Barnaamij yada aad soo wado ka dooro kuwa tilmaamaya soo dhawan shaha qiyaamaha oo lafilaayo calaamadihi waaweyna inay yimaadan kuwi ugu horeeyey isla sanadkan aynu ku jiro
Paraguay wadankaas kaso diyaari barnaamij run ahanti dad bdn ba ka heli dona Ustaad Dhankaas latin america bal booqo ado mahadsan dadkayagu wx bdn kama oga lkn aad vey u xiisanayaan
Alxmdulilah cala nimcatil ☪️ 🕋 🕌 islam
Allahu akbar subhanallah
Alxmdulillaah Yaaaa allaah subxaanallaah 🕋🕌✔
Subxanallah alle ayaa umqd islaam ah naga dhigay alx❤❤❤💚💙
Eebow mahadaa inaad Muslim naga dhigtay🤲
Alhamdulillah Allah mahad iska leh
mahadsanid bro awrys aar isla hindiya ku soco insha,allah
India hoos ugu dhaadhac markale
الحمدلله على نمعة الإسلام ❤️
اللهم مَا أَصْبَحَ بِي مِنْ نِّعْمَةٍ أَوبِأَحَدِ مِنْ خَلْقِكَ فَمِنْكَ وَحْدَكَ لَاشَرِيْكَ لَكَ فَلَكَ أَلْحَمْدٌ وَلَكَ اَلْشٌكْرٌ 🤲
Mahadsanid Ustaad
Ilaahay mahad leh
Cajiib war waxan ma diin bay u haystaan biLa nadaafada
الحمد لله على نعمة الاسلام
Ilaahayban ubaryaynaa isagaa awoodle inuu soo hanuuniyo dadkaa lumay YAA RAXMAAN YAA RAXIIM
الحمد الله على نعمة الاسلام 😍
Juqurafiga io tariikhda umadaha maskaxde balaarisa waxbdan laga faida, mahadsanid aweis aar👏
Thanks ayuub
اللهم إني أعوذ بك من الفقر والكفر
Subxana alah 🥶😡🙉🙉🙊🤡🤡😈👿🥱😱😱
Barnaamij yada aad soo wado ka dooro kuwa tilmaamaya soo dhawan shaha qiyaamaha oo lafilaayo calaamadihi waaweyna inay yimaadan kuwi ugu horeeyey isla sanadkan aynu ku jiro
Alxamdulillaah calaa nimcatul islaam budisamka barnaamij kasoo diyaari sxb waana kaagana mahad celinaayaa waqtiga aad noo hurto si aan dunida daafaheeda wax uga fahano anagoo guryaheena iyo goobaheena kale joogno
Alaah ayaa ma had iskaleh oo muslim iga dhigay subxanllaah
Qaybta islamka ee hindia aan is la eego zxp
Waxaa mahad leh alahii naga fadilay kuwan nujuusta ah iyo gaalada kale waxuuna naga dhigay Islaam waayo anagu waan kafiicanay waxanu ku taagan nahay siraadu mustaqiim Alle wuxuu noo balan qaaday janatul fardowsa waxaa nooga harsan inaan dhimano maalinta aan dhimano Alle subxaanahu watacaala inuu naga dhigo kuwo qirsan jiritaankiisa iyo nabinimada nabi Muxammad salalaahu calayhi wadan iyo diinta Islaamka inay tahay xaq Alle ha nagu dilo kalmada xaqa ah
Haatan aan muuqaakaan daawanaayo india 🇮🇳 ayaan waxbarasho u joogaa❤🎉❤
AlhamduliLLAH yarab
Mashllh walal aways fadlan kaso hadal Brunia xog ku saabsan💟
Alxmdulillaah🤲 inaad muslim iga dhigtay rabbow nagu oofso anagoo haysana diinteena
masha allah amiin yarabi🤲😥
@@ozilinaabti3016 amiin walal 🙏🏿
Alxamdulilah
Allllah adaa mahada leh oo muslim naga dhigay🤲
Alxmdu lilah ilaahaygii muslika naga dhigay,tan waxay macnaynaysaa cilmi walba oo aad leedahay hadaadan muslim ahayn sida kuwanoo kale ayaad noqonaysaa
Masha allah youtube tayo leh mahadsanid sxb ITAAL MEDIA❤❤❤
Alxamdulilaahi rabil caalamey,rabiyow waan kugu mahadinayaa islaam nimadda Aad isiisey
Singa singaha kuwa la yidhaa iyo kuwa kale Soo qaado codsi 👌
Itaal media zhp wad kumahad santay xogahad lawadagtid dawadayasha kugu xidhan runti wanlasocda siba cala video waxan kabartay waxanan kabaran school malcamad xitaa jamacad nolow intay nolali jirto mar labaad iyo mar sadexad Tanks hargeisa somaliland location
Shiinaha wa war bixiin kaso diyaari
Allhmduillh Allaha mahad iska leh
Mahasanid ustaad ku xeji magaalada talyaniga ee dadku dhagax noqden
Deegaamakada Jaziira is Gandarshe io Dhaqamada ka jiro inoo soo diyaari
Io Dadka Deegaandaas Dagan Xiriirka Ka Dhaxeeyay
Thanks 🙏
Jaziira Io gandarshe waa lafo ka tirsan khabiil ka shiiqaasha Marka ma qabiilbaa decomeNtry laga diyarunaa
Alxamdullillah eebbe ayaa muslim nagadhigay aan eebe u mahad celino nimcoyinkiisa oo uu nagu maneystay
Maldives 🇲🇻 kasoo hdal sxbow sidey diintu ku gaarty
Deegaankale oo India ka Soo diyaari
MahaDsanid wll ❤❤❤
India wadanka caja,iibta
Sii wad dhaqanada kala duwan ee Hindiya
Waaba gaalo iska daad macluumaadkooda
kasoo waran italy ama talyaaniga .
mahadsanid
saaxip adoo raaliya gobolka punjab information kasoo diyaari
Soo badi wrbixinta hindida
Jamariyada somaliland❤
Waxaan jeclaan lahaa dalka maraykanka inaydun kuso qaadataan.
Alxamdulilah calaa nicmatil islaam
Waxaad kasoo hadashaa dalka canada
Subxanallah.
Sxb sare aad baad umahadsantahay waxaan jeclaan lahaa inaad ka sii waranto bangaladesh
Hindiya zoo qado markale
Subxanallh
Alhamdulilaahi calaa nicmatil islaam
Plz waxaa mira jasiirada kamida hindiya ooay kunooolyhiiin famali soomalai oodhawaan qisadooda lagasiidaya chanalka baarliiin official ninsoomaaliya ooo laasha lalumay to ninman hindiya heleen sidaana lagu geeyay hindiya kadib jasiiiradii oodhan muslimiyaay waxii xiriira kala xiriiir laakaha media pro waa cimaaraan ninkaasu waareer boosaaso halkaa tegay waxaa soodaayo baarliiin official
Ilaah ayaa ka magan galnay
Alxamdulilaah 😢 calaa nicmatul islaam😢
الحمدلله على نعمه الاسلام ونعمة كلام الله تعالى القران الكريم ونعمة سنة نبينا وحبيبنا وقرة اعيننا محمد صلوات ربي وسلامه عليه وعلى اله وصحبه اجمعين ♥️♥️♥️Allaah ayaa mahad oo dhan iska leh raxmada islaamka, barakada kalimada ilaahay, quraanka kariimka ah, naxariista sunnada nebigeena iyo xabiibkeena, iyo nasteexada indhaheena Muxammad, naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaatee. qoyskiisa iyo asxaabtiisa dhamaan ♥️♥️♥️
Paraguay wadankaas kaso diyaari barnaamij run ahanti dad bdn ba ka heli dona Ustaad Dhankaas latin america bal booqo ado mahadsan dadkayagu wx bdn kama oga lkn aad vey u xiisanayaan
Insha'allah liibaan waan soo diyaarin doonaa
Mahadsanid ina ader
Ruushka iyo dhaqamada kajira nooga waran
China macluumaad inagga soo diyaari sxp Waan Ku baryaaya please
Italy 🇮🇹 kasoo hadal sxb.
Waxaa jira kuwo iyaga oo Qaawan Suuqa lugeeya oo wadaado ah please (Aways Aar) taas noo soo diyaari please
Maxaa ku falee
Kusoo qaado mowduuc ku saabsan gobolka daarfuur ee sudan iyo wax yaabaha kajira
waa dad eyakoo nool dhintay
Gaaladi gumeesanjitay masidaasey uga tageen awalba misan dhaamine
Waxaad ku soo qaadata wadanka maroco ama maqrib waa dal aan aad uga helay marka macluumaadkiisa noo soo diyaari walaal
Waxan jeclan laha jabhadi tamiilka iyo siday ku danbaysay
Ilaahii islaam iga dhigay ayaa tirilians mahadle hadaan kuwaa ahaan lahaa aduunyadiina waa la igu gubay aakhirana nàr abadiyan alxamdu lilaah diintu waa qaali dhayal laguma helo alle ayaa inoo dooray
Waxaa ku qoran qisada wiiil 22 sano kamaqnaa xaaskiisa oolabo yimi plz waa qiso farxad badan raaad
Alxmdulilah cala nicmato ✝️✝️♥️ masiix
Subxanalh
War illaahey ka cabso ciise waa nabi illaah ma ahane
Alx ilaahay mahadisa waaye ☪️☪️
Walalow kaso hadal hindida muslimka ah plz alxmdulilah ilahow adiga muslim inaga dhigan kugu mahad noqonay
Xogta Muslimiinta Hindiya ka hadal
Guurkooda kasheekey
Pakistan kusoo qaado wll
Wadanka china
sxb inoo soo gudbi taariikhada gaandi adiga oo mahadsan
Qabiika randila oo la dhaho somali buu kalumay ayaan jeclahay inaan wax ka ogaano
Burundi Wax Faah Faahin Ma Naga Siin Karta
Qasaid masoniyeda
اولايك كالانعام بل هم اضل
اللهم اني اعود بك الفغر و الكفر
Dadkani dad wax u sheego malawaayey
Iyaka ayaa gacmahoode isku cadaabay
Alxamdulilaah