Urur Siyasaddeedka Hillaac oo Caddeeyey inuu Diyaar u yahay Doorashooyinka.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 74

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 3 місяці тому +6

    Mansha allah Hilaac Haguulaysato Waa Urur Wadanka Badbaadin kara. Guulaysta Geesiyada Wadanka Hambalyo.❤🎉❤🎉❤🎉

  • @2am997
    @2am997 3 місяці тому +1

    Masha Allah, Prof Samatar waa nin culus, wuxuu rabay in uu madaxwayne u tartamo laakiin may dhicin. Mustaqbalka dalku wuxuu ku jiraa gacanta dhalinyarta! Haloo hiiliyo Hilaac

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 3 місяці тому

    Masha Allah, Hambalyo Hambalyo, keep going 🎉

  • @gargaarmultiservice6514
    @gargaarmultiservice6514 3 місяці тому +2

    Mansha Allah Dr Fowsi aqoonyahanka wanu soo dhawaynaynaa hadalkiisa waanuna taageersanay

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 місяці тому +2

    Waa talo wacan. Kusrga Madaxweyne Allah ayaa qofkuu doono saari kara. Kii Kheyr leh ilaahay ha inoo dooro. Guul Somaliland 💚🤍❤️

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 місяці тому

    Guulaysta sxbayaal, we're all with you.

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 3 місяці тому +4

    Hambalyo, dalka waad badbaadiseen, waxad muujiseen xikasnimo iyo bisayl siyaasadeed. Waxad tihiin astaanta midnimada somaliland. guul wacan.

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 3 місяці тому +3

    Cabdiraxmaan Aw Cali hogaamiye u doorta

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 3 місяці тому +2

    Cabdiraxmaan Tolwaa Guuuul Guuuul

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 місяці тому

    MASHALAH CUMAR BIN KHATAAB IGA DHE

  • @CaaliAmarekaahin-gx2ce
    @CaaliAmarekaahin-gx2ce 3 місяці тому +1

    Maasha allah guul uuruk hillaac u socda

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 3 місяці тому +1

    Ilahayoow gulee hilaac ManshaAllh ManshaAllh hanbalyo hanbalyo gulaysta

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 місяці тому

    mUSTACIDIIN Mansha allah Hilaac WALAAHI hIILAACDAY !!!!!!!!!!!!! FROM SAYLAC ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 3 місяці тому +1

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉guuul iyo gobanimo somailand insha allah

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 3 місяці тому +1

    ManshaAllh marhadaad u hiliseen dalkiin garabkiinanu nahay wlhyi ciid kasta oo daacdnimo iyo daljacayl ka muuqdaanu jecelnahay gulaysta gulaysta gulaysta ❤❤❤❤

  • @fisaali9689
    @fisaali9689 3 місяці тому

    Juul guul guul Somali lan u soo hoyatay Somaliland

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 3 місяці тому +1

    Mansha allah tabarkalah hambayo hilaac anigu waxaan ahy hilaac❤❤

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 3 місяці тому

      Hhhh nayaa AWDAL STATE ka shekee 🤣🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Keysek
    @Keysek 3 місяці тому +1

    War wa sax nio . Anigu Wan uhanweyna walhi waliba dhinaca aqoonta .

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 3 місяці тому +1

    ❤❤hiilac guuuuuuul ❤❤

  • @hindasaleban1720
    @hindasaleban1720 3 місяці тому +2

    Masha Allah tabarakallah

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 3 місяці тому +2

    Guul xisbigaygi.

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 3 місяці тому +1

    MAANSHAALLAH SO CODAN O HILAAC ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salimabdi1145
    @salimabdi1145 3 місяці тому +3

    War Niyow musharaxaa nuga dhiiga dahiir rayale kahiin keena samroono

  • @wacayskooshin
    @wacayskooshin 3 місяці тому

    Waxa caddayseen inaad tihiin Muwaadiniin Qaran oo Somalilander dhab ah.Noolaada we support Hillaac

  • @aliabdi5708
    @aliabdi5708 3 місяці тому +1

    Thanks waxaan u badaan in ad urur dacada tihin Allah waxaan ka baryayaa in ad so baxdin amin ❤❤❤❤❤❤ wataa dacadu Cid walbaa o somaliland a ururkaa haa dort thanks ha

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 3 місяці тому

    Cabdiraxmaan aw cali u doorta gudoomiyaha ururka, balan waxaa ah inuu soo baxo oo aanu xisbi idinka dhigno

  • @khadarmaxamed8959
    @khadarmaxamed8959 3 місяці тому

    Shaaqaalihii shaha udhigayay hilaac😂😂😂😂

  • @simdachi
    @simdachi 3 місяці тому

    Congratulations all that remains is to make a coalition with two more associations. One advantage that will make this possible, is the absence of this Professor. Once again this is 💯 patriotism kudos!!!

  • @mustafadahir9852
    @mustafadahir9852 3 місяці тому

    Waxa la odhan jirey markey arrimuhu xassaasi yihiin nin weyn ha u yeedhine e WAX GARAD u yeedha.
    Maa Shaa Allah dhalinyaro garashadoodu da’dooda ka weyntahey.
    You have got a bright political future guys.
    magac kasta iyo title kasta ha sitee qofku hadduu keligii taliyenimo ku dhaqmo waa leyska qabtaa inta ay goori goor tahey.

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 3 місяці тому +1

    Codku waa naga diyaar xaqiiqdii reer hargaysa ku tasho

  • @mahamedyusuf-2502
    @mahamedyusuf-2502 3 місяці тому +1

    Diyaar baanu nahay in laa idin hiiliyo

  • @saadoali5930
    @saadoali5930 3 місяці тому

    Guulaysta

  • @ibraahimxiis359
    @ibraahimxiis359 3 місяці тому

    Kkkk caqliga ilaahay ha idiin barakeeyo

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 місяці тому

    Sidee u galaysaan doorasho ay Odayaal Habar jeclo goaamiyeen oo aad shaqo ku lahayn nidaam dawladnimo

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 3 місяці тому

    Geesi

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 місяці тому

    Waa kaa iidoorkii aad rabtey Ina samatar waa kuwaa xagee d joogtaa meel reer leeyahay ma kuu dhacday ha wareerin Ina samatar

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 місяці тому +3

    Shacabka Somaliland Indhahooda Dhegahooda iyo Qalbiyadooda ha furaan yaaney Nin Jecleysi iyo Qabyaalad Ama Qabiil jeclaysigu Mustaqbalka Jiritaankiina Madax banaanidiina iyo Qaran nimadiina Jar ka tuurin Waxaan uga socdo Ayaa ah in Axsaabta iyo Ururada Maanta Dalka Ka Jiraa u qaybsan yihiin laba qaybood qayb qadiyadooda iyo qorsha yaasha ay qarankan ka leeyihiin keliya ay tahay in ay gaadhan ama hantiyaan kursiga iyo hogaanka dalka ugu sareeya balse Aanay lahayn qorshe iyo hanaan siyaasadeed Oo cad kuna Aadan Illaalinta jiritaanka iyo badax banaanida Qaran kan sedex iyo sodon jirsadey Ee Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana Aanay lahayn ama ba Aanay fagaarayaasha intaa ay ka hadlayaan mar qudha ku cadayn halkay ka taagan yihiin Jiritaanka Madax banaanida iyo Qaran nimada Janhuuriyadda Somaliland iyo Qayb labaad Oo isugu jira Ururo iyo Axsaab labadaba Oo iyaga Doonistoodu keliya Aanay ahayn in ay gaadhaan kursiga ugu Sareeya Dal ka Ama laga hogaamiyo balse iyagu leh Qorshayaal cad cad isla markaana fagaara yaasha si cad uga markay la hadlayaan taageera yaashooda iyo guud ahaan Shacab Weynaha Jamhuuriyadda Somaliland u sheega una cadeeya in Ajandayaasha ay wataan ay kow ka tahay Ama ay halka ugu Saraysa kaga jirto Illaalinta Jiritaanka Madax banaanida iyo Difaacida Qaran nimada Somaliland Hadaba waxaanu idiinka digaynaa hadaad laba dhegood leedihiin in Aad Qabyaalad ugu codaysaan Xisbi Ama Urur Aan Aamin sanayn Qadiyadda Madax banaanidiina iyo Jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland Aad indhihiina u fura Oo Aad ugu fiirsada Habdhaqanada siyaasadeed Ee ay kala wataan ama kala leeyihiin Axsaabta iyo Ururada tartamayaa idinkoo ka Eegaya halka Uu Xisbi waliba Ama Urur waliba ka taagan yahay Qaran nimadiina madax banaanidiina iyo Jiritaankiina si aydaan ugu codaynin Xisbi Midiidin u ah Cadaw giina Ama Aan wadin Danaha Qaran kiina tusaale: ka soo qaad shaqsaydayda ka Aniga ahaan Wallaahi waxaan ogahay in ay Axsaabta iyo Ururada aynu leenahay Ee codka inaga doonaya qaarkood Aanay mudnayn in la doorto Oo cod la siiyo daayoo in xitaa la dhegeysto waxay ka hadlayaan maxaa yeelay Waa Ururo Ama Axsaab Aan danaheena wadin balse taa bedelkeeda wada danaha cadaw ga ka soo horjeeda jiritaan keena iyo madax banaani deenanaba hadaba Anigu Waxaan cadaynayaa Ururada Ama Asxaabta Cadaw ga u Adeegaysa Ogolayn Ama ka soo horjeeda Qadiyadeena sadex iyo sodon jirsatey lacagahana ku soo qaatay in Aynaan noqonin Dal iyo Dad xor Ah Oo madax banaan haduu mid ka mid ah Ururadaa ama Asxaabtaa Wallaalkay hogaamiye ka yahay in Aanu cod iga helaynin iska daa in Aan Qabiil ugu codeeyo Xisbi Diidan Jiritaan kayga iyo Dawladnima dayda sidaan Ugu codaynkaraa xisbi doonaya gunimadayda kana soo hor jeeda gobanimadayda Mar labaad Shacab Weynaha Jamhuuriyadda Somaliland Waxaanu u sheegaynaa kuna Adkay naynaa in ay Axsaabta iyo Ururada tartamayaa ay ku jiraan Qaar Qandaraas ku soo qaatay burburinta Qadiyaddiyad diina Jiritaan kiina Iyo Madax banaanidiina Dawladnimo Intaba kuwaa soo Cadaw geena ka soo qaatay laaluush lacago iyo qandaraasyo kuwaa soo U jeeda Afkaar tooduna tahay Siday Dawladnima diina iyo Jiritaan kiina meesha uga saari lahaayeen
    Wallalayaal Xisbiga marka Uu Fagaarayaasha Idinka la hadlayo soo qadimi waaya hadal jeedin tiisana ku furfuran waaya Ama ku bilaabi waaya in Uu u taagan yahay Illaalinta Madax banaanidiina Jiritaankiina iyo Dawladnimada Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana toos u Weerari waaya Cadaw ga Jamhuuriyadda Somaliland Oo ay kow ka tahay Soomalia laba na ka tahay Jadiirada yar Ee Jabueti Ee Idinkala hadla Uun In Aad Codkii Uu idinku gawrici lahaa siisaan Uun ka Ka Dareera Kuna Foorya waa Caada qaatayaasha aynu ka hadlayno e Caaya waxaad tihiin Shacab wanaagsan Oo ku fara Adaygay sadex iyo sodon sano sharaftiina Karaamadiina Madax banaanidiina Iyo Dawladnimadiina ma tihidin Dad Uu caada qaate Cadaw giinu soo kiraystay Oo Awr kiraale Asaagood intuu soo Diray ku yidhi lacagtan yar qaado Oo soo burburi Dad kaaga iyo Dal kaaga in Uu siyar idiinka faa'iidaysan karo idin kuma ogi Dad Nacas cadaw soo dirtay ka libaysan karo

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic 3 місяці тому

    Adeerkey cadkuu ka dhaqaaqay anaa iska cunaaya awelba waxba maanan heyne

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 3 місяці тому

    Hhhh war waa munafaq eey.ah ee ku socda huunoy oo AWDAL STATE na sheekeya 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xasanqawdhan4970
    @xasanqawdhan4970 3 місяці тому

    "sidee Soomaalilaan loogu aanini karaa" waa afkii New faqashta

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 місяці тому

    hIIL hILAAC

  • @saeedyusuf7329
    @saeedyusuf7329 3 місяці тому

    Hilaac Hilaac finished Goodbye Goodbye You thieves 😂😂😂

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 3 місяці тому

    Ina Samater waa nin kibir badan weliba kibirkiisu waa mid doqonniimo ah.

  • @htfalcon3979
    @htfalcon3979 3 місяці тому

    Walhi qofkii raba in Somaliland guul gadho oo siday qabiil uga madhnayid somaliland ku soo noqoto hala soo saro Profka kulmiye soo aragnay hilaacna xisbi haloo soo saro kadibna wadani qof wadaka uroon waa iska soo bixi❤🎉

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 3 місяці тому

    Bro wakhtigisi soociyaray aya dhalinyarada dadayarta ah eesiyasada kusoobiiray
    AYudonayay inuu niyadjebiyo
    Baga ugaxayubisen xilka
    Xisbiginuna wuusobaxaya

  • @CabdicasiisMaxamed-x2o
    @CabdicasiisMaxamed-x2o 3 місяці тому

    Markii horeba samatar sharaftiisa ayuu ku ciyaaray marku isaaqlladn xisbi u doonta hadan wuxu noqonaya madaxweynaha awdalistat ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 місяці тому

    Wax la waayay wiiloow, ninkii waalan baw duda.

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 3 місяці тому

    Masha alah wadacad ancuqdadqabin caloshawaxbakuhaysan dhalinyaradayaryar halaguabalamariyo cudkahalasiyo codka kaah

  • @IsmaelMohamedAhmed
    @IsmaelMohamedAhmed 3 місяці тому

    Waacadadena e cebtéenamaha

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 3 місяці тому

    WAR. KANI. BEEN. BADANAA. WAR Sland WAXAA. ISKA YEESHEY. REER. SHEEKH ISXAAQ. SAMAROON. HAYSKA TAGTO😊

  • @Noobify101
    @Noobify101 3 місяці тому

    Xusbiga hilaac miyaanu ahayn kii duqii watay lahaa reer hargaysaa mijo dhuudhuuban dadka ka fadhiista

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 3 місяці тому

    Kaah uu kudaayeye mar haddii hilaac isaso sharacey

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv 3 місяці тому

    Kkkkkk Muuse ugu shuba taas ayaa idiinka fudud

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 місяці тому

    Armaa Axmed Ismaaciil Samatar Halkaynu Isla Ogeyn Loogagacan Haadiyey ??? Baltaana Maxaadu Arafgtaan. Dadkaygow?

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 3 місяці тому

    Anigu isagan ta ururada ugu ridaya cidi lacag iguma leh waxna kagama donayo cid eaxana joga caynaba

  • @Adler308
    @Adler308 3 місяці тому

    Ninkaa muraayadaha wayni urur uu shalay soo galay oo muuse biixi aakhiro u diray ayuu rabaa inuu ku magac qaado 🤣🤣

  • @AbdirahmanAhmed-m3f
    @AbdirahmanAhmed-m3f 3 місяці тому

  • @Keysek
    @Keysek 3 місяці тому

    Waxan umalaynaya fozi qofalow in wax badan idin ka dhimanyihin. Prof Kuna macal asaf. Uma bisla siyasada somaliland.

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 3 місяці тому

    MARKA HORE DABAQA KIRADA QABTA HOOSE EE AAD KU JIRTO KA BAX ILEEN NIN KIRA HOOSE KU JIRAA MADAX MA NOQDEE . ADEER WAY DHAMAATAY WAKHTIGII SOMALILAND DADKA LAGU FURANJIRAY WAX SOMALILAND LA YIDHAAH AQOONSI IYO COD UMA HAYNO🏌️‍♀️🏌️‍♂️

    • @salimabdi1145
      @salimabdi1145 3 місяці тому +1

      Hhhhhhh cuqdada dadka ka baqaaa soomaliland adeer tan raganimo samiir iyo maskaax baa lugu helyee karaa

  • @idirisismail7431
    @idirisismail7431 3 місяці тому

    Waaar waxani dawlad maaahee dano ka sameyso koley maaanta kun baaa idin wareeriyee

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 3 місяці тому

    War gadomiyihi xisbiga prof ahmed ismacil samatar ayabaa leh galimaheyno ee adigu maxaad tahay maxad lagibisacleyneysaan

  • @Mohamed-bn3ln
    @Mohamed-bn3ln 3 місяці тому

    Camuud Awdal magaca sheeganayoow ma tihid magaca aad sheeganayoow beenta ku shaqayso Allena wuu ku ogyahay waqti dambe ayaad ogaan doontaa inaad run sheegayso inkale