Warday iyo Booran yaad u taqaan Dir miyaad taqaanaa? Booran iyo warday waa madaxweyne Dir idinkaa magacaa foosha xun u samaystay markaa jebiseen ee dalkoodii ka qaadeen waxaad gaalo madoow u tidhaahdeen si aan soomaalida kale u odhan waar dadka daaya oo aad dhiigooda u banaysataan, nin abtirkiisii lahayo ayaad leedahay gaalo madoow, Axmaaradii cadcadayd ee absame 99
Kismaayo cida leh la iskuma haysto oo soomaali ayaa leh absamana dadka deegaanka ayuu ka midyahay waxaan maqlayey dad oranaya dad soo duulay ayaa qabsaday kismaayo malaha hadalkaan kuwaas ayuu jawaab u yahay ee kala qaybinta dadka soomaaliyeed hala joojiyo oo haloo midoobo danta guud
Wa hadal doqonimo , inad ado somali ah ad inagu qirto inad tirahdo somalidu , juboyinka wa ku so galoti, o waxa iskalaha dad galo madaw ah , bl ka waran hadi gaalo madawdi 100 sano kadib dawlad yeshan kadibna ado sidas u burbursan , ay maxkamad kaga markhaati furtaan hadalkaga sidas lagu qaato , waxas wa hadal khaldan , xata Sarbeb isticmal o ha sheegin dadki laga qaday magacoda
1864s kismayo waxaa governor ka ahaa nin somali ah oo ogden kenya bey ka tirsayd British baa uu dhibey markaasu ninkii somaligaa galkii diley 1835, ninkii baa somalida british somalida laga dagaalmey
Ogaden way inay dhegeestan Ninkan marki ay absame midowday waxay ka gulaysatay ingiriska… Hadi aan midowno waxa ka gulaysanikarna itobiya Lakin wa ina magac qabil (onlf) dayno. 13:05
@@abdiasisyusuff787 walaal ha midowno runta hala nicin ogaden aya is dilaya dowlada wa iyaga onlf wa iyaga. Inkastoo magac qabil aan ka gaabsaday onlf guulshodo wa keena sababta kuligeen walalo. Anyways onlf wakaas ay ku biirtay Xisbinimo iyo qayb la noqotay itobiyan….waa halgan qasaaray. Wslf ha lo soo celiyo waal arkay guulsha somaliweyn *far fool ma dhaqdo*
Internet ka hada ku qorto ogaden vault jubaland waa kusoo baxayaan boogaag badan oo ogaden iyo sawiro badan 1800 ilaa 1925 ogaden ku waxay ahayeen cadowga ingiriiska
Nuurow please qaab waraysiga iska sax oo qofka Su’aal waydii oo ka aamus hana ka wargurin, hana toosin. Teeda kale maduucii aad waydiisay qofka, Isagoon ka jawaabin, tu kale ha waydiinin
Anigu waxaan arkey in uusan ogalayn badanaa in ladhaliilo wadamada jaarka ah garanmaayo waxa uu kabaqayo? Ma in laga xidho channel ka mise in wax la’yeelo ?Bal haloo indho badiyo.
War ninkaan Waba Ma Oga Haduuba Wardeey Ku Sheegay Gaalo Madoow iyagoo 100% Muslimiin Ah Waamo Waa Nin Magaciisa ninkaas oo Ah Wardaay Doorashadooduna Waa Dir oo Waxaa la yiraahdaa Wardaay Cali Marka Qofkaan Waxa uu dal uraadinaayaa Kenya ee Naga daa Wareesigiisa
But in a telegram dispatched from Lamu dated October 8, 1902, Harrison assured his countrymen that he had taken extra care and that he would not endanger the lives of his men as he pursued the rebels. He informed his bosses that he had already covered 500 miles from Kismayu to Biscaia and back and that he had registered unprecedented success. He then outlined how he had collected 5,000 heads of cattle and 400 sterling pounds ostensibly to compensate the Arabs and Indians whose caravan had been attacked by the Ogaden rebels in the last couple of years.
taariiqda waa qorantahay dadka jubaland daganaan jiray waxay ahaayeen harti ito maxamed subeer bay ahaayeen jareer ito jileecba absame ito kumade keenya bay lasocdeen wayna raacayaan ogaada
@Amin Rio xaqiqdu waxay thay ksmayo inay harti leeyhin ayna aasaseen wanarun xagga xeebtay ka yimaden lk ogow ila kalaa waxay leyihiin in jubaland boqori jaerten ku badashay jaziirada zuqadra Engrisna suqadra saas ku qaatay
Adeer waxan laguma tilmaami karo Wareysi iyo Researcher wuxuu sheegaayana waxba kama jiraan umad gaalo ahna majirto WARDEY taariikhdeeda waala yaqaan waa dad Muslimiin ah. Mida kale Dagaalka Ogaaden iyo WARDEY wax qarsoomi karo ma ahan ee runta halaga sheego yeysan noqon meeshu goob lagu xayeysiinayo qolo gaar ah kuwa kalena lagu ajaafeenayo.
Inaa lilaahi wa inaa illaahey raajucun been waa la sheega khaf rabka Ugandan jubbooyiawaxaa ooga horeyey harti oo koorey baa ku nooled ugaadin Markey daaq u imanayeen baadiyah kismayo waxaa.kismay fadhiyey xuduudka Kenya illaa Jilib harti iyo ugaadeen weey is qabten weey dagalen harti baa oogu horeyey kismayo ingiriska baa heestay dagalki harti baa ku guleysata waa marki la geeyey afmadowkismayo iyo afmadow waxaa u dhexeysa bir eey ingiriski eey calamari looga dhigey in eey ugaden soo dhafi Karin Obagi markas ahaa jiifka harti Markey soo laabten oo dagalki eey ooga guulleysten ugaden Kan smarten Markey is walan beey isu gabyeen hadda O'Day jooga Columbus Ohio baa wuxu yiri wexeey dhehen kurtunki gaabnayo nagam guuleysaten gaala gacan ka heshay kurtunka gaban garadkiisa buu gurigisa idin ka gacsaday marka in maantay jubbada house oo la ogyahay in degan ahaan harti ku soo horeysay maantay ugaaden dhahan anaga ku horeynay waxaas waa ceeb dhul Cid leh ma jirto dhulka illaahey waa waasac ninkan ugaaden been ma soconeyso hartiyo idinka ayeey idin taal sidi beenta ugaden ooga jawabi laheeden runt rag ka ma nixiso ugaaden daagsin beey u imaaden harti baa ooga soo horeysay ingiriska iyo talyanigab waa laga heli tarikhda jubbooyinka ee Hartigan wuxuu akhrin waa been iyo khurafad
Kani waxa soo dirsaday kenya waa jajusta gumeysiga wareysi danbe yaanan lala yeelan waxa uu leeyahay jubaland kenya ayaa laga xukumi jirey marka waxa cad dadka sababa ay badena ku sheganeyso in ay yahiin nikan waxa uu shegayo
Gaarisa iyo jubooyin ayaa isaga kiin qaldan, Gobolka waqiiyi bari ee kenya wuxuu ka mid ahaa dhulka jubaland la isku dhahi jiray. Ee hadda dhulka jubaland la yiraa absame waa ka dagaalameen laakiin beelo badan oo soomaaliyeed ayaa ka dagaalamay kaligood maahan.
Markuu dagaalkaas ingiriiska dhamaadeyna jaalle daroood baa 1925 la Sameeyey oo ay hormood u ahayeen harti iyo inta la Soo dagaal gashey Si Ogadeen kismaayo looga fogeeyo kadibna talyaanigii baa Ogadeen xoog ooga Soo rarey kismaayo iyo nawaaxiga ku xeeran
waryaya ingiriis iyo cidii la diriirtey asagaa qoray jubaland ugaadeen ma dago niman yar baa afmadow dagan oo reer caamir la yiraahdo inta hada joogta kenya iyo ciidankii ina ilay ee soo cararay dalkan jubaland ladhaho ingiriis ito talyaani baa mar ku diriray ogaadewn gumaysigii itoobiya iyo kenya bay ushaqaynayeen marka beenta aad sheegaysan taariiqda kuma jirto leegadii hal qof oo ugaadeen ah kuma jiro dalja siyaad baa idin keenay
gaalo madoow ma ah waa dad dir ah oo aad dalka ka qabsateen oo sixir ku wareejiseen sixirka yuhuuda ayaa ku wareejiseen booran iyo warday meel ka gala maanta
Buugaagtaasi waxaad ka heli kartaa:
www.amazon.com ama
www.bokus.com amaba la xiriir Nasir Rashid rnasir46@gmail.com
Abame
Somali
Cidanka siyidandule
Sayidkadheh
@@munaomarali3562 SSTV ninkaan markaad waraysateen, kadib gurigiisa ma gayseen. Kani waa ogaadeenkii habaabi jiray, doqonimo daraadeede. Waar armuu lumay oo magtiisa la idiin qabsadaa?
Mahadsanid Naasir waad ku mahadsantahay inaad maanta aan helno warbixin dheeraad ah OO JUBBALAND STATE waana sii wadaynaa baarista TAARIIKHDA beesha Absame ee iska leh JUBBALAND STATE, SOMALIA.
Alle ha ku barakeeyo aduun iyo aakhiraba aamiin.
Waa markii iigu horaysay een Wiil run cilmiyaysan aan somali ku dhex arko. ..
الف شكر. Merciiiiiiiii beaucoup
Yaale Kismaanyo Ayay Nagu Waaleene Ha,Ogaadaan Soomaalidu Inaanu Leenahay Kismaanyo Io Jubooyinka oo Beesha Absame Viva Daarood oodhan Maansha Allaah Tabaarakallaah🥰
R, Nuura33
Wardey iyo Booran baa idiinka horeeyay balse ninkani wuxuu qariyay boqortooyadii waamo iyo dadkaasi in ay somali ahaayeeb gaala madaw waa warday iyo Booran waa soomaali waana Dir dadkaasi
@@ijoxasan9132 Dir Baa Iska Hoogtey Markuu Waxwaliba Sheegtey Yaahuu
Warday iyo Booran yaad u taqaan Dir
miyaad taqaanaa? Booran iyo warday waa madaxweyne Dir idinkaa magacaa foosha xun u samaystay markaa jebiseen ee dalkoodii ka qaadeen waxaad gaalo madoow u tidhaahdeen si aan soomaalida kale u odhan waar dadka daaya oo aad dhiigooda u banaysataan, nin abtirkiisii lahayo ayaad leedahay gaalo madoow, Axmaaradii cadcadayd ee absame 99
WARDEEY IYO BOORAN. WAA NIMAN DIR IRIR SAMAALE AH, GAALO MADOOW MA AHA EE ILAAHEY KA BAQ. BOORAN CALI MADAXWEYNE DIR IRIR IYO WARDEEY CALI MADAXWEYNE DIR. DADKAAS WAA SOMAALI ASAL AH. TEEDA KALE ABSAME WAXAAN USHEEGAYAA KISMAAYO 12 SANO AYAAD JOOGTAAN DOWLADDA KENYA AYAA IDIN SOO DEJISEY ADINKUNA WAAD OGTIHIIN DADKII DEEGAANKA LAHAA OO HAWIYE IYO DIR KA KOOBAN INTA AY QORIGA QAADANAYAAN SUGA, JIG JIGA IYO GAARISSA AYAAD KASOO GURMATEEN. KISMAAYO WAXAAD JOOGEYSAAN INTA SHABAAB WADADA BANEYNAYO WAQTIGAAS AYAA NOO BALLAN AH
Asc nuur sxb waxaanku Nooley kuna dhashay magaalada berbera adiga iyo jaamac galad aad ayaan u taageeraa hore u socda
Beesha Absame waa ay ku guuleysanaysaa kuna jabindoontaa Ingiriiska iyo cid kasta OO JUBBALAND STATE kusoo duushay JUBBALAND STATE, SOMALIA.
Kismaayo cida leh la iskuma haysto oo soomaali ayaa leh absamana dadka deegaanka ayuu ka midyahay waxaan maqlayey dad oranaya dad soo duulay ayaa qabsaday kismaayo malaha hadalkaan kuwaas ayuu jawaab u yahay ee kala qaybinta dadka soomaaliyeed hala joojiyo oo haloo midoobo danta guud
Masha alah
TANI LAMA YIRAAHDO TAARIIKH
Last 30 yrs dad cusub baa dhulkaa sheegtey, askarytii siyad bare geeyey waaa yaab uu sheeg runta somalida tariiq ma aqrinyaaan
Prof Ahmed Ismaaciil Samatar taariikhda Jubbaland ha barto
Kkkk jubalaaney what a great history 2022 ii xalaaley agah ahahh good work
Mahadsanid nuur lakin somali
ha ogaato xaqiiqda iyo dadka isleh jubbaland
Anigoo yar Ayaan waalidka ka maqli jirey. Wallaahi. Waxaa lagu laayey Serenely, Sidimes, Faji, Goljaa, Kukubeen, Yontoy, Afmadow, Helishid, Kismaayo iyo Liboi.
Mayor english waxaa diley mindi ninkii absame ogden bravo nin tariqdisa soo baxdey baa sheeganayaa 1969s kkk
💌💘💝💖💗💓💞💞💟
Nov 27 1900s daily telegraph ; Australia 1 march 1901s : 6000 dhalinyaro 1898s somaliyey wax aqriyaaa please
Jubbaland waxay hal sano oo maanta kadib ah u dabaaldegi doonta 100 sano kamid ahaanshaha soomaaliya
Viva ogaaden my people my blood guul iyo gobanimo cadawgina Allah ha jabiyo amin
Waad kumahad santahay baaristaas waa arin sax ah inloo mahadceliyo ayay mudanyihiin waa barnaamij aad uqiimo badan
Thank you mr noor adiga iyo qoraga
Geedka graska ah ee ku yaal bartamaha kismaayo bartaas bu ingiiski odayaashi absame ogu wareejiyay
Dhulkan Absame wuxuu daganaayen in kabadan 500 oo sano Ogaden Punative Expedition waxaa hogaaminayay A C W Jenner ingiriiska dhankiisa Soomalida waxaa hogaaminayay Omar Magan oo ugadanbayti dilay ACW Jenner September 1900 dagaalka waxaa kala wareegay 1915 Sh Cabdirahman Mursal
Waxan la yaabanahay absamaha baaban tariikhda isu ogaleen dhulkan waamo waxa xoreeyay ahmed magan oo nin reer afmadow ahaa ninkan taariikhda akhrinayo booskii ahmed magan wuxu galiyay cawliyahan oo markaa dagana afmadow marka ninkan ma cawliyahan baa anaga oo taagtaagan tariikhdeena duudsinayo?
@@onjofficial1117 Axmed suldaan buu ahaa lakin ninka dagaalka bilaabay ee ninka ingiriiska dilay Omar Magan baa la odhan jirat
WARDEEY IYO BOORAN. WAA NIMAN DIR IRIR SAMAALE AH, GAALO MADOOW MA AHA EE ILAAHEY KA BAQ. BOORAN CALI MADAXWEYNE DIR IRIR IYO WARDEEY CALI MADAXWEYNE DIR. DADKAAS WAA SOMAALI ASAL AH. TEEDA KALE ABSAME WAXAAN USHEEGAYAA KISMAAYO 12 SANO AYAAD JOOGTAAN DOWLADDA KENYA AYAA IDIN SOO DEJISEY ADINKUNA WAAD OGTIHIIN DADKII DEEGAANKA LAHAA OO HAWIYE IYO DIR KA KOOBAN INTA AY QORIGA QAADANAYAAN SUGA, JIG JIGA IYO GAARISSA AYAAD KASOO GURMATEEN. KISMAAYO WAXAAD JOOGEYSAAN INTA SHABAAB WADADA BANEYNAYO WAQTIGAAS AYAA NOO BALLAN AH
🤑🤑🤑🥰🥰🥰
What is the cost of each book
Jubbaland waxaa haystay english wuxuu ku beedeshay gaasiirada suuqa deeriya oo boqor cismaan kaga bedeshay oo ku taal badda cas
Asc
Wa hadal doqonimo , inad ado somali ah ad inagu qirto inad tirahdo somalidu , juboyinka wa ku so galoti, o waxa iskalaha dad galo madaw ah , bl ka waran hadi gaalo madawdi 100 sano kadib dawlad yeshan kadibna ado sidas u burbursan , ay maxkamad kaga markhaati furtaan hadalkaga sidas lagu qaato , waxas wa hadal khaldan , xata Sarbeb isticmal o ha sheegin dadki laga qaday magacoda
Waa taarikh loobahan yahay wadeey waxaay ahaayeen gaalo waagiihore .tankale harti waxay yimaadeed xiligii engiriiska
Oo ay waliba af ku dhacaan
1864s kismayo waxaa governor ka ahaa nin somali ah oo ogden kenya bey ka tirsayd British baa uu dhibey markaasu ninkii somaligaa galkii diley 1835, ninkii baa somalida british somalida laga dagaalmey
100 guri oo deegaan ah ayaa Laga kala heli lahaa kismaanyo jilib ilaa bu.aale ee dhulkaan SOOMAALIA oo DHAN ayuu deegaan u ahaa qaasatan harti
War haduu rabaa in dhulkeena nagula qabsado
Ogaden way inay dhegeestan Ninkan marki ay absame midowday waxay ka gulaysatay ingiriska…
Hadi aan midowno waxa ka gulaysanikarna itobiya
Lakin wa ina magac qabil (onlf) dayno. 13:05
Ogaden walalka so adigu kii kuladhashay waxad kadoratay xabashida any way inoso qaad magaca ad rabto inadan waxba tarayn wad sheegtay
@@abdiasisyusuff787 kadortay?? Yaa? Audubillah.
Suaal…abdi Omar yu aha?
Mustafe soo ogadeen maahan? Wa ogaadeen kuwa doortay gaalka
Ciyarta iyo cayda daa
walaal waxa waxna tarayn wa layaqaan Intay noo horsedi halganka/jihad ayay ogadeen dorteen qabil inay faaniyaan. Hadi Ogaden midobiweyn maxa malayacni isku halaagayna halgan laga Baxay?
Miya somaliland ka darantihin? Ma midnimo iyo jihadka aya ka horjeedeen.
Marka Somali galbeed ku halgano markas amxar iyo wixi lasocodo waa ka adkan inshallah.
@@abdiasisyusuff787 walaal ha midowno runta hala nicin ogaden aya is dilaya dowlada wa iyaga onlf wa iyaga.
Inkastoo magac qabil aan ka gaabsaday onlf guulshodo wa keena sababta kuligeen walalo.
Anyways onlf wakaas ay ku biirtay Xisbinimo iyo qayb la noqotay itobiyan….waa halgan qasaaray.
Wslf ha lo soo celiyo waal arkay guulsha somaliweyn *far fool ma dhaqdo*
Waxaan la yaabay dadka dhagahoodu waxaa fiican codka ay dhagaysanayaan inay ogaadaan laakiin waxaa soobatay baryahan qofkasta hadalka uu maqlaba wuxuu u badalayaa siduu asagu doonayo
Ninkan wuxuu sheegay gaallo 1850 kahor waxay qoreen dadkuna waxay u qaadanayaan sikale
Somaali ayagaa xoreyay.absamaha
Aawey beelihii kale sida Gaaljecel, Gare , Massare
Absame waagas majirin ee kheh Ogadeen.
@@aminrio7474Ninkan wa nacas
Internet ka hada ku qorto ogaden vault jubaland waa kusoo baxayaan boogaag badan oo ogaden iyo sawiro badan 1800 ilaa 1925 ogaden ku waxay ahayeen cadowga ingiriiska
sax sxb dhulkan 1830 ugaas nuur cubudhiye aya qabtay
Ingiriis iyo Absame waa col ilaa yoomudiin...Iidoor iyo ingiriisna waa walaalo ilaa iyo waaga Aakhiro.
Waxaalayiri nin kaa hadalbadan intuu aabihiis dhaxlo ayuu kaagana kula dhaxlaa markaa waa laidinka hadal badiyay
Nimankan ingiriiska halmagaalo ooraadkiisa kuyaalo malahan laakim talyaaniga raadkisa waamuuqdaa
Hoos ka akhriso Ogaadeenku tay ku dhigeen ingiriiska 1902-1994
Dad aan afka soomaaliga ku hadlin oo aan cidi fahmin ayaa afsoomaali usoo bartay si aykuu dhacaan oo waakuwaa sameeyay kalmad umadii ayku wada hadaaqayaan oo layiraahdo mayland iyo lixda gobol
Jubaland Oromo ya iskaleh hadii lafiirinaayo yaa horeye. Waqti kasta cid baa ubadan
oromo ogaden bak saaray boran
Beshaabsame somaliwaye
Amahaubadnadadaan dadka kudhintey
Waxawaxe
Somali
Mareexaana kacaankiibaheyay waxay Degen 90
Ninians sida uu sheegay taariikh yahan ma ah.
Taariikhda wuu khalday rahanwayne, warday iwm waa somali.
Waxaad jeceshahay ma noqoto taariikhe
Wixiii jira ayaa tariikha
Tanise waasidaad jeceshay
Kula jecli hadii laynoo aqbalayo
Tanaa taariikh ah
Waxaan u arkaa in Hawiye lagu dheereynaayo ayey u egtahay.
21 sano ayuu daarood dalka heestay, juquraafigii somalia inee bedeleen waa wax cad. Jubooyinka iyo gedo laat 50 years ayaa lagu beeray dad cusub
Wariye nuur waad mahadsan tahay adiga iyo qoraaga martida kuu ahba
Nuurow please qaab waraysiga iska sax oo qofka Su’aal waydii oo ka aamus hana ka wargurin, hana toosin. Teeda kale maduucii aad waydiisay qofka, Isagoon ka jawaabin, tu kale ha waydiinin
Anigu waxaan arkey in uusan ogalayn badanaa in ladhaliilo wadamada jaarka ah garanmaayo waxa uu kabaqayo? Ma in laga xidho channel ka mise in wax la’yeelo ?Bal haloo indho badiyo.
Wardey goormay gaala madow noqatay?
Beenbadanaa Daarood waxaay rabaan meelwalaba anakaa iskaleh aya kuleeyihiin.
Sarinleey Mareexaan baa qaatay saaxiib
dee cawlihan ba dagna kahor
Kolba gees ha Loo boodo kol Absame kol Maxay kale kol fulaan adeerayaal meesha Qabiilo lagama hadlayoo ee inaga dhaafa reerkan Aad tunka ku wadataan
War ninkaan Waba Ma Oga Haduuba Wardeey Ku Sheegay Gaalo Madoow iyagoo 100% Muslimiin Ah Waamo Waa Nin Magaciisa ninkaas oo Ah Wardaay Doorashadooduna Waa Dir oo Waxaa la yiraahdaa Wardaay Cali Marka Qofkaan Waxa uu dal uraadinaayaa Kenya ee Naga daa Wareesigiisa
But in a telegram dispatched from Lamu dated October 8, 1902, Harrison assured his countrymen that he had taken extra care and that he would not endanger the lives of his men as he pursued the rebels.
He informed his bosses that he had already covered 500 miles from Kismayu to Biscaia and back and that he had registered unprecedented success.
He then outlined how he had collected 5,000 heads of cattle and 400 sterling pounds ostensibly to compensate the Arabs and Indians whose caravan had been attacked by the Ogaden rebels in the last couple of years.
alla muxuu taariikhda beenkasheegay
Taariikhda soomaaliyeed laguma hayo meel 6000 oo dagaalantay ka dhacday ka Hoe 1977 kii. Caqligaa diiday sheekada ninkan .
Cidanka axmad guray ma maqlin?
Soomali waxa Hayo caqli daro iyo Taarikh xumo
axmed gurey ? doqon nii le tarikh akhriso xoolo yohown
Booran iyo wardaay? Gaalo madow??
waxaa ku kalifay dhulkan lawada sheeganhayo ayaa kukaliftay
Maxaad ka tirteen buuga wuu tirtiranyahaye
taariiqda waa qorantahay dadka jubaland daganaan jiray waxay ahaayeen harti ito maxamed subeer bay ahaayeen jareer ito jileecba absame ito kumade keenya bay lasocdeen wayna raacayaan ogaada
@Amin Rio xaqiqdu waxay thay ksmayo inay harti leeyhin ayna aasaseen wanarun xagga xeebtay ka yimaden lk ogow ila kalaa waxay leyihiin in jubaland boqori jaerten ku badashay jaziirada zuqadra Engrisna suqadra saas ku qaatay
Waa doqon galadii dalkeena qaybisay tuugtii cadaanka ahayd tariikhda meenta ah ee dhacii ay inoo gaysteen bay tariikh qudhun ah hanoo keenin
Muxuu lajareynayaa. Hadhu ruun shegay qofkan maraan oo bila tariqdha ahh
Adeer waxan laguma tilmaami karo Wareysi iyo Researcher wuxuu sheegaayana waxba kama jiraan umad gaalo ahna majirto WARDEY taariikhdeeda waala yaqaan waa dad Muslimiin ah.
Mida kale Dagaalka Ogaaden iyo WARDEY wax qarsoomi karo ma ahan ee runta halaga sheego yeysan noqon meeshu goob lagu xayeysiinayo qolo gaar ah kuwa kalena lagu ajaafeenayo.
Maxaa cadeyn u ah in dadyow kale daganaa meeshaa aaway aathaartii ay ka tageen ileen raad la,aan ma jirtee ama taariikh la,aan
Soomaalida 200 sanno kadib ay soo dageen ayaa uu yiri.
200 sanno ka hore sardey iyo Gaala Madow.
Hadana waxa uu yiri talyaaniga qeebta uu Gumeysanayey kama tirsaneen
Dhinaca Niarobi ayaa laga xukumi jirey ayaa uu yiri
Taariikhda aan soo u ruriyey 1800 1925
Waxaa qoray buugaagtaan isla gumeystaha dabcan jupaland asal soomaali malahan weeye u jeedka wardey ayaa leh iyo Gaalo Madow.
200 sanno ka kaliya ayaa uu joogaan ayaa uu yiri marka asal maba lahan soomaalida dhulkaas ninka a absamana wax uma ogola soomaalina wax uma ogola waxa uu buun buuninahaa ingiriiska iyo saraakiisha laga laayey muu noo sheego saraakiisha laga laayey soomaalida soomaalida micno malahan miyaana dadka laga laayey adeer waad fashilantahay howshaan dadkalaa u wadaaa soomaali howshaan uma wadid.
Inaa lilaahi wa inaa illaahey raajucun been waa la sheega khaf rabka Ugandan jubbooyiawaxaa ooga horeyey harti oo koorey baa ku nooled ugaadin Markey daaq u imanayeen baadiyah kismayo waxaa.kismay fadhiyey xuduudka Kenya illaa Jilib harti iyo ugaadeen weey is qabten weey dagalen harti baa oogu horeyey kismayo ingiriska baa heestay dagalki harti baa ku guleysata waa marki la geeyey afmadowkismayo iyo afmadow waxaa u dhexeysa bir eey ingiriski eey calamari looga dhigey in eey ugaden soo dhafi Karin Obagi markas ahaa jiifka harti Markey soo laabten oo dagalki eey ooga guulleysten ugaden Kan smarten Markey is walan beey isu gabyeen hadda O'Day jooga Columbus Ohio baa wuxu yiri wexeey dhehen kurtunki gaabnayo nagam guuleysaten gaala gacan ka heshay kurtunka gaban garadkiisa buu gurigisa idin ka gacsaday marka in maantay jubbada house oo la ogyahay in degan ahaan harti ku soo horeysay maantay ugaaden dhahan anaga ku horeynay waxaas waa ceeb dhul Cid leh ma jirto dhulka illaahey waa waasac ninkan ugaaden been ma soconeyso hartiyo idinka ayeey idin taal sidi beenta ugaden ooga jawabi laheeden runt rag ka ma nixiso ugaaden daagsin beey u imaaden harti baa ooga soo horeysay ingiriska iyo talyanigab waa laga heli tarikhda jubbooyinka ee Hartigan wuxuu akhrin waa been iyo khurafad
Jubland culyahan ba leh ayga uhalgamay
kkkk sheeko yusuf magan 1830 galanadow ninka kasaray nin ree ugaas warfaa aha
Kaasina wuxuu ahaa aqoon yahan reerkiisa buunbuuniyay 😂
maxu ubunbuniyay cadiin ayaba wax ka qoree war orodo jahil bad tahe nuur cubudhiye iyo jabhadai galbalaar aya ka qaday dhulkan gala madow sh magan
jareerta jamaame inad tahay filaya bal buug laga qoray jeen
Ninkani waa miskiin wuxuu sheegayo waa waxkama jiraan qabyasladiiste ah Soomaalidi ku dhaqnayd dhulka Jubaland , wuxuu ka soo qaatay hal qoys.
Markaa waa inaad hurdada ka kacdaan jaale ogaadeen
kaasi waa prof ogaden oo sobadhigay buuga kismaayo unukaa leh😅
wana runtti nuur cubudhiye aya qabtay o wardey cali ka qatay
wa runti dee
Kani waxa soo dirsaday kenya waa jajusta gumeysiga wareysi danbe yaanan lala yeelan waxa uu leeyahay jubaland kenya ayaa laga xukumi jirey marka waxa cad dadka sababa ay badena ku sheganeyso in ay yahiin nikan waxa uu shegayo
Oo aad iska dhicisaan dadka afsoomaaliga idiinsoobartay oo raba idinkoo taagtaagan in ay dhulkiina dhacaan
ogaadeen 1960kii baarlamaanka somaliya maka qayb qaatay? hawiye ayaa laweydiinayaa
Deegaankan 500 oo sano ka hor baa Soomali deganayd Taariikh yahanada saad bay dhaheen iyo prof Gaani
no 200 waye nuur cubudhiye xiligisi 1300
200 waye beentis waye
Tariikhda been haka sheegin Ogadeen xataa uma wada dhameen inta degta kaliya Afmadowow iyo dhableey kaliya dheh.
Juboyinka beelaha kale oo degaa ka dagaaleen
Sarinleey baardhere ayay kutaala gobalka Gedo ma aha jubbada dhexe
Wardey cali wali jubbaland bay kasoo galaan golaha xildhibaanada dowlada waana niman soomaali ah oo dir ah oo cali madaxweyne ah intaas buu qalday aqoontayda
Zinzibar ba way joogan hadii aad gaaladii dir ay noqdeen ninkii xoreeyay baa joogo nin absame ah buuna ahaaa oo ahmed magan la yiraahdo
Gaarisa iyo jubooyin ayaa isaga kiin qaldan,
Gobolka waqiiyi bari ee kenya wuxuu ka mid ahaa dhulka jubaland la isku dhahi jiray.
Ee hadda dhulka jubaland la yiraa absame waa ka dagaalameen laakiin beelo badan oo soomaaliyeed ayaa ka dagaalamay kaligood maahan.
Jubbaland ta la sheego waxay ahan jirtay wixi dhul ah oo u dhaxeeyo labada wabi oo kala wabiga Tana iyo juba.
Garissa iyo NFD oo dhan jubbaland bay kamid ahaayeen
Ninkaan waa runtiii Mi luise baa dagaal meesha ka aasesey dagalkaa wuxu ka bilaabtey markii ninkii absame :diley markaasa dagaal british ku bilaabtey
Jubba Land qabaiilka degen waa qoranyahay saasa awgeeda qof walba wuxuu rabo qoraraa naga daayaa please beentaa aad shirka aad la imaanaysid .Absolutely this not right.
waryaa ilalhay kabaq ingiris iyoo taaliyani yaa guumeysan jiraa dhululkn oo maanta lisgu haysto nin kan kula hadalyo waa wiil Wardey xaji nunow golo mataqana oo xaaya kuxawalan? Koley hada hadal kume dheern naayi dhululkas maoho mise wax kale iga qoora manta ? Kismaayo? Ziziper majirin ana ruunta kushagi ? Taarikh mahaysina isga aamusaa? ani waxbn ogyhy dhululks haisgu haleynina
Shekh benta dhaaf Afmadow iyo jamame wa labo degmo shuqul isku lahen wana benta Ogaden waa afmadow iyo badhadhe
ogaden ba leh jamaame muna oran doqon yohown
ma ogaden ba jamaame leh badka maqashay somali waxan kunacay jahilnimo
Markuu dagaalkaas ingiriiska dhamaadeyna jaalle daroood baa 1925 la Sameeyey oo ay hormood u ahayeen harti iyo inta la Soo dagaal gashey Si Ogadeen kismaayo looga fogeeyo kadibna talyaanigii baa Ogadeen xoog ooga Soo rarey kismaayo iyo nawaaxiga ku xeeran
England ka uu Sheegayo Waa kuwii dalkeena Uqeybiyay Ethiopia & Kenya Waxaana uu Qandaraas kusoo Qaatay Dadka Soomaaliyeed inuu Qaldo Marka Walaaloow Neefkaan oo kale Haka yeelin inaad Siiso Waqti uu Shacabka Soomaaliyeed ku Qaldo Mahadsanid
Sheekoy nin ku doonay ku waah. Qof walba wuxuu jecel yahay taariikh ha ka dhigto
Qoladaa qadaadwayntu wax aanay ehel u lahayn ayay iska sheegtaan hada nimankii talyasnigu webiga kaga talaabi jiray weligeed xabad shisheeye lagu rido lama sheegin in la rarto mooyaane
Naasir wa mahadsanyahay lakin absame iyo sede walA hawiye magalada kismayo taarikhda melna kamaso galan harti ba iska leh taas ayu ilaway
raxan weyn waxay aragtay in aad daalintihii wey iska kiin dhiciyeen balse booran iyo warday way idin soo dhaweeyeen waa ku jisaarteen isaaq oo ogaadeen iyo dhulbahante dhalaba ma cisaysaan caybaa ugu abaal gudeen caasi waalidiin
Mahayno dhulkale oo kenya lasiyo
Bahgari miyaa absama haas misa gari goonbe armuu dhahaa waa reer cabdile odaygaas intaad xaqiraysaa bah gari absame taariikh male wariye
cuqdad kuhaysa dagalki wamao laguq abtay ahmed magan ba hogaminayay wana reer cabdille abdirahman mursal bana gunaystaha kula dagalamay wana cawlihan
Wardeynimo igabadan Ninkii cill kaqabo Sakin xalaqho
Hon Jele Haji
wuxuu ku leeyahay Ogaadeen waa soomaali Warday iyo Booran waa gaalo madaw, Akishena waxay yidhaahdaan waa gaalo madoow waa yahay Axmaaradii cadcadaydeey walee DNA baa lagu kala baxayaa taariiq gacan ku rimis ah weligay daarood waa ku iqiin
waryaya ingiriis iyo cidii la diriirtey asagaa qoray jubaland ugaadeen ma dago niman yar baa afmadow dagan oo reer caamir la yiraahdo inta hada joogta kenya iyo ciidankii ina ilay ee soo cararay dalkan jubaland ladhaho ingiriis ito talyaani baa mar ku diriray ogaadewn gumaysigii itoobiya iyo kenya bay ushaqaynayeen marka beenta aad sheegaysan taariiqda kuma jirto leegadii hal qof oo ugaadeen ah kuma jiro dalja siyaad baa idin keenay
Haa marka sayidka adigu kuladigaaly Miya . Ciil Ogaden uqabto bad waxad rabto iskasoqori
waarya idhaageysoo aadigaa taarikh maahaydid maarka hoora jubada hoose waxad ladahay zizipar yaaga taalin jiraan beenala Yaad taahay marke hoore Taaliyaniga iyoo ingirisga yaa guumeysan jiraan jubada hoose waxana laa daagala wardey sayid Ali shoora iyoo Gedi Daud Bulal Golosh Khalif Dogota ilaa waxay fijinayan weer dhiglaay Raga jaabiya taaliyanigi Ali shoora lafaha Raga mataqana adaay gooris yaalan faarta sooya mataqana ? Waxad tiraada Afmadow yan kasojada? Aniga nah. Waxan kasojada jubada hoose mido awawgeyna wuxu kuxawalan yahay xaaya ogaaden yasiyarta Aniga awowgey ninki aqanoo yaaqana mid labad waxad tiraada wardey iyo Boraan galo madow yaan kagicina jubada hoose Yaad tiradin dhmntine anaga wax naga kiciya malahn dhululkas waa Nuu kulaa goobtaa Islaam ilalahey sidas yaa Nu kulaasara lekin ogaaden anaga ilmaa yaay Noyihin camal mashan caagta aan dhignoo weeyga guurijiraa taas taasan yaan kalayahay? Marka hoora wixi hoora kasotag hada yey taagan tahay ? Kismaayo maoho laa su,aalsha maanta taagan wardey yaa uun laawaragi laa dhululkas ani sidan taarikh aan kuhayoo iyo facaad ? aawa waaya ? Haad iyoo daan mashas ilmaha kaararta hadawe jubada hoose haisguu halaynina dhulul Ninki laha yalahn doona? awaqa adola magasi? Buug hada aad qoorqoortan dhululki Wardey ladahay sids luguma kadan naayo taas ogada Ahmed madobe nah masihaysanayo dhululkas Raag iyo Rabi yaayladahay koley ? Booran ilaala Isiolo mooyala madogash yay dasan tahay ciid wax kaqadi gaarto malahn maanta ilalahey mooya? laandheer Nimoo laafta geela? Wardey ilala Bombasa ilaala Tana River malindi dhobley muqdisho kismayo xajiweyna kooxotiga Ifo dhagexley Garisaa dhululki wardey uun mahoo laa Gololo Garissa taarikhda aad haaynaysin wa maxay xaagadheer bangel Bisan haargeysa Koqane bals Afmadow wa laandheera banana Deegan ilaama taaqtan waaya lafta geela (&@) shaay uuna Ethiopia Yaad uun kaimatana laa inigoo gaawalan ah ? Kismaayo? uun maoho laa wardey 💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼 iga qoora maanta martii uuna Tihinaa hada isga jooga lekin haisgu halaynina dhululkas wlhi ? dadka Ethiopia 🇪🇹 kaimadow dhululkin isga dhistaa masha aad kudhalatan deeganadini? Dhululkn oo manta lisguu haysto wardey yaa uun udambeyni laa wlhi jubada hoose ani waxbadn yan ogyhy ? 1991 soo lamaa dhuumini noo jubada hoose koley maharano dhululks ilalahey yaa kumagania kismayo ciid aan maarti aan uguu noqoneynoo malahn dhululks? Mid labad ? Waa luu kaala bixi dhululkn? Kismaayo dadka gaariga masha ugu baanjara dhululkin kulaabta hadawo 🤣
gaalo madoow ma ah waa dad dir ah oo aad dalka ka qabsateen oo sixir ku wareejiseen sixirka yuhuuda ayaa ku wareejiseen
booran iyo warday meel ka gala maanta
Soo dey Boorman iyo wardey iyo kuli orama waa adoo kale iidoor dhar jilic waliba wey kaa sii dhabar jilicsan yihiin. Iidoorow. Horaad ingiriis usheegatay. Maantana. Yahuud sheego adiga iyo orama waji aad kuwajahdaan ma li hiding kuwii awoowayaashaada ka adkaa
Anagaog
Somalinakulah
Beshadi
Jubalan
Somalialoyiqiiney
Jobaland lomaoqoon