GIFT KALA QAALISAN KU NASIIBSO 30 GIFT AYAAN BIXIYAY MAADAAMA AAN 30JIRSADAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2023

КОМЕНТАРІ • 604

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 9 місяців тому +162

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤🫵🏻

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan 9 місяців тому +96

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

  • @user-io8sm3wi7v
    @user-io8sm3wi7v 9 місяців тому +44

    Wiilka dheer waa wiil af suuban wixii usoo baxo Masha Allah ayuu dhahaa❤ilahey ha barakeeyee❤

  • @camirkey
    @camirkey 9 місяців тому +34

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad
    ❤❤❤(ﷺ)❤❤

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 9 місяців тому +37

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinnnig person all created by Allah is our prophet mohamed(sallallahu caleyhi wasallam)🕌🕋🥰❤

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 9 місяців тому +28

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤

  • @nayruusnalka7473
    @nayruusnalka7473 9 місяців тому +25

    Waxaa tahay qof aad u qalbi wanagsan allaha waxaan kaga baryeena inuu caafimaad taam ah ku siiyo 30 ku dhacde caawaba inu allaha ku qadaro inaa cagahada ku istagto walalkeyow coyaalkaasna sidaa u farxisay allaha kaga farxiyo insh allah ❤

  • @cabdikariim1077
    @cabdikariim1077 9 місяців тому +13

    Team 27 sidan uwada dhanahy aan uwada duceyno walaheen falastiin Allow u gargaar aamin yaa rabi 🤲🤲🤲

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 місяців тому +73

    You don't need to be a muslim to support Palestine, you just have to human being ❤️🇵🇸 free Palestine ❤

    • @ESMA_upThi
      @ESMA_upThi 9 місяців тому

      Adi meeel wlpo ma joogta

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 9 місяців тому +30

    The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰

  • @Anhaardaadax
    @Anhaardaadax 9 місяців тому +2

    Laki boy hooyo diin leh soo barbarisey mar walba maansha allaah buudhahaya woow maansha allaah

  • @aaminacabdi5731
    @aaminacabdi5731 9 місяців тому +6

    waxa laga yabaa inta aad caruurta ka farxisy inu alle kugu sahlo waayo caruurta ducadodu wa musta jaabo alle lughaag haku so celiyo hubby birthydy 🎉❤

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 9 місяців тому +22

    Imisa Qof ayaa Muqaalkan Ka heshay 👍
    HBD ASAD HAGIO🎂 🔥

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 9 місяців тому +14

    Masha allaah muqal qurux badan asad dhalasho wacan cimri dher iyo cafimad iyo cibado suuban Allow nagu garsii dhamanteen aamin🤲

  • @nightsports786
    @nightsports786 9 місяців тому +6

    Wiilka Abdirahman la dhahayo wa xariif smart ah wuu ka duwan yahay ilamaha kale Maasha Allah

  • @NajiibAlpo6512-wm4is
    @NajiibAlpo6512-wm4is 9 місяців тому +23

    اللهُمَّ أَصْلِحْ أَحْوَالَ
    المُسْلِمِِينَ فِي فِلِسطِينَ وفي كُلِّ مَكَانٍ، يَا ذَا الجَلالِ وَالإِكْرِامِ.

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 місяців тому +44

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤️ free Palestine 🇵🇸 ❤️ duceyno aan usoomno qofkii awoodo walalaheen intasa u awoodna😭 اللهم انصر اخوا ننا المسلمين من فلسطين 😢

  • @ibrahimmohamed-fc4uh
    @ibrahimmohamed-fc4uh 9 місяців тому +3

    Allah is one kusali nabi muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🌃🌃🌌

  • @aishaahmad1325
    @aishaahmad1325 9 місяців тому +5

    Happy birthday 🎂 Asad ❤ sanadkaan sanadkiisa cimri dheer, caafimaad iyo cibaado suuban Allah kugu gaarsiiyo🤴

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 9 місяців тому +22

    Kusaliya rasuulka scw❤❤❤❤

  • @Abassjelle8
    @Abassjelle8 9 місяців тому +36

    Let's make dua for our brothers and sisters in Palestine 🇵🇸

    • @user-li4jq7ji1x
      @user-li4jq7ji1x 9 місяців тому +1

      Alah hawgargaro welheen❤😢

    • @Abassjelle8
      @Abassjelle8 9 місяців тому +1

      @@user-li4jq7ji1x Ameen wllo

  • @zahrahousseinrobleh4634
    @zahrahousseinrobleh4634 9 місяців тому +3

    Masha allah Asad xajiyo allah ku xafido cafimadkan ku siyadiyo samirkana ku adkeyo Allah ka dhigo qof mustaqbalkiso wangsan yahey wxn walalkey ku rajenaya inad noloshad ku nolato nolo farxad badan inata iyo inka badan Allaha cimriga ku dhereyo waxan kaley on ku rajenaya inad sandka cusub ed gashey ino ku noqodo mid ad herkan ka si sareyo ad gadho iyo waxn kalano kuu so duceynaya in waxksta od rabto ku rumuban iyo ino ilahy ka qof cibado badan iyo qof imankiso gadho her oo allah ku jeclado wayo hadu rabi ku jecelad waxksta od rabto wad helesa

  • @JaamacBarbaraawi
    @JaamacBarbaraawi 9 місяців тому +1

    Asad walaalo Alle Wayne SWT cimriga iyo cafimaadkaba hakuu barakeeyo oo hakuu siyaadiyo Alle Wayne SWT cafimaad taam ah haku siiyo alle Wayne SWT wiLjarkaas aad la jaarka noqotay hakaa kiciyo oo lixaadkaagina hakuu soo celiyo Aamiin aamiin aamiin wllhi ilaahay dartii ayaan kuu jecelahay waana ku taageera waana kugu xidhanahay walaale guulayso labada daaroodba idamka alle inshallaah walalkayow hamigaaga adduunyo iyo ka aakhiraba hakaaga filnaado walaalkayow aa Aamiin aamiin aamiin 🤲❤

  • @hodandahir4088
    @hodandahir4088 9 місяців тому +10

    pure talent Asad hajiyow cimri dheer iyo caadimaad iyo cibaado suuban insha Allah ku rajeynaaa ❤🎉

  • @AbdirizaqFanax
    @AbdirizaqFanax 9 місяців тому +44

    Allah is one ❤❤❤❤❤

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 9 місяців тому +8

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan.
    COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
    Happy birthday 🎂 Abtio Asad 🎉🎉🎉

  • @DajiyeInaAhmed
    @DajiyeInaAhmed 9 місяців тому +1

    Muraad paan leehehee izoo duceeya 40 qof ducadooda waa la.aqpalaaye🤲🤲

  • @user-gz2nw2px5u
    @user-gz2nw2px5u 9 місяців тому +4

    Mashallaah walaal asad alle ayaa mahad oo dhami usugnaatay nabad qab iyo caafimaad kugu soo gaadhsiiyey da'daa aad manta gaadhay alle cimriga iyo cafimaadkaba hakuu barakeeyo walaalo cafimaad buuxa oo taam ah oo sareecana haku siiyo lixaadkagana hakuu soo celiyo inshallaah alle ayaan kaga baryayaa inuu kaa kiciyo wiljarkaas aad la dariska noqotay alle waxba kuma ahee alle hakuu soo celiyo lixaadkaaga oo hakuugu naxariisto samirkaa aad weheshatay walaalo aamin aamin aamin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @amalkaasim8167
    @amalkaasim8167 9 місяців тому +4

    Happy birthday asad cimri dheer iyo cafibad ku rajeyna❤❤

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 9 місяців тому +1

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my king 🤴 asad hajio ❤❤

  • @haniomar710
    @haniomar710 9 місяців тому

    Aboowe Asad cimri dheer iyo caafimaad iyo qaatumo suuban aan Allah kaaga rajaynaa

  • @user-ee1iu9nn2m
    @user-ee1iu9nn2m 9 місяців тому +1

    Asad ilahy waxan kaga baryaa inu cagahagi kuso celiyo ayago cafimad qaba ku istaagtid amin yarapi😢

  • @aminaassaf5000
    @aminaassaf5000 9 місяців тому +5

    Congratulations asad wllo ilahay cimridher io cafimad hakusiyo insha allah guleyso 😙

  • @user-pn5wr5ro1r
    @user-pn5wr5ro1r 9 місяців тому +6

    Ku saliya nabigena mohmad Scw ❤

  • @ikraanhassan3877
    @ikraanhassan3877 9 місяців тому +24

    Happy birthday to you Asad 🎂🥂 many more years with full of ibaadah ❤

  • @naimoali7702
    @naimoali7702 9 місяців тому +3

    Asc sanadka ku bilabmay hakuu noqdo mid Farhad iyo cafimad ku yeesho alaha awooda badan hakusiiyo cafimaad aad Dib lugahaga ugu socoto alahuma aaaaaaaamiin

  • @rahmamohamed8554
    @rahmamohamed8554 9 місяців тому +8

    Weba isku baaq,baqoyan wa ilmo funny ah😂any way hambalyo asadkena❤

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd 9 місяців тому +8

    Happy brithday Asad Hagio cimri dheer iyo caafimad taam kuu rajeynaa insha Allah 🎉🎉❤❤

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 9 місяців тому

    Mshalah qof qalbi wngsan hambalyo cafimad cimri dheer iyo cibado suban

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of 9 місяців тому +1

    Mnsha allh asad sanado kloo bdan jir cimri dheer iyo caafimad suban abowe🥰🥰

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy 9 місяців тому +9

    مبروووك مبروك مبروك ألف مبروك أخي أسد❤🎉

  • @cawocabdi3828
    @cawocabdi3828 9 місяців тому +3

    Mnshallah alle haku qiimeyo asad hagio dhalasho wngzan sanado bdn jir oo joog ❤🎉

  • @Janno66
    @Janno66 9 місяців тому +30

    I can't believe 😂 anyway happy birthday Asadkena❤😂🎉

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 9 місяців тому +4

    Mashaallah Happy birthday 🎂🎁🎉🎉🎉❤️❤️walalkey Asad Hogio dhalasho wacaan cimri dheer iyo caafimad kheyr qabo Allah ku siiyo aamiin aamiin 🤲🤲oo lugihiisii kusocodsiii 🙏aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲

  • @XasanAbuuukar-lz9lp
    @XasanAbuuukar-lz9lp 9 місяців тому +20

    Allaah is one

  • @boqorada886
    @boqorada886 9 місяців тому +1

    Ayy masha allah asad qof qalbi fcn❤😊

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 9 місяців тому +7

    Waa video qrux bdan masha allah dhlasho wcn wllky snado bdan farxd ku nolow io cfimaad gulo bdan ku rjeynaa insha allah 🥳♥️🤲🏻

  • @user-yk1ks9bv3v
    @user-yk1ks9bv3v 9 місяців тому

    Hambalyo hambalyo wllky asad insha allha waa xaa kuriyootiid allha kuu siiyo

  • @abdigouled8967
    @abdigouled8967 9 місяців тому +2

    Happy birthday asad ilhay sanadka sadkisa cafimadqad kagu garsiyo

  • @aishaahmed-kt4uq
    @aishaahmed-kt4uq 9 місяців тому +2

    Happy birthday asad hagio cimri dheer io caafimaad❤❤❤🎉🎉🎉keep going

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 9 місяців тому

    Waaaaaaw🎉❤ asad hagio inthe building sanado kle jir oo joog ilhayna lugahag hkugu dhaqajiyo my best youtuber 😊

  • @Cabdiraxmaan8
    @Cabdiraxmaan8 9 місяців тому +4

    Asad oo 30 jirsaday masha Allah cimri dheer iyo caafimaad cibaado suuban kuu rajaynaynaa pro

  • @saciidomukhtarmustafsaciid6780
    @saciidomukhtarmustafsaciid6780 9 місяців тому +3

    Happy birthday asad hagio 🎉🎉🎉🎉❤❤❤ cimri dheero iyo cibaado suuban my brother ❤❤

  • @mustapheabdirahman420
    @mustapheabdirahman420 9 місяців тому +6

    Happy birthday Teliye❤

  • @neimaelmi-te4kq
    @neimaelmi-te4kq 9 місяців тому +9

    joyeux anniversaire🎉😊🎂💛🤍🤞 mon frère Asad j ai souhaité plein de bonheur et joie et voeux que dieu vous protège le mauvais œil amine ya rabi 🤲🤲 kuu sali nabiga Mahamed salalahu calayhi wasalama salalahu calayhi wasalama ❤💯

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 9 місяців тому

    Azad hagio number one somali youtuber keep going

  • @XumanNeceb
    @XumanNeceb 9 місяців тому +1

    asad wllo caruurta adna inaa labo ugu darto soomahan

  • @user-od8zb8td1v
    @user-od8zb8td1v 9 місяців тому +1

    Hanbalyo hanbalyo wallky Asad guuleso ❤❤❤

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs 9 місяців тому

    HBD Asad haggio cimri dheer iyo cafimad Ayan kurajinaya iyo farxad

  • @HabibaYussuf-on8dn
    @HabibaYussuf-on8dn 9 місяців тому +1

    happy birthday to you walala Asad Allah hakuxafido wakutagera cafimad kunolo

  • @shukritarabi6686
    @shukritarabi6686 9 місяців тому +1

    Sanado badan joog walalkey caafimaadne ale haku siiyo oo ilaahey hana tuso adoo cagahaada kusocda insha alaah markasta waku soo duceynaa aniga iyo ilmaheyga weyna ku jecelyihiin ilmaheyga

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc 9 місяців тому

    Hambalyo Hambalyo wllkey Asad Hagio dhalasho wacan sanado badan farxad io cafimad cimra dher insha Allah 🎂🍽🍷🥳🎊🎆🧨🎈

  • @umumayga1406
    @umumayga1406 9 місяців тому +2

    Happy birthday 🎉 walal asad noloshu kuma ciisho.

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 9 місяців тому

    Dhalasho wacan wllky asad nool ow intee noolol jirto caafimad badan ayaan kuu rajeynayaa m.a

  • @frankdejong6665
    @frankdejong6665 9 місяців тому

    Somaligii ugu horeye ee caan eh da'diis runta sheege legend

  • @umuahmed6246
    @umuahmed6246 9 місяців тому +2

    Happy birthday wllkey Asad Hagio❤️

  • @CqaniahmedAwil-wx6zt
    @CqaniahmedAwil-wx6zt 9 місяців тому +1

    Mnsha allah alle cimriga ha kiu barakeeyo ❤

  • @badribaari5772
    @badribaari5772 9 місяців тому +1

    Happy birthday 🎂🎉 Asad Hagio farxad waarta io caafimad ban ku rajenayaa❤

  • @bishaaroadan6992
    @bishaaroadan6992 9 місяців тому +1

    Mashalllah happy birthday the legend of UA-cam ❤🎉🎉😊😊😊

  • @simanupdi2512
    @simanupdi2512 9 місяців тому +4

    Happy birthday asadkeena🎉

  • @daacadyare196
    @daacadyare196 9 місяців тому

    Mansh Allah
    Cimri dheer Allah haku siiyo pro

  • @ifrahhassan2511
    @ifrahhassan2511 9 місяців тому

    HBD sando bdn oocafimad farxad io cibado suban leh kurajena❤❤❤

  • @aadanrahman7911
    @aadanrahman7911 9 місяців тому +1

    Cimri dheer iyo cibaado suunan ayan Kuu Rajaynaa I.a

  • @Zallo123
    @Zallo123 9 місяців тому +1

    Happy birth day🎉🎉 wllkay Asad 🎉🎉

  • @ameliarotina141
    @ameliarotina141 9 місяців тому +2

    Happy birthday wllkeY Asad Hagio❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 9 місяців тому +11

    Big legend always asad hajio birthday congratulations 💯💯😍❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 9 місяців тому +2

    Masha Allah happy birthday asad hagio 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @jamiilojaasan4278
    @jamiilojaasan4278 9 місяців тому +2

    Aabahey iga dhintey igu soduceya😭😭🤲

  • @hidan268
    @hidan268 9 місяців тому

    Dhalasho wacan 30 jir masha allah ilahey cimriga haku dhereyo asad riyadeydana allah haku rumeyo amiin yarabi

  • @sagalcaliuubad7914
    @sagalcaliuubad7914 9 місяців тому

    Hanbalyo walalkey macan cimri dher iyocafimad

  • @user-di7wj1kv5s
    @user-di7wj1kv5s 9 місяців тому

    Happy birthday to you and all team 27 🎉🎉

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 9 місяців тому +3

    illahey hakudowra aboowe wiligana farahsanow aboowe 🥰🥰🥰

  • @deeqasalah4710
    @deeqasalah4710 9 місяців тому +3

    Happy birthday MY brother ASAD

  • @fardowsaayali5637
    @fardowsaayali5637 9 місяців тому +1

    MashaAllah Asad Abowe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @caashomaxamed1560
    @caashomaxamed1560 9 місяців тому

    HBD🎂 🥳 🎉 🎈 🎁 🎊 WLL ASAD

  • @Zeyn891
    @Zeyn891 9 місяців тому

    Zanad guuro wcN Mazulkeyna 🙏

  • @hamzeupdy9731
    @hamzeupdy9731 9 місяців тому +8

    HBD ASAG HAGIO❤

  • @FANSSRK162
    @FANSSRK162 9 місяців тому

    Asad hajio you are the real youtuber sxb ❤🔥

  • @AdanYussuf-lp7bq
    @AdanYussuf-lp7bq 9 місяців тому

    Hambalyo somali first UA-camrs Asad Hagio

  • @khadraabdirisaaq4279
    @khadraabdirisaaq4279 9 місяців тому +1

    Mash llaah ASDA hamblayo wll ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @sukeynaabdulahi31
    @sukeynaabdulahi31 9 місяців тому +1

    Asad in marku arku rajeyna insha allh❤

  • @nasianaskule
    @nasianaskule 9 місяців тому

    Happy birthday to you Ina Hagio 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @KhadarXariir-rh9nh
    @KhadarXariir-rh9nh 8 місяців тому

    ASAD wll ilahay cafimaad iyo cimri dheer ha ku siiYo❤😢

  • @nasrasaid4665
    @nasrasaid4665 9 місяців тому +9

    Inta 20 garin wani salamy🖐😂

    • @nimconalka4344
      @nimconalka4344 9 місяців тому

      Hhh ana kamid ah lkn sanadka cusub baan 20gali doona insha Allah

  • @AbdinoorBashka-if1ji
    @AbdinoorBashka-if1ji 9 місяців тому

    Happy birthday wll Asad

  • @user-hf2ir4do5j
    @user-hf2ir4do5j 9 місяців тому +15

    30 and you are single😂
    arooska asad hagio xilimaan arkaynaa talow inshaallah waan sugaynaa❤

  • @ismahanosman298
    @ismahanosman298 9 місяців тому +1

    Masha allha dhalasho wacan🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AmalFarah-kz6ds
    @AmalFarah-kz6ds 9 місяців тому +2

    Masha allah dhalasho wacan

  • @farahmohamed7144
    @farahmohamed7144 9 місяців тому

    Happy birthday walaalo🎉🎉 sanado badan oo caafimaadle insha allah

  • @amiinalove1210
    @amiinalove1210 9 місяців тому

    Happy birthday asad hagio🎉❤cimriga Allah ku dheereyo🤲🤲