ILHAN OMER O DHABARKA LAGA TOOGTAY IYO WIXII KUDHACAY AR SAAN MAXAA WAAYE😱

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 520

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  3 місяці тому +13

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
    wa.link/yfrkhn

    • @shukrisharaf7074
      @shukrisharaf7074 3 місяці тому +1

      Somaliland yeey yihiin war dadka haisku dirin Somaliland cittaqaano malaha

    • @SuleemanAdam
      @SuleemanAdam 3 місяці тому

      SomaLnd

    • @CabdisabirCali
      @CabdisabirCali 3 місяці тому +1

      War kuwaasi wxba ma keenayaan ama carab ha udabo dhaqeen ama gaal cad ha dabo dhaqeen iyada meesheeda wa kusoo baxaysaa.

    • @CabdisabirCali
      @CabdisabirCali 3 місяці тому

      ​@@shukrisharaf7074war soomaliweynaa ka badan wayna wada siinayaan OK

    • @mahdiyamaxamuud4789
      @mahdiyamaxamuud4789 3 місяці тому

      @@CabdisabirCali ilhaan xilka waa laga tuurayaa

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 3 місяці тому +6

    I'm one of her campaigners from somaliland and oromian in minnesota we are big number 💯 % we are voting for that iraqi girl .
    Ilham.omar. she call us un somalis, so she will test her speach

  • @Hooda36
    @Hooda36 3 місяці тому +16

    Reer Somaaliland hadaanu nahay anagu cidna manecbin lakiin hadaanu kacno ma fadhiisano ilhaan iyadoon dabaal bahada Somaaliland soo gashay what goes around comes back around 😅

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 3 місяці тому +1

      Anku hdaanu nahye somaliland
      Cidii na naceb ee neceb jiritaankayaga waanu neceb nahy
      Cidii na jeclna wanu jeclhnhy

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 3 місяці тому +22

    Ilhan wakhtigaeedii wuu dhamaadat

    • @ahmedmedwaismed2086
      @ahmedmedwaismed2086 3 місяці тому +5

      Waliba taariikh xun ayay kusuntantahay oo dadka iskujinsiga ah ayay u ololaysaa inay isku galmoodaan SUBXAANALLAAH

  • @user-oc6ff9oq5j
    @user-oc6ff9oq5j 3 місяці тому +13

    Maxaad ugu hiilisaa gabadhan qoomuluudka ah caddee sababtaad Kula socoto qof rabbigii Ka go'ay

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 3 місяці тому +1

      ninkeeda gaal maha wuu islaamay qofkana hadu islaamo in gaal lagu tilmaamo waa danbi somali badan ba araky o qof kasto cadan ah o gbr somaliyed is gursadan inay dhahaan waa gaal arintaasna wa danbi weyn dintayno suban waxay ledahay qof muslim ah inaad gaaleyso ada ku gaal noqonayo

    • @fatiman2077
      @fatiman2077 3 місяці тому

      Qoomaludka Adigu xagada ka yimid oo schoolo u furtay naag aad gaadhi kari ayad ku xoqoneys qomaludow,horta Adiga hadl kuuma banaana

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 3 місяці тому +12

    Waa wasiir ku xigeenka,Arimaha Dibada,Ahna kusimaha wasiirka Arimaha dibadda.

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 3 місяці тому +3

    Baga i am glad guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 3 місяці тому +4

    💚🩶❤️💚🩶❤️💚🩶❤️💚🩶❤️ 💚🩶❤️💚🩶❤️💚🩶❤️💚🩶❤️ SOOMAALILAND WAA QARANJIRA OOJOOGA WAANA MUQADAS KANAXOW NAFTA WAA HAPPY 18MAY

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 3 місяці тому +4

    Naagta qoomuluudka taageerta waa in xilka laga tuuraa ee qabyaaladeysata ah

    • @samiya096
      @samiya096 3 місяці тому

      Takake ma waaydiisay cidaay taageerto not Soomaaliland or Soomaalia way nagu owrkacsanaysaa ookaliya

  • @amiira8902
    @amiira8902 3 місяці тому +13

    maya maya mahamid somaliland codka waxay sinayaan qiraqiyada guuuuuul ciraqiyada❤❤❤❤❤❤

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 3 місяці тому

      KKKKK
      CURDIYAD WEEYE NAAGTAN CIRAAQNA 100/1 AYEY KA YIHIIN CARABTANA LAMA TUSO KUURDIDA

  • @user-sj7wc4pv5u
    @user-sj7wc4pv5u 3 місяці тому +7

    Salalahu calyhı wasalam🎉❤❤❤

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 3 місяці тому +3

    Ciraaqiyadaas baanu u codaynaynaa maxay ilhan na gadhatsy nacayb iyo xumaan❤❤❤❤

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 3 місяці тому +2

    Dee Markaa Qoimuluudkana Taageer Ileyn Ilhan Cumar Qoomuluud Ayey Taageertaaye

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 3 місяці тому +10

    good job we are going to support you

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q 3 місяці тому +2

    Ilhan illaahay inaguma soo celiyo waa qoomuluud.

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 3 місяці тому +8

    Jecliyaa jabka ilhaan cumar dib usoco baayo wlhi ciraaqiyada ayy u codaynayan reerkii somalida sheganayy ee reer somaliland ❤

    • @HamdkI
      @HamdkI 3 місяці тому

      Kkkk ilhaan waxba uma haysid illaahan naah somali gaari mayso oo meeshay gaadhay gaari mayso ilkuna waa meerto

  • @kaysecisman5167
    @kaysecisman5167 3 місяці тому +6

    Ciidii soomali ahi hawu codeeyan anagu waxaanu naheyi soomalilands waanu naqaan cadawgayega

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 3 місяці тому

      Iilhan kuumah baah naa naalafti naaga

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 3 місяці тому

      Well said 👏 no no to ilham rainbow

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 3 місяці тому

      @abdicash8787 Andeson Cupper land, you invented rainbow

  • @foosabdull3197
    @foosabdull3197 3 місяці тому +3

    Salallaahu caleyhi wasalaam ❤❤❤❤❤

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 3 місяці тому +2

    Maansha allah,
    Beelaha direed oo' dhan waxaa leeyahay ugu shuba gabadha a Ciiraaqiyada ah, maansha allah, Rabboow garab qabo gabadhaa

  • @safacismaan2045
    @safacismaan2045 3 місяці тому +2

    HADAY ILHAN HESHO IYO HADIIKAKEBA QAWMULUUDKA RER SL NOW HAWCODAYNINA REER INSIBAAR GUUL IYO GOBANIMO RER SL❤❤❤❤❤

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 3 місяці тому +2

    Allah ha nacdalo qoomuluud iyo wixii taageera

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 3 місяці тому +2

    Mansha allah ilhan waydhacaysaa ee iska daaya

  • @haliimomohammud1537
    @haliimomohammud1537 3 місяці тому +1

    Ilagan comar waxa kakefat nin dhulkisa ibihayo somali mahan wana run hadalkas ❤❤

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t 3 місяці тому +2

    Baqashu markay fardaha ladaaqdaa farasbay ismoodaa ILhaan cumar iyadoo qaxoontiga lagakaxeeyay ayay ninkii macaluusha uga miciinaybay kukibirtay oo maraykanbay ismooday diinteediina ay katagtay oo ay gaal iyo qoomuluud raacday Waa baqashaa fardaha ladaaqday ee faraska ismooday ninka ucodeeya diintiisa dhaawacbaa gaadhaya waana lawaydiindoonaa

  • @nathra7351
    @nathra7351 3 місяці тому +14

    Waay soo baxaÿsaa dibad iyo dalba waanu taaĝersanahay gabadhasaa reer baqdaad guuul ishalah

    • @user-dp1fw6qe2i
      @user-dp1fw6qe2i 3 місяці тому

      kooxda qowma luudka ayaa soosaaraayan

    • @dulmar9139
      @dulmar9139 3 місяці тому

      Ciil qabto ilhaan hadhacdo
      Gabadha reer baqdaad guul insha Allah 💪❤💬💚👍👍

    • @imanhaji7166
      @imanhaji7166 3 місяці тому

      who cares kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 3 місяці тому

      Yaaa soo baxaya , ma ciraaqiyada mise ilaahm rainbow 🌈

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 3 місяці тому

      Bye bye 👋 Ilaham omar rainbow 🌈

  • @Zara-xe5fn
    @Zara-xe5fn 3 місяці тому +19

    Ilhaan kuway ka dhalatay ayy wax tari kari wayday mise waa dad kale ilhaan qumaluudka gay laspianka ayy ka jcshahy somali 😂😂🏳️‍🌈 marka waa kuma ninka cod dambe khaniis iska siinaya 😂

    • @fartunhussein4893
      @fartunhussein4893 3 місяці тому +2

      Company ga yuhuda magaciisa wadataa yaa kula hadlaaya yahuuday ncalatullah

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 3 місяці тому +3

    GABADHA AAD SHEEGAYSO WAA ROODA WAA INAADEERTAY WAA WASIIR KU XIGEEN, WAA GABADH H JECLO AH, OO ADAAN MAXAMEDA

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 3 місяці тому +26

    I’m going to support Ilhan Omar billion times wallahi 😢❤

    • @ismailjama3411
      @ismailjama3411 3 місяці тому +1

      Billion ku lahaa
      One vote

    • @seed3966
      @seed3966 3 місяці тому

      🦍🦧🦧cabdillhi miskiin cuqdada iska saar waxba ilhan omar ku yeeli meysid

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 3 місяці тому +12

    Wallahi I’m from somaliland lkn I will always support and respect and choose Ilhan Omar both are my sisters lkn waxan udooranaya she’s real and she loves her people specially somalinimo iyo Islam ba so rise up Ilhan may Allah make it easier for you win 🏆 always

    • @hawakarshe7904
      @hawakarshe7904 3 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sahraahmed4810
      @sahraahmed4810 3 місяці тому +1

      gabadhan waa gabar caqli badan Ubah cabdi ilhan hal qabiil uma fadhido kursiga ee waxaa la leeyahay somali waaye haday qaldantay hadal nina si u yiri nina si u qaaday buun buunis ma fiicna ee meesha ha looga haro

    • @abuhanaan9009
      @abuhanaan9009 3 місяці тому +7

      Aduunka waxaan ugu necebahay qoomuluudka iyo wixii taageera from JSL

    • @qooranelayeh3096
      @qooranelayeh3096 2 місяці тому

      Naa maadaa qoomu luuda

  • @fatimabilanfiican297
    @fatimabilanfiican297 3 місяці тому +2

    waan taageersanahay. ilhan waa somali

  • @user-wj8hc6zt5q
    @user-wj8hc6zt5q 3 місяці тому +4

    Manshallah walee rooda way shiiday

  • @Caliya7
    @Caliya7 3 місяці тому +11

    Ilhaan Cumar is somali, and she will win insha Allaah and don't worry for her.

  • @naylaliban5547
    @naylaliban5547 3 місяці тому +3

    Don’t worry brother, even if she is elected, she can’t buy our sea to Ethiopia.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 місяці тому +2

    Ilhaan Cumar Waxbo lagama Qaadikaro Calafkeedana way Cunaysa, Insha'Allaah Naagtaan iskala Qaadayso, Mashaqayn doono Codkeeda insha'Allah

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 3 місяці тому +6

    We always will support Ilhan Omar because she is our blood Somali sister
    And we must be proud of her to be the
    Winer, 🙏

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p 3 місяці тому +4

    Well come sister
    Vive slanders

  • @fatia1138
    @fatia1138 3 місяці тому +5

    Tan ayadaa isku ciyaartay, waxba Ilhan kama qaadayso. Howlo waawayn oo ayna war kahayn ayey faraha lagashay naagtaan. Reer Soomaaliland waa kayaryihiin boqolkiiba hal markii loo dhigo Soomaalida kale.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 3 місяці тому

      Hawiyeba uma caday naayo ilhaan waayo inankii hawiye waatii ka codayso iyaduba

    • @lailaismail1317
      @lailaismail1317 3 місяці тому

      😂😂😂 isku dar dir hawiye iyo isaaq daarood ba ka badan dhamaantood somaliduna intaa keliya maaha umado badan oo isaaq ahayn iyo hawiye ayaaa somali ah😂

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y 3 місяці тому +1

    Inantasi wa inan wasiirada arimaha deibada kuxenka ah kusimaha wasiir qaarajiga

  • @arfabdallah7190
    @arfabdallah7190 2 місяці тому

    Yes we like to vote for this Iraqi Kurdish lady, she deserves to be elected by Somalilanders, because she stands by Somaliland and recognises Somaliland independence. Viva S/landers ❤❤

  • @fatumahassanduale4701
    @fatumahassanduale4701 3 місяці тому +8

    Daarood ha u codeeyo.isaaq iyo hawiye uuma codeyneyaan.

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 3 місяці тому

      ILHAN SOMALI WEYN WEY U CODEYNAYAN SOMALIDIDKA WAXEY YIHIIN AYAA ISKA YAR QOWMULUDH LAND MARQAAN LAND YUHUUDA U CODEEYA

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 3 місяці тому

      ​@@casalasal6466markii aanu calanka ku keeenahy miyaanu ku necbayn mise jecylbaa noo kaaney
      Ee adna nagu noqtahy bal dad cun iyo jaahilno iyo cadaawad hdaanu somaali diid nahy kumaanan nimdneen lkn dugaag baad noqoteen
      Ee waxa mahad iska illlahy
      Somaaliwynna waxi ad ka hesho cidna wax hakasiin

    • @user-yo9nz4fv3i
      @user-yo9nz4fv3i 3 місяці тому

      Ilhaan alle aya ka dhaliyey somalida qabiilka ogu tirada badan Uma bahno kuwa maser lawashay dockayer iyo dayusba danka lajibiyaa boowe nagadaya qadhadhka

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 3 місяці тому

      @@user-yo9nz4fv3i waxaaas ka hdlayso hortu ma fahminba
      Af somaalig iska hagaaji

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 3 місяці тому

      ​@@casalasal6466qiimluudku waa wxa aad caanka ku tahay nijaas yahay maalinka ay jilicsan tahay somaliwayn ku cabaada xininyahaga fuul dhabaycooy

  • @CabdiraxmanXasan.
    @CabdiraxmanXasan. 2 місяці тому +1

    Mashaa allaahu guuul iyo.gobanimo Somaliland

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 3 місяці тому +2

    Cabdulaahi ilhaan nin yahow makugu daadsatey gabadha waa daba dhigatey doqon habertaan gabar Tiri doqon

    • @hamdiwarsame9894
      @hamdiwarsame9894 3 місяці тому

      Anigaba ka yabay maxaa ilhan daba dhigay mar walba waa ka hadla.

    • @brbynulolilumu
      @brbynulolilumu 3 місяці тому

      ​@@hamdiwarsame9894
      Runtaa MAA IDIN DHIBEEYSO 😮

  • @zahramahomud6556
    @zahramahomud6556 3 місяці тому +2

    Waxey taheybaa is ka yer she's so jealous ❤❤❤❤❤ilhaam calafke da bey ledahey

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 3 місяці тому +3

    Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah , Adeer Macaan Ha U Baqin Ilhaan Omar, She Will win

    • @mandekdaoud3358
      @mandekdaoud3358 3 місяці тому +1

      Qoof qomu lud tagerta ayay darood nimo ku tagerayan 😂

  • @user-zg2ge3cd5l
    @user-zg2ge3cd5l 3 місяці тому +1

    Soomaali caasidiin wax is kuma quurtaan kurdish maha muslin

  • @fadumaqasim9501
    @fadumaqasim9501 3 місяці тому +1

    Somaliland ma ayagaa soomali ah waa oromee.. sowtay noqdeen lafti nagaa waydhi nagaa

  • @fatimanuur693
    @fatimanuur693 2 місяці тому

    Wasiir ku xigeen ka arimaha debeda somaliland inadertay qaali marwo Rooda jaamac cilmi Alle cimriga iyo caafimaadka ha u barakeeyo❤❤❤

  • @Runexleader
    @Runexleader 3 місяці тому

    Kurdish iyo dadka somalida sheegta waa wada laangaab oo wey ciisheeysanyihiin oo wey isbahaystaan. Gobtu wey guuleysataa sabtoo ah ma sameeyaan ficil inan gumeed viva ilhan Omar

  • @sahraahmed4810
    @sahraahmed4810 3 місяці тому +3

    Mareyn dointo in shaa allaah waa arki doontaa intay ilhaan dadkey heysato ma heysato codkaa sheegeyso waa afar xabo hala noqdeen codkoida ilhaan will win in shaa allaah somali iyo gaalo waa ugu shubayaan intay heysato ilhaan kurdis tan uma jabeyso

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir 3 місяці тому +1

      Ilahan nikiikeedii bay khiyantay bay gabadhani tidhi subxanalah

  • @user-dp1cf5re6b
    @user-dp1cf5re6b 3 місяці тому

    Ilhaan will win in shaa Allah.❤❤❤

  • @abdishakur5064
    @abdishakur5064 3 місяці тому +1

    Guul ilhan cumar umalaynmaayo inay ilhan wax ka qaadayan kuwa kuneceb reerka ay kaso jeedo

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 3 місяці тому

      Xanuun iyo cuqdad maxay nogu qudhiwayday waxanunahay ee aay u leedahay dad somali sheegta ayada sheegata oo kii somaliga aha ciidla kaga tagtay gaal Cadna raacday qof wanagsan oo ayadu cuqdad qabta hadanay ahayn ciidna kuma nacden qabiilkeeda qabiilkeedu waxanu nahay wiil iyo abtigi ila qiyamahana ilahay ba iskayo baday meela ku kala tegi mayno waxa laysku hayana waa laga heshiin

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 3 місяці тому +4

    It’s really embarrassing 🙈 this somali to Somali fighting 😢for what 😢guul both of you but guulays ta lkn with dignity not disrespect 😢😢

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 місяці тому +1

    Guuuuuuul somaliland❤

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 2 місяці тому +1

    MASKIIN VIEWS RAADIS AH BAA TAHAY, ILHAM CUMAR AWALBA COD KAMA HELI JIRIN DHOWRKA QOF EE ISAAQ EE MARAYKAN JOOGA. DAD CADDAAN IYO MADOWBA LEH BAA MURWO ILHAM CUMAR WAX KA QAADI WAAYEY WAABAD DHOWR QOF OO GUBATEY, ADIGA AYAANA INDHAHAAGA KU ARKI DOONA GUUSHEEDA IN SHAA ALLAAH VIVA ILHAM ♥️✌💉

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 3 місяці тому +1

    ilhan cumar cadow illahay ha kaqabto aamiin aamiin yaarabi in sha Allah way so baxe cadow Allah kaqabto somalia waa cadow illahay ha noo baa hin aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaidAli-bl8du
    @SaidAli-bl8du 3 місяці тому

    Lihaan Omar she well be a wener agen in the Congress ❤ personality and every body loves her in unted state of America long live for lihaan Omar ❤❤❤all the thim i libe in u.s.a for the last 26yers i suport my sweet setter all thime

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 місяці тому +2

    Waxay usheegayso Majirto, raaligelin lasiinaayana Majirto, reer Marqaan land waxay isku hayaana majirto, Wax Ubaahana majiraan insha'Allaah

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 3 місяці тому

      Anaguna ma naqano ee ayada badahayaga iyo hawlahaygaa so gashay waxanu ka rabnana ma jiirto wanay dhacaysa qawmuluudka waad ku faantan somaha ileen watii tagerayse la dabaal degaysay qawmuludke

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 3 місяці тому +1

      @@UmuHudayfa-qf7iq look dadka siyaasada kujiro, Qolo masajid kujirto malahan, Kii dhacayo iyo kii ladooranayana adiga iyo aniga naguma xirne Qofkasta wuxuu ilaahay uqoro ayuu qaadi saas darteed, galaas biyo qabow qaado ee meelfariiso, Afkaadana Masuul kanoqo✌️

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 3 місяці тому

    Ilhan is here for her tribe as she admitted in her own words. She protects her tribe’s interests in America that’s what she said in that viral video.

  • @user-xv8hm2eg5
    @user-xv8hm2eg5 3 місяці тому +4

    Nagtan ladhahu Daleyaa Al Caqeyddey somaliyeey shqoo kaqabta dhulka ladhca 😂
    maxaa somaliye sodhax geleyey?

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 3 місяці тому +1

      Ilahan Cumar Adaya bilawada wiil Somalia 🇸🇴 ayaya kakahiilisaya naag Hindi dhalayada Somalia nimo Ilhan waya xoortaya

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 3 місяці тому +1

    Hal mid ayaan ogahay, taasina waa in qof carab ahi inuusan ugu ridi lahayn qof Somali ah, balse way ugu ridi lahayeen qof cadaan ah! Somalidana waa la isku diri karaa, waana laga faaiidaysan karaa dhexdooda, waayo dad wadaninimadoodu ay yartahay oo daciif ah waaye.

  • @user-qj6qp6tr9v
    @user-qj6qp6tr9v 3 місяці тому +8

    waar boo shidh baanu ku niri!
    ma anagaad ilhaan saqachaanada ah noo sasa baysaa?
    afka buudhka ka qarso!
    reer Somaliland hadaan nahay dee ma nihin soomaali ee ha nagu sheegin soomaali!
    maxaad faraqyada nooga laad laadaan wai?

  • @GloLeaders
    @GloLeaders 3 місяці тому

    This lady she is shiica waa murtid
    Ilhaan cumar she is unreachable
    I'm oromo and somali so we oromos we stand with my cousin ilhaan cumar

  • @huseinabdidahir4039
    @huseinabdidahir4039 3 місяці тому

    Asw soomaliyay ha noolato wasir roda jamac ... mashallah . Shaqo fiican ayay haysa .. somaliland xiita maalo kale ayay ga raadi doonta qadiyada somaliland meelo ka fog ayay gaadhi doonta ... somaliland guul

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 3 місяці тому

    WA wasiir Ku xigenka armiha dibada EE somaliland

  • @nimoosmanomar1415
    @nimoosmanomar1415 3 місяці тому

    Wallahi cabdulahiyow aad ban ugu bagay hadaada mana timid qooof soomaali kala jecel

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 3 місяці тому

    Guuuul iyo gobanimo Somaliland❤❤

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 3 місяці тому

    Ilhan 9mar her time is finished no more to vote her

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 3 місяці тому

    Somaliland iyo oromada oo ku badan minnesota, waxay u codaynayaan gabadhaas ciraaqiyada ah

  • @CaliXamari-fw2ps
    @CaliXamari-fw2ps 3 місяці тому

    Ilhan,Omar,isawiser,lady,as,you, see,and,we have send, thank you for your, hard work ❤❤❤❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 3 місяці тому +1

    ❤s❤c❤w❤s❤c❤w❤s❤c❤w❤allaahu❤❤❤akbar❤❤❤allhu❤❤❤akbar❤allaahu❤akbar❤❤❤❤

  • @daadax7081
    @daadax7081 3 місяці тому +1

    Reer somaliland ilhan waxna kuma kordhin karaan waxna kama dhimi karan dadka besha somaliland waa 100%2

  • @blackpanther8219
    @blackpanther8219 3 місяці тому +2

    I am very disappointed that Somali people who are from Somaliland will pick an iraqi person who also is not wearing Hijab one of top woman command from Allah and she said ilhan is a problem she is the problem and not a true Muslim, Ilhan is a Somali Lady wearing Hijab and who supports Palestinian people🇵🇸 shame on American Somaliland for not supporting a true Muslim lady who is one of your own people🤢💔🤢

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir 3 місяці тому

      Ilhan Omar she cheated her Hasband that is why

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 3 місяці тому

    You got my vote sister

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 3 місяці тому

    Minnesota anagaa degen iidoorna waxba kama aha wax cod ah oo ilhan ay wax kaga qaadayan ma heli karaan viva ssc khaatumo !

  • @banadir5032
    @banadir5032 3 місяці тому +1

    Asc walaalo cabdulaahi gabadhaan soo qaadkeda ama hadal haynteeda waa laga wis wisayaa waayo waa qooma luud. Takale cabdulaahi warka ama arinka somaliland ayku naceen maha hadal kaliya ee dagaalka iyadaa kadambaysay

  • @faisasheikhsufi81
    @faisasheikhsufi81 3 місяці тому

    Adiga maxaa kaagalay Ilhaan bad kuwaalatay insha Allah way guulaysan ilxun kuma aragto ilhaan cumar

  • @haynkajaanka6251
    @haynkajaanka6251 3 місяці тому

    ADEER KHER ALLAH HAKU SIIYEE HOW DHAG TAAGIN HARGEYSA GUDDA HEEDA BAY KU LEEYIHIIN SOMALI IYO XABASHI AY DHAHAYAAN XABASHI NAANU NAHAY

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 3 місяці тому

    Waa wasiir ku xigeenka arimaha dibeda ee somaliland

  • @abshirquraab1117
    @abshirquraab1117 3 місяці тому

    Adiga iyo kuwa kula mid midna ilhaan wax ka qaadi karo, waad faraxsantahay caawa oo ilhaan baa wax lagu qabsaday

  • @kawsaraden
    @kawsaraden 2 місяці тому +1

    Ilhan waa waqil kura ee Somalia ee wadanka Maraykanka manta laku faanikaroo....Reerkan riyaata kunolow xaarka iska hakaajiya iibo eebee ku siyoo habeen la iskama gaado waxaad ka taarii kartaan ba iska yaar ee salaata ku daba xirdhaa geesiyata darood ictiirafka ad nuus garniikaa daba hortaysan ILHAAAAAN ba ni haysaaa...

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c 3 місяці тому

    IIDOORKA WAA DAD YAR LOOMA BAAHNA IYAGA HAWIYE DAAROOD IYO DADKA MAREYKANKA U DHASHAY AYAANAGU FILAN VIVA ILHAAN OMAR

  • @ruunabdi7363
    @ruunabdi7363 2 місяці тому

    Ilhan hadalkeeda waa sax dad Somali sheeganaayo oo dhul somaliyeed cadow somaaliyeed siinaya somali ma ahan Ilhan wixii calaf u galo cid ka qaadi ma jirto.

  • @KhadarMacalin-yj4sg
    @KhadarMacalin-yj4sg 3 місяці тому +1

    Daarood kanapaanaa way iskatagtay

  • @anabhusseun6502
    @anabhusseun6502 3 місяці тому

    If this Arabic woman won is good and if Ilhan won is good but she tell the truth ❤

  • @fartunhussein4893
    @fartunhussein4893 3 місяці тому

    I support ilhan omar is my blood somalinimo waan u codeyni inshaallah
    Mar walbo waan u codeeyaa iyada
    Gaal waa gaal i dont need them anigoo arkaaya ilhan omar oo somalinimo ila sheeganaysa sorry gaal futo ku xaare

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 3 місяці тому

    Waa wasiir ku xigeenka arimaha de be❤❤🎉🎉🎉

  • @AyaanMohamed-nn4ru
    @AyaanMohamed-nn4ru 3 місяці тому +2

    War ilhaan ka samir saan dowaladii siyad bare uridnaan uridaynaa mxa ka badalaysaa😂😂😂viva somaliland💚🤍❤️🩸💪🫡

  • @munaqaali4556
    @munaqaali4556 3 місяці тому

    Waan kaa yaabay waaryaa horta gabadhyada rooda ogaan bad isu diidsiinaysaa taytalkeda ilhaan iyo inta la mowqifkaa ee slnd neceb wax somalinimo ah o naga dhexeyaa ma jirto tana waaba qoma luud

  • @haliimomohammud1537
    @haliimomohammud1537 3 місяці тому

    Kurti waxmahaysdan ee ugo shubina somalia hanqararac lug uma hidisa muslikala ka banan kurti dhulma qaban somalilana wa mid wana farqora ee kurtiyey mesha kabax ee dadkak udakalam an dhul heysan 😂❤❤❤

  • @cbdikariincali1283
    @cbdikariincali1283 3 місяці тому

    Soomaali ma nihin bayba taaganyihiin ilhaan wayba soo dhoweeysey ilhaan uma baahnan somali baa ka badan

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay1097 3 місяці тому +1

    Iidoor waa laga badanyahay 😂😂😂 waxaaba ha bunbuniin 😂😂😂iidoor haajiyad iyo baskiil qadaa Minneapolis 😂😂😂

  • @user-dv7cs4iq5q
    @user-dv7cs4iq5q 2 місяці тому

    Guuuuuul soomaliland masha allah 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kadhirtali5094
    @kadhirtali5094 3 місяці тому

    Ilhaan Kama guuleysaneesa Somali kaliya madooran Somali oodhan 10 percentage ma dama

  • @user-sl9ik3qk4q
    @user-sl9ik3qk4q 2 місяці тому

    Salallahou Aleyhi wa Salam

  • @user-js6do7zf3x
    @user-js6do7zf3x 3 місяці тому

    Ilhaan waxba kama waadayaan ilhaan wey guuleesan Insha Allah

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z 2 місяці тому

    Waa wasiir ku xikeenaka wasaarada arimaha dibada ee wadanka somaliland

  • @fatimabilanfiican297
    @fatimabilanfiican297 3 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂 Hadal madhan meel ma gaadho walaal

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 місяці тому +1

    SOMALIYA WAXAA LEH SOMALI
    SOMALILAND WAA SOMALIDA DHULKEEDA 😂😂😂 HADEY SOMALI LAHEY QOFNA KUMA QASBAYO ITAGA YIRI SOMALI MA NIHIN EE WAA REER WAQOYI.
    MAXAA KEENEY ISKUYAACA?
    GEES KA GEES SOMALIBA LEH

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 3 місяці тому

    I’llhaan markay soo baxayisay qof kasta waa isgarab tay oo soomaaliland laakin waxay ugu abaal guday dad soomaali sheeganaya marka nagama xigto gabadhaa carabta ah waayo soomaali ima taqano

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 3 місяці тому

    Reer Somaliland Vote for dalia alcaqeedi