Ciidankii Qaranka oo Saaka Goojacadde lagu Qaqabtay Iyo Guuleed Alifle oo Farxad la Ooyi gaaray.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 сер 2023
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on UA-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on UA-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our UA-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

КОМЕНТАРІ • 178

  • @Ibrahim-n6k
    @Ibrahim-n6k 11 місяців тому +22

    Guuleed ma ahan munaafaq xaqa ayuu garab taagan yahay aniga oo xawaadle ahna fikirka guuleed waa ku raacsanahay wixi dhihi laha afkeyga kla baxay

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 11 місяців тому +16

    Guul iyo Gobanimo SSC/Khatumo State of Somalia ❤❤❤❤.
    Guul Harti ❤❤❤❤.
    Guuleed Geesi 5D. ❤❤❤❤

  • @ahmedjama288
    @ahmedjama288 11 місяців тому +5

    Guul ssc khaatumo aniga oo habargidir ah

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 11 місяців тому +12

    Guuleed geesiga nala dhashay dhiigu biiyo mahan guul SSC Khatumo maxaa ku dhacay qarankii badhiida wayna😂😂😂😂

  • @AminoAbdullahi1
    @AminoAbdullahi1 11 місяців тому +5

    Mashalah tabarakallah absolutely 💯 gubanimo u dirirka dalkana hoyoo guulaysata haben IYO malinba Inshallah Jamahiirta ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 11 місяців тому +7

    الحمدلله. I love you guys GOD BLESS YOU ❤️

  • @nuuraali5969
    @nuuraali5969 11 місяців тому +3

    Mansha allah nuurow xiligii political correct language way dhamaatay sheekada sakey waa sida guleed u dhigaay ❤❤❤

  • @Light-q3r
    @Light-q3r 11 місяців тому +4

    FAAHIMA QOOJEEE WAAA GABDHA Nasib badan DAGAALKEY GASHO WEY KU GUULEYSTAAA

  • @farxiyosimanfarxiyosiman882
    @farxiyosimanfarxiyosiman882 11 місяців тому +5

    Guul guul ssc iyo buntland guulaysta

  • @hunadahassan7318
    @hunadahassan7318 11 місяців тому +1

    Guuleed iyo Nur guulayta
    Guyuleed guulayso
    Geesiyaal Somaliyeed
    Hambalayo SSC ❤❤🎉🎉

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 11 місяців тому +4

    Harti nimaan aqoon baa yiraahda
    Hadalka Qaarkiise Waa Niman
    Hormood Wada ah iyo Hanadyo Waawayn 💪🏽🩸🙏🏾
    🐎💪💪S💪💪S💪💪C

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 11 місяців тому +1

    GUULEED inadeer dhiga dhuxa♥️💪💪💪❤♥️♥️

  • @manaaldahir7270
    @manaaldahir7270 11 місяців тому +3

    Maansha alaah mujaahid qalas guuleed alifle geesi geesi dhaley❤

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 11 місяців тому +3

    MAASHA'ALLAH, TABAARAKALLAAH, ALLAHU AKBAR
    GUUL IYO GOBANIMO SSC KHAATUMO ❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @user-fe9zj6oz9v
      @user-fe9zj6oz9v 11 місяців тому

      Ilmo gaadmo waxaan gaadmo ahayn maba taqaanan Ciidanko Hurdo inad kuso kalahdan Mooye face and face uma so hor istagtan waxuushyay waxuushtu dhazhay maydkad duubatan wecelayahow Ciyaar waa galin danbe🖕🖕🖕😡😡😡

    • @SagalMaxamed-gv7lh
      @SagalMaxamed-gv7lh 11 місяців тому +1

      ​@user-fe9zj6oz9v duli alle kubad
      Yuhuud raac qowmuluud fusuqo yahay
      Maatada iyo magaalada qixiyay
      Idinkuba 1988 waad qaxdeen
      Powerkana alaanasiiyay aan hhaada ayaan idiin wadhnay maxaabiistu waa muudhkaa kkkkkkkk
      Black day ooya
      Waalana gaaday kkkkkkkkkk
      Fulayo
      Guushu waa kukala gacan horeyn
      Ama hurda ama is dubeeyee

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 11 місяців тому +3

    Guuleed iyo saaxiibadii hadalkooda waan ku diirsadaa

  • @AhmedAhmed-tx6dj
    @AhmedAhmed-tx6dj 11 місяців тому +2

    Wariye Nuur,Jaamac Galad,Ilkacase iyo Guuleed beerka ka ogsooni.Sharaf korkiina ha ahaato. Guushana noo qeybiya Harti baa nalaa leh oo dhiiga noo shubay naf iyo maal walaahay waxba nagama ay hagran Alxamdu lilaah.Waa maalin.

  • @zainabesse1353
    @zainabesse1353 11 місяців тому +1

    Guuleed thank you so much.

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 11 місяців тому +3

    Alhamdulilah rabbal caalamiin ❤❤❤❤

  • @Umo580
    @Umo580 Місяць тому

    SSC KHAATUMO GUUL IYO GOBANIMO 💯 ❤❤❤👍👍👍👌👌👌🫶🫶🫶💪💪💪✍️✍️✍️✅️✅️✅️☝️☝️☝️

  • @MohamedAli-pk5qv
    @MohamedAli-pk5qv 11 місяців тому +1

    If MJ didn’t say is a harti war we the absame family would of end it first month, but still I’m happy for my family and inshallah they will bring all Scc land back

    • @Harriss223
      @Harriss223 11 місяців тому

      Walaal absame waa tolkayo DAGAALKANA waa ku jireen lagu xoreeyey daarood ee SSC!
      Absame Puntland iyo SSC ba waa dhulkoodii aabe!
      MJ Puntland malaha keligood waa dal daarood was dal somaliyed!
      Waa dhulkii awoowayaashaa shalay ka tageen!
      Absame iyo Harti waa walaalo wada dhashay.
      Wada dhalashona dabna ma gubo!
      DAGAALKA laascaanood absame nafyo iyo maal iyo afba way kaga qayb galeen!
      Miyaad ilowday halyeyada ugaadeen
      Ee aan ka xusi karo mudane faarax macalin! Sw xamze , md axmed islaam dhamaan shacabka tolkayo absame!!

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 11 місяців тому +1

    Guul guul SSC khaatumo guul ciidanka SSC guul guul🏇🏿🥰🇸🇴👩‍✈️👮🏼‍♀️🏄🏿🏄🏿🏇🏿🏇🏿

  • @kiincanjax6355
    @kiincanjax6355 11 місяців тому

    Thanks so much indr guuleed alifle noolow indr macaane and Guul iyo gobanimo SSC forever ❤❤❤❤

  • @user-qb5wi9sk9o
    @user-qb5wi9sk9o 11 місяців тому +2

    الحمد لله رب العالمين
    Idinkana abaalkiina waad naguleedihiin illma adeerayaal

  • @khadranuh870
    @khadranuh870 11 місяців тому

    Waa runtaa Muuse dadka ayuu cunaa waa run maanta waa Guul beynu joognaa allxamdulelaahi Alle Mahadii Adkeya meesha aad joogtaa wali dhul baa haraye dhuuca Adkeya

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 11 місяців тому +1

    Masha allah noloda jamahirta ssc

  • @nimanhaji1648
    @nimanhaji1648 11 місяців тому +2

    Guuleed Nuur, Geesi legend Qalas Qalas dhalay.

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 11 місяців тому

    Jog jog Nuur Guulleed baan sax leenahay🤣🤣👏👏🦁🦁💐🌿💐🌿💐✅✅❤️🇬🇧

  • @maryanali6154
    @maryanali6154 11 місяців тому

    Thanks wiillasha aanu nahay tolka guul iyo gobanimo nuur iyo ilkacase guul guulaysta

  • @maryansalabaan6773
    @maryansalabaan6773 11 місяців тому +2

    Guuuled Yare salan habo waa mahdsantahy

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 11 місяців тому

    Hambalyo Guuleed Geesi guul guud ahaan beesha Daarood gaar ahaan Harti Koombe sigaara SSC Khaatumo State of Soomaalia from GK 🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾

  • @ihabdi47
    @ihabdi47 11 місяців тому +2

    Assalaama Aliukum
    Guled Alifle Iyo Nuur
    Hadhan madaxweyne
    Baastarka

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 11 місяців тому

    Mucjisaa ka dhacday
    Alxamdulillaah ilaahy Ayaa mahad leh guul iyo gobonimo

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 11 місяців тому

    😅😅😅 ogaadeen ugu yeedhan maayo iidoor
    Waxaan keliya ugu yeedhanayaa
    Ingriis iyo maraykan
    Waa cidi iidoor waxaba ka hadhi
    Maayo
    Sidaa waxaa yidhi
    Jabuutaawi
    Ana waxaan leeyahay
    Ogaadeen nimaan la dhan
    Bay dhaxani hayaa❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 11 місяців тому

    Guuleed muxalal caaqil ah ayaan u haystay laakiin burcaa laysku waraysan haka tawba keeno haddii kale afkudhiigle ha ahaado

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 11 місяців тому +2

    Geesi geesi dhaley waa runtaa Guuleedow waa Musejuuudaan!,,!!

  • @AminoAbdullahi1
    @AminoAbdullahi1 11 місяців тому

    Mashalah tabarakallah guul iyo gubanimo Darawiish gubanimo u dirirka dalkana hoyoo guulaysata absolutely

  • @Ayan-mf9yx
    @Ayan-mf9yx 11 місяців тому +1

    Alhamdulilaah shacabkii reer laascaanood inay maanta iska dulqaadeen balaayadii dileysey.

  • @fardusmohamed5806
    @fardusmohamed5806 11 місяців тому +2

    Alxamdulilaah allahu akbar Maxan sujuuda iyo istaaga

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 11 місяців тому +1

    Garadyada Sarakisha jamajiirta Shacabka isku dubnida Allaha weyn waafajiyay Dhiigyacab muse Suleiman Gaal,oo ah kuwi Gubay masajidii Guryahii matida xasuuqa15 ka sano soo socday,Allahayow adiga mahada leh kuwi dhintay waa shahiid.

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 11 місяців тому +1

    Daarood maanta waxaan ka hayaa odhaahdan. "Jandihii lagugu dilay jeebkuu ii galay Jaamac Kadiyoow."

  • @aminamuse720
    @aminamuse720 11 місяців тому

    guul gull ❤❤SSC

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 11 місяців тому +1

    SSC guul

  • @cayaarshealiomar877
    @cayaarshealiomar877 11 місяців тому +1

    Guleed yare guul

  • @qabilamoussa360
    @qabilamoussa360 11 місяців тому +1

    Madha Allah 🇸🇴🌹❤

  • @qabilamoussa360
    @qabilamoussa360 11 місяців тому

    Kkkkk Masha allah Guul somalie de❤🌹🇸🇴

  • @maryansalabaan6773
    @maryansalabaan6773 11 місяців тому

    Guuuul ssc

  • @zamomar4414
    @zamomar4414 11 місяців тому

    guuleed geesi geesi sida aad umuujiso wada dhalashada❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 11 місяців тому +1

    Hadal murti ah waa in jid gooyo,Difac adag gudaha iyo Khawarijta Dhiigyacabku uu san firsad u helin,walaalayaal Guusha Allaha uu idin Siiya yanu lagabin.

  • @fadumohasan3897
    @fadumohasan3897 11 місяців тому

    Guuleed guul maashallah

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 11 місяців тому

    WLH FAHIMA QUUJE MARKAY ILMEYSAY ANIGO IS OGEYN BEY INDHAHEYGA ILIN KASO BURQATAY ALX SAAKANA MARKAN ARKAY GUUSHII GOOJACADE WELINA AN ARKAY FAHIMA O FARAXSAN RUNTI FARXAD BAN LA QIIRODAY ALX ALLAH HA JABIYO IIDOOR

  • @hajiramohamed8791
    @hajiramohamed8791 11 місяців тому +1

    Guuleyso guuleed allifle geesi halyey D5

  • @abditahirgas4813
    @abditahirgas4813 11 місяців тому +1

    Asc awow guuleed

  • @fartunhassan6920
    @fartunhassan6920 11 місяців тому

    Good Somali qasatan hartii

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 11 місяців тому +1

    Guuleed alifle Libaax

  • @ahmedkalshaale1900
    @ahmedkalshaale1900 11 місяців тому +1

    Guled laandheere

  • @nadifoisse520
    @nadifoisse520 11 місяців тому

    Guuuuul ssc 🐎🐎🐎🐎🐎

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 місяці тому

    Waqti xasuus ah

  • @saidmohammad3006
    @saidmohammad3006 11 місяців тому +2

    A.s.c guuleed nuur ilaa maalintii dagaalka bilowday qalasnmada kuumuu ogalyn laakiin qalasnimadaadu gorgortan malaha jaamacgaladna uga gaadhii qalasnimada laakiin nuur idaacada jamhuuriyada badhida WAYN weriye haka raadsado

  • @aminam2400
    @aminam2400 11 місяців тому

    You lucky

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 11 місяців тому

    😢😢..😢😢 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar)
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @officialjr2283
      @officialjr2283 11 місяців тому

      war ilahey dhibkaga ushego bini aadam waxba kuma tarane

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 11 місяців тому +2

    Mashallah waa runtiis waa muuse juudaan sidu dadkeen u dhameyey maanto kale waa xaq in laysku hiiliyo waa farxad maalin walba dad ayuu madfac ayuu la dhacayey waan dad soomaaliyeed

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 11 місяців тому

    Alx Alx Alx waa illaahey mahadii

  • @Puntland1
    @Puntland1 11 місяців тому +1

    Yanan la dilin maxabista. Muslim ban nahay. Mida kale wa nin somali ah mujrim ba so khalday

  • @yarka4574
    @yarka4574 11 місяців тому

    😆😆😆😆😆😱. Guul SSC 🇸🇴💪

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 11 місяців тому

    Muuse Juudan
    Muuse Juudan
    Muuse Juudan
    Muuse Juudan
    Muuse Juudan
    Muuse Juudan
    Muuse Juudan
    Muuse Juudan
    Muuse Juudan
    Muuse Juudan
    Muuse Juudan

  • @tawalyusuf1851
    @tawalyusuf1851 11 місяців тому

    Alifle waa bilaa Akhlaaq . Wariye waa inuu warka ku daraa akhlaaq inuu caayo waa khalad

  • @NaadisAdan-mn5sv
    @NaadisAdan-mn5sv 11 місяців тому +1

    WARYAA MAXAAD DADKA U AFJABISAA WAA KAAGAN NUUR LAYIRAAHDO. DABCAN WAXBA KAMATAQAANID FREEDOM OF SPEECH. MA WAXAAD U QABTAA IN AAD ETHIOPIA JOOGTO.
    MUUSE JUUDAAN HA ODHAN WAA MADAXWEYNE.... WAADIGA LEHE YAAD KABAQDAA

  • @user-fe9zj6oz9v
    @user-fe9zj6oz9v 11 місяців тому +1

    Doqonkan wax waraysanayaba igaga daran doqon doqon dhalay

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 11 місяців тому

    Halgankaan soo wadnay guushi gacanteena bay kujirta ilaahay baa mahad leh

  • @fadumohasan3897
    @fadumohasan3897 11 місяців тому

    Wiilshay dhulbahante dheh but kudara wiilashay harti guuleesta

  • @sheekhharar
    @sheekhharar 11 місяців тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴kuwa shaarar ka qabiilada uururada iyo maamulada iyo farkaro lasoo sameeyey aay soo sameeyeen kooxo argagixiso gawasiis daniiste yaal iyo kuwa umada diin ta qaldan uu dhiigah fakarka qaldan gacan biirah ayaalagu qaban 🇸🇴🇸🇴 Somali waamiid burco qabsaneynaah garowe ku duuleynaah yaalaga qabsan looqaban

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 11 місяців тому

    Guuleed hadan joogaa lascano
    Inadeer wan iniga qabnaa kama sexan doono tas ninleh ayaaw galgasha tola wa irkiyaa
    Ilahay ayaa mahad lah adinkuna aman ta adna aman ten hadanahay gabdhaha dhulbahante gabdhaha daarod melkasta oay jooganba wixii damir lah way nala qaban
    Hadana duulanka cawa aysowadan diyaar baan unahay guul iyo gobanimo insha alah ssc 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇬🇶🇬🇶🇬🇶🐎🐎🐎🐎🐎👑❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @silverloola726
    @silverloola726 11 місяців тому

    Harti oo dhan guul.

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 11 місяців тому

      Nimankan meesha fadhiyaa harti ma maqli karaan sababtuna mj nacayb marka magaca harti maba maqli karaan sheekadoodu waa kalaqaybin ee taageero kama aha absame isqornimaddoda hanala dhaafaan guushaan illaahoodbaa harti gaarsiiyay walaalahoodna laguma agcunin

  • @XaawoCllaahi-ou9bl
    @XaawoCllaahi-ou9bl 11 місяців тому

    guuul ssc

  • @asliaden427
    @asliaden427 11 місяців тому

    War somali ma ahan waa danyer

  • @YaasinSugule
    @YaasinSugule 2 місяці тому

    Asc

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 11 місяців тому +1

    Werinimada waxey rabta tababar uma bahno wan hadli kara werinimada u tag xamze tababar ha ku dire weliye qabyalad wa ka weyn yahay beynu ogen aflagado uma furno dadka wa leysku xeriya shacabka nin xun dadko dhan ma xumo wa inu tas ogada

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 11 місяців тому +2

    Guuleed waba qalas qalas dhalay dhiigu biyo ma aha

    • @AdamYare-cw6lo
      @AdamYare-cw6lo 11 місяців тому

      Yarku ma ugaadeenba inaadeer.

    • @abdiasisyusuff787
      @abdiasisyusuff787 11 місяців тому

      @@AdamYare-cw6lo haa pro wa nin Ogaden ah ninkan

  • @salassanfayd9861
    @salassanfayd9861 11 місяців тому

    Khatumo guuuuuuul

  • @qabilamoussa360
    @qabilamoussa360 11 місяців тому

    Gull

  • @muhamedshafe4263
    @muhamedshafe4263 11 місяців тому

    Asc bahda sstv salaan kadib waxaad tihiin warbaahin si fiican loo dhagaysto inta badana xogo muhiim ah soo daaya sstv ahaan hadiii aad cid taageeraysaan wararkeeda iyo buunbuuninteeda ayaa saxaafadu wax ku taageertaa lkn cay kuma taageerto maxaa yeelay Guled alifle markaad waraysato ee uu muuse juudaan ku sheego Waa in aad haysataa kalsooni aad muuse Mid taageera ku waraysato waxaan ku soo koobayaaa anshaxa saxaafada iyo sharaftiinaba ilaaliya sstv Waa warbaahinta kaliya ee waayadaan siyaasiyiinta muga leh waraysata warkeedana la sugo ee makhaaayad nogob iyo dooolo ku dhex taalla ma aha intaasina Waa iga kaftan Asalamu calaykum

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 10 місяців тому

    Geesi geesi dhalay

  • @MohamedTahirjama-ls8pb
    @MohamedTahirjama-ls8pb 11 місяців тому

    Guuleed aliflow fahiimo yuusuf quuje oohintii qosol baa ka danbeeyey waana gabar hartiyee dib waraysta hadiinan hadiinaan idinku ogaden ahi harti jeclayn inay kala tagaan jecaylkiinu shaqayn maayo

    • @ahmedbronchi2155
      @ahmedbronchi2155 11 місяців тому

      Indr ogaadeen waxba idiin matarin, idinkaa xiniinyihiina fuulay. Maasha allah libinta harti. Gob & caadadeed baad samayseen.
      Guushiinnu waa guusha daarood oo dhan!

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 11 місяців тому +2

    Guuled waa saxan yahay

  • @user-yk2oy3zq8v
    @user-yk2oy3zq8v 11 місяців тому +1

    guuleed alifle ciilka ku haya maanta waxaa tiri goojacadaa lagalay horta goojacade lama galin waa maraaga meel ciidanka la dhigo oo sariiraha bukaanku yaaliin. kkkkkkkk guuleedow kursi haka booteen ee kaalay dagaalka

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 11 місяців тому

    YAA IS GAADHAY
    GOOJE CADDE WAA BANAAN CIDLA AH SAW KUWA CIIDAMADA QARANKA SOMALILAND JOOGA LAASCAANOOD GUDAHEEDA CAGDHEER OGAADEEN XABASHIDA QEEDHINKA HUURSATA ADOONSATO KURDISH DAAROOD CIIDAMADA QARANKA SOMALILAND WAY AAG DAGAAL BEDESHEEN MISKIIN

  • @user-oj6kr2rn9m
    @user-oj6kr2rn9m 11 місяців тому

    ❤️❤️❤️❤️👍

  • @cayaarshealiomar877
    @cayaarshealiomar877 11 місяців тому

    Guuuuuuu

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 11 місяців тому

    xagaa iyo aweysaley dee Geele baa jooga

  • @ashamuhammad1982
    @ashamuhammad1982 11 місяців тому +2

    Guuleed noolow geesi isku kalsoon

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 11 місяців тому

    Ina Adeer Adiga Muse Dhiigyacabku miyaad Qiil uradineysa,15 sano oo hore illa 8 bilowd oo madafic Ina Cumar Gelle u soo tabuliyay Allaha tusay awoodisa Mahad Allaha weyn ayaa leh,

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 11 місяців тому

    Afkaygu ma karo kuye😂 waa runtiis

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 11 місяців тому

    Alxamdulillaah Alxamdulillaah Alxamdulillaah
    Waar Tolkayow hadaanu intaa wadnay ilaa Lebida Gaatama hanalala geeyo please

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 11 місяців тому

    Mexey ku soo rogaal celiyaan wxixii ay hub haysteen dhulbahante maanta ka diirtay

  • @user-qs4sy7im1p
    @user-qs4sy7im1p 11 місяців тому

    Dhuulbahate mise waa hartii oo dhan ❗

    • @AdamYare-cw6lo
      @AdamYare-cw6lo 11 місяців тому +1

      Harti inaadeer eebbe kasokow.
      Jananka ciidanka dhulbahante,
      Abanduulaha hawlgelinta MJ cumar maxamuud..
      Xiriiriyaha ciidnka dhulbhnte.
      Guushan eebbe kasokow, waa harti anoo dhulbahante ah baa kuleh.

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 11 місяців тому

      ​@@AdamYare-cw6locagdheer inay makala guraan bay ufariisteen ee daacad kama ah a maato nooma kalkaalin gurmad namasiin 8 bilood walaalo iladhintay naf iyo maal iyo dabaabaad ayay inay kala ficil tusaan ufariisteen lakiin warsangali axmed harti iyo mj u joojin maayaan cagdheer caanoboodhe yaraankoodana laguma agcunin bildhalatay bakool maxay ka qaadi

  • @fadumohasan3897
    @fadumohasan3897 11 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 11 місяців тому

    Dhulbahante waa tolkey waa in la tageera oo absame uu huraa naf iyo maalba waayo waa tolkeen waa in la garab istagaa oo wax walba aay u bahan yihiin la siiyaa waa in caynaba la isku diyaariyaa dhulbahante dhulkiisa waa dhulkeeni siyaasada majeerteen waxba nagama gelin horeyba qurun baay u ahayeen

  • @habibahussien6055
    @habibahussien6055 11 місяців тому +1

    Guleed gacalkaa hajiro

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 11 місяців тому

    Ismaaciil cumar calool geele iyo Xassan dhiiqo iyo muuse juudaan saaka tacsiyo ayaa utaalo waana Alle subxaana watacaalaa mahadii

  • @AdamOsman97072
    @AdamOsman97072 11 місяців тому

    Waxa ino balan ah hargaysa io somali o dhan