Ubax Fahmo iyo Heestii Samir - SomaliSwiss.net

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 210

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 роки тому +53

    Heestan waxan dhageysan jirey aniga oo labo baby haysta oo degan tuulo yar oo cidlo cidlo ah oo ku taala yurub xusuus igu weyn wiilashaydi xiligas yaryara maanta waa wiilal waaweyn Allow ii daa 👍👍🌹

  • @saneey85
    @saneey85 5 років тому +47

    2008 dardarnkeni qeyb ka aheed aniga iyo gacalisadeyda markan soo kalafoganay 2018 aya dib umidownay anagoo udul qadanay hanfida iyo Daruufaha waqtiga cawa aya dib udhageystay 2019

    • @riyaanhassan3471
      @riyaanhassan3471 2 роки тому +3

      Isko midaa nahay balse waxaa ku dheerahay 2015 guursaday

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 Рік тому +4

    Wlhi dhaaln baan ahaa Waagi heestan lasoo dhigay❤😢 Old is Gold Ubax FahM0❤❤

  • @saafiali1540
    @saafiali1540 4 роки тому +29

    Heestan waa xasuus gabar aan habaryar u ahay ayaa jeclan jirtay ana wagan wan yaraa lkn manta oon ahay marwo xajigeda kamaqan yahay labo sano lamanaha kala maqan allah isku keeno 😭

    • @sidikmuse2388
      @sidikmuse2388 3 роки тому

      Aniguba Yaraantaydii ayan dhagaysan jiray oo waan xifdisanaa xiligaas lasoo geliyay UA-camka waa 2008 oo 12 jir ayan ahaa 🥰
      Alle Ha isku kiin soo celiyo Xaajigana wll

  • @apdurrahmankhaliifa2102
    @apdurrahmankhaliifa2102 2 роки тому +12

    2023 ani bes miyaa dhegaysanaya caawa imtixaan diyaarinayyaa,sanadkan wan qalinjebinayaa komentigaan xasuus ahaan ban udhigayyaa.
    anigoo oo yar ootuulo yar oo gobolka bari kutaalla jooga ayyaan heestaan dhegesan jiray ismaan lahayn jaamacad baad barandoontaa😢 ilaahay waxaan kabaryaa anoo meel kafiican jooga meeshaa hadda joogo inaa heestan dhegeysto🎉.

    • @iqraabdulahi1113
      @iqraabdulahi1113 Рік тому

      Waxbarashada Allaha kuu fududeeyo sxb sidii aad u sii hormarin laheed Waxbarashada isku taxluuji kulamid baana ahay oo sanadkii 2022dii baan dhameeyay adigu

    • @imjihaan4990
      @imjihaan4990 Рік тому

      Hormar wacan ban ku rajeynaa wllo

  • @WITAHOODIE-j
    @WITAHOODIE-j 7 днів тому +1

    Ubax❤

  • @monerahashi2970
    @monerahashi2970 5 років тому +40

    Maanta ayn so xusuustay heestan sababa jira ogow inti ila mid ah like isaara

  • @cabdirashiidkaariye9257
    @cabdirashiidkaariye9257 Рік тому +5

    Heestan Waxaan dhegeysan jirey Wakhti hore maanto ay tahey 10/10/2023 ayaan dib y dhegeysanayaa ❤

    • @imjihaan4990
      @imjihaan4990 Рік тому

      Sido kale walal 9days bad iga horeysee salaan sare

  • @clqaniaxmed723
    @clqaniaxmed723 Рік тому +1

    Barigaan dhagaysan jiray tvga qaranka dhiidh ayaan ahaa ubax fahmo fanaanintii wakhtiga ugu shidna.

  • @AbdullahiMohamed-wc5mp
    @AbdullahiMohamed-wc5mp 11 місяців тому +14

    Wow 2024 😂who is here 😂🎉❤

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 роки тому +11

    Samirkiyo &dulqaad kuba waa sad lagu duceystee😍walee been maaha qofkii Rabbi siiyo Cid kama sareyso

  • @sharmaakeshakti-kr1ds
    @sharmaakeshakti-kr1ds Рік тому +2

    Best voice songs

  • @hamsesheikh1516
    @hamsesheikh1516 5 років тому +53

    Wxn ku xasusta qalidayda onu sanado dipada ku kala maqanahay wxn rjaynya sanadkan inan kulanno mrkan dalkygi hoyo ku lapto allow inti wng isku jcl isku daaaa 2k19

    • @reermiiy5794
      @reermiiy5794 5 років тому

      Somali Stories qolkaa raxada

    • @hamsesheikh1516
      @hamsesheikh1516 5 років тому

      Ex Khaalid hhh war kada sida mahe wa qolka cadga sxbe

  • @Shacni.
    @Shacni. 29 днів тому +3

    Waxan salamaya dadka 2025 hestan dib uguso labtay ❤❤

  • @Abdalla_haajir
    @Abdalla_haajir 3 роки тому +10

    My favorite song mamo fahmo😍

  • @abdifataxabdilaahi4099
    @abdifataxabdilaahi4099 5 років тому +15

    2008 ayaan dhagesytay Hestan somaliland national television ayaan daawaday allow ii daa taan sugayo cidii ila mida farta Dhag ku sii 2020 L.C

  • @snela11
    @snela11 5 років тому +9

    Heeskan waligey man maqal manta igu horeysa 2020 lamara sisi ban uqiroday mana garanaayo😢😍

    • @ImMak
      @ImMak 5 років тому

      Jacayl ba ku haya😂

    • @somalidhabah1485
      @somalidhabah1485 5 років тому

      Anigana si baan noqday waxbaan tabayaa mana garanayo😭😭

    • @caddeeyembaxnaan7600
      @caddeeyembaxnaan7600 3 роки тому +1

      Inader ciyaal dugsi anoo ah ayan dhagaysan hiray , malaha waakaa hor saaqiday😁

    • @caashobashiir648
      @caashobashiir648 3 роки тому

      @@caddeeyembaxnaan7600 anigu kula mid baan ahay xasuus waliba aad baan u jecla heestan

    • @salmaancismaan2463
      @salmaancismaan2463 3 роки тому

      Anigana xasusban halkan u imaday ubaxfahmo hargesadi hore 2022

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 роки тому +4

    Xasuus yaa dawanaya 2021 inta igadanbaysa like sara❤👏

  • @amalqueen9140
    @amalqueen9140 4 роки тому +10

    Axay heestan 5sano jir ahaa Markan daawan jiray😔💯👏maantana 18sano jiraa aduunyo

    • @farhiamuhudin2405
      @farhiamuhudin2405 3 роки тому +1

      subxn llh 5 sano miya hees ku dhagysan jirty subxn llh subxna llh

  • @ilwaadqurux5
    @ilwaadqurux5 5 років тому +5

    Manta heesta soo xasute 2020 😩😩😩😩 samirki iyo dulqadaka

  • @hadal_yare9822
    @hadal_yare9822 4 роки тому +6

    7/10/2020 9:17 pm Ayàa Ila Dawanaya Allow Isu Soo Dhawee Qalbiyo Is Jecel oo Ay Kla Fogaysey Duruuftu

  • @AnfacMohammad-jp8tx
    @AnfacMohammad-jp8tx 3 місяці тому

    Musalsal wallalaha waliba marku qadir kabaxayo an dhagestay heestan still hada 2024 😢

  • @caaqilyare9083
    @caaqilyare9083 5 років тому +12

    Samirkiyo dulqaadkuba
    Waa sad lagu duceystee
    Sadir laga baryana lama
    Wada sinaadee
    Ruuxu Eebe siiyana
    Cidi kama sareysee
    MANSHALLah Waa hees qiimo leh

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 Рік тому +1

    Samirka iyo dulqaadkuna waa sed lagu ducaystee

  • @DahirAbdille
    @DahirAbdille 5 років тому +16

    Sorry Ubax Fahmo heestan inaad cod kale iyo music u sameyso ma ahayn 😪 muuqaal oo kaliya ayaad soo sameyn lahayd 😪😪😪😪😪😪😪 2019 waxaa aad soo sameysay levelka cod kaaga iyo music ga ma saxno Music gan degan malaha muuqaalka oo kaliya ayaa camera HD ah lagu duubay lkn farsamo ahaan muuqaalkan ayaa si weyn loogu hagar baxay muuqaalkan dambe hal meel ayaad taagantahay kanna dhowr meel ayaa lagu kala duubay oo jilliin qurux badan uu la socdo 😰😰😰😰😰😰 tan ayaan waligey dhageysan 💯

  • @zamzamahmeddaahir8363
    @zamzamahmeddaahir8363 5 років тому +4

    27: 2: 2020 ayan dawanya ubax fahmo fananad aan jecelhy ❤❤❤❤❤❤

  • @adnanamrica4433
    @adnanamrica4433 2 роки тому +1

    Heestan waxa dhagaysanoyaa 2022/11/10 habeen khamiis ah ano joogo kenya nairobi allaw cimri dheer👋

  • @abshirshariif9498
    @abshirshariif9498 Рік тому +2

    Xasuus 2009 bilowgiisii wiil walalkay ah oo iga weynaa Taleefan uu lahaa ayaan ka dhegeystay anoo yar waa xifdiyey caawe ayaan soo xasuustay miraha Alla maxaan jeclaa xasuusuhu waa qaalli

  • @abdikaafiosmanqataarey5170
    @abdikaafiosmanqataarey5170 5 місяців тому

    STILL LISTENING 2024🤩🥰

  • @zayitapdy1739
    @zayitapdy1739 4 роки тому +4

    Heestan waxaan dhagaystay 2008 caawana waa 12 Decemper 2020 habeen axada WlHi heestani waa hees dareen Dhaba xambaarsan

  • @qaasimmohamett6658
    @qaasimmohamett6658 Рік тому +1

    Mnta o ay tahay 4 ,12 ,2023 ayan dhageysanaya hestan xusus ayey igu ledahay jaceylka wa xasuus an dawo lahayn

  • @daahirdhiin8900
    @daahirdhiin8900 3 роки тому +2

    2009 ayan xsuusta habiin xeebka hobyo ano murqansan ku dhageysanaye aniga iyo rag caawa aduunka ka maqan allha unaxariisto iyo 6/11/2021 iyo Deutschland

  • @najmahagi7504
    @najmahagi7504 5 років тому +5

    I love this song 😍

  • @mbastoxusen7077
    @mbastoxusen7077 4 роки тому +2

    ❤️❤️😍Kama daalo 2007 ilaa hada 2020

  • @awbustaale5719
    @awbustaale5719 4 роки тому +3

    Heestan tv-ga Qaranka Soomaliland ayaanu ka xiijinay😂
    Ubax Fahmo berigaas iyada ayay u shidnayd.

  • @rastaman9255
    @rastaman9255 3 місяці тому

    3/11/2024 Samirkiyo dulqaakuba waa sad lagu duceystee satir laga baryaana lama wadaa sinaadee ruuxuu eebe siiyana cidii kama saraysee tii aan tii aan sugayay wacadkii masayrinee waan sidaaa 😭😭😭💔💔💔

  • @somalianyoutuber_
    @somalianyoutuber_ 5 місяців тому

    Isoxasusi hadi ad gadashy dageysan donto😢 like isaar😢

  • @Tolmaan21
    @Tolmaan21 Рік тому +1

    Wali heestan yaa dhageysta 2023👆

  • @cabdikaafiofficial4120
    @cabdikaafiofficial4120 2 роки тому +1

    2022 ayaan heysta daawanaya

  • @bashiirsaciid8221
    @bashiirsaciid8221 3 роки тому +1

    18/10/2021 malin isniin ah 7:12am
    Austria traiskirchen😪

  • @nuurkey983
    @nuurkey983 2 роки тому +4

    Aduunyo waa taas walaahi😭😭 waagaan maqli jiray sariiirta waa kukaadin jiray😄

  • @GalgalloGuyo
    @GalgalloGuyo 3 роки тому +1

    2021

  • @mylightofmylife4582
    @mylightofmylife4582 2 роки тому +1

    Hben ay isniin soo gashay axadna naga baxday bishinu ay tahay 14/11/2022 ayaan mar labaad dhagaystay hestaan 🥹

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 3 роки тому +2

    Heestan waxa ka dhagaysan jiray mopilkaygi horeeyaya ee aan iibsado 2013
    16/9/2021 12:20 maalin khamisa ah

  • @khaaliddhimbiildhimbiil9057
    @khaaliddhimbiildhimbiil9057 5 років тому +1

    Maqalkeeda waxaa iigu horeeyay heestan 2007 anoo jooga Meel Rabaso la dhaho waxaanay ka soo gali jirtay idaacada Ethiopia iyo VOA waan jeclaa runtii

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 5 місяців тому +1

    heestan music geeda saan u jeclaa lee waagan yaraa😂😂😂😂samir

  • @fuaadlazzol1299
    @fuaadlazzol1299 5 років тому +5

    Wllhi 2008 dii ban Ka Daawan Jiray ETN TV!
    Xasuus ban GalaY!

  • @ahmedzaki6206
    @ahmedzaki6206 6 років тому +14

    2019 hhhh

  • @AbdimaalikKirix-jj1sr
    @AbdimaalikKirix-jj1sr 3 місяці тому +1

    12/12/2011

  • @NasroAways-zx6to
    @NasroAways-zx6to Рік тому

    Hestaan Daren gooni ah bey ii ledahay galbta oo tariqdu tahy 19/10/2023 xili ay xaladahu igu cakirnaayeen Aniga iyo jaceylkeygana isfahmi Yar na dhex yaalay i.a markaanu midowno baan dib uso xasusan doona comment gaan🥰

  • @bestboybadmaceeye7122
    @bestboybadmaceeye7122 8 місяців тому

    Wlhi 2010 dhagaysan jiray cawa so xasustay my dear brother dhagaysan jiray waqtigas allaha unaxaristo 😢

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Рік тому +1

    Samirkiyo & dulqaadkuba waa sad lagu ducaystee....
    Sadir laga baryaana lama wada sinaadee.
    Ruuxu Eebbe siiyana cidi kama sareysee❤️ walee been maaha taas.

  • @Updirisak_Caano
    @Updirisak_Caano 2 роки тому +3

    tolow ciyaalkaasii iminka xagay jogan waa dad waa weyne😂😂
    anaguna 14sano ka hor ciyaar bad sheegaysa xata manan aqoon magacyga iyaguna way jaasayeen waana laga duubayay😂😂

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 3 роки тому +1

    2008 iyo xasuustaydii Galkacyo galmudug. Iyo waayihii samaaa

  • @osmancarabey9419
    @osmancarabey9419 3 роки тому

    caawaan dhagaysan oo ah 22 august 2021 xaqiiqdii waxa iigu danbaysay 2007 markay sobaxday

  • @cadeboy2221
    @cadeboy2221 2 роки тому

    I'm listening 2022 who is listening 2022 gusy👌🔥✍❤

  • @zuhayb9
    @zuhayb9 4 роки тому +8

    Ala heestan yaraantanadi ayn soxasuustay
    Tvga kadaawanjiray ala xasuus wllahi

  • @Ghannel40
    @Ghannel40 4 роки тому +6

    More than half of my age ago🏋️

  • @AbdiBarre-bz4rd
    @AbdiBarre-bz4rd Рік тому

    April 4/2023 ayaan dhagaysanay xasuus 7jirkaygi ayaan heestan ka dhagaysan jiray radio ay habar yartay dharka ku dhaqi jirtay

  • @cabdiladhiifgb4391
    @cabdiladhiifgb4391 3 роки тому

    Aduunyooy waalaley wan xususta anigo yar marwalipa qaadi jiry weliba anigo carabgaje ah haatan waa 2021

  • @hassanosman2485
    @hassanosman2485 5 років тому +8

    Heestan dareen xambarsan ayey igu leedahay

  • @mushtaqabdiqani5512
    @mushtaqabdiqani5512 Рік тому

    Waa sed lagu duceystee 😢😢❤

  • @Abdiasisfahad
    @Abdiasisfahad Рік тому

    My childhood crush maamo😂💔💔

  • @abdikadirck7374
    @abdikadirck7374 5 років тому +2

    2019

  • @Ibrahim-zk5vj
    @Ibrahim-zk5vj 5 років тому +4

    Ubax fahmo official page kuso dawada yutube kaa waa anigo ah wiil somaliyed oo jogo qurbaha gar ahan latin america

  • @abdirahmaansheebe6723
    @abdirahmaansheebe6723 3 роки тому

    2021🥺🙈

  • @KhalidAbdifatahB
    @KhalidAbdifatahB 3 роки тому

    Who is listening September 2021

  • @jamlaaxmed5592
    @jamlaaxmed5592 4 роки тому +1

    2 march 2020

  • @amalxuseen7166
    @amalxuseen7166 5 років тому +4

    Hadana maanta oo 2019 ah Kkkkkkkkk

  • @yasinadan6128
    @yasinadan6128 5 років тому +1

    Heestaan 2009 kii baan dhagaysan jiray
    Hadana
    11 sano ayaa kasoo wareegtay
    Alla muxuu waqtigu cararaya

  • @shaaficimohamed1369
    @shaaficimohamed1369 Рік тому +1

    Aroosyada caabudwaaq baa looga dhiili jira xasuus anigo yar 2007
    Hadana Waxaa Lagu Jiraa /13/3/2023/ Maalin isliin Ah

  • @FARXAN46
    @FARXAN46 3 роки тому +1

    Hada dhagaysanayso 2021 like saar

  • @shakaaldepana2644
    @shakaaldepana2644 5 років тому +10

    Qofta yariista oo meesha boodboode Hada wa 21 jir wa ubax oo yar 😂😂😂 xiligasna 10 years bay jirte 🙄iso raadiya

  • @abdikaniabadir9843
    @abdikaniabadir9843 4 роки тому +2

    2007 anoo yar ayaan studiye ka dhageysan jirey waar waqtigu orod badnayaa😳😳😳 2007- 2020
    Iskuulka dugsi hoose ayaan ahaa.

  • @saynabjaamac6296
    @saynabjaamac6296 4 роки тому +1

    2020 dawnya hestn waxn maqly ano yar

  • @wiilsomali5933
    @wiilsomali5933 Рік тому +2

    2010 ayan so xasusanaya walle, baadiyo wa nolol wanagsan

  • @akramwarsame
    @akramwarsame 7 місяців тому

    2024😭

  • @abdirashidyahye1458
    @abdirashidyahye1458 3 роки тому +1

    Inta fb ga ku soo aragtay ismuujiya oromada qaadaysa heesta

  • @darwiishboy8501
    @darwiishboy8501 2 роки тому +1

    Aduunyo xasuus 2008 dhageysan jirey hestan ar maxaa jeclaa

  • @cadnankeytoon2717
    @cadnankeytoon2717 2 роки тому

    😥😥😥😥 memories

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 2 роки тому +1

    Samirkiyo dul qaadkuba waa sed lagu ducaystee
    Maqan wax aan ku masalo hubaal waa hees qaali igu ah 14 years ago maaha wakhti dhow

  • @zulthanview3262
    @zulthanview3262 5 років тому

    Still watching 2020

  • @apdirashidahmedbarkhad7149
    @apdirashidahmedbarkhad7149 3 роки тому +1

    Allow hooyo idaa💖💖💖💖💖

  • @danielrichherd-hn2hb
    @danielrichherd-hn2hb 8 місяців тому +1

    may 23 2024 thu day

  • @Nagma-1d
    @Nagma-1d 5 місяців тому

    16sanno ka hor🎉❤

  • @gadhkaalaska6298
    @gadhkaalaska6298 3 роки тому

    Wakhtigii jacaylkii ugu horeyey ihelay

  • @sakariyehassan3170
    @sakariyehassan3170 2 роки тому

    Who is watching 👀 this year 2023

  • @anasyare8687
    @anasyare8687 Рік тому +1

    majiraa qof iga dambeeya oo dhageysanayo heystan❤❤❤

  • @Who_are_you900
    @Who_are_you900 4 роки тому

    2008 dii aroos miyi bAn ku bartay xasuus ubax fahmo 😄😄

  • @npadoonyare5332
    @npadoonyare5332 2 роки тому

    🙈😇😪2008 xasuus manta iga soqabty

  • @janokidschannel7720
    @janokidschannel7720 5 днів тому

    Heestan waxan dhagaysataan anoo markaa uun baadiye kasoo galay oo heesaha degitalka ahi yaraayeen marka laga tego kuwii qaraamigii, xasuus 2008....😢😢😢 Hada waa 27/1/25

  • @MubarikHaybe555
    @MubarikHaybe555 4 роки тому

    Ubax Daahir Fahmo Wakhti Dahabiyad Soo qaday
    2008 Maalmo Dahabiyay ahaayen
    Boqorada quruxda

  • @UnderstandOLDDayezzz
    @UnderstandOLDDayezzz Рік тому +1

    This vibe lil baby
    ila soco uun

  • @drahmedmoseabyan2940
    @drahmedmoseabyan2940 Рік тому

    heestan wlhi xasuus ayay dib igu celisay 15 sano kahor, 2008 iyo Burco.. maantana Canada . ilaahay hanagu amaansadee

  • @aisha_mohammed5825
    @aisha_mohammed5825 2 роки тому +3

    🔥❤👌

  • @MuqtaarIbraahim-z6d
    @MuqtaarIbraahim-z6d 11 місяців тому

    Heeestan xauuus igu leedahy xaqiiq😍

  • @GarsoorMedia
    @GarsoorMedia 3 роки тому

    13 year ago woow

  • @Abduljabarsaidhashi
    @Abduljabarsaidhashi 5 років тому

    UA-cam kan legend waaye wlh 11 year unbelievable 👏👏👏👏

  • @siciidcabdi6906
    @siciidcabdi6906 2 роки тому +1

    Ciyaal DVD uun aaya garan kara oo keliya hestan

  • @CamirDahir
    @CamirDahir 8 місяців тому +1

    Markay walashay dhagaaanaysay dhalaan baan ayaa