Walaal daahir 17:21 Somalidu waa laba qaybood (Kabaha)&(koofiyadda) Kabaha waa lagu joogsadaa Koofiydda Madaxaa la saartaa Adigu qaybtad koofiyaddaad tahay. Hore u soco.(Bon courage) frere
Adiga Wan yaabaye Af somaliga Eey ma fadhiyo😮see Ku fahmeyna waxa la shegoyo 😕 ( Your motivation for us girls...I'm shaking!!! Ladalada.. man's power ayaa kuhelay..)lol.
adiga computer maad tahay markaad 8 luqadood ku hadlayso.gabdhaan maxaad ku maagaysaa ma abtiyadeey shegaysaa ku dhalay mise qabiil ahaan baad ku riixeysaa
Walaal Somalidu meel kasta oy joogto aday kutaageraysaa hore u soco.(merci de vtre comprehension) Djibouti
Walaal daahir 17:21
Somalidu waa laba qaybood
(Kabaha)&(koofiyadda)
Kabaha waa lagu joogsadaa
Koofiydda Madaxaa la saartaa
Adigu qaybtad koofiyaddaad tahay.
Hore u soco.(Bon courage) frere
Maxamed daauud marna waa sheikh markuu safiyo cawradeeda tilmaamayeyna waan yaabay
Walaal adoo jiscame sita nin sodonkii jis sita waxba hakasheegin.
(DJIBOUTI)
Somali 🇸🇴 wax cadaalad maleh waxaa xoogleh kan lacagta haysto. Hadaba anaga waxaan joogna badanken waxaan joogney waqti dheer reergalbedka. Waxaan jecelnahay cadaalad iyo xaqa in la dhowro Ayaan rabnaa tnkz sis iyo Bro😢😢😢😢😢
😊
لااله الا انت سبحانک اني کنت من الطالمین ❤
Adiga Wan yaabaye Af somaliga Eey ma fadhiyo😮see Ku fahmeyna waxa la shegoyo 😕 ( Your motivation for us girls...I'm shaking!!! Ladalada.. man's power ayaa kuhelay..)lol.
Wallaahi dadkii waa sooxumaanayaan gabar Soomaaliyeed oo dacwad ka’ah abtiyaasheed waa Cajiib!!
Subxaanalaah walaalo mayaabtay abti soowtuu u dhiman jiray gabadhaha si gaara
ومن يتوكل على الله فهو حسبه.
Subxaanalaah aduunyo waay qiimo beeshay gabar iyo abtiyaasheed aay is haaystaan abtiyaasheed ilaahoow nasrigaada u soo dir
Aamiin amin insha allaah
Daahir calasow hal dhinac baad waraysanaysaa oo damanaad ka baxsatay oo ka cabanaysa dhamaan haayadaha garsoorka iyo baadhista ee soomaliya
Rabi hakaa qabto wixii dhib kugu wado ayo aad baan ugu murugoodey ayaan naftaada lagu dhaafin
Daahir
Gabar dhibaa toon ba ku radi nay say
Asc Dahir Waxaan ku haayaa ilmo GH ah oo dhaawac ah kunool Ifo
Qof waa in uu maxkamda uu Ku soosaaraa, markaa la xariir dadka la shaqee daahir Ka shaqee.
@@muhadbarre1821 Aniga Khabiil lama wadaaga meelna lama joogo dad ayaa isoo sheegay Qofkii ugeeyn kara ha u geeyo
@@muhadbarre1821Adiga ma u geynkartaa?
Saxix@@muhadbarre1821
Wll la xirir dadka la shaqeys maxkamada sida soy soy ama nawaal
Maxamed. Daauud. Adeer
Daahir. I. Baa
hanahay. Halaigu. Xiro
Maxkamada. Rabaa
DhibaAn. Ahay
Lknse waxa Suaal iga ah sidey Abtiyaasheeda U dacweyn karta Si Public ah Abtiyaasheeda Sidey u dilayaan Macquul ma ahan
Maxakamads
Daahiran. Rabas
Abtiyasha hday xunyihin wa dacwayne
Waar gabadhii 1986kii Muqdishu lagu kufsaday ee Maami Saafi kiiskeedii intee ku danbeeyay.....?!!!!!!.
XAMAR WAXA JOGA DADKI U DHASHEY O SHAN LUQAD KU HADLA O JAMACAD DHIGTA
Ku. Helaa
Maxey ingiriis ugu hadla yaan yaab
Daahilrow. Maxkamada. Rabaa
Sideen
Maxkamaadan seey rabto. Weey u duceeyasa seey rabtana weey u caaytantaa
Asc
DHUL EYSAN LAHEYN AYEY SHEGANE WA YAAB
Daadir calsow isoo qawo
Walaaley. Maxkamada
Daan. Ku. Helas. Daahir
DADKA EY NABEYSO HALA KENO
Sxb codsi ayaan
Wata magaca
Maxkamada
Halagadhigo
Maxkamada Cadaalada
Calasow
Qurba joog hadaan nahay waxaan wey naniyad jabinayaan. Dadka wax bartey hadii l xaqooda ladhacaayo waliba ehel xataa eysan garab kaheleyn waa yaab
Maxkamada an. I. Baahanahey. Daahiran. Sidemen. Ku. Helas
ونعم الوكيل
Maxkamadu dhinaca ama site-ka kale bal hawareeysato fadlan waa intaas oo aay soobaxaan wax yaabo kale oo aan la’ogeen.
NAAG ABTIYASHEED NABEYSA O SHEGANEYSA DEGAN HAWIYE WA YAAB
Abtiga maqaldamiy karo miyaa
ABAABA LACAGTA LA SIINAYO NAGTAAN SHAQEYSAN KARTA O NABEYSA DAD AN JOGIN LACAGTAAS HALA SIIYO CALI OSLO O HAYA HOYADIIS O INDHOLA ILMO HEYSTA
Waligeey kiis hal dhinac ah ma rumeeysan
DAAHIR
DADKAN EY NABEYSO AYAGANA HALA DHEGEYSTO
Wall. Maxkamada. San. Ku. Helaa
HADE ABTIYAASHA NINKA DHULBAHANTE KU QABEY OO KU FUREY MIYAA RABTA IN UU HANTIDADA DHAXLO GABADHEY ABTIYASHA WAA KA GARDARAN TAHAY HADALKODA MAQAL
sheeko si fcn uma fhmin si fcn udhagayso wll
NAGTAAN LAHJADA QOWDHAN LEH O SHEGANEYSA WEXEYSA LAHEYN WA YAAB
😂😂😂😂 Oo miyaan somalia dhulka ibsan kar doqonimaadu markay kaa badto waxa walba waad ku hadli iska aamus
Abtiyaalow xishooda
Subhanallah
English iyo Somali isku qasan see loo fahmaa?
@@abdinur6152 dadka mirqansan lee Fatma😀😀
Gabadha in lagu xada gudabo
MEY SHAQEYSATO O BOYAASO KA NOQOTO XAMAR
LACAGTA LA SIINAYO NAGTAAN HA LOGU GADO BAJAAJ WIILKA HAYA HOYADIIS O INDHOLA O DUMARKU UGA TAGAAN HOYADA KA TAG
NA SHAQEYSO
حسبي الله ونعمه الوکیل
ANO XAMAR KASO JEDA NAGTAAN MA FAHMIN LAHJADEEDA WEXEYNA KU DARSATEY INEY DACWEYSO ABITIYAAHEED O NABTO O SHEGATO DHULKA HAWIYE
Mafahmin na wadledahay rer abtiyashed ayey nabtayna wad ledahay bal naftada nageso bal hawiye iyo darod iyo isaq mesha matagne hantideyda ana leh miyey ku qaldan tahay yab badana
It's true ayadaba kala hadleyso ayadu ha is saxdo horta hadeysan fahmin maxay ka hadleysa @@faizacsalam1367
Qabiil lagama hadlaayo kafia
ANIGABA 8 LUQAD BAN KU HADLA JAMACADA WAN KA BAXET UMANA OYO HANTI ISLAMEED
adiga computer maad tahay markaad 8 luqadood ku hadlayso.gabdhaan maxaad ku maagaysaa ma abtiyadeey shegaysaa ku dhalay mise qabiil ahaan baad ku riixeysaa