Horaan u ogayn tano kale inay horey u dhacday 2019 lkn Kuwa Cawsweyne oo muqdisho u dhaw kaso Cararay miya Bu aale Xoreyn kara oyadoon ognahay Khawaarijtu Xooga ay ku leedahay😂😅😅
DIYAARAD CIIDAMO LAGU QAADO DALKA MA XUERINKARAAN LAAMIGA DHEER EE KISMAAYO IYO BARAAWE HA MARAAN WAXAAN KALE WAA QASAARO NAF IYO MAAL WIXII RAASKAMBOONI CASHAR HALAGA BARTO
Xuduudada waxaa xaq ule iyo Lacagta garoonada diyaaradaha Iyo dekadaha Baasaboorada iyo wixii visa lasiinayo Laakin waa argagaxisinomo In la yidhaahdo Ciidankii qaranka Waan weerarayaa hadii la kaa la geeyo Alshabaab iyo Axmed madoobe Majiroto wax eey ku kala duwanyihiin Alshabaab waa dad hubeeysan Aad doladana tegi ka rin hal ka eey ka taliyaan Rw hii dadlka ayaa kismaanyo Ka degi waayay Ethiopia iyo Kenyaana weey ka soo degi karaan Putland na waa la mid Madax weeyne iyo ra iisul wasaare Midna ma tegi karo Meesha uu askari Ethiopia ah uu labadaaba tegi ka ro asagoon Cidna kaga heeyba deeysaneen Marka is weey dii ee waxaas miyaa Dowlanimo ah oo xukun isu dheeli tir ah Doowlad ha ka had lin saa waxba Kama gara neeyside Bur bur baad ku dhalatay Iyo qabyaalad iyo kala qoqob Wixii unbaad na ka hadleeysaa Waxaaba salad ah in dad nuuciina ah eey had laa dadna eey dhageestaan .
Waxas yaanan la isku mashquuline wagi ciidamadu kaso gosanayen Jubaland wan ka hadlay in ay tahay xeelada Axmed uu wato Xamsana wax ma fahmee hadda ciidanka halkas lagu daabulayo ee Axmed loo wado yaanan asaga lagula dagalamin ee Bu'ale sidi lagu qabsan lahaa hasameyan wxas Farmaja wx ku keni waye
waxyaabaha ka sii hadalkooda iyo faahfaahintoodu ay fashika keenaan waxaa ka mid ah arrimaha difaaca soomaalidu waxba kama barato wixii la soo maray,sarkaal sare oo saxaafadda la taagan waqtiga uu weerarka qaadaayo iyo qasadka loo weeraraayo goobtaas intaba ayaad arkaysaa iyo wariyeyaal badan oo waxa maantay taagan ka jecel inay ka hormariyaan oo saadaal kabixiyaan waxa berri dhici doona hadana berri raba in war laga dhegeysto aqoonta saxaafadda iyo tayada suxufiga labaduba waa nagu yaryihiin kkkkk !!!!!.
Xooga dalka guul iyo gobanimo🇸🇴🇸🇴🦁💪🥷🔥💯
Guuuuul guuuul soomaali ❤❤❤Djibouti 🇩🇯 ♥️ ❤️ 😍 ✨️
❤❤❤❤ guuleysta ka saara argagaxisa
Jubooyinka
Bu'aale waa magaalo aan waligeed xoroobin
Alle ha guuleyo dowlada Soomaaliya
Waa sidaas dowlad jilicsan qeer malaha md weeyne xasan shiikh waa in uw qab qable yaasha io argagixisada waa isku mid labadaba waxeey jiqaan dhiiga shacabka alshabaab io axmed dhuxul waa in saf balaran oo bardhere io shabelada hoose lagu qaada❤❤❤❤❤❤❤❤guul dowlada somaliya 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤
Dowlada Somalia hadii eysan Horjooge mr madoobe eysan soo qaban waxey Ka dhigan tahay in eysan jirin dowlad somaliyeed iyo Isla xisaabtan dhab ah
AXMED IN LA SOO QABTO MEQO SAC KA DHIMAN
Waxaan ahay qof kunool wadanka Kenya Kuna dhahay Ethiopia lkn waxaan aad Ugu xumahay wixii Ku dhacay ciidanka qaranka EE loo diraayay raaskambooni
Hadani ay dhicin tii wax lamid ah waxaan leeyahay dowlada Soomaaliya guuleyso
Qanimo kale miyu wada hogamiyaha jabhada Usc
Guul Guul Dowlada,,danqaran somaliya, haguleysato,,,Dabadhilifka,,iyo jawasista Allah jepsho
Jubboland oo rerkii laha hogaamiyaan baa rajeyn insha allh Maareeaxnow gobalkiina Cagdheerta Itoobiya ka soo qaxdey ku celiya
Xasan wuu waashay abgaalow ceshta
Guul 🇸🇴🇸🇴
BADALKA LAFTA GAREEN MIYAA SIYAASADA XASA N SH AMA EELLAAY
😅😅😅😅😅Ilaa hadda qurafadkiii xasan uu aaminsanaa ayaa wali kuhadaqeysaa
Ninka aad taabatay waa nin karti leh aragti iyo waayo aragnimo ay u dheertahay wll, Marka xasanka madax-weynaha ahba wiilkiisa iyo gabadhiisa ayuu shaqaale uga dhigay dowladda uu hogaamiyo cayb malahn inad dadkaaga wax u qabato oo aad u kaalmeyso jaaw🤚✌️
Somalia 12 sano xiligii sheekh shariif ka dib dowladnimadeedu dan shaqsi iyo daneysi ayey noqotay.
WALI DAB BAAD KU CIYAARAYSAAN...
Horaan u ogayn tano kale inay horey u dhacday 2019 lkn Kuwa Cawsweyne oo muqdisho u dhaw kaso Cararay miya Bu aale Xoreyn kara oyadoon ognahay Khawaarijtu Xooga ay ku leedahay😂😅😅
Nagadaa riwayaddan ee badii kasheekee axmarada lasiiyay
😂😂😂😂😂😂 war cusub ayeey ahmed madowe 😂😂😂😂
😂😂😂😂 markale iyo kenya😂😂😂 sore wa kaxuma
Dawlada guul Inshallah
Hubka dhigis ayaa lagu sameeyn doonaa
DIYAARAD CIIDAMO LAGU QAADO DALKA MA XUERINKARAAN LAAMIGA DHEER EE KISMAAYO IYO BARAAWE HA MARAAN WAXAAN KALE WAA QASAARO NAF IYO MAAL WIXII RAASKAMBOONI CASHAR HALAGA BARTO
Dowkada mar hore ayaa lagarabey😊
Hhhhh sax waaye maahoo howsha wasiirka😂😂
Canugaan wadanka halaga qabta sirtii doowlada ayuu fashilinayaaa
Wariyayaaasha sirta dowlada xey u fashiliyaaaan
Hogaamiye kooxeed halasinin dawladda waa gumaratoorayaal degmo wacadawbaa kusaladay Dawladdii dhalataba Sirta dawladda hafaafinina
Wasiirkaas waa saxantahya waayo xasan ayuu qaraabakiilla kabartay
Fashil kale aan arkayaa. Dowlada waa in ay la shaqaysaa jubaland. Dawlada somalia kiiskeda ma jubaland oo kaliya.
Guul iyo gobanimo
Xaqbeey uleeyihiin
Waa hub loogeynayo Mareexaan waayo 0gaadeen waa qaateen hubkoodii.
Waa cajiib waa in lagaqaadaa xilka wasaaraddu maahan mid qabiil waa mid qaran.
Somalia hanolato
Xasan wuu fashilmay, ciidan looga baahan yahay Muqdisho iyo nawaaxigeeda ayuu gobolladaas fogfog u dirayaa....
Wax wayn baay ka badaleyswa marexana axmed waay is yaqanan wadnaha haduu farta ku hayaa
Dowldu waa. In. Ay. Qaadaa dagaal kulul. Weliba. Itus. O. Taabsii ah. Madobe. Waa. In. Lagu. Dhuftaa dharbaaxo kulul
Xasan waa waashay😂
SaaS sax maha xukuumada walawadaleeyahay xilibanada haa dadkiisa wax hauqabto
Ahmed madobe aya lakeri waye
Shababo kasidaran
Ciidanka xoga dalka ayaa kuciyarisin inta sararka fadhidiin
Asna waxa uu moodaa in uu sameeyanaaya wax fiican
Puntland goormaa lasoo celindonaa
Qabiileystaad tahay wasiirka dadka soomaaliyeed buu metelaa ee reer iyo gobol midna metelo
Wax xun ayu sameyey marki lofiriyo xaga somalinimada sababto ah somali wa hal dhanka degan dorashadisa markan firino wu hagajiyey
Xuduudada waxaa xaq ule iyo
Lacagta garoonada diyaaradaha
Iyo dekadaha
Baasaboorada iyo wixii visa lasiinayo
Laakin waa argagaxisinomo
In la yidhaahdo Ciidankii qaranka
Waan weerarayaa hadii la kaa la geeyo
Alshabaab iyo Axmed madoobe
Majiroto wax eey ku kala duwanyihiin
Alshabaab waa dad hubeeysan
Aad doladana tegi ka rin hal ka eey ka taliyaan
Rw hii dadlka ayaa kismaanyo
Ka degi waayay Ethiopia iyo Kenyaana weey ka soo degi karaan
Putland na waa la mid
Madax weeyne iyo ra iisul wasaare
Midna ma tegi karo
Meesha uu askari Ethiopia ah uu labadaaba tegi ka ro asagoon
Cidna kaga heeyba deeysaneen
Marka is weey dii ee waxaas miyaa
Dowlanimo ah oo xukun isu dheeli tir ah
Doowlad ha ka had lin saa waxba
Kama gara neeyside
Bur bur baad ku dhalatay
Iyo qabyaalad iyo kala qoqob
Wixii unbaad na ka hadleeysaa
Waxaaba salad ah in dad nuuciina ah eey had laa dadna eey dhageestaan .
Waa istubitnimo waxa aaf sheegeysid.
Hussein warkaaga ku aadan Wasirka muxuu yahay? Micnaha aad usoo qaadatey nala wadaag
Xassan shiikh mar labaad buu dhiiqo lugaha lagali doonaa markuu hub iyo ciidan daabulayo maxaa udiiday inuu dhanka jilib iyo jamaame bu'aale wallee waxaa muuqata gurguurte talaabta uu qaadaba ineey tahay mid isaga kusoo noqoneeysa oo qasaare iyo guul-darro ku noqoneeysa dalka ayuu ayuu isku burburinayaa hantidii doowlada ayuu qaarna iibinayaa qaarna meel aaneey kasoo laabaneeyn ku dhoobaa balo ku daftay
Hh😢😢😮😮 mid kalaa xeey tahay warksaa
Allow yaa ka joog yiraahdo ciidanka yaan la kashifin waxa jiro ilaa la saxayo derejada xildhibaanada bixiyaan ee qabiil iyo jufo niicda loo qeybiyay.waxaan hubaa ruuxa dalkaan u baahan yahay waa kan ciidan quwad leh dhiso oo difaaco dalka kuwaan raasganbooni ceebta kasoo qaaday maxaa sababay???
Xaji been badan waa warkan Hassan gurgurto
Waxaa la jooga xiliga kabakabada axmed madoobe
Dolad ma jirto ee wa koox mooryaan ah
Waa war fiican
😂😂😂
Badii kasheekee
Waxba kama jiraan
Dawladdu haday talada saxan haleeshay maba ahayn axmed madoobe raadsato waxay iney gobolka jubada dhexe iyo bu'aale xoreyso awalna ay gedo haystay doorashana kuqabato axmed madoobe saasuu saqiirilahaa waayo majoogo caasimadii mana haysto dhulka ugu badan ee jubaland kaliya degmaayin jubada hoose ah ayuu xirnaan lahaa hana joogo haduu rabo saasaa logada jubaland oo jeebka kusitay kuga dhicilahayd
Aniga waxaan taagero u ahay markasato ciidanaka qaranaka guul ayaan urajeyan inshaa Allah
Waxas yaanan la isku mashquuline wagi ciidamadu kaso gosanayen Jubaland wan ka hadlay in ay tahay xeelada Axmed uu wato Xamsana wax ma fahmee hadda ciidanka halkas lagu daabulayo ee Axmed loo wado yaanan asaga lagula dagalamin ee Bu'ale sidi lagu qabsan lahaa hasameyan wxas Farmaja wx ku keni waye
War kajoog gurguurtoow kajoog
CIIDAMO NAAG AH OO HAL TUULO HUREEN KARIN MUXUU TARAYA HADDA AYAA KA SARAYA AXMED MADOW.
Hor istaag adiga hadeey naago yihiin
Wll qof kaan shirwaca waa oromo xonta langab waye wilibo
Asww❤
waxyaabaha ka sii hadalkooda iyo faahfaahintoodu ay fashika keenaan waxaa ka mid ah arrimaha difaaca soomaalidu waxba kama barato wixii la soo maray,sarkaal sare oo saxaafadda la taagan waqtiga uu weerarka qaadaayo iyo qasadka loo weeraraayo goobtaas intaba ayaad arkaysaa iyo wariyeyaal badan oo waxa maantay taagan ka jecel inay ka hormariyaan oo saadaal kabixiyaan waxa berri dhici doona hadana berri raba in war laga dhegeysto aqoonta saxaafadda iyo tayada suxufiga labaduba waa nagu yaryihiin kkkkk !!!!!.
😂😂😂 hadana waxaan sugnaa waa ceeb iyo fadeexad kale
😂😂😂