nolosha dalka Switzerland 🇨🇭 part 5 su aalo iyo jawabo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 24

  • @bahjobahjo1978
    @bahjobahjo1978 25 днів тому

    Mansha ALLAAH abayo shukran

  • @bahjobahjo1978
    @bahjobahjo1978 25 днів тому +2

    Franciska
    Airland
    Swezarland

  • @AhmedSuleimaan-j2n
    @AhmedSuleimaan-j2n 3 місяці тому +2

    masha allah, sida quruxda badan aad xogta nala soo wadagtay walashay hore usoco hampalyo. GUULEYSO MARWALIBA
    Qof iska qalbi furan ayaa tahay

  • @bahjobahjo1978
    @bahjobahjo1978 25 днів тому +1

    Abaayoy ilatali bisha December aan rabaa inaa soobaxo insha ALLAAH basabor kenyan ku imaado sharciga intan qariyaa rabaa inaa isdhiibo ee wadankee igula talin lahayd oo dhakhso sharciga bixiyo waxan ahey singal mather caruur kasoo tageyaya abayo ilatali
    Nolosha inaa badalaa rabaa

    • @Hannah-262
      @Hannah-262  25 днів тому

      Wll runtii talyani meel la aado maha adoo Airland aadi karo melkale ha isku marin

    • @Hannah-262
      @Hannah-262  25 днів тому

      Waxaan ka wadaa france

  • @AbuubakarAli-em3gs
    @AbuubakarAli-em3gs 3 місяці тому +2

    Shaqada swizka 🇨🇭kasoo waran apaYo💜

  • @FatumaDauus
    @FatumaDauus 3 місяці тому +2

    Abaayo insha allah 2025 hadu alle na gaarsiyo ayaan raba in aan so baxo markaan luuqada barto aniga xirfad diyaarinaya ma shaqeysan karaa ❤❤❤

  • @hassanyoonis2566
    @hassanyoonis2566 23 дні тому

    Waxaan dagananaa zurich sanadihii 2007 ilaa 2010 f faadumo ayaan haystey waxaad ka soo waranta C imisaa sanadood ayaa hada lagu qaata

  • @burhancolorado8726
    @burhancolorado8726 2 місяці тому

    Xaga shaqada iyo mushaarka iyo maciishada kasoohadal wlshy

  • @YacquubJamac
    @YacquubJamac Місяць тому

    Ina adeeer man kula kulmi karaa ❤

  • @CabdiRashka-h1g
    @CabdiRashka-h1g 26 днів тому

    Sidee laguimaan karaa sister

  • @FatumaDauus
    @FatumaDauus 3 місяці тому

    Hapalyo abaayo❤❤

  • @hibaaqbae6199
    @hibaaqbae6199 3 місяці тому

    😅😅😅😅😅😅😅

  • @AliadamAbdulrahmaan
    @AliadamAbdulrahmaan Місяць тому

    Ceerta bishii la qaato wa imisa

  • @Luuza7775
    @Luuza7775 2 місяці тому +1

    Abyo suaalihi dhib kaaga imaanyo ka dhac sistreey dad marka caan noqotid ku dabo galaayo jiro is jir var dhan iska ilaali