Donald Trump oo Go aan Kii ugu Danbeyey Ku Dhawaaqay & Maraykanka oo Sheegay inuu Qabsanayo Dalalka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 48

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 День тому +4

    Horufadhi Media Horufadhi TV guulest Allah idin xafido Suleman xaashi eng yaasiin ❤

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 День тому +2

    Aduunka illah ayaa maamula Allahu Akbar ❤

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h День тому +1

    Irran.nukler.power.guul

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 13 годин тому

    Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @khalid_kmi1885
    @khalid_kmi1885 8 годин тому

    8:47 Xaashiyoow Wllo isyar daji waxay waxano bobsiis ah Agah calm down brother 😂😂

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 15 годин тому

    ❤waxan u oomanahay dhiiga sooduulayaasha waxana usii xiiso qaba marka somali aragto sef balaadhan in loolaynayo naxariisna logalaynin rer hebel&landheerana lawayo dhuusana xaar isu badasho😅😅😅😅😅

  • @MoeMoe-k9j9n
    @MoeMoe-k9j9n 22 години тому

    Won ❤❤❤❤❤

  • @jamanour2880
    @jamanour2880 13 годин тому

    Itobiya awod malaha somali ay kuqabsato wan iskacelinayinaa

  • @yusra2501
    @yusra2501 23 години тому

    Way adugutilmaamaysaa xabashida inkarane warka shilinkad helaysid bad dadka ucayi istubit afwayn😭😭😭

  • @qatroadawe3762
    @qatroadawe3762 День тому

    Muqdisho ku waashay ceera gaabo maad ka hadadhid faarakhabiiliste weeyn

  • @abdirahmanhassankhalif1553
    @abdirahmanhassankhalif1553 20 годин тому

    Ninyahaw aad ayaan uniyad xuntahay cidqabsankarto majirto Somalia fulli Ilaahey lamajiro sidaadoo kale tafaaulkaaga aad ayuu xunyahay

    • @MaharRobi
      @MaharRobi 16 годин тому

      Kheir waxba kuma yeelo ee shar u toog hayi 😂

  • @maxamadcaliaadam
    @maxamadcaliaadam День тому

    Allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 21 годину тому

    Haweye Hanoolaado

  • @GreaterSomaliya1
    @GreaterSomaliya1 День тому

    Caalam islaam oo galay gumeesi tooosa

  • @najeepjabriil5262
    @najeepjabriil5262 16 годин тому

    Itopia awod eey somali ku qabsato maleh bro lkn USA dhaqalo iyo awood wey uheysa in eey greenland ku qabsato Meshan dhaqalo iyo wadno Aya lonahan yahay it's not easy anyway qabshaso somalia

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h День тому

    Wuu.soo.jiiji.leeyahay.nukleerkii.iraan

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 День тому

    Iga faardii

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 21 годину тому

    Ethopia nama qabsankarto

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 15 годин тому

    Y4AH4UU HALA WREEGTO WAAYO NAXDIN BAANU UGU DHIBANAY EE NACDIN MAR AH BAY NOQONAYSAA.

  • @faadumaabdulle5876
    @faadumaabdulle5876 17 годин тому

    Inta mudane xasan jogo itopiya kuma dhacdo hal mitir waane madaxweyne wadani lahubo ee sida U ogow itopiya farmajo abaayo No kenay OÖ shegay in U walalo layahay halka xasan shiiq U runta U shegay sharciga calamigane Ku qasbay

  • @Junanilll
    @Junanilll День тому

    Maxad Trump sidaan ogu xayeysiinaysa ilaa ad dharka boqortooyada ugalisay mise gaalo jaceyl ayay katahay.

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 14 годин тому

    Xasan-baahane waa in waddanka laga badbaadiyo,
    Waxaa xaqiiq ah inaynan sidan ku sii jiri doonin,
    Adduunku waa isu badheedhayaa,
    Waddanba waddankuu ka awood roon yahay ayuu qabsanayaa.
    * hoggaamiye adag waddanka isu duma, awood ciidan dhisa , waddanka u diyaariya awood sheegashada ku soo fool leh Dunida.

  • @FaraxFuad
    @FaraxFuad 20 годин тому

    Niyoow horufadhi ma shiiciba xaashi ilen beenta iyo bootada iraanbu no bunbuniya

  • @yusra2501
    @yusra2501 23 години тому

    Hooyadaausheeg

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 15 годин тому

    ERDOGAAN WAA BEENA WAAS MUNAAFAQ AH EE ISKA DHAAFA WARKIISA DIGASHADA AH EE CADOWGA AH.

    • @AadanAbdi-e1d
      @AadanAbdi-e1d 13 годин тому

      Erdogaan maxaad ku eedaynaysaa,
      Hadduu waayey hoggaamiye soomaaliyeed, oo lala shaqayn karo, la aaminikaro,
      Xasan-baahane eedee! Isagaa sida carsaanyada u socda, ballan iyo diin lahayn.
      Siyaasadana waa ka qaawan yahay,
      Jeeb ayuu ku sitaa 10 jiir iyo 10 bisadood !
      Suurtagalna maaha 10 waddan oo midna mid arki karin ayaan meel isugu keenayaa,
      Turki iyo imaaraad
      Itoobiya iyo masar,
      Itoobiya iyo Ereteriya.
      Qofka noocaas ah cidi ma la shaqayn kartaa?
      Cidi ma aamini kartaa ?
      Waa maya !
      Maxaad Erdogaan ku eedaynaysaa?
      Ilaa maalintuu muqdisho oo lagu dhammaanayo, Adduunyadu dayrisay yimi isagoo xaaskiisa wata, intuu soomaali u qabtay
      Weliba koonfur ma waddan soomaali u qabtay baa jira ? Waa maya.
      Xasan-baahane ayaan cid la shaqaynkarta iyo cid aamini kartaa jirin,
      Meel uu u. Socdo cud garanaysaa jirin,
      Isagaa waddankiisii iyo dadkiisii baabi,inaya.

  • @Abdirizak-nt3tg
    @Abdirizak-nt3tg 21 годину тому

    Reer gal beedka ma is baadi karaa in wadan ba wadan xoogo maxaa ka dhalan kara

  • @ashawooo
    @ashawooo 16 годин тому

    Natayahu wati uu sakarta uu ahaya ma uu baqatina miya illahaye ha dhafiya reer falasatina iyo kuwa daba dhilfaka Caraba soo mahane inaya ka daba rucelayan Yuhud iyo Markan

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled День тому +2

    Horufadhi media group waa warbaahin soomaaliyeed oo soo gudbisa warar hufan oo laysku halayn karo wararkaasoo aan marnaba laga xiiso goynayn
    Guulaysta marwalba

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 12 годин тому

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka dalka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😢scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺

  • @Wertlhans
    @Wertlhans 14 годин тому

    Ma jiraan wax la yidhaahdo "islaamiyinta" ama waa kooxo muslimiin ah ama argagixiso dhanka reer galbeedka gacan ku rimis ah
    Sidaa awgeed sulaymanow iska sax eray-bixinta

  • @XhuseinMoha
    @XhuseinMoha 16 годин тому

    Xoog hadee imaado islamka ayaa wiji lagu kasi jirin la.imaankaro qoloyinkale ayaana soo bixi karo. Mamul la aqoonsanyahay maba ahan somalilan shekada waaba dhalanteed o kale 😂
    Ani miyaa wareersan mise Aduunka wareersan kuli maqane joogayaal ama fiigsane yaal malawada ahan dad 100% xaadir ah o joogo ayaa jiro.😂

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 22 години тому

    Band wagon attitude of world politics! "Adba" in Somalian language .

  • @Marwaanmahamud
    @Marwaanmahamud День тому

    Badeena cidna xoog kuma.qabsan karto xaashi orom

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 15 годин тому

    Mr Haaji waxii caqligaagu kuu sheego ayaad ka dhigtaa waxa ugu sax san oo dhici doona taasna wa wax lagu qoslo sxb, kkkk Ethiopia oo aan gobol gobol heystaa uusan jirin dhexdeedana holerysa dhaqaala ahaana burburtey sidey Sonalia u qabsan kartaa sxb, ma Dowlada Mareykanka ayaad modey Ethiopia

  • @abdikarimabdulle8015
    @abdikarimabdulle8015 День тому

    Nagatag beenlow yehaw

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 23 години тому

    adiga miyaa afka u gilinayo waayaab adigii lahaa wadanka waa in la di afaco miyaa sidaan isku badalay lagula yaabi maayo baryahaanba waa lagaa sugaayaya illaah baan ka magan galnaya sida aad u duleysay qarankii somaliyeed aad ledahaya amxaar baa qabsanayo maxaad moodaya dadka somaliyeed in ciyaar ciyaar lagu qabsan karo in aad ka kacdo riyada aad ku jirto baa kuu wa nasan dadka somaliyeed maahana mid adigaas aad cabi galinkarto leykama kaa dhicin anigaa runta kuu shegaayo goboladaas uu gumestaha siiyaya miyaad ugu hiilineysaa waa lagaa sugay in mi mudi ah baqdin galine waad ku wadaya umadaan somaliyee ee baqidn galintu waa wax adiga qayimkaada dhaawici karto ee ka joog somali saad moodaya maahane naga xishoo xabashi iyga is haasto wax kama qaadi karee adiga baqdintaada waaba sii laheeyd lascaanood oo dhan sida la arko ama aad kugu ba qeyso subxaan llaah war xishoo

  • @AbdifatahMohamed-ol9vw
    @AbdifatahMohamed-ol9vw День тому

    Beenaale ayaa tahy xaashiyow. Oo necessary beel weeynta Hawiye

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 День тому

    Adigaa ulaqimaya miyaa ethopia inay qabsato. See u qabsan kartaa dowlsdnimadu haday meesha kabaxdo. Somali bilaa dowlad ah lama qabsan karo. Waxa nadilay waa munaafiq dowlad sheegtalakin 600 sano. Ayaa dagaal socdaa Somalia iyo ethoipa. . Ee dacaayada aan laga fakarin cawaaqib xumadeeda iska daaya kola suxufi majiree samkaane

    • @UmuRaxmaInabashiir
      @UmuRaxmaInabashiir День тому

      Haa waa iska Celina karaa itoobiya

    • @xidigajabarti772
      @xidigajabarti772 День тому

      Waxaa meesha kabaxay wax kasta oo Aduunyada looga dhaqmo. Markii dalku burburey dad ahaana waan u burburay. Somalidii. Media ayaa meelkasta lataagan ethopia naqbsan doonta. Markaa waxaa dhasha'y inay ismoidey ethoia. Inaay ismoodo in ay ufududahay Lawareegida Somalia.why ayagii ayaa dacaayad ufidinaya. Ethopia dad dagaalama mahaysato. Ilaa. Tigre iyo canfar.lakiin Somalidu waa geesiyo lugaha lahayo. Waxaa nadiley media Somalida