Safarkii Raadinta Waraabaha | Weli Waraabe Ma Idin Hareereeyey? | Siciid Xagaa Afrax

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 62

  • @HeersareMedia
    @HeersareMedia  7 місяців тому +11

    Faldlan Channelka SUBSCRIBE-ta ha la dhaafin, si aanad u seegin barnaamijyada iyo muuqaallada danbe ee aanu soo gelin doonno. Waxa kalood nagu caawisaa LIKE IYO SHARE, si dad kale uga faa'idaystaan xogaha aad bogatay ee waxtarka leh.

    • @ZamiyaCismaan
      @ZamiyaCismaan 2 місяці тому

      Haaa ma ami SuBs𝑪 𝑹𝑰𝑩𝑬 𝒊𝒎𝒆𝒅𝒂 𝒉

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 2 роки тому +8

    Barmazmij qosol iyo farxadleh Yuu ahaa shukaran wllo

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 2 роки тому +2

    Sifiican ayaan uga xiusa dhacay walaahi

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 Рік тому

    Wallaahi Jiriiracaa ugu jajabtay markaan waraabaha arkay. Siciid Xagaa ka cabso.

  • @dhigaal9147
    @dhigaal9147 2 роки тому +1

    Waa barnaamij xiiso badan!

  • @sakariyekhadarahmett0
    @sakariyekhadarahmett0 Рік тому +3

    Beri dhawayd oo aan miyiga ama baadiyaha tagay buur dhagax cas leh ayuu gali jiray waraabuhu maalin aniga oo sii jeeda ayaa sadex waraabe gadaashay soo istaagen wiil yar oo xoola raac ahaa ayaa ii sheegay waa waraabe ayuu yidhi aniga markaa sa u arkay naxdin wallahi dhagax wayn ayaan u qaatey markaas ayaa ay baxsadeen waraabihii

  • @sakariyekhadarahmett0
    @sakariyekhadarahmett0 Рік тому

    Waa barnaamij aad u xiisa badan manshallah lakiin meesha magaceeda ayaan u baahanahay iso jawaaba

  • @sakariyekhadarahmett0
    @sakariyekhadarahmett0 Рік тому +2

    Meeshan qurux badan manshallah lakin waraabe ayaa ka buuxa waa halkee meeshani bal ii sheeg dadow aan tagee 👍

    • @mohamedameen4439
      @mohamedameen4439 2 місяці тому

      Waxan u malaynayaa inay wadada buurta naaso hablood imika dad badan ayaa jaam ka dhigay OO waraabihii wuu ka yaraaday hadii ayna ahayn wadada cusub ee ka dhex baxday xaafada ina mooge

  • @DaaqoMohamed
    @DaaqoMohamed 7 місяців тому +2

    Wa run hadu mar uuuu udhaho way idiin dhamatey😅😅😅

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Рік тому +1

    Waa xagee

  • @AbdiYarew
    @AbdiYarew 20 днів тому

    Waligey ninka caqli xun ma arag,ma saas baad macalin ku ahayd,markad dhurwaa raadsanayso waa inaad hub wadataa,ugu yaraan toorey iyo ul

  • @nesterooymohamed6782
    @nesterooymohamed6782 2 місяці тому +2

    Ragan waaway ee maalyacnigaa halkii umad ay wx anf leh ukeenilahaayeen ayay waraabe raadinayaa kuwaasi caruuray dhaleen caruurtiina siday noqon odayaashii ayaa sidanee

  • @CismanMaxamed-r5g
    @CismanMaxamed-r5g 2 дні тому

    3:20

  • @NuurCade-i5m
    @NuurCade-i5m 2 місяці тому

    Nooso badi sxb

  • @izzeugass8889
    @izzeugass8889 Рік тому

    Waaw xisaapyahanka soomliya noolow

  • @cabdiqaadiraar2671
    @cabdiqaadiraar2671 Рік тому

    Waa wax lagu qoslo rag waa wayn oo waraabe ka cabsanaya. Adeer aniga anoo yar oo kuray ah geel jire ah ayaa libaax cidla iska helnay iyadoo habeen ay tahay wliba gudcur ah cirkuna wada daruur iyo roob uu yahay Ilaahay waa iga bad baadiyey oo geed dheer ayaan ka fuulay lkn ragaan dhurwaaga ka baqaya hadii taasi ku dhici lahayd maxay samayn lahaayeen

    • @Abdulahialinour
      @Abdulahialinour 10 місяців тому

      Sheeko qurux badan baa nagu dul samaysay😂

  • @ZamzamMuse-kl6kk
    @ZamzamMuse-kl6kk 4 місяці тому +1

    Hi its cool😅

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 місяці тому +1

    Bal cawaan nimada mega wax difaaca lama sito waraavena waa loogelayaa

  • @MohamedHasan-r9l
    @MohamedHasan-r9l 2 місяці тому +1

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 2 місяці тому +2

    Waraabe iskadaayee mugoo diin diin xataa waa kacararaa ani

  • @abdimaxamed7193
    @abdimaxamed7193 11 місяців тому +1

    Kolay dhulkaasi waa galbeed

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 2 місяці тому

    saxiib fulaybaad u muuqataa

  • @MedAliHassan-e4k
    @MedAliHassan-e4k 9 місяців тому

    Is ilaaliya warabuhu wa haliis hadad uu carirtiin ha cararina maar kaad aragtiin

  • @diinceelaad5739
    @diinceelaad5739 2 місяці тому

    Warabihii yaa soo qarxiyay😢😢

  • @MaxamudCiiise
    @MaxamudCiiise 2 місяці тому

    Wuxu mariya mase waa dad😅😅😅😅😅

  • @ahmedfamily6360
    @ahmedfamily6360 2 місяці тому

    Waa agagaarka Hargaysa somaliland

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 2 місяці тому

    Waraabe aanu hubloosidan miyaa laraadiyaa raga seeweeye

  • @fay5183
    @fay5183 Рік тому

    Ma haduu sharaabkiina inan iyo inan kala yeeshay.

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar 2 місяці тому

    Funny ❤😂

  • @MohaDacad
    @MohaDacad 2 місяці тому

    Waa imaatee eeqabo😅😅

  • @kawzarjama
    @kawzarjama 2 місяці тому

    Biskan warabuhu wux ka baqa wiilka yar ee geela raaca idinkoo ciraystada maqaysan ceeb

  • @KhadraCabdiraxman-h3n
    @KhadraCabdiraxman-h3n 2 місяці тому

    ❤😂😢😮😅😊😊😢

  • @canabahmedgesey61
    @canabahmedgesey61 2 місяці тому

    😂😂😂👍👑😂😂😂😇

  • @RuqiyaMaxamed-u2b
    @RuqiyaMaxamed-u2b 28 днів тому

    Dhuurwa carurtanada way la ciyaran adna wad oyii rabta😂😂😂

  • @Mideye157
    @Mideye157 2 місяці тому

    Ali Harti Amaan siiya.

  • @nasramoalim820
    @nasramoalim820 2 місяці тому

    Jiirada carmooleey miyaa

  • @safiasaedsaleh4019
    @safiasaedsaleh4019 2 місяці тому

    😊 7:23

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 Рік тому +1

    Fulay waawayn waraabe sidano dhan uga baqysan

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 Рік тому

    Maalin cadeey aa waraabe ka baqee

  • @nasramoalim820
    @nasramoalim820 2 місяці тому

    Xaanshooleey miyaa

  • @alijama6723
    @alijama6723 2 місяці тому

    WAR NINKAA CALI HARTI FARAA KA QAADA

  • @salatsalat8725
    @salatsalat8725 Рік тому

    Wayaa wax baqtiyay Aya tihiin rer Somaliland miya kaso je dan

  • @NicimaabdiAden
    @NicimaabdiAden 2 місяці тому

    ❤️❤️❤️🥰🩵❤️💚🩵❤️💯🥰🩵

  • @YusufMcabduli
    @YusufMcabduli Місяць тому

    Warabaha dila

  • @LeetiabdalaLeetiabdala
    @LeetiabdalaLeetiabdala Місяць тому

    😂😂😂

  • @muuseaxmed9140
    @muuseaxmed9140 Рік тому

    😅😅😂😂😂😂🤣🤣🤣😅😅😅

  • @abdifatahcg4055
    @abdifatahcg4055 Рік тому

    Meeshu waa naasa hablod agteda

  • @suralowgasomalistar6514
    @suralowgasomalistar6514 2 місяці тому

    murusade muxuu idinka qabaa

  • @sharmarkeise7781
    @sharmarkeise7781 2 місяці тому

    War ninku fulaysana salamaad

  • @fousiaibrahim4711
    @fousiaibrahim4711 Рік тому

    Maaxada kaaratan oodayashinan wayino

  • @JabriilQaqaney
    @JabriilQaqaney 2 місяці тому

    Qori maxa qaadaweysay

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 місяці тому

    dhagax hub manoqdo

  • @HassanHassan-so4lh
    @HassanHassan-so4lh 2 місяці тому

    Kani ma,faqashbaa,kkkkkk.saaxiibow,kkkksidii,.faqashtii,buu,.uhadla,yaa..ooHHadalkaa,waa,nku,cadanyoodaa,

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 2 місяці тому

      Hooyadaa sabiisheedaa faqash ah munaafaqyohow

  • @muuseaxmed9140
    @muuseaxmed9140 Рік тому

    war. yu. kugudhagin dabada

  • @jimcaaleabdi4632
    @jimcaaleabdi4632 9 місяців тому

    war hauyaacina

  • @SuleekhaAxmed-s8j
    @SuleekhaAxmed-s8j 2 місяці тому

    Hhhhĥ