Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤ Please Azxaabay ii cumaamada 🙏🙏🙏
Waxa qaldan aaryada markad ku shubtaan ha xidhina bufinta ee qofka u dhiib isaga qabsanaya mida kle buufinta aad ha ukla bxina waayo wuu khafifaya 🙌🏻keep going team 27
Asad cirbada challange lagu sameynoya fiiri horta cirbada kisto kor loo soo jiida oo aarya lasiiyay cirbada ama cirbada ayey biya Ku shubteyn cirbada marke biya leydahay ma baqaayo kadib biya ayey kusii shuboyan sida qaf la duraaya cirbada biya halagu soo jiida kadib halagu duro markaas ma baqaayo ✅✅
Waxan codsanaya oo adna waajib idin ku ah ka team 27 ahaan inaad walaladiin falastin barnaamij aad ku taagerysan ama u muujineysan garab istaag inaad soo sameysan wllkey Asad hajio codsigaas fuli insha allah nin imaan ka buuxo Aya tahye😢
Waaxaan aad u jeclaan laha waa hadday macquul tahay, All available team 27 oo taageero wllheena Falistiin usoo muujinaayo si wadajir ah. Mar walba qaraaxo iyo madaddaalo way inoo furan yihiin intaan nolnahay lkn musiibada Falistiin/Qazza/Quds ka taagan waa inaan la dareenaa isla markas waayo muslimiintu waa jismul waaxid. I.a waan sugaa middaas
Balanteenu waa shaqo team 27 hore marka iyo farxadaa aay No so ban dhigaan waay Ku mahadsan yahiin Phalastiin aan u duceynoo walalahayga qiimaha badaan 🇦🇪🇸🇴🌍🤲🤲🤲🤲🤲
Aniga waxey ilatahay cilada bufinka waye bufinkaan bilaa rinji waye lakin kaas rinji oo kalarka sharxada aa marsaneyd mesha ey ka gilinayeen lakin kan waa liisho adiga isku day labada bufin kan rinjiga iyo kan kale boh 😊all the best 👍
Dhlasho wcn wllky snado bdan farxd ku nolow cimri dheer cfimad io cibdo subn illhy hku siyo gulo bdan ku rjeynaa insha allah 🎉🤲🏻 War malmhn tiktok mgalin snp io youtube dhex wregye mba arkin bufin laduryo wa ina ka war donaa 😂
Anigu hadii aan fikirkayga ka dhiibto arinkaas . Run ahaantii anigoo cidna dhaliilayn ama aflagaado u gaysanayn, kaliya ku ekaanaya sida ay ila tahay ama waxa ay iila muuqato .Maadaama qof waliba xor u yahay aragtidiisa iyo taladiisaba, oo aan la qasbi karin. Waxa kaliya aan jeclahay in aan idiin sheego in aan ilaaway waxaan idiin sheegi rabay rali noqo lkn ogow wax aqrisku maskaxda wu u fiican yahay.🙈😂 War jecel inta hadaad so garaty wad dulqad badantahy wllhi 😂😂😂😂
asad wxan ahy fan’s kaaga 2019-2023 lkn manta danyra ika so gashay e mka hela ($97-$120) an laptop 💻 ku gato intasa iga codsi ah please help me and answer me 😢😕🥺
Wll insha Allah Aan u wada duceyno wlalaheen Reer FALASTIIN....INSHA ALLAH ILLAHAY HAKA DULQADO DHIBKA HAYSTA CADOWGODANA ILLAHAY HA JABIYO💬💬💬🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤❤ team 27 ❤
🥰🥰🥰❤
Haa
War adi quranka iyo waxaan ha isla bar bar dhigin 😂
Xld 😅😅😅
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤
Please Azxaabay ii cumaamada 🙏🙏🙏
Allah akbar
Allah akbar
Scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰 scw 🥰
Scw❤
4:06 Asc wllo
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed[ﷺ]🫶❤
Scw scw
scw scw
Scw scw scw
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam
Scw❤❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋🫵🏻
Scw scw scw
Scw scw scw ❤❤❤
Swc swc😢❤
Allah is one❤❤❤🎉🎉
🎉❤❤❤
Slt
Welcome back again guys keep going guys
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
@@hanadmohaali1784😂😢😢😮😮😅😅😊 9:41
Nabiga igula saliga scw❤
Scw scw
Scw scw
Aboowe dalasho wacan waxan kurajeynaya cimri dher iyo wilibana cafimay insha allah fathad igunolow aboowe illen wat uqalantaa waxaa tahaay walal lugufano illahey hakudowra waxana kurajeyna inu illahey lugahaa cafimat hakusiyo Amiin🙏🙏🙏🙏
Amiin
Allah is one ☝️☝️❤❤
Inta qolka cidlada ah waliba sariirta jiifa wn idin salamay 😂
Lagaa qaad😂😂
Wa ikan😂
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂😂
Wan ka qadne😂
Wcs😂
Wan kaqadbey😂😂😂
اللهُمَّ أَصْلِحْ أَحْوَالَ المُسْلِمِِينَ فِي فِلِسطِينَ، اللهُمَّ أَصْلِحْ أَحْوَالَ
المُسْلِمِِينَ فِي فِلِسطِينَ وفي كُلِّ مَكَانٍ، يَا ذَا الجَلالِ وَالإِكْرِامِ.
AAMIIN wllo
Amiin
The person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰
Oui Asad
❤❤❤❤❤❤❤❤❤baxsan
@@YuusufbarreAxmed😮qqq
Kusali nabigeni Mohamed scw
Joyeux et heureux anniversaire asad frm Djibouti 🇩🇯 ❤
Koko iyo bufin way isku egyihin
NABIGA KU SALIYA DHAMAANTIIN❤❤❤ SCW❤❤❤❤
Allah akbar
Waxa qaldan aaryada markad ku shubtaan ha xidhina bufinta ee qofka u dhiib isaga qabsanaya mida kle buufinta aad ha ukla bxina waayo wuu khafifaya 🙌🏻keep going team 27
😂😂😂😂 koko very funny roorban ku gelina❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
Waxa idinka khaldan waxey tahay
Waa iniinaan dhaqatiir aheyn challenge kaan dhaqaatiir looku talagalay😂❤
Asad cirbada challange lagu sameynoya fiiri horta cirbada kisto kor loo soo jiida oo aarya lasiiyay cirbada ama cirbada ayey biya Ku shubteyn cirbada marke biya leydahay ma baqaayo kadib biya ayey kusii shuboyan sida qaf la duraaya cirbada biya halagu soo jiida kadib halagu duro markaas ma baqaayo ✅✅
اللهم احفظ اخواننا في فلسطين 🇵🇸
Waxan codsanaya oo adna waajib idin ku ah ka team 27 ahaan inaad walaladiin falastin barnaamij aad ku taagerysan ama u muujineysan garab istaag inaad soo sameysan wllkey Asad hajio codsigaas fuli insha allah nin imaan ka buuxo Aya tahye😢
marka falastiin ma video ayaa lagu xoreyn kara maxey tahay ciyaalnimada😆muhiimada waa in niyada looga duceeyo in laso bandhigo maahan
@@SuntaFaaraxmajopasto58 walal videogu wuxu noqon Kara dhiiri galin iyo garab istaag walal
Allah is one kusali nabi muxamed scw scw scw scw scw scw
Qaabka cerbeda uqabanayan laga garani iney cafimad goob lagu barto tagin😂😂😂😂😂
Shaqadooda ma ahn nh😂😂
ALLAH IS ONE 👆👆👆👆❤❤❤❤
Allah is one 🙏 ❤️ 💖 ♥️
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ku sali nabigena scw ❤💯🙏👍🕋
Aan ku salino Nabigena mمحمد ﷺ.
Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan.
COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH
Nabiga kusali scw scw❤❤
Waxan ka cabsnayay inay irbada isku duraan waliba labada gabdhod amiira&koko😂
Hadaaba ka so horeyy like isar😂❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ar kookaa wllhi waa oga qoslisay anoo xanaaqsan acligeyg waxow iisheega in hadii yub lasiiyo aysan baqeyn hhhhh
Kusalii nabii Muhammad scw
Waaxaan aad u jeclaan laha waa hadday macquul tahay, All available team 27 oo taageero wllheena Falistiin usoo muujinaayo si wadajir ah.
Mar walba qaraaxo iyo madaddaalo way inoo furan yihiin intaan nolnahay lkn musiibada Falistiin/Qazza/Quds ka taagan waa inaan la dareenaa isla markas waayo muslimiintu waa jismul waaxid. I.a waan sugaa middaas
Azad sxb cirbada ayaa size keeda ween yehe please next cirbad ka yar ❤ part two ❤
Allah is one 🙏 ❤
❤
Asaxabey salda culees iga saaran iso duceya please abwe iyo abyo😭😭😭
Balanteenu waa shaqo team 27 hore marka iyo farxadaa aay No so ban dhigaan waay Ku mahadsan yahiin
Phalastiin aan u duceynoo walalahayga qiimaha badaan 🇦🇪🇸🇴🌍🤲🤲🤲🤲🤲
Ina nin facaaya lcg ushaqeesid views siisid ba frxsnthy orod naftada ushaqeey
Kkkk
Go forward brother team 27 ❤
Sidee tihiin somalia wayn aad ayaa iin tagera asad hagio iyo saxiibadii dhamaan waa insalaamaya khayr ayaa in rajenaya❤
Abti qofkii ugu horeeyay aa noqday abti se ithy rebley ii soo gal 😢❤😫
Gacmaha illhy haku barakeyoy hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤😂
Woe amazing keep going legend 🎉🎉😂😂❤❤❤❤❤
Wow team 27 unstoppable..... keep going sxb Asad hajjio😊
Meel ayaa koolo bac ukayadhajiyeen ee yeekuwaalin abti Asad ee by 🫡🫡🫡🫡👋👋👋👋👋🤛🤜🤜🤜👏👏👏👏👏🫶🫶🫶🫶🫶👍👍👍👍👍👍👍✋✋✋baaybaay soosamee koolo gees ukaya dhaji abti mcn ❤❤❤❤❤
Dhibka dhaan waa cirbada aad is ticmaaleesaan sabtoo ah afkeeda saa idoo u waynyahay ee mid afyar isticmaala like 3siisiida camal
Koko wlhi wa funny yuug kulha hhh iga qozlizay😂😂
1,aryada waa ka badiseen
2,cirbada sida ay uhayan gabi ahanba waa qalad
3'Sidoo kale cirbada lagu tartamaye iyo mida aa wadatan isku mid maaha
Alha hakudulqaado falastiin dhibaatada luguhaayo❤❤❤❤aamiin
Ameen ya rabi
Aamiin Aamiin Aamiin
Azad hagio number one somali youtuber keep going
Aniga waxey ilatahay cilada bufinka waye bufinkaan bilaa rinji waye lakin kaas rinji oo kalarka sharxada aa marsaneyd mesha ey ka gilinayeen lakin kan waa liisho adiga isku day labada bufin kan rinjiga iyo kan kale boh 😊all the best 👍
ALLAH IS ONE☝️🥺❤️❤️
Challenge sida maha irbada dhakhtarada waxa kujira daawo taas oo kenaysa inay aysan buufinku dilacin ufiirso silinjiha dhakhtarada😂
Dhalasho wacn cimri dheer kuu rajeynaa the legend Asad hagio saan jeclhy 28 uu galay Hambalyo 🎉❤ Asad hagio Always Best ❤
Asad marku dhawqcmay nin weyn buu u ekaa igala weyn intu sheganayey
Challenge dhakhtiirta sameeyey gloves saana lagu sameeyaa😂
Waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran UA-cam-keyga ❤
Aniga wn rajaynay iin aan idiin imado n.sh❤❤😢
Five legends always asad hajio and king ceyda and mahres and amira qurux and koko another's levels challenges tiktoko ⚽️♥️🇯🇴❤😊😅
Happy brithday Asad hagio from 🇩🇯🇩🇯
M.a Asadkeena somali hadan nahay waa kugu faanaa wxaan illah kaga baryaa in caafimad dag dag ah uu kusiiyo aaammmiiiiinnnn
Ani aya ogu horeya manta ❤❤
Wey iqiyaamen😂 dad kana iga waalen😂 mahrez funny waye 😂
Dhlasho wcn wllky snado bdan farxd ku nolow cimri dheer cfimad io cibdo subn illhy hku siyo gulo bdan ku rjeynaa insha allah 🎉🤲🏻
War malmhn tiktok mgalin snp io youtube dhex wregye mba arkin bufin laduryo wa ina ka war donaa 😂
Challengaas wan samyy lkn buufin kumn samyn galoofiska ku samyyy mna qarxyo next galoofiska kasoo dhig asadow
Koko bismillaah ayay dhahday round 2 wuuna u toosay wax kasta magaca ilahau lagu bilaabo wuu toosa wuna barakoowaa
Anigu hadii aan fikirkayga ka dhiibto arinkaas . Run ahaantii anigoo cidna dhaliilayn ama aflagaado u gaysanayn, kaliya ku ekaanaya sida ay ila tahay ama waxa ay iila muuqato .Maadaama qof waliba xor u yahay aragtidiisa iyo taladiisaba, oo aan la qasbi karin. Waxa kaliya aan jeclahay in aan idiin sheego in aan ilaaway waxaan idiin sheegi rabay rali noqo lkn ogow wax aqrisku maskaxda wu u fiican yahay.🙈😂
War jecel inta hadaad so garaty wad dulqad badantahy wllhi 😂😂😂😂
Hdii cod la duubi karo wan soo duubi lahaa
Wlhi wad iga qoslisy 😂😂
Bax bal maxaad noo xijinaysay😂😂
Kkkkkkk waa ciyaare
😂😂😂😂
Cirbada aa weyn ah...
Pro Koko waa saxaxan tahay gabdhaha kale mesha jilcan oo siriqda ah aye kaduren kunoqo
Qofki Duridda macalin ku ah wuu fahmaya muhim maha in aad dhexda bis kagaliso Asad
Hanbalyo abti azad dhalasho wacan 🥺💕👏🎉🫶
Allow caawa Ina bad baadi
Cirka Wax xidig ah ma lahan😮😢🎉
Apayo mxa dacaay Rob Miya idhiin xirxire amah Bil Io xidig baa mlhn Bismillah
@@Fartun20225 cw bil iyo xidig ma jirto
Bisha Ayaa madowaate
Koko wey gulesatay😂😂
Asadow maalin walba inta meesha soo fadhisatid easy waaye ha oran ciyaarta dheel ama ka aamu 😊
Anuu hadaan aragtidayda idinla wadaago waxaad ku eegtaan inaad miis dulsaartaan waayo muuqaalada badankoda intay utoostay miisbay dul dhigeen ; waan idin salaamay dhamaantiin
Asadow Bufinka Marka Hore Xabag Ayaa lagu Xidhaa ❤😊
Kooko so funny wlhi Yub kulahaaa😂😂😂😂
Salingaha ado jidaya samey koko and king ceyda iyo mahras
asc asxabta waan idiin salamay dhamaan tiina asad bro salan sare
Asad hagio happy birthday 31 years old more years to come isha allh team 27 from London ❤❤❤
istaga lagumasameyo jalanjiga fadhiga ayaa lagu sameya wll asadow
wow time 27 guul mar walba insha allha❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤ the Somali first youtubar🎉😢😮
Codkaan hadhow asoo wx kle laso saraa arkaa😅
gali io magalay kulahaa😂
Taxadar Kiina Habato waalayaal team 27 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🕋🕋🕌❤️❤️
Challenge-gas waxa samen karaa dadka gacanta qaboww ee qof kasta maa sameen karoo
Asc wllky Asad hagio videoga waxad soo gelisa xili dambe.hargiesa Kala soo hadala xafada Xero awe macalin xasan ayaa garanay
Dhalasho wanaagsan asad cimri dheer io cibaado suuban wllo🎉🎉🎉🎉❤❤❤
asad wxan ahy fan’s kaaga 2019-2023 lkn manta danyra ika so gashay e mka hela ($97-$120) an laptop 💻 ku gato intasa iga codsi ah please help me and answer me 😢😕🥺
Allaah is one ❤
Needleka aa haystan kan wax lagu duro maaha daawada un baa lagu diyaariya lph needle ka yar u gel salingaha
Kulahaa ma garatay wllo😂😂😂 alaa asadaaa
Dee asad ku noqda muqaldas kuwo baa salingda ariyo leh kuwna waa biyo a ku jiro
Wll insha Allah Aan u wada duceyno wlalaheen Reer FALASTIIN....INSHA ALLAH ILLAHAY HAKA DULQADO DHIBKA HAYSTA CADOWGODANA ILLAHAY HA JABIYO💬💬💬🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
masha Allah c/rashiid 10/10
Dhalasho wacan Asad hajiyo taliye 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤😊😊😊
Hanbalyo hanbalyo waad gaaraysaa ❤❤❤
Wwww Maanta ani maaa first ah oh mi god❤❤❤
Maariz is funny 😂😂
ASDA Amiina okok 🫡🫡💔🫵🫵🤲🤲🫶🦵🤲🙋♀️🙋
Biyo ku Shub irbada asadow waa codsi ka Dib si fiican ayuu u galaa
Lkn Asad adaa dhahay Round 3 waxaan u fasaxay in meesha ay rabaan ka galiyaan Irbada! That means Koko qalad may lahayn