FARMAAJO IYO MUCAARADKA OO CEEB IYO NAXDIN KU TILMAAMAY WIXII FOWZIA KU DHACAY EEDII OO WAJI KALE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024
  • Tools I use to run my digital brand:
    Premier pro ( Video editing ) -
    Photoshop ( Thumbnails ) -
    capcut and kinemaster (Video editing) -
    Footage & Images ( Pexels -Pixapay - Mixkit-Freeik) -
    Disclaimer:-
    All rights reserved, no part of this video may be reproduced or coppied without permission from the owner of this video (Abdullaahi Daacad).
    1) This video has no negative impact on other UA-cam Channel.
    2) This video does not contain: content for children, blood and gore, sexual content, female nudity, profanity, violence, and war.
    3) This video is also for teaching purposes.
    All footage is licensed & royalty free and the video was fully edited by us.
    Copyright ©️ Abdullaahi Daacad
    Igalasoo xiriir:
    INSTAGRAM👉 / abdullaahi_daacad

КОМЕНТАРІ • 23

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad  2 місяці тому +2

    chat.whatsapp.com/GRuXLNPotCJ4RlixcojKZ4

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 2 місяці тому +2

    Xassan sheekh walaalkeey kama shaqeeyo dan somali ee asagaa shaqaysanooyo

  • @AliAli-ey5ic
    @AliAli-ey5ic 2 місяці тому +4

    Adeer waa ceeb arrintaasi laakiin ceebtu ninkii isu goda ayay wax ka dhintaa xasanshiikh nin ceebi qabato maaha ilaahay ayaan ku dacwaynaynaa

  • @AbuNaciim
    @AbuNaciim 2 місяці тому +1

    Guul

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 місяці тому +1

    Cafar nin ah Vs Marwo Foosiya xaji Adan Somali Ah ❤ Adiga 25 Milyan Somali Ah Kugu Taagersanahay Rag iyo Haweenba Umadda Somaliyed Hambalyo Kuleenay Sidaa Ugu Adkeesatay Kuwii Kaa hor istaagay waagii Hore iyo Kuwa Hada kusoo Jeediyey Waanu la xisaabtameena Abayo Hore Usoco Noosoo Dhici Kursiga Umada Somaliyed Xaqa Uleedahay Adiga Gabar Somaliyed Ah Jabuuti Ninka utaagan Waa Cafar Maanta Cafar Wakuwaa Xabada Ula taagan Somalida Kilinka Somali Galbeed Guuleyso Foosiya❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 2 місяці тому +1

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 2 місяці тому +1

    Abaaayo xildhibaanad fowsiyo keep going waan kuu soo duceynaynaa

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 місяці тому +1

    LABADA XILDHIBAAN WAXAA AFDUUBKOODA KA DAMBEEYEY PM XAMSE

  • @luulsharib
    @luulsharib 2 місяці тому

    Waxay iila muuqataa ceeb sharaf daro dilaaliin in ay na hogaamiyaan!!!
    Balse Allah baa haya guusha iyo guul darada
    Wadankaan god dheer bay ku rideen
    Hassan Sheekh
    Adam madoobe
    Iyo Hamze
    Balse waxaa dulmigaa qaadaya Xildhibaanadii habaar ka qabay ee noo keenay

  • @calicaruus8854
    @calicaruus8854 2 місяці тому

    Xasan waa nin xanunsan ee cfm allaha siiyo umada somaliyedna allaha ka horwarejiyo ninkaan baahan oo aan dhargeynin

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 місяці тому +1

    CEEBTU NINKII YAQAAN AYEY DHIBTAA WAANA KA XUMAHAY ARINTA LAGULA KACAY LABADA GABDHOOD EE U TARTAMAYEY XILALKA UGU SAREEYA ADUUNKA IYO AFRICA

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 2 місяці тому +1

    Xassan gurgurte WA nasiib daro kursiga inu lacag Ku badasho war tuugan Bahan bila damiir Ka dalka Allah dhasfiyo

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 2 місяці тому +1

    Adban somalie alkeydonto hajogto waa lagaxumado wana gabadhi laban dawledi somaliya uu dharatey qaranka sharaftisa midnimadisa ilaliyan iya ishortagtey 2 gabadhod hanlaha xilal calamiya oo koor usoqadayey sharafta dawleda somaliya iyo shacbigoda raaga ishortagay cadow shisheyey ma ah waku qaranka somaliya lodharshay uu madahwenu gow kaya ah mahalagu tilmamikara talabada ku dhaqaqen waa kayinwadan xilkodona lagaa caydhiyo siidu kudanbe ugudhaqaqin falkaokale

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 2 місяці тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mohamedabdi6593
    @mohamedabdi6593 2 місяці тому +1

    Waa dhulmi iyo doo lad laan ku djac day iyo ho gaan xumi

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 місяці тому

    waxaan ogaaney iney ragii soomaaliyeed ee wadaniga ahaa iney dhamaadeen oo oo ay noohareen kuwa gursi iyo doolar raganimadii ka qaadey xasannin ciilqabe ah weeye ninkii la shaqeynaya waa inuusan hadl ku soocelin aakhirkii labeb hadan dhiig doofaar curqyadiisu ku socdaan waa iney gabdhaha soomaaliyeed isu sharaxaan madaxweynino oo haweenka oo dhan kacaan isna xoreeyaan oy doortaan gabadh soomaaliyeed 30 sano weynagu filantahay inta naga soo gaartey ragii soomaaliyeed

  • @user-wr6dl6dc1d
    @user-wr6dl6dc1d 2 місяці тому

    xasan diihqo ale dalka haa kaqpto dalka mooryanta

  • @Fahma
    @Fahma 2 місяці тому

    Xasan waa tuug dalkana rajo kama laha waa nin lacag raadinaya oo qabiil ku dhaqmaya wadankuna wuxuu galay dagaal sokeeye 1991
    Wuxuu ka helo baa la arkayaa wana nin moryaana umana qalmo madaxwayne wana tuug qabilayste ah casumada dalka halaga raro somaliya walhi degimayso

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 2 місяці тому +1

    Safar shaqo kulahaa astaqfurullaaah

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 2 місяці тому

      More likely safar xaraash...

  • @user-dn1tf9ss1n
    @user-dn1tf9ss1n 2 місяці тому

    Gabadhawaxahelaygunaannaxdidinlahayn

  • @AbukarMasudi
    @AbukarMasudi 2 місяці тому

    Hasan waa tuug iibsaddey dalka