DegDeg Goojacade Sidee Looga Qabsaday Somaliland Xoga Dahamestiran

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 сер 2023
  • DegDeg Goojacade Sidee Looga Qabsaday Somaliland Xoga Dahamestiran
    Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter

КОМЕНТАРІ • 155

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 10 місяців тому +2

    Guuuuuuuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o 10 місяців тому +3

    I subscribe u GEESI Somalilander

  • @rawdhayusuf9855
    @rawdhayusuf9855 10 місяців тому +8

    Geesigii faisal InshaAllah he will come back home

  • @Shankaroon266
    @Shankaroon266 10 місяців тому +4

    Midnimo ina deeqda reer Somaliland 💚🤍❤️

    • @sammie1163
      @sammie1163 10 місяців тому +1

      Midnimo ayaa ina deeqda il maadeerayaal

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 10 місяців тому +2

    Mansh Allah Mansh Allah ❤❤guuuuuul insh

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mc 10 місяців тому +4

    Midnimo ilmaderyal❤❤❤❤

    • @sammie1163
      @sammie1163 10 місяців тому +2

      Rag badan waa loogu aari doonaa insha allaah

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 10 місяців тому +1

      Midnimo, Midnimo, guul Somaliland.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 10 місяців тому

      Muse dhaw- dhawdu Uma dhacsana.
      Waa in dalkan lagu haleeynin.
      Somaliland waa in aanu Tuute wada xidhana oo aanu dagaalka gelnaa.

  • @nyumbakumi5675
    @nyumbakumi5675 10 місяців тому +21

    I am sacad muse talking to my garxasi brothers, it is ur time to shine... you are all lixle and if u whole heartedly join this war am sure in one week we will be in garoow.... let's go and liberte the father land..they say ravenge is a dish best served cold but we r Somaliland and we want our now!!!!!where are my gabiley brothers and geesiyasha habar jeclo???

    • @abdikariimismail1238
      @abdikariimismail1238 10 місяців тому

      Oo adeer habar awal iyo garxajis hadday noqoto dagaalka laascaanood keenee ka ku khasaare badnaa. 9 bilood oo dagaalku socday waxaa kaa dhintay rag aan 100 nin gaadhayn. Weliba raga ku dhintay goojacadde ayaad maykoodii aas qaran u samayseen oo hargaysa gaysee. Garxajis ahaan, 200 boqol oo nin iyo ayaa igaga dhintay. Weliba dhaawacayga ayaad ka tagtaan . Adeer waa la xisaabtamayaa wllhy

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 10 місяців тому +2

      Burco is next😂 Warqaxaay 😮

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 10 місяців тому +1

      Don't worry, the game is over, Dhulbahanto will see what will happen soon In Sha Allah.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 10 місяців тому +1


      Buufiya daboculusta, faqashta ah ee isasoo baheeysate.

    • @alimire2
      @alimire2 10 місяців тому +1

      😂😂😂😂🇸🇴 hanoolaato Somaaliya

  • @hodanh2669
    @hodanh2669 10 місяців тому +2

    Ilaahay ha idin xiftiyo, khilaafka hala iska ilaaliyo, waa run inagay inoo midoobay,

  • @deeqa1745
    @deeqa1745 10 місяців тому +2

    War ilaahay ayaa duLmigiina Arkaayiy

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN4165 10 місяців тому +3

    Ibraahinmo waa garxajis saxad ah

  • @fanimahamoud7052
    @fanimahamoud7052 10 місяців тому +4

    Waxaqiiqa tasi❤❤❤😊

    • @sammie1163
      @sammie1163 10 місяців тому +1

      Waa xaqiiq taasi

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 10 місяців тому +2

    Waa dirariraalayaasha doonaya inay dadka isku diraan,markaa wixii dhacayba dhacee,somaliland Garxajis ayey ku khafiifeen, waar dalka iyo dadka dawlada xun ayaa ldhibkaa u gaysatay

  • @user-zb6ei9my8r
    @user-zb6ei9my8r 10 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 10 місяців тому +2

    Ninkaan ma shayadiin ayaa la hadalayaa ! Adeeer dhul rageed xaraan ayuu kaa yahay ! Dhulkan dad ayaa leh !
    Hargesa Miya ku deeqi waysay !
    Dad ino midoobay? Dhulka ayaa leh ???

  • @milgodaad2680
    @milgodaad2680 10 місяців тому

    Guul

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 10 місяців тому +1

    Sixir ayay ino adeegsadeen

  • @AhmetAlinour-gt1qd
    @AhmetAlinour-gt1qd 10 місяців тому +2

    habar habar ma joogtee waar yeynaan ukala hadhin cadawgeena huwanta ah midkeenna harti maantadhaawaceena halista ah hadh u jiidi maayoo balkiisiu ku dilayaa hebel hebelka joojoo haybaha inaga dhiga

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 10 місяців тому +1

    Midnimo ilaahaw na midee ooxaqa na garansii

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 10 місяців тому +3

    👍👍👍👍👍👍🤲🤲🤲🤲🤲.

  • @faiza10ally35
    @faiza10ally35 10 місяців тому

    Faysal waa gaasi siduu u la hadlay cadowga wuu arnay ilaahay ha xafido!! Haday illana waa gaasi guni dishay buu noqon🥹🥹🥹

  • @abdikarinad
    @abdikarinad 10 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AnisaOmer-tk7vb
    @AnisaOmer-tk7vb 10 місяців тому +1

    Asc Ibrahim caydiidoow ilaahay ha ku barakeeyo si fiican ayaad uhadashay

    • @sammie1163
      @sammie1163 10 місяців тому +1

      Guuleyso inaadeer

  • @farxiyafarahmohamed1202
    @farxiyafarahmohamed1202 10 місяців тому +1

    Faysal gacantii walalki ayaa lagu toogtay

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 10 місяців тому

      Faaqash waa lagula socada

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho 10 місяців тому +1

    Waar ha nixin 1000 nin ayaan hal daqiiqo inaga dhiman jiray .
    Away dawladii labaad ee afrika.
    Adigoon waliba waxba haysan .
    Markaa nimanyoow nimanku waa ina yaqaana .

  • @user-lq8uh1ql4d
    @user-lq8uh1ql4d 10 місяців тому +4

    Somaliland ❤one ❤ no qabiil

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 10 місяців тому

    Somaliland midnimo mucaarad iyo muxaafid guul inshaa allaah

    • @hassanfarah8417
      @hassanfarah8417 10 місяців тому

      OGI OGI MIDNIMO SAAMIRI AFTAAG AYAA DIIDAY MANA OGOLA.

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 10 місяців тому

      inader midnimo isaaq muuse handaraab baa diidey maxaa lagu dagaal galaa markaa inagii baa kala shakisane

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 10 місяців тому

    OGI OGI HADAY U BATAAN 200 MAY DHAMAY INAMADII YAR YARAA EE GOOJA CADE QABSADAY.

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 10 місяців тому +1

    Ha ooyine aamus waa la is hayaaye

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 10 місяців тому +1

    FESAL KUWA SHABAQA I DHIGEY WA LASO QABANA

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 10 місяців тому +1

    Sasiyasad uxumada kulmeyi iyo qabilayada ya sababa, SL ma laba reer ba?

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 10 місяців тому

    Qalada ahayada ina goojacada laga baxo

  • @football_hub1
    @football_hub1 10 місяців тому +1

    💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️🦧⚘️🌹🌹👍🌷

  • @HassanMohamed-vl8lg
    @HassanMohamed-vl8lg 10 місяців тому +1

    Botaan malagatagi

  • @SNAcomando
    @SNAcomando 10 місяців тому +1

    ​ku quusa qaata awoodada ayaa ku diiday inaa is difaacdo awood baa lagagga qabsaday goojacade kuwas ciidan qaran ma ahan benalayal baad tihin xasuqa idinku dhacay xasuuq lamid ah baa idin dhiman culimada oo sheiq mustafe uwen yahay dhaman toda 8bil la xasuuqay hal mar xita meysan ka hadlin micnha waxa weye in ay raali ka ahayen xasuuqa
    Lkn illah subxana watacala ayaa xaqa idin tusay iyo xanunka ay ledahay dadinta dhiga muslimka bisha ramadan oo dhan dad sooman ayaa la xasuqaye hal culimo xita kama hadlin marka makuwas ayaa idhahaya cilimo ayanu nahay yahuu
    Runta aya wanag san isaaq oo dhan waa argagixiso wana dad ethopia lasoo saftay waan dad ingiris iyo Ethopia soo hor kacoyo waye runtana waxay tahay isaaq somalia iney is raacdo ma ogola lkn wax bey arki insha allah aniga xaaroood ma ihi lkn ssc waxan ku tageray waxay tahay calanka somalia ay manta kor uqaden aniga waxan ahay nin hawiye ah xaarood sideda kale isaaq ayaan ka jaclahay marka isaaq iyo xaarood wax kale isku hestan isaaq ayaan garab la ahay isaaq ayaana la ag dhimana lkn rer ssc wey uqalman now in la tagero
    Dagalka waa idin bilow raag dagalama la imow mesha rag kuma heyside yaahu xasuuq lama dhihi karo hubka laga qabsaday ayaa lagu xasuuqay Burco ayey usoo socda hayeeey iidooor ilmo abaarso ilmo kaniisado hayeeey

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 10 місяців тому +1

    Geedkaan waxaamoodaa in hooyadeed dhimatey😂

  • @advyser
    @advyser 10 місяців тому

    Ictisaam waa koox ikhwaan muslimiinka ah
    Ikhwaan muslimiinka waa Niman aaminsan in xukunka wadamada iskaamka si kastaba ha noqotee lala wareego
    Waana hub ay Qatar u adeegsato cidii ay doonayso

  • @khadraabdullahi303
    @khadraabdullahi303 10 місяців тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭👺👺👺👺👺👺👺

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 10 місяців тому

    Aslcaleykum sidee looga qabsadey Gedabuusi iyo Gerxajis weydii wadani. Ciro weydii.????

  • @advyser
    @advyser 10 місяців тому

    Dawaladu waa in ay mamnuucdo kuwan iyo qolo kasta oo doonaysa urur caadifad diineed ku samaysan laakiin wax kale loogu socdo

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 10 місяців тому

    Wlloh codkan si uu meel dheer u gaadho u dir waridaad tv iyo channelka kale

  • @jamaahiirwase
    @jamaahiirwase 10 місяців тому

    Way soo geesteen! Soo dhaweeya! Ma ka dheesheen??

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 10 місяців тому +2

    2000 iyo 20000 ????????

  • @marwo5431
    @marwo5431 10 місяців тому +1

    🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 10 місяців тому +1

    Huwanta😂 yaa sankadhiigkuleh maanta😂?

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 10 місяців тому

    Hadaad tabar haysan hadaa laydin sugayaa

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 10 місяців тому +2

    Qarankii qarankii waa la cunay iyo soomaali neceb waa la cunay ee naga daa oohinta

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 10 місяців тому

      Kkkkkk siyaad ayaay cuneen ee sug khalad baa dhacaye

  • @munaomer7025
    @munaomer7025 10 місяців тому

    Mashallaah
    Inadeero geesi gesi dhalaybatehe alle adookale anoka badiyo

  • @kowsaribrahin8053
    @kowsaribrahin8053 10 місяців тому

    guregeen ku ekad ilaahay kabaqa

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 10 місяців тому

    Kkkk war waa cararayey geed xas ah hoostiis laga soo cashed faysal

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho 10 місяців тому +1

    Habaryoonis habarjelo jiidan inaga ka dagaalami jirnaytay dawladii labaad ee siyaad bare tageerada intaa leeg isagoo darood haysto ayaan wado marinay.
    Markaa isaaqaw geesinimadii wada jirkii oogow .

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 10 місяців тому +1

    Goojacade dagaal laguma qabsanin ragii qaranka qalad ka dhacey sheydhan Ka adegtay waxa mesha logu yimid wa rag mel ujihestan la san wareeray halganki niyad jab uga dhacey sugaayen amar iyo go,aan 😢😢😢😢

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 10 місяців тому

    Ibrahim Caydid gesi gesi dhalay " intay garanayey bay dhaftay" meel walba way joog kuwu cadowga uu adega oo reer uu nisbeen mayno guul, gobanimo iyo midnimo shabab, mucarad iyo dawlad

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 10 місяців тому +1

    Warqaxaay😂

  • @anabomar2491
    @anabomar2491 10 місяців тому +2

    Guuuuuul insha Allah Somailland ❤❤❤❤❤

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 10 місяців тому

    Inaya gooja cada ka baxaana qalada

  • @hassanafyare3802
    @hassanafyare3802 10 місяців тому

    Alle ayaa garabkaaga kabaxay

  • @user-il1up7up1w
    @user-il1up7up1w 10 місяців тому +1

    Yes Abdullah you are right please go ahead

  • @Degaliah
    @Degaliah 10 місяців тому

    Inaagaa isduqaayne shalay balaayo dhexdeena ah ayaa ina sogadhay

  • @ahmedelmi3730
    @ahmedelmi3730 10 місяців тому

    Habaryoonisey maqla oo fahma

  • @yoyogi52
    @yoyogi52 10 місяців тому

    Aargoosi

  • @kskksshjks1931
    @kskksshjks1931 10 місяців тому +1

    Beena maaha runa raad kuma leh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdideckhersi5392
    @abdideckhersi5392 10 місяців тому

    Kkkkkkkkkkk

  • @abdiweliwaakusalaamsyibrah3713
    @abdiweliwaakusalaamsyibrah3713 10 місяців тому

    Bm waaw2 saxiib Bebeeyada 10 shikaha iyo suga transataha maad sheegin 120 tickniko ah. Ninkasta oo kibra saasaa u dunbaysa.

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 10 місяців тому

    Faysal wuxuu yiri garaadka iyo madax Wayne ku xigeenka ii geeya

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 10 місяців тому

    Kkkkkkkkkl😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂

  • @user-lq8uh1ql4d
    @user-lq8uh1ql4d 10 місяців тому

    Somaliland waa Hal wixii dhacayna cidna somaliland ma saarna aan aheen maamul xuma hj iyo hy wallo nina ma kala saarayo jiidahana yagaa ku wada Dhiman jiray

  • @sammie1163
    @sammie1163 10 місяців тому +1

    Waan guuleysaneynaa insha allaah

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 10 місяців тому +1

    Ina Culusoow adiga maqaayadii waakaaxirantey😅 Culusoow iyo Horor😮 Tolaa’aueey😮

  • @said1498ify
    @said1498ify 10 місяців тому

    Qalad waa dhacay In la saxaana waa mihiim ah inaynu farta isku fiiq fiiqno laga fiican. Qaybsanaanta meel aynu iska dhigno. Midnimo ayaa loo baahan yahay.

  • @WA-rh8fl
    @WA-rh8fl 10 місяців тому

    Kkkkkkk

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 10 місяців тому

    Guul baa danbeysa. Waa la aarsan doon

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 10 місяців тому

    Maxaa oohin ka.baxaysa iidoor reer abaarso

  • @abdillahiaouledaouled1970
    @abdillahiaouledaouled1970 10 місяців тому

    Bennale

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 10 місяців тому

    Wabaaaaaaaaaa😂

  • @paganizonda1000ps
    @paganizonda1000ps 10 місяців тому

    SOMALIA WILL TAKE Somaliland back😂😂😂😂

  • @WA-rh8fl
    @WA-rh8fl 10 місяців тому

    Caalal

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 10 місяців тому

    Cadoowga gudaha ka dhambeyay

  • @mussajamawarsame4066
    @mussajamawarsame4066 10 місяців тому

    Dadka warka cadawgu inagu kala qaybinaayo faafinayaa iyagaa cadawga somaliland

  • @user-lq8uh1ql4d
    @user-lq8uh1ql4d 10 місяців тому

    Boo sheeg aan dhulka soo dhigno daahara hee

  • @user-xj3sb5qx2d
    @user-xj3sb5qx2d 10 місяців тому

    Dadka shicibka ahi waa in aay dagaalamaan Hadiikale waa laydin qabsan doona

  • @marwo5431
    @marwo5431 10 місяців тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohumadhusseinbarqadle803
    @mohumadhusseinbarqadle803 10 місяців тому

    Nikan waa ka kow inta soomaalilan qaribtay waaqaran dumis

  • @camel000
    @camel000 10 місяців тому +1

    Isaaq maxaa idinka maqan?
    Ha idin deeqo dhulkiina Darood dhulkisii buu jogaa dulaana idinkuma aha.
    Allahna waa caadil wataa foolxumada aad hesheen

    • @maxamedyuusuf6593
      @maxamedyuusuf6593 10 місяців тому

      Somaliland xudud bay ledayahy Qarn ee joji niicda

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 10 місяців тому

    Hhhhhhhhhh waar dadka run maruun u sheega please

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 10 місяців тому

    Habenki dagaalku dhacay 3 tikniko ah ayey la so baxsaden kuwo lacag la siyey buurta ayanay ku soo socden
    Qarna gadhigi bala qalibmay qarna wa la qabtay wana la garanaya cida dhibka riday wana lagu daba jira
    Inshaa Allah khayr iyo guul Somaliland

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 10 місяців тому

      Anoo habaryoonis ah oo habar jeclo ka garab dagaalamaya markaad hadalkaad leedihiin somaha inaad dagaal sokeeye iclaaminaysaan

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 10 місяців тому

    Beenbad@n kani ilaahay kucadaab aduun iyo aakhiro duli duli dhalay

  • @HooyosareedoCige-wv9fs
    @HooyosareedoCige-wv9fs 8 днів тому

    Waar dadka beenta kadaa lambarka 4000+5000+ 3000 2500 intaasi ciidan utabar bay ahaayeen 12000 gaas dhegeelo

  • @ayandahirmohamed1188
    @ayandahirmohamed1188 10 місяців тому

    Illahayow ciidanka qaranka xafiid cadowgo waruntaaa 1988 aba hay iyo waladi 3 aha iyo 4 ilmade radi ah 8dodib waxa sa basi jiy hal nin okamid ilkin maxay sa meyan yan abahay iyo ina madi kale may sama yan ninkii rufi yankaha walakii oka yar ayaa gacmahiyo lugaha kaxidha markada say geyan miyi kadibnaxay sameye ilamo miyiga joga yay ku yidhah den logtuqadaba jabii matadan an jog rufi yan ayaa kanol 8dedi nin abahay iyo lixdi nin kale way dhiten mark waxn leyahay ree Somaliland aynu isku tir sanano

  • @ahmediman4866
    @ahmediman4866 10 місяців тому

    Ina Caydiid waxaad Tahay Scammer usoo shaqo tagey dadka masaakiinta ah ee reer SOMALILAND . Please SCAM kaaga Australia kula laabo . Umada a waan uga digs yaa beentaada iyo khiaaliga aad ku dhaawacaya qaranimada SOMALILAND . Inaad arimaha National securityga fasax iyo clearance u haysa inaad ka hada sho tiiyo dagaal lagu jiro Waa ayaan daro . Waa in wax laga qabtaan Scamka aad la wareegayso .

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 10 місяців тому

    Cadowga gudaha hadaan farta lagu fiiqin ee manta cidanka dhabar jabiyey oo kuwa buurta ku jira iyo kuwa ka danbeyeyba kow ka yihin
    Wallahi Somaliland sidaas un bu dhibku ugu so noqnoqon waligina inaga jogsan maayo
    Ki hadlaba nabad guud bu ka hadlaya
    Si gaara in farta logu fiiqo cida dhibka wada weyan

    • @markihoremaxadtidhi916
      @markihoremaxadtidhi916 10 місяців тому

      Tuugta gudaha barorta yarayso!!
      Qadadi xaranta ahayd ee qoyskinu way dhamatay hbr awalay !
      Afkuna waa idiin dheeryahay irbad na dun ma galisan dhalolay dhankina isaaq loga so dhacay

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 10 місяців тому

    Siduu comicationku gacanta ugu galay,saw lagama qabsan

  • @advyser
    @advyser 10 місяців тому

    Fikirka ikhwaan muslimiinku waa Halka ay ka soo baxeen alqaacida, isis iyo alshabaab
    Hargeysana waxa jooga niman culimo sheeganaya oo si cad u yidhi Fikirka ikhwaan muslimiinka ayaanu taageersanahay markii uu Qardaawi dhintay

  • @cshakurlooyaanafc7093
    @cshakurlooyaanafc7093 10 місяців тому

    😂😂😂 calaacal

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 10 місяців тому

    Jeganey beenta jooja waa hadreysaan

  • @hassanafyare3802
    @hassanafyare3802 10 місяців тому +2

    Beenaale naari kucuntay faanbadanaa

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 10 місяців тому

      Faqash

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 10 місяців тому

      ​@@Sasqwwgvtgghoyadaa faqashtu wastaye markuu leeyahay habaryoonis baa dhiibtey faysal bootan maaney habarjeclo dagaal noo iclaamin anagoo garabkooda taagan ku ag dhimanayna ku ag dhaawacmayna , maxbuus la ah ma kooda habr jeclo nebi ah markaa kuwayagu ma doofara garaca , adeer iskeen siiya wad noo badasheene hawshiiye

  • @thegunner971
    @thegunner971 5 місяців тому

    Eesh cala baroor. Waa ninki nasleyda lcgta been uga arursan jirey.

  • @zamzam4478
    @zamzam4478 10 місяців тому

    Walee nimcadaa idin cuncunaysa isaqow ma dhulbahntq cadow noqday sosocda

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 10 місяців тому

    Gooje cade lama qabsan ciidanku isagaa ka baxay taliska guud in oog laga dhigo hore ayaa loo qorsheeyey,taasi waa taas,Laakiin qaabka ayaa khaldanaa oo ay tali xumo iyo aqoon la,aani keentay muuse iyo taliska guud ayaana masuul ka ah

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 10 місяців тому

    Waaruntii

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 10 місяців тому

    😎😎😎 somaliland laascanod wa somaliland sool wa somaliland dhulka ciidisa we siman tahay leyahay dhulmahante mesha marti uyimid hdu kudhal dhaley maleh la dhowrey ma ahan in islahesiya degaan derisnimo kaliya ujogey lagu so dhaweyey
    Muhimka waxa weeye daarodka waxe SSC uga ag dhisayan somaliland wa in mel weliba wax Ku darsadan jecel yihiin somaliland qadiyadoda gooni utahay lama walaaqo daarod somali wax kali ku aha maba arki karano daarod sida federal somalia ula walaqdo ume noqonin somaliland sidas keneso in maamul gobaled daarod Ku faanan laga ag dhisaan dhulka somaliland somali kale dalalka deriska ine layeshan dadka wixisa la lahaadan kooda kali Ku ahaadan jecel yihiin wena sameyan haleska qabto daarod wa duli somalinimo been ku raadsada dantisa duula dadki ku danestann dantoda inta ka gaarayan weeye qosal been laabta jirin
    Mid kale putland sool waxe udoonesa wa intas maamul gobaled daarod udhaw waxas socon meso Somaliland dhulkeda gorgortan kama galeso wa lesku dhamaanaya habaxan dhulmahante ciida maleh cagahoda kuyaala iyo calalkoda leyihin waxkale kuma leh 😂😂sayidka shegan hdu yimid Ka dagaalamey wa leyahay caqli ma ahan somali kale dagaalamayan we katagen madhahan wa leyahay sayid kaligisa ma ahen wa leyahay socon meso sool wa somaliland book afka somaliga laqorey shegayo tirinta somalia dhulkeda school lagu dhigi jirey sool laascanod ine somaliland tahay Guul iyo gobanima somaliland insha Allah