2006-dii ayey qaaday heestan iyadoo qurux badan maanta 2019 ayey qaadaysa iyadoo kasii qurux badan. Mansha Allah marka cimriga iyo quruxdaba Alle kuu barakeeyo.
Maha allah waxan kaa codsanayaa indr Ayaan cashuuray in aad soo marti qaado Ubax fahmo sanadka soo socda anuu garan maayo sidaad ku ilowday mar horay ahayd waqtigii sahra ilays in ay isa soo raacaan quruxdeena wadaniyada ahi ma gaydo in aad ka soo hormariso caruur xildhibano far reer ku noqday oo aan xataa wax waaya aragnimo ah kala soo laaban UK.Ubax fahmo insha allah xisabta ku darso. Ayaanay.
I was twelve years old in 2008 old memories and past time Aduunoow hawlo badan 😢😢 Heestaan waxaan ku soo xasuustaa illaahay naxariistii Jano ha siiyo ee walaliyo saxiibkay Abdi xakiin xasan cade oo taleefoonkiisa oo Nokia N17 ah wicitaanka ay ugu soo dhacdo xiligaas 2009kii ayay ahayd anigu markaaas waxaan jiray 12 sano wiil yar baan ahaa maantana waan odayoobay saxiibkii aan heesta ku bartayna waaba geeriyooday ilaahay haku janeeyo saxiib kuma ilaawo
xasuusbaba ku galay gabadhii ugu u horaysay aan jeclaaday baa intaan iri waa tahriibaya ayado qoraaala iso dirtay iima suuroobin tahriibtii 17 sana jiray ayandan danbe baa ayada la guursaday oo balankii ka baxday hada aniga wali single baa ahay ayadiina ninkii sadexaad bay maraysa guurkiibaba u dagi la alaha siiyo say khayr qaba qofkaa jeceshahy wanaag baa lala jeclaada guul baa u rajayna
masha allh edo ubax fahmo hore usoco allw cimrigaaga dheeree dad waynoow hadaanad garanayn meeshaa cagaaran waa caasimadayda bilan boorama ee like dheh
Mustafow bro kajalta Rer hargeisa bay ahayd Wakhtigeedi 2006 2007 2008 2009 2010kii Wakhtigeedi way Soo qaatay Ubax Daahir Fahmo Alla Maxay Qurux la weynaatay Mustti Salan sare Sxb
Ubax fahma waa ay shidan tahay wali waa habeen salaaso ah taarikhdu tahay 25 jun 2019 Wax aan joogaa Germany Ubax waligeed way shidnayd Siciid maahir saxiib salan sare
Ubax Fahmo, hobolad qaran safka hore Somalilaand. Jamhuuriyadeeda wacyigelin ugu soo halgantey waqti dheer. Dhulkeeda quruxda badan ee nicmadaha badan aaminsan.
Fadlan Hadaad Channel _kan Ku Cusubtahay SUBSCRIBE dheh Si aad Ula Socoto Muuqalada Cusub Mahadsanid
siciid maahir 🖐
Maahir Is A Profissional Editing And Camera Go Forward
Maahir chanelkayga
MAAHIR MEDIA PRO
Hassan Ahmed
Hddii adigo yar aad heestan aroosyada aada ka maqli jirtay wxn ku rajeyni cfmd iyo cumri dheer🌻💐💖
Kow ban ka ahay kuwas yarantii arosyada ka maqli jiray amiin
lbo bn ka ahy wllhi Xass wllhy Iga waawayn dhagysan jiray 😂👏👏👏
Iyada dhanba mnta igu horeyso
Haaa wlhi anigo yar ayan heestan maqli jiray gbdh an dariis ahayn aya dhagysan jirtay mar walba aroos ayadana walagu ciyari jiry alx mantana hoyo ayan ahay
@@hodonhodoneey4628 maansha Allah ayaan kuleeyahy wllo illhy hakuu barakeeyo 👍👍
2006-dii ayey qaaday heestan iyadoo qurux badan maanta 2019 ayey qaadaysa iyadoo kasii qurux badan. Mansha Allah marka cimriga iyo quruxdaba Alle kuu barakeeyo.
Waanka yaabay ubax fahmo ma gabowdo. Cimrigaa alle u barakeeyey.😂😂
Masha.allah wey qurux badan tahay
Amiin
Haa wlhy wll cimriga quruxda iyo sharaf ayuu ilahey siiyey ubax maamo aan jeclahy weyn wlhy illhy cimriga iyo cafimadkaba ha ubarakeeye
Weyba sii yaraatay walee make up ka waa cajiib
Codka100%
Steylka100%
Qaabka100%
Editing ka 100%
Waxba so beautiful
Ubah FAHMO 👌👌👌👌
Ilza Hassan masha allah
Yaa Rabbi adduunka deg deg badanaa 2008 mrkii ugu horeysay maqlo 10 sano jir ahaa, maantana alxam wxan leyahay 3 caruur ah, Alloow cimriga noo barakeee
Maahee aduunyo
Heeztan bari hore ayey Qaadey Inta ila aragtey like Ta haila Dhaafin
Heesihii ayaa Dhamaaday Waa inay Boodhka Iska Soo Tuntaa Si Aan Looga Xadin Heesaha hhh
Kkkkkkkkk
ma iska nasato wa dalantahaye
Haa waruunta
2008kii baaye naagu celiisay iyo xuusus laa so dhaafaye
Maamada Qaranka Ubax Fahmo heestan Waxay qaaday 2006 wlhi xasuus hore iga dheh Maamada way sii da'a yaraanaysaa lee keep going Maamo ubax dahir ibraahimi Fananad Qaran
5 years aayaan haaa mantana heestu Way igu soocota
Maha allah waxan kaa codsanayaa indr Ayaan cashuuray in aad soo marti qaado Ubax fahmo sanadka soo socda anuu garan maayo sidaad ku ilowday mar horay ahayd waqtigii sahra ilays in ay isa soo raacaan quruxdeena wadaniyada ahi ma gaydo in aad ka soo hormariso caruur xildhibano far reer ku noqday oo aan xataa wax waaya aragnimo ah kala soo laaban UK.Ubax fahmo insha allah xisabta ku darso. Ayaanay.
Msha allah dhulkeena dadkaygow nimcaa taaala cidii halka garanysa ree Borama ahow like iisaara edo ubax fahmo horay usoco
Borama waye miya m.a
Hami Jaamac MashaAllah reer awdal ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴
@@ikraancaday2600 haa wl Borama cadey
@@fmohamud2237 Thanks wllo qli 😍
@@hamijaamac1576 mnzh alah wll
Masha allah
you became younger year by year
and beutyfull.
respect Ubah Dahir Ibrahiim
Ubah Fahmo ....
Maamo ubax daadax uun zii noqonayzaa mnsha allh
Lagama hadli karo #UbaxFahmo 5☆ ban siinay 😍😍.
❤👌👌👌
Ubax fahmo maba gabowdo malaha!!!
Ala ku jecliyaa hapo qli go for word💗
Manshalaah
This song took me back to 2009 while i was heading to arabsiyo for picnic with ma class mates "8A"
I use to be 8A in my primary school and I went to arabsiyo with my school too ....
School of tomorrow 🤣👌👌👌👌👌❤❤
😅m mjk
Xasuuus wàyn ubax qurux❤❤
codka 100%
laxanka 100%
music 100%
muqalka 100%
what a song
ubah fahmo 😍😘
Edaday mcn Ubah daahir ibraahim allow kudaa geenyo waa adoo kale hadaba afka uun lagama shegte ubax jalaqsan ❤️❤️😍
Wow I used to repeat this tune bk in the days. Very nice
I was twelve years old in 2008 old memories and past time
Aduunoow hawlo badan 😢😢
Heestaan waxaan ku soo xasuustaa illaahay naxariistii Jano ha siiyo ee walaliyo saxiibkay Abdi xakiin xasan cade oo taleefoonkiisa oo Nokia N17 ah wicitaanka ay ugu soo dhacdo xiligaas 2009kii ayay ahayd anigu markaaas waxaan jiray 12 sano wiil yar baan ahaa maantana waan odayoobay saxiibkii aan heesta ku bartayna waaba geeriyooday ilaahay haku janeeyo saxiib kuma ilaawo
Maashallaaah aar borama jaanta iisaaaraa
Maasha allaah ubax fahmo iyo seerihii borama allow ini barakeee
Is caruureeya mala odhankaraa weeye kkk
Meeshan waa borama cida ka heshay like saar borama cdy
Boorama maha
@@naciimakadar3526 hee waa xagee naciima
Mya boorama sidan doog Uma aha Hargeisa thy umlynya
Ceel bardaale
@@naciimakadar3526 haa sax isku eegyihiin wadankii 2013 igu danbaysee
Allow xaaskeyga kayeel gabadha ubax.. Tintaan cml qabto. Tabarakallah
Heeestan anoo yarban dhagaysan jiray wllhi ilahow carurnimo mad igu celin kartaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Waxa naag ee hada bood boodayo
Maamo Ubax mid qurux ku gaarto
Maleh wlhi ilhy ha xafido❤️🔥👑
🤣🤣🤣🤣🤣👍🏽👍🏽
absultly i agree oomaar yare mansha Allah
Yah mashaAllah
Xaqiiq
Dem wali qurux deedi iyo qaabkiba wuu jooga mansha allah
waar. tig ayeeya ah bay u ekatay burco midiya
Fanaanad aan indhaweyd arag kuu xisey wlhy ubax fahmo fananad aan jeclhy keeb going hooyo mcn😍😍❤💜💛💛💛
sicid maahir keep go ing pro
Meshan borama alow ii dhawr goblakayga cagaran😍😍😍
Masha allah mom alle haku xafido mom qurux badan😘😘😘😘😘😘👸👸💏👨👩👧👧👨👩👦👦👏👏👏👏
amiin amiin amiin allw adna ku dhawr
Ee adu meel walba maa joogta raxmaay
Masha Allah waa qurux u dhalasho ah, noolow ubax fahmo, dhukuna barwaaqo ayuu ku jiraa alah ayaa mahadaa iska leh.
xasuusbaba ku galay gabadhii ugu u horaysay aan jeclaaday baa intaan iri waa tahriibaya ayado qoraaala iso dirtay iima suuroobin tahriibtii 17 sana jiray ayandan danbe baa ayada la guursaday oo balankii ka baxday hada aniga wali single baa ahay ayadiina ninkii sadexaad bay maraysa guurkiibaba u dagi la alaha siiyo say khayr qaba qofkaa jeceshahy wanaag baa lala jeclaada guul baa u rajayna
Kiyya kiyyaa kiyyaa kiyyaa yaa kaadhimaa kiiyyaa shagga waan jedhu fakkaatti sirba aafaan oromoo hamalmaam abaateetiin sirbame👈 afaan kana dubbisaa ilmaan kush 😊😁
masha allh edo ubax fahmo hore usoco allw cimrigaaga dheeree dad waynoow hadaanad garanayn meeshaa cagaaran waa caasimadayda bilan boorama ee like dheh
Woooow fanstastic
Waasad lagu duceystee
Ubax fahmo boqorad waye wlhi normal life qof ka wanagsan ma jiro fanka marki laga imado mise tolow ma magaca ubax baa sida u wanagsan
Allow gabdhahena quruxda iyo sharafta badan no dhowr 💕❤️
Mustafow bro kajalta Rer hargeisa bay ahayd Wakhtigeedi 2006 2007 2008 2009 2010kii Wakhtigeedi way Soo qaatay Ubax Daahir Fahmo Alla Maxay Qurux la weynaatay
Mustti Salan sare Sxb
Ubax walee kaayabay magabowdoba
Masha Allah ubax dahir inder quruxda iyo cafimdka iyo codkaba Alhku barkeyo
Heestani waxay ku qurux badan tahay 15 sano ka hor sidii ay ahayd wlhi❤❤
All heestan waahore baan maqli jiray
Hore usco mama Ubah
Maamo Ubax fahmo heesteedi hore iyo qurux timahaasina mah buruko e waa timaheedi mansha allaah mamo
Qurux badan ubax fahmo waa quruxdii aduunka ilaahey indeer haku barakeeyo ubax fahmo waa nasab nasab dhalay
Macha allah mama ubax fahmo keep going ❤👑❤
heestan 2008 anoo borama jooga oo wata iskarigo shanbooya dhagaysan jiray ubax fahmo
This is the most beautiful lady in Somali music that I have ever watched.
Aron Abdi not only her everybody will be come beautifull when you get money 💴 look her how was she before ua-cam.com/video/nsXu2mYsOdo/v-deo.html
Really?? Lol
@@4nqallo932 😂😂 micnaha 12 sano la hor adigaba quruxda ledahay malaheen ee camera aya ahayd mid aan wanagsaneyn
Adam Aj jogaa way
Uuuuuuumac mama qaali mama sharaf badaney mama macaney I love u so much mama Ubaxa fahmo nohlow mama sharaf badaney
Ruug cadaaggii soo Rogaal Celi,
Ubax fahmo fanaanad sharaf iyo qurux ku joog fanka
Hees xasuus mudan.
One of the cutest female singers of all time
Ya ila hadaa hestaan ku heysto love ❤ dhac ku si ...... wapaaa
Samirku io
dulqaadkuba
waa sed lagu duceeystee
Sadir laga baryaane
laguwadasinaadee
Ruuxuu eebe siiyane
Cidii kama sareeysee
Gayaankn sugaayabow
Wacadkii maseyrine
Waan sidaa
Sareedada io ladnaantuba
Waa saaami qeybe
Lagu wada duceeystee
Ubax fahmo wan ku jeclahay
it was a time !!!! waqtigii tagayow salaama
2007 walahi xasuus bay iilewdahay heestan
My edayday ubax fahmo iyo baladkaygii barwaaqo Boorama jano ❤️❤️❤️ u xiisay quruxda ka garataa ❤️❤️
we love u hodan abdirahman ubax
Habar yar hodaneey wan ku salamayaa
Ubax fahmo sanadkii dhashaba biyo dahab ayey noqotaa
Musiga 🎶👏🥰
Qurux waa u dhalasho mansha allah ubax 2006 ayaan hestan dhagaysan jiray iyadoo sidaa qalanjo u ah❤
Ubax Fahmo Way Si Da Yarnysa Mnsha Allah ilhy ba Qurux u dhmeyay Alle ha Xafido
Heesta aan ugu jeclahy heesheda
Ubax fahmo 15 jir noqotay 🌹
Alh cimriga hku brakeyo
🤩🥰Tarxiil udira fahmo dhankayaga waa kadhintay qofka guursada qof aan familyka kamid ahayn🤗🤗🤗🤗
Edo way soo rogaal celisay lol 😁
*Ubax* *Daahir* *Fahmo*
Heestedi waayo waayo 😍
Ubax fahma waa ay shidan tahay wali waa habeen salaaso ah taarikhdu tahay 25 jun 2019
Wax aan joogaa Germany
Ubax waligeed way shidnayd
Siciid maahir saxiib salan sare
Germany sxp laguma faane meelahaaz kale sheego 😂😂😂
Amiir bùùx 😂😂qarxin weynida bisinke
Germeny anba sawniga jooga
Amiir channel
Waa iga qoslisay wlhi😂😂😂😂😂
Abokor Abdi
😂😂😂😂😂😂😂
Hees lasoo nooleeyay 👑
Masha allah maamada waa quruxbadantahay amaa Boorama gabar u doontaa hadiib nimcadaan oo yar yar buuxaan
Her hair is everything mashallah😍😍
Hees macaan!!
Ubax Daahir Ibraahim
Hooyo Qalbi Furan Oo Fanka Codkeeda Ku Joogta,
Laascaanood Ban Ku Kulanay 2017 Alle Haku Xafido Mom👏❤
Shaafici Lassol 7
Xusuus walahi😏😏😑😑😐☹☹😟😟
Waa xaqiiq wllahi
Wllhi sx m.a
Old version is the best walai 😢
Mashalah way si qurux badnatay ubax fahmo waaban guuursan lahaye way iga weyn tahay hhh
Ubax fahmooo ❤️❤️🗽🗽🗽
Ubax fahmo iyo shoodhadayda maria ayaa aad isugu eg masha allah quruxdeedu way sii siyaadaa marwalba fanaanada codka tolmoon 😍😍
Who's here 2024❤
✋️
Here we are😂
I remember walhi waagay soo qaaday heestan samir barigaa intaa way ka yarayd hada lafteeda waa shidantahay noolow ubax fahmo😂🤣😂😂😂maansha allh🙏🏼
Ubaxa fahamo waaa faanad qurux badan oo cod macn hore usoco wllshay
Borama one love
Tv ga Qaranka SLNTV 2006-2007 ayan so xasuustay beri aan yara iyo waayo waayo ✅
Codkiii waa is bedelay ubax 🤗🤗🤗🤗
Masha alllh timaheda quruxdoda hdaa ila argty like❤
keep going pro maahir
Wow fanaanad qaliya hees macan ❤️❤️💯
Ubax daahir ibraahin fahmo samirkiyo dulqadkuba waa sad lagu ducaystee waa run
Xidigta Hablaha
Somaliyed
........ Hogaanka. Adaaa u haayo.
Ubax Fahmo
taceesh taceesh waayo waayo ayayna soo xasuusisay
Ilaahayoow mar calaf igu dar boqol geela ayaan kadhiibilahaa markaasaan laascaanoood dejin lahaa
Ubax fahmo cadnool kuma wayo qali dumar❤❤❤❤💋💋
Ubax Fahmo, hobolad qaran safka hore Somalilaand. Jamhuuriyadeeda wacyigelin ugu soo halgantey waqti dheer. Dhulkeeda quruxda badan ee nicmadaha badan aaminsan.
Ubax fahmo waa inanta ugu qurux badan dhamaan reer somaliland
Qurux hadii Jano lagu galo Ubax adiga kugalayo 😍 masha allah natural beauty runtii Labada fanaan ee somalida ugu quruxda badan waa fiska iyo ubax fahmo❤️🙌
qurux iyo cod macaani isku darsaty mashallah
Haa
Maash alaahi www saxa sister
I'm oromo from Ethiopiaa but I love this song
Now it has Oromo version, beautiful too
Maamo ubah fahmo 🤙😜👑👑😄
Ubax fahmo waa cumbush yar oo qurux badan waa nasab reer nuur samaroon
Masha.allah Maamo ubax fahmo ♥️♥️
Qofraan Saa’id ayeey iiga weyn tahay Guur Wanka Aqbali lahaa waa Qofta Ugu Qurxan Fanaaniinta Somalida Sidey Aniga Ila Tahay 🇸🇴💙♥️
Hoyo mcn ilhye haa ikaa xifdiyo😍😍
Weey weey ubah daahir ubah fahmo
Ubax fahmo marba marka ka danbaysa way sii qurux badnaanaysaye
Mmnsha allah maamo ubax fahmo alle kuma qaado
Maamo ubax fahmo weli wey dayar thy illaahey cimriga ha udheereye mnzha allaah from Toronto canada caruurnimadii ayadaan dhgsan jiray
Amiir bùùx 2007 caruur madan aheyn ee beenta dhaaf wajigaaga kamuuqata