WAXAN HAYAA 2 BOOS OO IIB AH KUNA YAALAAN DAARUSALAAM LAAMIGANA KA AH SADAXAAD IYO AFARAAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 8

  • @kamalali79
    @kamalali79 Рік тому +2

    Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan

  • @kamalali79
    @kamalali79 Рік тому +2

    السلام عليكم شكرا اختي على الفيديوهات الجميلة التي تشاركينا بها دائما جزاك الله خيرا وبارك فيك آمين آمين.

  • @AbdullahiAli-dm5if
    @AbdullahiAli-dm5if Рік тому

    Asc wll qaali waaad ku mahadsantaha mar kasta fursadaha aad noo sogudbiso mar waliba❤hore usoco

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Рік тому

    Mahadsanid

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 Рік тому

    Masha allah.

  • @mujahidaali1259
    @mujahidaali1259 Рік тому +1

    Daarusalaab B miyaa?

  • @hawawaheliyehawa7472
    @hawawaheliyehawa7472 Рік тому

    Mashalah abayo

  • @AbdullaahiJaabiri
    @AbdullaahiJaabiri Рік тому

    Views raadis ayaad thy qiimaha md shegtid