BASHIIR JAAWI | GODOB QABIIL | VIP SHOW JIGJIGA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 тра 2021
  • MAXAA GODOB QABIIL IYO
    JACAYLKEENA KALA GALAY
    ANOO ADIGA KUU GO.AY
    SIDEE LA IGA KAA GOYN
    WADNE GOGOLI KUU TAAL
    SIDEED OGA GUURTA
    --------------------
    BASHIIR JAAWI| GODOB QABIIL
    XARIIR AHMED - CABDI ZAKI
    VIP SHOW JIGJIGA - EID PARTY 2021
    CAMERA & EDIT SHAKIIB YARE
    ABDIASKARITUBE
    -----------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​
    Instagram @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube​
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

КОМЕНТАРІ • 179

  • @abdirashidelmi4201
    @abdirashidelmi4201 3 роки тому +77

    Bashir jaawe inad xeyndabka fanka ad jabineyso mar hore ayu iga muqdey stage fanan hirgaley ayad tagan tahay hoboladi waberi sansankodi ba ledahey

  • @shukrimaxamed9793
    @shukrimaxamed9793 Рік тому +38

    Heestan mar walpo maqlaba wn izka Ooya mxa heelay dadkii oo dhan i Takooraya maadama aan Ahy gabar GABOOYE ah Wil walpa aan iz Barano marku Ogaado qabiilka aan Ahy wuxu igu Oran jiray ma Rabo Gabar laangaab ah Anigana wn Izkga dulqadan Jiray ok Wn izka Cavin Jiray Heer waxan Gaaray ay ardayda Ila dhigata Scholka ay igu caayi jireen Tumaal waaye wn izkaga Sabri jiray maxa yeelay aniga ma dooran qabilkeyga Xeligaan la Joogo wxn Xirir la leeyahy wiil Hawiye H Wuxu ka Yahy ma sheegayo lkn Wxa nga dhxeyo Jcl isgu Weli imuuzan weydiin qabiilkeyga Lkn maalin wey dhici doonta inuu ogaado wxanan ka Baqaya inaan Meesha ku waayo qalbi aan nafteyda ka Jeclaa Jcl khabiil bn U nacay😭😭🥺😢

    • @jamalibax3095
      @jamalibax3095 Рік тому

      Wll waa laga baxayaa jaahilnimada ayaa krnaysa. Qofku waxbarashada jihaysa lkn dadka dhahaya waa lamid tikoora dadka waxay ka timada badiyaha iyo dhaqankena.
      Dadkeno wax barasho hela ayaa looga baxayaa insha allaH

    • @mohanuur4844
      @mohanuur4844 11 місяців тому +2

      Anigoo wiil daarood ah baa Ku dhahaya waan Ku rabaa wllo marka lambarkaaga ii qor adoo raaliya

    • @suulxikmaawi3789
      @suulxikmaawi3789 10 місяців тому

      Qoraalkaagaaba heesta igaga daran

    • @abwaanbashiir5662
      @abwaanbashiir5662 9 місяців тому +1

      Shukri walal qaali waan ku salmay bacda salaan walaal hadalkaagu wlhi damiirkeygu wuu qaadi waayey walaal allaha ku xafido

    • @mohayare8021
      @mohayare8021 9 місяців тому

      Naftaada ku kalsoonoow.
      Waxaan waa wax waqti leh waana laga baxayaa be strong naftaadana ha liidin.

  • @shankaroonhaji4429
    @shankaroonhaji4429 7 місяців тому +2

    Ilahay amarkii heesaha ma dhagaysto lakiin wiilkan aad baan codkiisa uga helay ilaahoow noo danbi dhaaf golden voice ❤

  • @sahrasalad461
    @sahrasalad461 2 роки тому +7

    Fanaan nagu qaali ah bashir jawi. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯🙏. wuxu mudan yahay. OSCER 🙏💯🌷🇳🇴

  • @haymishsheikhahmed3453
    @haymishsheikhahmed3453 3 роки тому +18

    Ku gooni aggah aggah ku gooni ba'ahaye❤️🥰🇸🇴💯✔️

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 3 роки тому +28

    Alfanan bashir golden boy fanan Aan aad utaageero
    Amazing voice 🙏

  • @nastehonuura7246
    @nastehonuura7246 3 роки тому +10

    Bashir jawe wlkey qali ilhy hano kadaayo poqorkanagii horey usoco🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🙏🏻🙏🏻♥️

  • @mohammedahmedfarah6894
    @mohammedahmedfarah6894 2 роки тому +21

    Aniga ayay hada iheysataa wlhi 😭😭😭

    • @umumaahir7870
      @umumaahir7870 2 роки тому +2

      Abowe hda se daremeysa qalbiga alh ku qabojiyo 😭

    • @Updirisak_Caano
      @Updirisak_Caano 2 роки тому

      @@umumaahir7870 siduu daremayo ma ku shega 😂😂

    • @umumaahir7870
      @umumaahir7870 2 роки тому

      @@Updirisak_Caano haaa😄🙄

    • @jamacmaxamed2327
      @jamacmaxamed2327 Рік тому +1

      @@umumaahir7870 cabsi cabsi 😂

  • @cabdicasiis6864
    @cabdicasiis6864 2 роки тому +8

    Bashiir jaawe golden boy. Songer fanaan aaan tageero u ahay🥰💗💯

  • @xassanmcabdi5346
    @xassanmcabdi5346 2 роки тому +4

    Bashiir reer abtigaa hees usoo qaad habo

  • @abdirashidcolaadmohamett6
    @abdirashidcolaadmohamett6 Рік тому +4

    Qisada heestan ayuu xalay iiga waramay mar aan tiktok live ku kulanay wallahi waan ilmeeye waliba waxa uu ii sheeg wiilkii qisada ku dhacday in uu dhintay hadda 😭😭😭😭😭

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 3 роки тому +31

    Wr nio wiilkan codmacan ayuu leyahay wlhi fanan dhameestiRan wye
    isaaq iyo ugaadeen fananiin iyo heeso waan udaye wllhi

  • @PrincesssIkraan
    @PrincesssIkraan 5 місяців тому +2

    Ninkii roro ileen fanaan buu ahaa😂

  • @halimaali8871
    @halimaali8871 3 роки тому +13

    Abtigay cadi maaha hestan 💯✅❤️❤️❤️

  • @ahmedbaraf8601
    @ahmedbaraf8601 Місяць тому

    Hesta waxa dhagaysta dadka qabilkudo kala fogyahay oo isqaba alx dadkaba isagu jecelnahay xagayga ❤❤dumar qabil maleh gobonimada karaac waxyalaha qaar markay yimadan❤❤

  • @sumeyasumeya5125
    @sumeyasumeya5125 3 роки тому +43

    Al Ogadeeniyah🇬🇲💚❤💙💉✌💙❤💚💉✌🇬🇲

  • @abdiasiisahmed8725
    @abdiasiisahmed8725 2 роки тому +4

    Heestan waxaan kasoo dhagaystay bbc waan soo raadshay waa hees wacan

  • @iphrah7860
    @iphrah7860 3 роки тому +20

    Ninka kaliya kal io lab u tagero runti wa fanan buxa
    Wllky Abdi askari guul wcn horay u soco 1 m coming soon I.a ina dhawan garta ku rajayn

  • @suldansarhaye9280
    @suldansarhaye9280 3 роки тому +6

    Mansha Allah. Dabcan heestan waan la dhacay. Aga!

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo6012 3 роки тому +16

    Aga aga hestan dhameystirkeda wansugayay walahi legend jawi🔥❤️🙏

  • @roodaqueen2959
    @roodaqueen2959 3 роки тому +9

    Al Ogadeeniya may dadkeygi viva🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲❤❤❤❤❤❤💙💙💙❤❤🇬🇲🇬🇲

  • @Samaan__
    @Samaan__ 3 роки тому +8

    wadne go gol kuutaal sidee uga guurtaa.caadi mahan heestan ❤❤

  • @engsuleimanhassan535
    @engsuleimanhassan535 3 роки тому +12

    Abwaan Abdishakour Af-magaaxshe Waa Eray-dhaabi Suugaantiisa Murti Miisaaman iyo Erayo Muc wayn Xambaarsan. Ayna usii dheertahay In Aanu ka bixin Xayndaabka Humaagga.
    Waana Nin yaqaana Waxa uu ka hadlayo, Af-Soomaaligana Qani ku Ah.

  • @abdullahidaacad4270
    @abdullahidaacad4270 3 роки тому +5

    Sxbky bashiir jaawi codkisa Inaba caadi mahan heesba heesta kale ka daran wlh 👌👌

  • @ruun139
    @ruun139 3 роки тому +5

    Manshalaha bashiir jaway nolaw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍👍🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💋💋💋💋👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️👄👄👄👄👄👄👄👄👄❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xamdadagan6171
    @xamdadagan6171 3 роки тому +5

    Waaw qofki ugu horeyy

  • @ashkirdhabuuke3504
    @ashkirdhabuuke3504 3 роки тому +12

    Ree godey is muujiya🖐

  • @puntlandland2679
    @puntlandland2679 Рік тому +3

    Viva Bashir jaawi 👏👏👏😍😍

  • @nawaalmaxamuud7551
    @nawaalmaxamuud7551 3 роки тому +2

    Ina aderky horay u soco hno🥰

  • @user-iu1sx9nk4r
    @user-iu1sx9nk4r 11 місяців тому +2

    Free , calacal, Cinderella (gooja cade) the Prince charming (faysal baasto ) deney weydista ❤😂

  • @therarecase
    @therarecase Рік тому +2

    AMAZING. "NO TRIBALISM" Qabilnimo ❌️❌️❌️❌️
    Good message walaal. ✅️✅️✅️✅️

  • @adenmohamud4134
    @adenmohamud4134 3 роки тому +3

    Woooow bashir jawii tagersanahay kal iyo laab

  • @samsammohamed5157
    @samsammohamed5157 Рік тому +1

    Gabadha dharka jaallaha iyo wiilka wada cayaaraya heestu Waa taabatay❤

  • @ayaantolmoon1921
    @ayaantolmoon1921 2 роки тому +1

    Ku gooni agah agah kuu gooni ban ahy 🥺❤️

  • @xalaydhalay6920
    @xalaydhalay6920 3 роки тому +2

    Bashiir jaawe zxpkey aan taageero weeyaaan

  • @aweishajiqalif7582
    @aweishajiqalif7582 2 роки тому +3

    Fananka kaliya aan tageeero music laxan ereyo cirka ka soo dhacay ayuu la soo shar tagaa waqti kasta keep going bro

  • @badajawleofficial5162
    @badajawleofficial5162 3 роки тому +5

    Bashiir jawi legend caadi mahan

  • @abdikariim4927
    @abdikariim4927 3 роки тому +1

    Bashir jawey cadir lacabkii kooxdanada gandahar waqti hore ayaa iku dambeysay sxp qali

  • @abdullahimahamoudgelle8590
    @abdullahimahamoudgelle8590 Рік тому +1

    ❤heestani waa cajiib

  • @faaisraahul6833
    @faaisraahul6833 2 роки тому +1

    Halka laga istareexu ka heesaya abihi lajanee 🙌🙌🙌🤔

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 2 роки тому +5

    naagtaas dharka jaalaha wadata suuraheda ciil iga qabtay,inay wiilka soo doonatay bay marku la ciyaaray meesha u baneeysay,laga tabe inu qabo lakin inay sida u gasho waa suuro ma jecli dumarka suuraha badan.

  • @niciimamuhumad5208
    @niciimamuhumad5208 3 роки тому +5

    Nin jura noolo abti❣❣❣❣💯💯💯💯💯💪💪💪💪🙏🙏🙏

  • @asalibashir5886
    @asalibashir5886 3 роки тому +3

    Ax hestan marwalbo firsada mash Allah ax esha cala cod

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 3 роки тому +1

    Caadi maha 💯

  • @suheypburhaan2740
    @suheypburhaan2740 3 роки тому

    Fanaan aan tageero

  • @omarismail6829
    @omarismail6829 2 роки тому +1

    Axya bashiiiiiiiiiiiiir ❤🙏🎵

  • @user-xb2ry6ym4p
    @user-xb2ry6ym4p 9 місяців тому

    Hee hee sii sii Bashir jaawi aga aga

  • @deqoadan1669
    @deqoadan1669 2 роки тому +2

    Anoo adiga Koo Go ay Sidee Layga Kaa Goyn😭❤💚💙

  • @waliidmustafexashi3632
    @waliidmustafexashi3632 3 роки тому +3

    Walhi wa fanan

  • @ruun139
    @ruun139 3 роки тому +2

    Manshalah Bashir ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕

  • @kaynaanyare4476
    @kaynaanyare4476 6 місяців тому

    Golden voice

  • @user-qv3ji6dx2s
    @user-qv3ji6dx2s 10 місяців тому

    Mxaa godob jeceyl iyo jaceylkane kalgaley wllhi jaceylku qabiillaa islasyey maya yaqan llkn waa Darren mcn😊

  • @darwiishboy6524
    @darwiishboy6524 2 роки тому

    Hayaay waxaa fa

  • @baskilyare
    @baskilyare 2 роки тому

    Bashir jawi wa kabaxsatey heestan

  • @SamiiroBashiir-x3y
    @SamiiroBashiir-x3y 17 днів тому

    Way bashiir❤❤❤❤

  • @abdirhmanabdi5226
    @abdirhmanabdi5226 2 роки тому

    Bashir jawi the legend

  • @user-ws3bf5ds3t
    @user-ws3bf5ds3t 10 місяців тому

    Woooow❤❤❤

  • @user-ws3bf5ds3t
    @user-ws3bf5ds3t 10 місяців тому +1

    Wooow❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kowsarabdikarim4094
    @kowsarabdikarim4094 2 роки тому +2

    Maxaa godob qabiil iyo jacaylkena kala galay 😑💞💕

  • @aboudidier1145
    @aboudidier1145 2 роки тому

    Aax aax ya fanan al ustad bachir jawir

  • @user-ws3bf5ds3t
    @user-ws3bf5ds3t 10 місяців тому +1

    Wooow❤❤❤❤

  • @hajirmustaqbal7219
    @hajirmustaqbal7219 Рік тому +1

    Sow Galiilyadeydu iyo Gowriirku kuma dhibo...😥😥😥

  • @salatibrahim6307
    @salatibrahim6307 Рік тому +1

    Yah yah

  • @ruuxii1433
    @ruuxii1433 2 роки тому

    Dadaan guulo nala rabin sidee ogu garaawdaa nacab anii igowracay sidee gacan usiisaa

  • @abdiliqe4916
    @abdiliqe4916 3 роки тому +8

    Ninkan heesahiisa laga cajisi maayo wa libaax

  • @aminanuur4258
    @aminanuur4258 2 роки тому

    Woow Woow Woow

  • @ahmedfarah509
    @ahmedfarah509 3 роки тому

    Iam top 6✅✅

  • @mustafxasan9518
    @mustafxasan9518 Рік тому +1

    Wllhi hada bey iheystaa💔💔😭

  • @maxamedmaxamednuu1563
    @maxamedmaxamednuu1563 Рік тому

    Thanks bro

  • @ISMAILISACK
    @ISMAILISACK Рік тому

    Heestan wan la ilmeeya zxp 😭

  • @aaishpanwar6146
    @aaishpanwar6146 3 роки тому +1

    Fanaanka kaliya aan taa geero

  • @Younezabderzack
    @Younezabderzack 3 місяці тому

    Anay hada ihaysataa 😭💔

  • @afkumaalmedia8793
    @afkumaalmedia8793 3 роки тому +11

    Heestan qofkii fahmayaa fahmayee waxuu ka sameeyey ereyada heestan abwaanku wax xaqiiqa ah oo bulshadu dhayL sato😒

  • @sharmaali6839
    @sharmaali6839 2 роки тому +1

    Waa sax s.xb waalajin s.xb sare

  • @ShamsoAli-wo5pq
    @ShamsoAli-wo5pq 2 місяці тому

    Dad guula Rabin sidee ugu garabta nacab aniga I gowraca sidee gacan u siisa 😢😢😢

  • @RayaanDarwiish1
    @RayaanDarwiish1 Рік тому +2

    Maxaa Godob QabiiL io Jaceyl Keena KaLa Galay😢💔😥 ANOO ADIGA KUU GO,AY SIDEE LA IGA KAA GOYN😢

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 3 роки тому

    Waaw

  • @abshirartearte8734
    @abshirartearte8734 2 роки тому

    Reer godey gacalo

  • @samanabdullahi2588
    @samanabdullahi2588 3 роки тому

    Waaao

  • @walikorane613
    @walikorane613 3 роки тому +1

    Godob Qabiil💔

  • @faaisraahul6833
    @faaisraahul6833 2 роки тому +1

    Qora heesta oo idil midhaha laxanka iyo sida uu ugu luuqaynayo waa cajiib sxabayl🤷‍♂️🗣

  • @hamzeahmetmartilaq9443
    @hamzeahmetmartilaq9443 11 місяців тому

    Heestan haday ku haboonayd inay soo baxdo 😫💔😭💔

  • @baskilyare
    @baskilyare 2 роки тому +1

    Heestan cadi ma ahan wu cod mcn yahay kan yari

  • @naasirdaacad2983
    @naasirdaacad2983 3 роки тому +5

    heeso iyo miro badan baan hayaa xagee Soo mariyaa

  • @ismahanmohamud3566
    @ismahanmohamud3566 3 роки тому +4

    Wadne gogoli kuu taal sideed oogu guurtaa😪😪😪

  • @nimcaanabdi4607
    @nimcaanabdi4607 2 роки тому

    Welome

  • @faaisabdi3226
    @faaisabdi3226 3 роки тому +3

    wow 👌👌👌

  • @maxamedmuxumedjaamacamiirk682
    @maxamedmuxumedjaamacamiirk682 2 роки тому

    Heestan nio wey iga gadanthy

  • @asmamahamed8300
    @asmamahamed8300 Рік тому

    Nacba ani igawarac side gacanh usisaah😩💔😭

  • @user-bm8rx1fv1k
    @user-bm8rx1fv1k 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jeestaaleofficial6317
    @jeestaaleofficial6317 3 роки тому +15

    Heestani waxaa loo sameeya soomaaliya oo loogo heelinaaya ONLF oo aay tahay sideed codoowga itoobiya nooga dhiibta anoo adiga go’aay 🥺🥺

    • @abdirahmanmuhumed8993
      @abdirahmanmuhumed8993 3 роки тому +2

      Aragti saliim ah weeye.... erayada ninka leh (AFMAGAAXSHE ) waa ONLF weeynaade

  • @doonizeo5855
    @doonizeo5855 2 роки тому +1

    Wadnuhu qabiil mayaqano

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Рік тому +1

    Maxa qodob qabiil iyo jaceylkeena kala galay nin qalbiga ka hadlay aya erayadan leh😢

  • @ilyaasMuuse-lx1vh
    @ilyaasMuuse-lx1vh Рік тому +1

    🎉🎉🎉🎉

  • @baskilyare
    @baskilyare Рік тому +1

    Kanyar wu cuud fican yahay

  • @BedalBedal
    @BedalBedal 3 роки тому +2

    All.maxee somalid jaceelka iyo qabiilka isku xiran ah 🙄🙄😏😏😏😏😭

  • @ibrahimdhere
    @ibrahimdhere 3 роки тому +1

    Why do you let people to come to the podium? Where’s security?

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 11 місяців тому

    NOOLOW HUUNO

  • @mahadmaxamed6310
    @mahadmaxamed6310 2 роки тому

    maymari

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 3 роки тому

    💘💘💘💯💯