Wadamada Calamka oo jug culus ku buriyey heshiis beenadki dhexmaray Itoobiya iyo Soomaliland.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 52

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 8 місяців тому +1

    Guul gobonimo Somalia 🇸🇴 ♥️

  • @Abdisaid67
    @Abdisaid67 8 місяців тому

    Sntv horu u soco .somali ilahey guul ha siiyo

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 8 місяців тому +2

    Itoobiya injir leey waxba nagama qaadi karto dhul iyo bad midna weey ritootay mahadsanidiin ‘ Sntv

  • @hidesideofficial212
    @hidesideofficial212 8 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @maxamedsuldaanmursal3316
    @maxamedsuldaanmursal3316 8 місяців тому

    Maasha allah. guul iyo gobanimo
    Soomaaliya soomaali baa leh 🇸🇴

  • @cabdalamaxamedcabdi5645
    @cabdalamaxamedcabdi5645 8 місяців тому

    Masaha alaah

  • @abdullahiali1322
    @abdullahiali1322 8 місяців тому +1

    Great again somalia insha Allah

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 8 місяців тому +1

    somaliya somali baa leh

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 8 місяців тому +4

    Muuse baahane, Allaah haka qabto umada soomaaliland iyo soomaaliya

    • @Ismailw19
      @Ismailw19 8 місяців тому

      Somalia iyadoo waalwaalamaysa ayay arki doontaa Aqoonsiga Somaliland ee miyaydu dilaaci ilama hawidaarow😂😂😂

    • @hannah0247
      @hannah0247 8 місяців тому +2

      @@Ismailw19Somalia la’aanteed Somali land ma xorowi karto. South Sudan Sudan la’aanted meysan xoroowin. Wax baro adi iyo muuse juudan fudeyd baa indin qaade 😂😂😂

    • @Ismailw19
      @Ismailw19 8 місяців тому

      @@hannah0247 ina xassan garguurtaaye maxd leedahay, Somalia maxay ahayd horta ma AMISOMTA?

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 8 місяців тому +1

    Legend muuse cadaw darbiyaada ha jiidho

  • @hanimohamud9639
    @hanimohamud9639 8 місяців тому +3

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊✊soomalia somaali baaleh✍️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Somfox1
    @Somfox1 8 місяців тому +4

    Ficil baa larabaa 1) Joojinta Jaadka iyo Diyaarada Xabashida!

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 8 місяців тому +4

    TV Qaranka waxaa ka qaldan
    Qaarada somali Galbeed kalar cas ka dhiga kan itoobiyana midib kale
    Si loo ogaado in dhulka ogaden eeysan itoobiya laheen

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 8 місяців тому +2

    Sharci waxba tari mayo an udiyar garowno difaca dalkeena

  • @SaadaqMaha
    @SaadaqMaha 8 місяців тому +2

    HAMBALYO DADGEYGI LAYGA BERAY EE SOMALIA❤❤❤❤
    ALA DOWLADNIMADU MACAANA WEY JIRAN WAXYABO AAN KU DHALILO LKIN DANI WAA DANTENA IYO SHARAFTENA GUUL DOWLADEYDAY❤❤❤❤❤

  • @Mohamedabdiaziz-dk8zk
    @Mohamedabdiaziz-dk8zk 8 місяців тому +3

    Waxkastaba igaad ayaa iiga daran oo dhahday arinta hala dhex dhexaadiyo ma dhulkeenna dhex dhexaad ka galeynaa

  • @dejiye247
    @dejiye247 8 місяців тому

    💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 8 місяців тому +1

    Allahayow somalia 🇸🇴 badbadi yarabi somaliya wa dal laqebiyay o doqoma ah o dad iyo dal beciyay siyasiyin mafiya ah iyo qabil lakin kani hurdadi ayow naga kaciyay walalyal itobiya horay ayey kalabar gumestagi siyay o noga maqan somali galbed ogadeniya aya naga hesata ma waxa gugu darna inti xurta ahed

  • @mohamedsomalivlog858
    @mohamedsomalivlog858 8 місяців тому

    MUQALADA SIDAAN O KLE HALOO SAMEEYO AQOONTI WAD HESAN IYO WARASHKIBA ❤

  • @Fagaaremedia2
    @Fagaaremedia2 8 місяців тому +2

    Waa wx laso dhaweyo, blse waa inaan dhisanaa ciidan xoogan insha allah

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 8 місяців тому +1

    cirka iyo bada waa in cidamadooda sixogan loo hormariyaa

  • @Raasey
    @Raasey 8 місяців тому

    Dil waaye wuxuu nagu sameeye muse biix😢i

  • @my_2004
    @my_2004 8 місяців тому

    Aabe xasan iyo Aabe xamse ha nooladan

  • @Ismailw19
    @Ismailw19 8 місяців тому

    Somaliland Somalilander baa iska leh.

    • @Land_of_Punt
      @Land_of_Punt 8 місяців тому

      What the hell is somalilander? we are Somali stop your nonsense 😒

  • @Mohamedabdiaziz-dk8zk
    @Mohamedabdiaziz-dk8zk 8 місяців тому +2

    War somaliyey hada aan ficil sameyno jooga arinkan aamusid magalo ethiopia 🇪🇹 hada aan attack no wllyaalow war weyn baa soo socdee yaduuda walaalaheen leyneysa falastiin iyo ethiopian waa isku mid xaga dhagarta

    • @MaxamadCabdulaahi-gg5yv
      @MaxamadCabdulaahi-gg5yv 8 місяців тому +2

      Maya Palestin ha dhihin ee Israe israaiishii Africa waayo Ethiopia 🇪🇹 iyo Israel 🇮🇱 waa hal

  • @SNAcomando
    @SNAcomando 8 місяців тому

    Ethopia ayada ayaa dhaqalo ubahan oo wadamo badan ayaa deen kulahan China ayaba ugu hanjabtay hadey denta laga rabo bixin weydo keedka dahabka ayey xoog kala waregee Ethopia ayada ayaa baahi udhintan sanad walba udhintan heer hilib ceerin ay cunan ayey garen ma kuwas ayaa dhaqalo sinayan Ethopia somali cadawtinimo dheer bey uqabta sinjiga somalia bey kaso hor jeeda in ay gumeyan bey mar walba donayan lkn insha allah noqon meyso somalia rag difaca iyo rabi wey ledahay insha allah waan gulesan donna

  • @Mohamedabdiaziz-dk8zk
    @Mohamedabdiaziz-dk8zk 8 місяців тому +1

    War Maa xiriirka loo Jaro ciidankooda wadanka laga saaro oo ficil muuqda gaaladan nagu soo duushay Maa lagu qaado af wax ma taree

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 8 місяців тому

    Soomaaliya hurdada haa kakacdaa abiye madax adeeygiisa saas ku quusan mahaaya ee dalka haa ladifaaca bilaahi caleeykum

  • @BrothersJet-b8b
    @BrothersJet-b8b 8 місяців тому +1

    somalia haday daacad ka tahay in ay soomaali hal dawlad ku medawdo aynu ku mudawno calanka somaliland caasimada hala keeno hargeisa markaa aynu wada hadal bilawno lakiin anigu kaygu waa muqadas sheekadaaa yaad ka dhaadhicinaysaa markaaa

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 8 місяців тому

    War ma waasheey odeyga

  • @MaxamadCabdulaahi-gg5yv
    @MaxamadCabdulaahi-gg5yv 8 місяців тому +1

    Ethiopia 🇪🇹 ciidamada ka dagaaalamaaayo Palestine Waxaa ka buuxo Ethiopian. Marka cida waa dhagar badan tahay Israel 🇮🇱 🇮🇱 🇮🇱 Ethiopiana 🇪🇹 🇪🇹 🇪🇹 dhagartii ayeey wadaa ee somali oo aan hub haaysan ayaan meel saarnay, Xamarna sidii loogu galay waa la ogaay, fadhi mayaalo aan socono, oo kililka 5aaad aan kusoo darno Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 dhagatat

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 8 місяців тому +1

    itobiyanku xisab qaldan bey isku dhufsadee in aan qabiilo isneceb nahay oo qabilba dhinac u shukansadan bey xisabsadeen laakii waxaa soobaxday in somaliya mideysantahay xisabteduna qalad ahayd

  • @Rocco-v7h
    @Rocco-v7h 8 місяців тому +1

    Muuse biixi 😂 af english muu ku hadlooyaa maxaa looga baahanyahay in aad turjuntaan.

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo 8 місяців тому

    waan garaney laakiin maxaa ku dhacey inaga dhexdeena ithiopia wey na dhex joogtaa labo xuduudaheena oo dhulka ah wey iska soo galaan oo ey ka baxaan oo ey ku soo daabulikraan hub iyo droogo somalilnad diyaaradihii laga celiyey waxey kasoo gashan kartaa xuduudaha somaliya dhulkaa somaliland maxukunto sababtoo ah muse ayaa ka taliya dowlada federalka waxaa larabaa iney ciidamo la filaneyn ka dejiso si uu muuse u baxsado hadana somaliya iney awoodooda la soo baxaan oo ey abii soo qabtaan somaliya cir iyo dhul waa iney federaalka uu la wareegaa abniga hadii kale meesha loo dan leeyahey ee larabo in lagu dagaalamo waa bada waxaana rabo in ey qaataan ithiopia marka xaduuda ithiopia iyo bada in fedraalka ilaaliso

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 8 місяців тому

    Somaliland waa xor no more qabyaalada

  • @kazmerabshir9506
    @kazmerabshir9506 8 місяців тому

    Alshabaab an jabhad u bixino

  • @XaashiCabdi-q8l
    @XaashiCabdi-q8l 8 місяців тому

    itophia.waadawladgaajoah.iskaadhqaalekaasooglexataahantideena.ayeyrabta.

  • @buuunicali
    @buuunicali 8 місяців тому

    hal taako oo badda somalia ey leedahaye biixi ma boxiin baro

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo 8 місяців тому

    ithiopia 20 mile iyo 50 sano laakiin waxaan is weydiiyey igad waxey tiri oo ah de escalate intention in both ithiopia iyo somaliya ey qaboojiyaan laakin lama oran ithiopia waad qaldan tihiin waxa lacagta ka bixinaayo imaraat oo yiri badan iyo dhulkan noo booba imaraat oo u balan qaadey in ey taageerayaan hub iyo lacag soamliya waxaa larabaa degdeg in ey hubkeeda soo keensato

  • @maanka4722
    @maanka4722 8 місяців тому

    Sheekadiih xamaas ayaaba keen teeneeh
    Nagadaaya falaarta 😂

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 8 місяців тому

    Haa loo jaraa soo qabasha muse biixi warka jawaari ayaa sax ah haa la aqoonsada reer awdal

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 8 місяців тому

    BAD IYO DHUL AAN WAXBA DADKISA KU HAYNIN INAY ITOBIYA QADATO MAXAA DIIDAY DADKISA DIL DHAC KUFSI AFDUB SHAQADODA WAA INTAAS.

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 8 місяців тому +1

      Siyasiga io madaxda ha firin ee waxa egtaa shacabka masakinta ah ee dulman 40sano bila dolada ah hadane dhulkoda Ethiopia la sinaa waxas wax shaqaynayo mahan mida kale Ethiopia anaka ku nolow na waydi waxe yihin 2024 Ethiopia somaliya waxba ma dhanto qabil io gobal gobal ayena u kala go ayn dagalka Ethiopia ka socdo lama socotid miyaa

  • @Ismailw19
    @Ismailw19 8 місяців тому

    Ha biqlayso 😂😂😂

  • @Ismailw19
    @Ismailw19 8 місяців тому

    Hhhhhh😂😂😂 wadamo kale miyaa Somalia awood u noqon kara oo hor istaagi kara heshiiska Ethiopia iyo Somaliland, Somalia been bay isku maaweelinaysaa markay leedahay laba wadan oo xor ah ayaan heshiiskooda joojinaynaa.