Xogta Warqad Xasaasiya Oo Somaliland Looga Gudbiyey Abiy Ahmed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лип 2024
  • Xogta Warqad Xasaasiya Oo Somaliland Looga Gudbiyey Abiy Ahmed
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

КОМЕНТАРІ • 46

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 20 днів тому +3

    Guul guul guul Somaliland 💚🤍❤️🇪🇹🇪🇹🇪🇹💪💪💪🦁🦁🦁🌟🌟🌟🌟

  • @subeerhashi9836
    @subeerhashi9836 19 днів тому

    Guul guul my bloood pure Somalilander pro: mead, well done

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 20 днів тому +8

    Well done mujaahid I salute all patriotic somaliland defenders

  • @sismail120
    @sismail120 20 днів тому +1

    Guulayso Adeer Miicaad

  • @yussufmursalahmed9325
    @yussufmursalahmed9325 20 днів тому +2

    Thank you Prifessor Mead for your efforts to advocate for your country

  • @caliducaale464
    @caliducaale464 20 днів тому +2

    Maasha allaah allahayna barakeeyo

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e 20 днів тому +2

    Soomaalilndre guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💚🤍❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰🥰🥰🥰💪💪💪💪✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️😍😍😍😍

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru 20 днів тому +2

    Geesi qaren 🎉

  • @aadansaajin7190
    @aadansaajin7190 20 днів тому

    Waa run

  • @user-rn8id1ym4u
    @user-rn8id1ym4u 20 днів тому +2

    Masha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-dv7cs4iq5q
    @user-dv7cs4iq5q 20 днів тому +1

    Guuul guuuul soomaliland 💚💚🤍🤍❤️❤️💪💪💪💪👍👍👍🇪🇹🇪🇹🎉🎉🎉🎉🎉

    • @rimaaseey
      @rimaaseey 20 днів тому

      Xataa calan maqabtid kkklk 😂 duli fooqal duli orod dee amxaarada utag halkaan soomaaliya ayaa leh

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 18 днів тому

    Mansha allaah
    Asabta yaa sayidal caqli
    Yaxfidakallah fidarayn
    Sland guuuuuuuuuiiul

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 18 днів тому

    Taasi waaaa sax waa taariikh mug leh

  • @CawilCali-ng1wu
    @CawilCali-ng1wu 18 днів тому

    Ok Waynu is Naqaan ee Soo socda Sida Alle iiga adagyahay ayaan faqash uga adkay was hubaal taasi ee meel ku qorta.

  • @user-ms1rg5cr1k
    @user-ms1rg5cr1k 20 днів тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 18 днів тому

    Somalia is alshabaab

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 20 днів тому +1

    insha allaah Guul iyo Midnimo Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabai Cadawga Somaliland aamiin

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 20 днів тому

    Nala soo wadaag warqadaasi aad u qortay Ethiopia si aanu ula wadaagno baraha bulshada iyo warbaahinta Ethiopia si aynu u wada gaadhsiino

  • @amalos3435
    @amalos3435 20 днів тому +1

    Adeer maba xumee mee denna citirafka iyo danahaynu isdhaf sanayney somaliland iyo Etiopia
    Somalia iyo gelaajabuti
    Cadawga Somaliland uu madnyey

  • @ahmedjirde6793
    @ahmedjirde6793 18 днів тому

    Waa wax dhintay ninka manta xabashi le annaga sineyna badda yada
    Walle aqoonba u dhiman dabalka ah

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 20 днів тому +1

    Well said Mujaahid siwaagsan ayaad u qeexday

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 20 днів тому +1

    Adeer waad iska hadashay. Xasuuqii Somaliland meeshii lagu qaxay dalkoodii ayuu ahaa. Itoobia ma laha. Waa dhul somaliyeed oo ay Naga haysato soo ceshan doono mar ay noqotaba.

  • @user-ms1rg5cr1k
    @user-ms1rg5cr1k 20 днів тому +2

    WARIYAYAASHA SLAND 3 .IBRAAHIN C HAYBE.2.ILEEYE 3 .GUUL BANIDIIN RAJEYNAYAA.
    HALKAAKAWADA NOOC WALBA U DIFAACA DALKIINA IYO DADKIINA

  • @Hciid
    @Hciid 20 днів тому +1

    QOF WALBA SIDUU DONO HA U HADLO 1762 ITOBIYA OO GRIIGA LASOCDA AYAA SOO WEERARAY WAQOYIGA SOMALI DHAMAADKI CUSMAANIYINTA AYAA CELIYAY DHASHII UU WAAGAA KAGA TEGAY AYAAD TIHIIN WAA IDANKAA U CIYAY SIDII WAXAR HOYADEED WAYDAY WANA WAX QORAN

  • @mohamedsamotalis8173
    @mohamedsamotalis8173 17 днів тому

    Maandhoow ixsaan lagama tago eed hadaad faliye

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h 20 днів тому +3

    Masha allaah guul somaliland adiguna mahadsanid inader waaynu gulaysanayna insha allaah

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 20 днів тому

    Waxkasta ha ka sheekaynina plz

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 20 днів тому

      Wax walba wala sheegayn oo ca dawlada Somaliland wa in meel walba laga so saro

  • @user-fl9dj8jf8y
    @user-fl9dj8jf8y 17 днів тому

    Waxba May soo kordhin warqaddaadu. Itoobiya maxay imika ku haysaa soomaalida degan. Gumaysi ayay ku jiraan.

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto3458 20 днів тому +4

    Guul iyo gobonimo iyo sharaf somaliland

  • @rimaaseey
    @rimaaseey 20 днів тому +2

    Halkaaseey idinka mareeysaa reer cuqdad land kkk waa hijroonay kulahaa bal taariikhda been haka sheegin oo xishooo waryaa mingiste oo gaaal ahaa miyaa lameel dhigaysaa boqor najaashi allaha unaxariistee waryaa xishoo mingiste iyo abeey waa gaalo ilaahay baana kuusheegayay inay cadowgaaga yihiin gaalada naarta jahanama ayay galaayaan adigana kadabagal daciifoow
    Waryaa dhulka aad uqaxdeen waa dhulkeenii waa Dulcad waa HARTA SHEEKHA waa Daroor waa XARSHIN waa Kaam abokor
    Ma dhul axmaaro dagtaa mase oromo maskinyahoow
    Waryaa qaxootigaagi soowta tagfida iyo injirtA ku cuneeysay xeryaha ma Addis abbaba lagugusoo dhaweeyay xataa inaad xeryaha ka baxdaan lama ogoleen meeshaa hay'ada qarama midoobay kuugu keentay misir iyo saliid cadeey oo calooshi idinku wada socotay
    Waryaa soomaaliya soomaali baa leh ee hadaad amxaaro injireey jeceshahay utag duf kubaxe itoobiyaankana waa idin yaqaanaa munaafaqadiina ma idinsoo jawaabin 7bilood baa kasoo wareegtay markaad ula garguurateen dhulkii iyo baddii soomaaliyeed kkk car waakaase ha yimaado abeey amxaar wir car inaadan waxba ahayn taasaa kuu cadeeyneyn aqaseey caleeek saasuu barfasoor kuyahay duliga

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 20 днів тому

    Orod ha u tag ha ku abaahiyaane

  • @bashirabdirahman1233
    @bashirabdirahman1233 20 днів тому

    Calaamadaha jabka iyo Guul darada
    Inaad xabashi u calaacasho aan waxba ku tari karin

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w 20 днів тому +1

    Mansha Allah ❤❤❤❤

  • @ahmedalidireyse7596
    @ahmedalidireyse7596 20 днів тому

    Muj. Aad iyo aad ayaad dhinac walba uga hoga tusaalaysay dhinac kasta illahay cimriga ha ku siyaadiyo guuuuul

  • @MohamedIbrahim-yk4cs
    @MohamedIbrahim-yk4cs 20 днів тому

    Waar nimanyahaw dadkiin u naxariista oo beenta ka daaya

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 20 днів тому

    Waa sidàsi weyi prof waa dhul duacayan weeyi Slnd waa garab Jogtaa

  • @mahammedshire556
    @mahammedshire556 18 днів тому

    ASC Si waxaan soo jeedin lahaa si muranku u yaraado Soomalida Shakiga iyo Baqdintu uga Baxdo in itoopiya Bada kinaal loo jeexo oo lageeyo ilaa xadka itoopiya Si looga maarmo isqabqabsiga iyo kala shakiga itoobiyana bad u hesho.kinaal haloojeexo Sida qooriga suways Aduunyaduna dhaqaalaha ku baxaya haka bixiso....bal taana ila eega....😂😂😂😂

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 20 днів тому +3

    Somaaliland ❤❤iyo❤itoobiya❤❤❤ltariikhdooda❤❤dib❤ueeg❤❤guul

  • @user-gz7of7kc4r
    @user-gz7of7kc4r 20 днів тому +2

    Aqoontaadu ma waxaasay ku siisay. Taariikhda meel Isaaq ku leeyahay ma jirto. Waxaa ku ilowsiisay cuqdad inay taariikhdu qoran tahay. Dhulka soomaali ayaa leh mana bixin kartid, mana kirayn kartid. Dhulka edeb ku joog ama iskaga bax

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 20 днів тому

      Adu halkeed jooga ood xakunta ? 😂😂😂 miskiin

    • @janira7480
      @janira7480 20 днів тому

      @@maryamdirie6842adiga anaga ku xukuna Ila Iyo hada talab maqadikaryid 7bil a kaso wategtay 😂😂