Dalka iyo dadka Soomaaliyeed gaajo ma aha, Ee waxaa haysta rag aan masuuliyad Aqoonteeda lahayn, Ee muhiimadoodu tahay in ay kursi fariistaan halaasna ay isagu sax saxiixaan waxay doonayaan, Si dadka iyo dalkaba gaajo uga bixin, Ee illaahay xaqa iyo quxuuda dadka ay ku taabka ugu dhaarteen ha tuso oo Alle weyne ha xasuusiyo yaa Allaah.
Wll aniga ma helo hal Video ka badan maalinti? Midda kale Somalia waa u dhamaatay ayaa lo sii diyaarin hayaa in Yuhudda u qabsata Makka iyo Madina; Imaaradka waxay wadata Yuhudda? Idinka Gaal Madaxweyne ka dhigtay
Ogoow qiyaaliga hadee tahay xitaa dad ayaa run ahaan u xisaabsanayo si caalami ahaan. Kuwa danbe wax qaldan ha ureebina somaliyeey. Waxaan yareysaneyno ayaa gun naga dhigikaro.dunida gun kuwa ka ah ha iskudarina ama sida kuwa aad heebsocdaan...
KOON FURTA SOMAALIYA MAWAXAY NOQOTAY MEEL CIIDAMADA CALOO SHOOD U SHAQAYSTA YAASHA LAGU SOO DAABULO LAGANA KIREEYO SI AY DALKA IYO DADKA U BAA BIYAAN KOOXDA HOROROW DEYDE EE XASAN DA, XARAASHE WALEE AMA ISKA QABATE AMA BEERKA IDINKOO NOOL IDIN KALA BEX
Gargaar Alaah ayaa nasiiya soomalia ha ogaatp Alaah inuu meel walba nimco ka dhigay hadii kale tuugsi mar walba ha ku jiraan ilaa ay Alaah u toobadkeenan horumar yey sugin kitaab ayaa lagu dhaaranayaa mana la oofinayo Alaah dhaartii loo maray
kanaakii wuu xirey badacas wuu xirey maraakiibte3nii iyo tii dowlado badan wuu gubayaa tan labaad shacabkii masar banaankey u soo bax3en baahi darteed ciidamo 2000 ah ayaan geyneynaa iyo uu naga codsadey xasan wadanku oo masa4 ah meel uu ka neefsado ayaan ka helney soomaal xasan waxuu islahaa ciidamada amison ku dar adigana ha ku ilaaliyaan waxaad u dirtana ha kuu sameeyaan oo ah iney madaxgobaleedyada iyi mucaaradkaba ka dhameeyaan ismaaciil ayaa la og oo u soo direy oo tvyadooda ayaa lahaa soomazliyeey waad gubneysaan geeska afrikana wuu gaarayaa iska diida imaaraad ertereya jabuuti wey la imaanayaan
Tola'ayey taagla'an mamaantu imaaraad naleyahay tageraan siinayaa somaaliya lakiin ilaahaybaajira ilaahayna hanaga badbaadiyo sharka imaaraadka & xikumadan x sh guul yaan urajeynaya gudahan umada somaaliyed melkatoy jogaan insha alaah
❤xaashi masar marabno
Xasan shiikh Iyo siisiga
Masar waa labo cadowga a ha
Madaxweyne Maaha waxba
Nookeniyo tiisaba
Daryele ayaa tukale kusara
Seesi inkaartii reer masar ilaahey ha kurido
Cadowgas daalinkas ah
Allaha u naxariisto qabrigana ha u nuuro janooyinkiisa ha ugu deeqo 😢
ilahay ha unaxariisto farxiya abtigay dayaxna qalbiga allaha u qaboojiyo
Alha u naxariisto
Sabar iyo ii maan
Alaha ka siiyo
Illahay ha unaxaristo gabadhas Somaliyeed
Haa wlh aniga xalayto ayuu qof igu tiri maalin dhaw oo isbuucan ah qofbaa lahaa farxiyo dhimo ilahy baan kuubaryay subxaanallaah
Somaliyey si wada jir ah isaga fogeeya Emarate waa cadowga Somalida waana kuwa u shaqeeya shisheeyaha iyo codawga Islaamka..
Inaalilaahi wa inaa ileehi really jucuun tacsi waaxaan udirayaa dayax dalnuushe ilaahay naxariis tii Jano hakawaraabiyo marxuumada ehelkii iyo qaraabadi aykavaxdayna samir iyo iimaan hakasiiyo aamiin yaa allaah
Waa sax.nicmadadaada.waa.la.qarsadaa
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Aamiin yaa rabi Aamiin
Illah ha naga qabto imaraadka Aamiin yaa rabi Aamiin
fanaan khayr malaha
Allaha unaxariisto
Good😂😂❤❤
Haye zxp macaalin
Innaalillaahi wa innaa Ileyhi raajicuun Yaa Jannatul Firdowsa aclaa gurigeeda kadhig, eheladeedina samir iyo iimaan kasii iyo dhamaan umada somaliyed
ILLAAHAY ha.unaxariisto walaasheen marxuumad farxiyo
Dalka iyo dadka Soomaaliyeed gaajo ma aha,
Ee waxaa haysta rag aan masuuliyad Aqoonteeda lahayn,
Ee muhiimadoodu tahay in ay kursi fariistaan halaasna ay isagu sax saxiixaan waxay doonayaan,
Si dadka iyo dalkaba gaajo uga bixin,
Ee illaahay xaqa iyo quxuuda dadka ay ku taabka ugu dhaarteen ha tuso oo Alle weyne ha xasuusiyo yaa Allaah.
Turkiya.waa.xaasid
Inalilahi waina ilehi rajucun
Alle hakuxifdiyo hashi
Fifa hogaamiye ruuxiga xasan shiikh maxamuud ❤
Ilaahay ha unaxaristo
Allaah idin duleeh war wali ma imaaraadbey sanbdareero ka qaadanayaan?
Csw csw csw❤❤❤
Baryo uun baa lagu jiraa
Isha Farxiyo dishay may disho Xassan sheikh intaas wadnahu ha istaagan dhahnaa iyo stroke udhimo wuuna soo taaganyahaye😂xassan sheikh haduu stroke udhinto isoo raadsha soomaalay😂
Wll aniga ma helo hal Video ka badan maalinti? Midda kale Somalia waa u dhamaatay ayaa lo sii diyaarin hayaa in Yuhudda u qabsata Makka iyo Madina; Imaaradka waxay wadata Yuhudda? Idinka Gaal Madaxweyne ka dhigtay
Fiqi magac uyaalka miyuhu noqday
Majiifoo jaqbaa
Ogoow qiyaaliga hadee tahay xitaa dad ayaa run ahaan u xisaabsanayo si caalami ahaan. Kuwa danbe wax qaldan ha ureebina somaliyeey.
Waxaan yareysaneyno ayaa gun naga dhigikaro.dunida gun kuwa ka ah ha iskudarina ama sida kuwa aad heebsocdaan...
Masar ma iman karto somalia waayo maxa inaga dhaxeeya wana wadan gaaja oo somalia ka liita
ERaan
WAAN ARKAY COMENTKA UU QORAX RUUXAAS QUMAYGA AH AAD AYAAN ULA YAABAY.😢😢😢
Haweye waakuogyahy
KOON FURTA SOMAALIYA MAWAXAY NOQOTAY MEEL CIIDAMADA CALOO SHOOD U SHAQAYSTA YAASHA LAGU SOO DAABULO LAGANA KIREEYO SI AY DALKA IYO DADKA U BAA BIYAAN KOOXDA HOROROW DEYDE EE XASAN DA, XARAASHE WALEE AMA ISKA QABATE AMA BEERKA IDINKOO NOOL IDIN KALA BEX
Gargaar Alaah ayaa nasiiya soomalia ha ogaatp Alaah inuu meel walba nimco ka dhigay hadii kale tuugsi mar walba ha ku jiraan ilaa ay Alaah u toobadkeenan horumar yey sugin kitaab ayaa lagu dhaaranayaa mana la oofinayo Alaah dhaartii loo maray
Walee ciidanka masar waxey sameyn doonaan iney hubka siiyaan kooxaha argagixisada ah
Asc allow noo badbaadi dalka dadka dalka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺
ala maxay ku macdahay jabuuti iyo kilirka shanaad cadaabta siqaysa!
masar waligeed meel aan maslaxad ugu jiren ma caawin meeshii ay kukala saxiixanayeen xasan iyo siisi janaraal talefoon u soo direy nin masri ah oo weydiiyey soomaaliya maxaad ka dooneysiin ayadaa qasane telfoonku wuu dheereysnaa waxuu yiri marka hore waxaad ogaataa masar meel aaney ugu jiren maslaxad ma aadeyso waxaan rabnaa inaan ciidamo soomaali ah u tababarno xuuti oo khasaaro aad u weyn masar galiyey
Adab daranaa kismaayo iyo boosaaso mawaxay ubaahanyihiin waxaas umada hadaan waxba looqabanayn haa laga daayo cayda iyo mariin xumida
kanaakii wuu xirey badacas wuu xirey maraakiibte3nii iyo tii dowlado badan wuu gubayaa tan labaad shacabkii masar banaankey u soo bax3en baahi darteed ciidamo 2000 ah ayaan geyneynaa iyo uu naga codsadey xasan wadanku oo masa4 ah meel uu ka neefsado ayaan ka helney soomaal xasan waxuu islahaa ciidamada amison ku dar adigana ha ku ilaaliyaan waxaad u dirtana ha kuu sameeyaan oo ah iney madaxgobaleedyada iyi mucaaradkaba ka dhameeyaan ismaaciil ayaa la og oo u soo direy oo tvyadooda ayaa lahaa soomazliyeey waad gubneysaan geeska afrikana wuu gaarayaa iska diida imaaraad ertereya jabuuti wey la imaanayaan
Dhal!nta Soomaal!yeed Ahaan, Waa !n Aanu iska Dhicinaa Cadówyadeena Dhaw Ee Der!ska Ah iyo Kuwēēna Kalena Éé Fogba, Hadìì Kale Adoons!ga, Sí 100% Waa în Aanu UWadar Ogolaanaa iyo !n !na La S!! Adoonsado
Bro tayadaaadu aad bey u hooseyszaa qoraaalka title kana ma fiicna Dislike 👎🏻
War abay axmad somaliland aqoonso khatar ta khaawrijta cidna kama badbaadayso hadaan somaliland la aqoonsan