Huwanta waxay ka dhadhaceen dib qarax wayna jabayn manta fidhfidhkoda goay Huwanta

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 43

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 День тому +6

    Wariyihii manta warkiisu wuu cadyahay

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs День тому

    Dhulbahante waa kibray, markaa waa in la kibir jabiyaa wasakhda. Luuqad kale ma fahmayaan aan xabad ahyn. Guul Somaliland Guul SSB & G36.

  • @mahdiabdillahidhere
    @mahdiabdillahidhere День тому +2

    Ninkaasi waa basaas fadlan ninkaasi si toosa waxa u sheegayaa
    Awooda ciidan
    Sanada sitaan
    Goobta ay joogaan
    Wuxu tusayaa
    Astaamahooda
    Fadlan hala baadho ninkaa

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n День тому

    Gacmaha uu taagayo baaba iigudaran

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 День тому +2

    Reerkan maaha sheekadu waa Majeerdheen iyo Somalia-Talyani. Wax fahan. Somaliland Cadow fog baa ku soo duulay. Dowoneey, Cirooy wax fahan.

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 День тому

    ❤❤❤so badi libaax

  • @rashiidcumar8631
    @rashiidcumar8631 День тому

    Mansha allah hargeisa degmada 26ka June balbaadhshe ku soco

  • @omarhersi4367
    @omarhersi4367 День тому

    Huwan way soo socotaa diyaar ahaa

  • @aminamohammedibrahim9396
    @aminamohammedibrahim9396 День тому

    Illaahayow naga qabooji diig sokeeye doonimayne inta sharka wadana illaahayow Naga Haye sharkooda Aamiin yaa allaah Guul soomaliand khayr isha allaah ❤️

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il День тому +2

    Guul iyo gobanimo algarxajisiya ✅💯

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf День тому +3

    basaas ciidamada qaranka wasaq ah

  • @Tea4ever-o8h
    @Tea4ever-o8h День тому +1

    War adigu yaa ceerigaabo kukeenay Xasbunallah yaa ⁉️‼️‼️😡😡😡❌❌🤠🤠🤠⚠️🤔

  • @CabdisalaanYuusuph
    @CabdisalaanYuusuph День тому

    Dhulbahante malaa guushiibay la jiifi layihiine wax laydhi xaqaagu markaad doonan way uu kusoo doontaa war ujiifiya malaa dhayga

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m День тому +1

    Waar Nimankan TABABAR haloo furo

  • @JamalmaxamedCandilahi
    @JamalmaxamedCandilahi 11 годин тому

    ❤🎉🎉😮😅😅😊😊

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 День тому

    Habar yoonis waa sacabooley Habar jeclow iyo qarankii idinka hubka badnaa ragii cunay baad u fara baxsaneysaa kabaha haka cararina hadhoow nabad kuwada noolaada Ceerigabo waa magaalo lawada dago sida Gaalkacyo Hawiye iyo Daarood uwada dagaan daantiina masmusha Harti na daantooda wixii intaas ka soo hara ganacsiga iyo is dhexgalka bulshada ka shaqeeya

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 День тому

    Well done ✅

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 День тому

    ilamderyaal hj iy hy waxan sooafjara intan odaydeenii dawakhee nabada siin jiray cadowgan odhanjiray lamataabanayo ina soodooonan guulayste gebigina walhee rag ilahay na siiyay banu hurda ku gamana war isaaqa dulqadkiisa iyodhiigaislamka uu diido ayaba loog faaiidasyta war saanado ayanu leenahay walalayal is dejiyaoonabad u shegayna ha kagurtan gurigooda waaka lagu dumiyay ee iilolayaa maxabiistoodi walahaya

  • @AliYusuf-eo4lf
    @AliYusuf-eo4lf День тому +3

    Guul g36

  • @AbdifataaxSaleeban-l5n
    @AbdifataaxSaleeban-l5n День тому

    Beenbadana kulaha meel ceerigaabo 70 Mitiran joga

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 День тому

    Mansha Allah Somaliland Gul AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm День тому +2

    𝐺36 𝑤𝑙𝑙ℎ𝑖 𝑤𝑎𝑎 𝑙𝑎𝑦𝑠𝑒𝑛 𝑐𝑎𝑑𝑜𝑤𝑔𝑖 𝑚𝑎𝑛𝑡𝑎

  • @FaadumoCabdisalan-tp8ty
    @FaadumoCabdisalan-tp8ty День тому

    WAa. Dmahadsantihiib walalya

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m День тому

    WALAAHI NIMAN KANI TABABAR AYAY UBAAHAN YIHIIN Shuruucdii dagaalka Ayaa ka maqan mida kale Ninkaa Fiidyowga ka duubay iyo waxa LAMID ka ah waa in in laga saaro ciidanka

  • @Barkhad110
    @Barkhad110 День тому

    Adeer hadalka naga adkee! War waxani jilicsan yaa soo diray

  • @caashoCuud1-z7i
    @caashoCuud1-z7i День тому +1

    Mama magaalada banaankeedaad ku waalatay

  • @Barkhad110
    @Barkhad110 День тому

    Ninkani waa Basaas baan Filaya????

  • @FaysalAhmed-ls4wd
    @FaysalAhmed-ls4wd День тому

    Waryaa basas baad tahye kadhex bax ciidanka

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 День тому

    Yare ee quruqda badan meesha haku dhimaan ee kacarar.

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib День тому +1

    Inbadanbaa labaashiray reerkaa

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 День тому +1

    Yasiinow jooji duubista ha duubin coidanka iyo qalabkooda iyo meeshaad joogtaan ma dagaal ayaad ku jirtaan mise na daawada adigu xaaladaha nala wadaag guul iyo gobanimo somaliland

  • @sahraismail610
    @sahraismail610 День тому +1

    ciidankayga cududina cadow majaro geesiyasha

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 День тому

    iska faana adoo llaga saarane waa laro doona

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 День тому +1

    Hhhh yusra Harti Siidhigii Mee laangabow🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @samiirasamiira1318
    @samiirasamiira1318 День тому +1

    Bararaq

  • @haydar378
    @haydar378 День тому

    Shaqo wacan taliye

  • @omaraden8391
    @omaraden8391 День тому +1

    Kaani waakii

  • @Barkhad110
    @Barkhad110 День тому

    Waar nio qadiyadiini, dhulkiinii iyo haybadii Garxajis ba waad la hadheen

  • @Cabdiaxmed-x2h
    @Cabdiaxmed-x2h День тому

    Gul Somalian