Nin maahe waa naag waxa la duulaya dadka xaasidiinta inatka ka xun , sky diving faaido ayuu leeyahay sida qofka stress ka, qaba iyo cabsida feejignaan wuu ku siinaya sido kale kalsooni iyo ku qanacsanaanta noloshaada . Wax barta laga karilayahay .
DABADA AYAA KU CUNCUNAYSA WAANKA XUMAHAY SIDA QAAB UMADA AH EE NINKU ADIGA KUU SAARAN YAHAY KALIGAA ADOO AH AMA QOF DUMAR AH RAACA AYAA KA FIICAN HALKA NIN AADKA OGOLAATAY BILAA XISHOOD
TV ga University waxan ka so dhow Inay noo so gudbiyaan wax kasta o Bilaa akhlaaq ah maxa hada laga Faaidayaa o bulshada an facayso O an ka ahayn in gabdhaheenu Fasahaadan niman ajaanib ka ah Xabadka laysi saaro lugihisa dhex Gashto subxanallah war ilaahay ks Cabsada joojiya fasahadkan
wiil iyo gabar ayaa muuqaalka ku jira maxaad ciwaanka uga dhigi wayseen "wiil iyo gabar soomaaliyeed ka soo boodey diyaarad dusheed" soo tv soomaali oo dhan war usoo gudbiya matihiin
Nin maaha waa gabadh qof ka kale ee ku xidban inanta war xumadda ka daaya.
Nin maahe waa naag waxa la duulaya dadka xaasidiinta inatka ka xun , sky diving faaido ayuu leeyahay sida qofka stress ka, qaba iyo cabsida feejignaan wuu ku siinaya sido kale kalsooni iyo ku qanacsanaanta noloshaada . Wax barta laga karilayahay .
WAA FANTASTIC
Universal TV ma sidaan ayaa ii danbeyday ….. Shaqsi Skydiving 🪂 sameenaayo 2024 noo soo gudbisaan 😂😂😂😂
Waxa muhiiimka waa biilka wariyeyaasha.
Shan daqiiqo waa 200 dollar.
😂😂😂😂😂😂
Walatulquu bii aydiikum ilatahlug inee kagali malinta qiyamaha
إتق الله حيث ماكنت واتبع السيئة الحسنة تمحها وخالق الناس بخلق حسن. أو كما قال رسول ألله صلى الله عليه وسلم
Geesiyad ❤❤❤❤❤
Kaligaa. Miyaa.
Geenyada madow ayaa UGA horeysay
Wa sax wall Geenyada madoow
Universal mawaxay ushaqaysaa iidorka kaliya habartii kufta xataa wad Soo tabinaysaa ader dadka udhaxeeya
Cuqadada iska saar Faaraxow
Dadka ayu isku diiraya oromka af soomaliga baartay
Dadka haa isku diiriin soomali oo dhan wey udheexeysa wana uu adeegta universal TV
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wa gabad midow oo botin dher
hi, this is nothing, keep your own culture, your culture is better for u.
Dhaqan Xumo + Caanimo.
Hablhii soomaaiyeed Waa Kuwaaa.
Wuilashanaga Uunbaa Qalqaali ahaan Jiray Lkn Maanta Waa Taas.
Gabadh madow waa malag😂😂
Tvgii universal tiktok muu noqdey Skydiving maaha wax weyn dad ayaa ku dhinta.
Waa ceeboowdeen gabadhaan waxaa ka horreysay geyn yada madow kkkkkk😂😂😂😂
Reer waqooyiga iyo Xisaabta waxba kalq haysta 100-13%=77% bay tiri cajiib.
inalilah war dadkaan gajada ah ee waxyalaha an ku dilhisno dubai sodigaya Tv aya raba inay xukuman Somaliland
Naftayda kuma khamaari karo wlhi 😂😂😂
oo waxay ninka gabadha gadaal ka fuushan Ma Hawadu ku wasaya
Lacagbay bixisay dabadana way dhiibatay 😅😅😅😅😅
😂 nagatag Inaad Kaliga Waxan Samaynayso .Ck iyo dad badan baa waxan sameyey
Universal ma War la,aan aya haysa ?
belo waa xay ninkuna😢😢😢😢😢
Waa ku tiiriye
Ninku miyu qabaa nio😂haysta
Nafta ayad ba saxexday marka hadad kudhimato maxa kahoreya ilel nafta wad kuwamartay subxan waba hadad dhimato anaga no waxba nagamagalin jaw
bilyan dollar hadi leysiiyo wale inan so booden waba suuxi laha
Meeqa waaye lacagta?
Nasiib wacan.
Midani waa Oromo Jamican leexsadey somalia magaceeda iska ba'ay
hada tvga weyn ma wax uu soo dhigo ayey waayeen cajiib🤔.
????? maxaa Faa"iido ah
Adigoo hawada jooga ayaad lugaha dhiganaysaa 😅😅😅😂😂😂
Marka maxaad noo sheegteen....mise anaga ayaad reer baadiyo noo maleeseen.
DABADA AYAA KU CUNCUNAYSA WAANKA XUMAHAY SIDA QAAB UMADA AH EE NINKU ADIGA KUU SAARAN YAHAY KALIGAA ADOO AH AMA QOF DUMAR AH RAACA AYAA KA FIICAN HALKA NIN AADKA OGOLAATAY BILAA XISHOOD
Nin maaha waxaa lasobadaye waa gabadh iskaxaqiji
SORRY MY SISTER I THINK THE PERSON WHO JUMPED WITH HER A MAN BUT IF SHE DIDN'T, I AM SAY CONGRATULATIONS TO YOU, SISTER AND GO FORWARD TO YOU.
nina gadaal ka saaran 😂😂
Naa ninka ma dabadaaduu ku nabanyahay u uuu u na waad raaxeeysatee noo waran???
TV ga University waxan ka so dhow
Inay noo so gudbiyaan wax kasta o
Bilaa akhlaaq ah maxa hada laga
Faaidayaa o bulshada an facayso
O an ka ahayn in gabdhaheenu
Fasahaadan niman ajaanib ka ah
Xabadka laysi saaro lugihisa dhex
Gashto subxanallah war ilaahay ks
Cabsada joojiya fasahadkan
"Gabadh Somali kaso booday diyaarad dusheed" who fuckin cares Wax fa'iida leh dadka la wadaaga laangaati idin dhashay wasa.
Adigu wax faaido leh kula hadal
wiil iyo gabar ayaa muuqaalka ku jira maxaad ciwaanka uga dhigi wayseen "wiil iyo gabar soomaaliyeed ka soo boodey diyaarad dusheed" soo tv soomaali oo dhan war usoo gudbiya matihiin
Xishoodkii away
Ood ula jeedid.
Malaha maxa gabadha gadaan kasaaaran ayaad nin umaaday😂
Soo tan howshi hawada sare lagu dhameeystay ba
Kkkkk😂
Ceeb nin ayaad isku maran tihiin
Ma waxed no balamineeysaa in halada la isku istiimsho
Habrtani 60sano jirka ah maxey sheegeysaa views
Bal maxay xijaabka ka xiran tahay Hadii aysan diin Islaam ku dhaqmayn? Waxaan Tv mahan ee hala xiro duliga