isticmaalka Whatsapp Business iyo waxa uu uga duwanyahay Whatsappka caadiga ah Qeybta 1-aad Taab

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024
  • Whatsapp Business(Whatsappka ganacsiga) waa app cusub oo ay samaysay isla shirkadda whatsapp kaas oo kuu ogolaanaayaa shaqsi ama ganacsi ahaan inaad xogta ganacsigaaga sida astaantaada,halka ganacsigaagu ku yaal, website kiisa, taleefankiisa iyo saacadaha ganacsigaagu shaqeeyo, alaabta aad gaddid ama aadeegyada aad bixisid aad la wadaagto macaamiishaada.
    Waxaa kale uu appkaan kuuu sahlayaa , maamulidda faariimaha kala duwan ee macaammiishaada ka imaanaaya, u abuuridda jawaabo degdeg ah su'aalaha mar kasto lagu soo waydiiyo, u kala saaridda macaamiishaada: macmiil cusub, mid hore oo soo laabtay, macaamiil dalabkoodu dhamaaday ama taagaanyahay.
    Muuqaalkaaan iyo kan xigaba waxaan kuugu soo gudbin doonnaa illaa sideed shay oo aad u adeegsan karto whatsapp Business oo aan laga helayn whatsappka caadiga ah ee la socod wanaagsan.
    #Taab arrimahaTijnoolijiyadda
    #Taab arrimaha Ganacsiga
    #Taab arrimaha Maamulka iyo ilaalinta Xogaha Ganacsiga
    #Taab Xayeysiinta Casriga ah
    #Taab Halabuurka
    Wixii cillad ah ama aad fahmi wayso nagala soo xariir:
    Whats app number: +252615330005
    Fadlan Janalka dadka la sii wadaag.

КОМЕНТАРІ • 18