata dhulkena iyo badena alle nasistay inlagula garamana maheen lkn weydhacday insha Allah wanu kaguleysan donaa

  • @alesuge9918
    @alesuge9918 15 днів тому

    Xildhibaanka martida Ka mida Dadka uu xildhibaanka uyahay uuna wax usheegayo dad luuqad leh Afleh maahan miyaa isku xishooda Aqoon yahano ayaa la Idinku sheegayaa lkn waad Ka faaneysaan ee luuqadiina Ku faana waa iga Codsi midaas 😢😢😢😢

  • @FadumohuseenFadumohuseen
    @FadumohuseenFadumohuseen 25 днів тому

    Cabdi wahasb waa runtii somali ha isdifaacdo itobiya waykala jabtaye

  • @DIGGEHBOY
    @DIGGEHBOY 25 днів тому

    Itopia oo naga cabsata waxaa noo keenay cumar x masala,c/Allahi yusuf,Cali m gedi waxaa ku biiray m.biixi,iyo kuwa doonaya in lala fadhiisto hada.waxaan rajeynayaa in dowlada somalia joojiso wada hadalka soo socdo.

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 25 днів тому

    Waa aduunyo waxay siyaasiinta soomaalida maanta noqdeen kuwo naga cabsiiya iyagoole itoobiya waa dawlad xoigle ciidanle sirdoonle iwm halka siyaasiintii hore itoobiya ay bisadkadhigeen 😅

  • @hajii2033
    @hajii2033 24 дні тому

    cadaaldaad maah somlialand lagu soo dari

  • @abdikaabe3662
    @abdikaabe3662 24 дні тому

    ASC Akhyaareey
    Waxaan si fiican U bayaaniyey barafasoor cabdiwahaab itoobiya alamtara soo dhaaftey.

  • @c.qaadirxasanwarsame140
    @c.qaadirxasanwarsame140 25 днів тому

    A s c w , Maya!!!

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 25 днів тому

    Anagu hadaanahay soomaali waxaan taageersanahay aqoonyahan c.wahaab

  • @fosiabuale6518
    @fosiabuale6518 25 днів тому

    MA ERARATERIYA AYAAD KA LIIDATAAN TOLAAAAAY ALLA YAA RAG AAN GARANAYO XABAALHA NOOGASOO SAARA

  • @SharmarkeHassan-b6f
    @SharmarkeHassan-b6f 25 днів тому

    Hooyadiin Iyo Faqashta isa soo Urursatayba Wasa, Ethiopia Anaga Kenayna, Dagaal haday noqotana Ethiopia La Dhinac Noqonaynaa!
    SOOMAALI aad Sheegaysaan Baanu La Dagalamaynaa, Ee Car Wax ka Badala.
    Hoyadin Iyo Soomaali Ba wasa.

  • @MubYus
    @MubYus 25 днів тому +1

    Ciidanka Ethiopia waligii ka bixi maayo zoomalia, hadii Masar meesha soo gasho.

  • @MubYus
    @MubYus 25 днів тому +1

    Beentii iyo ruwaayadii Turki ayaa na difaacaya oo weeraraya Somaliland & ethiopia way dhamaatay, maanta Zoomalia waxay noqonaysaa adoonta Masar.

    • @ubahsicid349
      @ubahsicid349 25 днів тому

      Adigu soo adoon noqon maysid markaa😮😮

    • @MubYus
      @MubYus 25 днів тому

      @@ubahsicid349
      Anigu adooon ma ihi waligayna maan noqon, adiga ayaa maanta ogolaaday in aad noqoto adoon Masri ah carbeed oo ilaaliya wabiga Niilka.

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 25 днів тому

      @@MubYussaw adigii adoon oromo noqday 😂

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 25 днів тому

      Mubarik waa oromo qaniis laqawo nin laa qawo waye qumu luud weyn waye wana oromo

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 25 днів тому

    Cadowga Ethiopia warkiisu wuu cad yahay xoog bey sheegatay. Somalia waa in ay xoog ku sheegatay dhulkiidii ka maqnaa baddeeda ay difaacadaa. Diyaar garow dagaal baa noo yaala sida ugu dhaqsaha badan.

  • @akhalif579
    @akhalif579 25 днів тому

    Codka dooda wuu kharibna lama maqleyn from 1.20 mins kadib. Hagaajiya marka xigta insha allah.
    Or fix the voice after live ended.

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 25 днів тому

    Nacdal Faqash ha ku dhacdo.Faqasheey ma celin kartaan aqoonsiga Jamhuuriyada Somaliland ee is daldala, waxana balan ah in Faqashta meesha ka hadlaysa aanay waligood soo cagadhigan doonin Somaliland.

  • @DiamondOnoor
    @DiamondOnoor 25 днів тому

    Somaliland maaha somalia

  • @FadumohuseenFadumohuseen
    @FadumohuseenFadumohuseen 25 днів тому

    Waan iskacelinaynaa qotiga donaya badayada iyo dhulkayaga

  • @asxaabi
    @asxaabi 25 днів тому +4

    Dhulka sow anigu ma lihi, arrimahayaga ka baxa oo argagixisada iska celiya, amniga ka shaqeeya, cudurka kaa gallay fatdaha hadii laga gubo dameer dawada lama gaadhayo, taariikhda ayaa marjac ah qaranimada somaliland waa waaqac

  • @AliHaybe-w1y
    @AliHaybe-w1y 25 днів тому

    Abdi wahab waxba ma garanyo waa caadifad wixiisu, he is not political man.

  • @mohamudelmi2756
    @mohamudelmi2756 25 днів тому

    Waa faqash faqash waraysaneysa shimbiro yahow heesa

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 25 днів тому

    Qofka keliya ee sharfta leh waa professor Cabdiwahaab.

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 25 днів тому

    ambassador cawad i totally disagree. Ethiopia waxaa normalization lala sameenyn karaa oo keliya marka gobolka somali galbeed ay gacanta u soo geliso somalia period.

  • @maryannur4299
    @maryannur4299 25 днів тому

    Rashiya iyo Turki isku mid mahan tariqda dib u firiiya rashiya iyada dagaalki 77 na gelisah oo nagu tiri itoobiya iska caliya adinkan idila jirna markan itibiya ka adkanane rashiya waxey ku jirtay dowladahi na soo weraray oo isugu keen tagay,,,,,,,Turki umada somaaliyeed waxbeey u tartay wana wadan muslima waxan aragna wadan kasta oo muslima oo lagu xad gudbo ineey dafacdo hadane waxeey kugula dhaqme siyasadaad la timaado taas oo ah hadeey naga aragto inaan dalkeena dafaceeno waxa laga yaba ineey garab na siiso lakin hadeey siyaasada daku nowoto mid jilacsan Turki kuma dafaceeso dalkaaga soomaalida la raba ineey dalkeeda dafacdo waxi kalma ahne eey wadisato Turki iyo wadan kasta oo an ka heeli karno tageero,,,,,wala Turki wala maser wala wadan kalaan ku dafaceen hadadaan adigu wadankaaga dafacaan

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 25 днів тому

    Hadaanahay shacabka maqabsanine siyaasiinta kursi raadiska ah ayaa qabsan

  • @Hansen_270
    @Hansen_270 25 днів тому

    Wuu banjaray imarat kuye

  • @buuriyobanaan2719
    @buuriyobanaan2719 23 дні тому

    Somaliya Waxay fashil ku ah in ay 3 Qodob
    1 Somaliya waxa Itoobiya xoog ku haysataa dhul somaliyeed
    2 Waxay mar labaad doonaysaa badd somaliyeed
    3 Waxa madaxtooyadda somaliya jooga ciidan itoobiyaan ah

  • @AbdilahiGurey
    @AbdilahiGurey 25 днів тому +2

    Soomaalida koonfurtu weli akhyaali ayey ku jiraan berbera kaalaya oo u sexeexa kkkk

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w 25 днів тому

    Wasiir cawad marna waxuu leeyahay somaali waa wadan badaxbanaan,marna waxuu la simaa Xamaas oo dhulka hoostiisa ku jirta xataa qoraxda arki karin ninka maanta u taliya,wasiir cawad xasan sheekhna dhulka hoostiisa gili.
    Wiil hiiraan

  • @MohamedAden-vo5lj
    @MohamedAden-vo5lj 24 дні тому

    ISAAQ LAND cuqdad baa heeysa somalí neceeb waakuwii amxaar sheegtay ragii goojacade lagu kufsaday kaftanka waa kaciranyahay ciidan baa laga hayaa ee hasoofurtaan ama dumarka xilka hakuwareejiyaan

  • @fosiabuale6518
    @fosiabuale6518 25 днів тому

    WAAR SOOMAALIDAN MA MASAXDAA FADHIDA IMAARAADKU MAANEY AHEYN KUWA ISLAAMKA BAABIIYEY

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 25 днів тому

    Takale wadahadalku waxa uu khaladkuyahay waxa uugalidoinaa taariikhda waxay odhandoonaan waankuwadahadalay tusaale jago kasooqaad inaad ninkale iskuqabsataan hadaad markuwada hadashaan faylkaasi waa socondoonaa

  • @ArkaAarka-kw3vo
    @ArkaAarka-kw3vo 24 дні тому

    WAA NIMAN RIYOONAYA KUWANI

  • @AliHaybe-w1y
    @AliHaybe-w1y 25 днів тому

    Dadka qaarbaa waalaba su, aalaha sidee uga jaawaba

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 25 днів тому

    Dhamaantiin waxaan qabaa inaad itoobiya tustaan inaan qabsanahay

  • @sharifali773
    @sharifali773 25 днів тому

    HAA

  • @SacadMusa
    @SacadMusa 25 днів тому

    Asc
    waxa fiicnan lahayd in madaxda somalidu runta usheegan shacabkooda
    kooda fulinta ah iyo ka sharci dajinta ahba waa Beenaalayaal

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 25 днів тому

    War naga aamusa. Ma Itoobiya baa saaxiibtinimo naga dhexeyn kartaa

  • @sharmakejibril1300
    @sharmakejibril1300 23 дні тому

    Doodu macno ma samynayso hdaysan dhinacyada is diidani kuwada jirin somaliland arintan waaka mid in laguso casuumo ayay ahyd

  • @axmedmohamedgure22
    @axmedmohamedgure22 25 днів тому

    Anigu waxa qaba itoobiya hadii ee ka dhabeyso ama dhaqdhaqaq ee ka sameyso in laga hortago oo wadanka laga difaco somalida waxa ee u dhaqaqan wee ka miro kenan somaliland shacabkeda ma ogola in ee itobaya qabsato ha la iska celiyo cashar na haloo dhigo.

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 25 днів тому

    Kan lagu sheegaayo Dr Abdiwahaab badda Somaliland ma hooyadii baa leh? Sideebuu reer Somaliland oo wadan koodii jooga oo dalkooda iyo dadkooda dhistay u yidhaahdaa Gooni u Goosad isga oo Kiiniyaati ah. Reer Somalilandnow bal nooca ina bartay eega ee aynu wado iska marin kari laanahay. Cadawga koobaad ee reer Somaliland Wuu is hayn kari laayahay oo Gododka ayuu ka soo wada baxay

  • @fosiabuale6518
    @fosiabuale6518 25 днів тому

    INTA TURKIDU JOOGAAN INAGA SAARA IMAARAADKA

  • @Saedahmed-c5c
    @Saedahmed-c5c 25 днів тому

    Waar yaa kuwan aan waxba maamulin
    Cuqdadu ka buuxda
    SHABAAB AYEY ISKA
    CELIN LAYIHIIN FAATAA
    BAKHWAYNAA
    waxay wali daydayaan cid ay gumaaystaan

  • @fosiabuale6518
    @fosiabuale6518 25 днів тому

    U SHEEGA IN MUSTAQBALOODA AY ITOOBIYA KANSHAR KU TAHAY

  • @maryannur4299
    @maryannur4299 25 днів тому

    Somaaliyeey dodaan dooda ku xigta waxan jeclaan lahay inaad ka doodan maxa hor tagan in cidankeena la shiiso waxan macno laheen hanu daliniuna wadan waxa dafaca cidankiisa cidan shisheeye kuma dafacaayo

  • @user-lk5yj4ff5k
    @user-lk5yj4ff5k 25 днів тому

    asc cadi wahab khayer ala ha ku siiyo gees ba tahay.

  • @fosiabuale6518
    @fosiabuale6518 25 днів тому

    WAAN KA XUMAHAY CAQLIXUMAA

  • @maryannur4299
    @maryannur4299 25 днів тому

    Soomaaliyeey nac nada joojiya hadada is difaacin cid ku dafacaaya malahan

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 25 днів тому

    Mowliidow ha qaldamin gobol ay ka maqan yihiin mallaha

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 25 днів тому

    Sax c.wahaab itoobiya wayqabsantahay laakiin kamawaramaan xogtooda hoose hadaan nahay shacabka awdal anagaa iskadifaacayna oromo

  • @maryannur4299
    @maryannur4299 25 днів тому

    Masar cidankeeda waxa dhaqalaha siiya mareekan awood ey cidan inteey ku keento ey mushaar ku siiso malahan ee ujeedadu wa itoobiya iyo masar dagaalka ka dhaxeeya wabiga niil beey rabta ineey anaga dhulkeena eey ka hesho meel ey degto kadibne hadi saxiix milatari dhaco masar itobiyeey halkaas ka hajuumi karta masar hadeey wax qabaneeyso falastiinka qasa jogeey wax u qaban laheeyd xata ineey rashinka u gudbiseey diiday maxeey anago afrikaan madoow ah noo qabaneeysa waa waxba

  • @omarhassan8219
    @omarhassan8219 25 днів тому

    Warmesha dadcadiyaken kuwaniwaba ciilqabayale kulaha 100000,boqolkuno askarimasar hakento odalka halamideyo hoyada caqlixumada kawas,iyo dhiladikudhashayba

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 25 днів тому

    Reer hawiye waashe

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 25 днів тому +3

    Ubucda barnaamijku waxay ahayd in uu ahaado MOU-GA because heshiiska waxa wada galay Somaliland iyo ethiopia. maaha in aad Somaliland qarisaan oo aad ku boodaan Somalia italiano iyo Ethiopia inta aad Somaliland xaqiraysaan ee aad isha ka lalinaysaan haka eegin in ay Somalia guul gaadhayso waayo badda, dhulka, cirka Somaliland Somalilanders baa leh cid kalena waxba laga waydiin maayo. #VivaSomalilandandEthiopia

    • @akabdi9732
      @akabdi9732 25 днів тому

      Soomaliland hadii la qirsanyahay intaanba ma gaaryeen

    • @akabdi9732
      @akabdi9732 25 днів тому

      Aniga waxaan qabaa in lala fadhiisto kaadi badane waa loo gigolo badiyaa hadii lala fadhiisto macnaheedu ma ahah in loo ogolaanayo waxey rabto

  • @libojomira4019
    @libojomira4019 25 днів тому

    asc mowliid xaaji eebow anigo South Africa jogo madalban karaa visa card ama master card please jawab ad ayan ugu bahanahay

  • @MuseAbdi-nh8zi
    @MuseAbdi-nh8zi 25 днів тому

    Kkkkkkkk Somaalidu iyagoo soo jeeda ayeeu riyoodaan

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 25 днів тому

    Faqashti uu isu timi lama dhegaysan karo wa kuwa somaliya burburiyay.dhulka manidinka leh dhulkiina Qlshabab ka dhacsada ama hilibka dadka e eydu ceebtavliido ku cunaysa ka dhuciya qejigiin gubaye

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 25 днів тому

    Takale waxaan qabaa hadii aan soomaalidu buunbuunin ay itoobiya ogayneba waxan marka lagareebo abiye oo shacabku dagaalkuhayaan markaa idinku hanagu soohogaaminina oromo

  • @SAQADHI1
    @SAQADHI1 24 дні тому

    U guys are not academic at all . Somaliland is in the framework. U can't change history yet. Somaliland is leading figure. Somali need to talk to somaliland

  • @RaxmaYusuf-t4f
    @RaxmaYusuf-t4f 25 днів тому

    14:45

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 25 днів тому

    Maya

  • @Afahayeenka.dhaliyarada.
    @Afahayeenka.dhaliyarada. 25 днів тому

    Wankufaxasanahay.maranamijkaninadsamayaseen.jimacawalaba

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 25 днів тому

    Afrika iney isdhaxmarto waxay dadka gumeyeto

  • @Safi-nb8kg
    @Safi-nb8kg 24 дні тому

    Rag neceb soomaaliland ayaad casuntay ma jiro qof difaacaya somaaliland

  • @Cali-tu8fg
    @Cali-tu8fg 25 днів тому

    Barnaamishka,waan,lasocoda,waan,runtime,waa barnaamißh,fiican,mawlidna,waan,salaamayaa,waxaan,qabaa,suaal,suaashaydù,waa,sìdamn,ninja,kugu,yimd,caqlkaga,wuxuu kugu,yidhi,afartaada,qol,laba,isii,waxaad,ku,tidh,socal,marku,soogalay,Ayman,u,ogolaatay,waa,cali,jigjiga,klilka,shanaad,ee,soomaalida

  • @mahamoudshire9167
    @mahamoudshire9167 25 днів тому

    Raysal wasaaraa Ethiopia taladii uu idin siiyay inaad qaadataan bay ahayd

  • @AliHaybe-w1y
    @AliHaybe-w1y 25 днів тому

    Falastiin ayey carabi difaaci lahayd haday cid wax tari karaan

  • @JamacBare
    @JamacBare 25 днів тому

    Prof. Cabdiwahb nin weyn wuxuu sheegayo and garanayn ayaad tahay. 1200 askari UAE ayaa SL jooga. Wear hadalkaaga xaqiiq u ku salee

  • @fosiabuale6518
    @fosiabuale6518 25 днів тому

    MASAR MA DALKAAGEY KULA LEEDAHY

  • @salebanolol
    @salebanolol 25 днів тому

    😂😂😂😂 bal cawaankan naxligu ka buuxo ee weliba aqoon yahanka sheeganaya non of them ku fekeraya in dawadu ku jirto in somalida dhexdeedu heshiiso level kastuu yahay Xataa Haday kala baxayaan gobanimadu ku jirto

  • @abdisalamsabriye8103
    @abdisalamsabriye8103 25 днів тому

    Ama halala hadlo ama halaga amuso dagaal halo diyar garobo itobiya waxedu waa xoog ee soomaliyey walala yaal aan heshiino

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 25 днів тому

    Labada kale waa laba daciif ah oo aan arrin qaran lagu haleyn karin

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 25 днів тому

    Dowlada soomaaliya wey ku fudaatay iney la fadhiisato itoobiyo oo dhul iyo bada ay xoog ku qaadato

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 25 днів тому

    Soomaaliya waxa u run iney iska Iriso maska dadka soomaali cunto

  • @AhmedAbdilahi-s4j
    @AhmedAbdilahi-s4j 25 днів тому

    Mawliidaw dhinac ayaad u xaglinaysaa waayo qof somaliland ah kumaad casuumin marking kan wasiirka arimaha ibadan ahaa ayaa u balan qaaday inay bada siiyan marka muuse wuu ka hard again xaqna isagaa uleh

  • @fosiabuale6518
    @fosiabuale6518 25 днів тому

    HANA DHAAFAAN MA RABNO DIYAARADAHOODA IYOARAGOODABA

  • @ijjbhri6415
    @ijjbhri6415 25 днів тому

    Ban Ninka wuxu ku hadlayo eg melkasta laga dhagaysanaya somaliya matar dara markay Timado qadiyada wadanka somaliya dhaman somali mel ay jogtaba ma ogolanayso in Tako laso fara galiyo Xog iyo dadnimo iyo wadaniyad an kudifac no wan ledahay wanan difacan kara wadan kayaga,

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic 25 днів тому

    Yaa naga aamusiyo beenlowgaan

  • @abdulmao1579
    @abdulmao1579 25 днів тому

    Wariye barnaamijka adiga kuguma socdo jooooji war badnida

  • @abdinoorelmi6548
    @abdinoorelmi6548 25 днів тому

    Codkaa xun ee hagaji

  • @user-xe8kf3hw8w
    @user-xe8kf3hw8w 25 днів тому +1

    faqash oo dhan mid wariye sheegta mid siyaasi sheegta mid been bad ku sheegta walleee reer faqash way jabeen somaliland guuul guuul somaliland iyo itopiya guuul guuul

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic 25 днів тому

    Beenbadanaa Cawad