Madaxweyne Hassan Sh Mohamoud waxuu Addis Ababa u tagay in Jubbaland, KGS Iyo Puntland laga qabto.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 109

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 День тому +8

    Salaan qaaliya jama Galad Geesi geesi dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin maasha Allaah kahabay kulis hooskasii 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka День тому +8

    Viva jaamac galad waa waxa tahay geesi geesi dhalay hadal yaqaan ah meesha jaamac jiro ayaan jirnaa beledweyne hiiraan sxb soomalinimada ku weyn tahay ayaa tahay guuleyso we support u

  • @silverloola726
    @silverloola726 День тому +5

    Xasan Baahane 2026 doorashada ayaa waashey.

  • @AbdiRiise-dq2bc
    @AbdiRiise-dq2bc Годину тому +1

    😂😂😂 Noble price 😂 miyu abiy udontey 😂 acudu 😂 kuwan dhib bdna 😂 odeyga weba fashilen 😂 lkn ma amini karna 😂 ha inta xasan ka naqano wa ka surowda 😂😂😂

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed День тому +3

    Xasan gurguurte Axmed madoobe ama ethiopia ha usookaxaysto ama hadaayo kolayba iskama celinkaro Axmed Maxamed islaam geesi geesi dhalay guulayso marwalba

  • @XasanmacalinMaxamed-h7m
    @XasanmacalinMaxamed-h7m День тому +2

    Guul

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h День тому

    Gag dheereye xishood

  • @AhmedDahir-io2wy
    @AhmedDahir-io2wy День тому +1

    Asc...waa runtaa waana xaqiiqda dhabta ah ee jirta Xasan munaafaq...wax qiimo & sharaf uu leeyahay majirto somaali oo dhan waa ogtahy wna lasocdaan...

  • @osmanarrale6467
    @osmanarrale6467 День тому +1

    Somalia 🇸🇴 Dowlada kama dhamantooda waa Warlord

  • @xaajimaxamuud941
    @xaajimaxamuud941 День тому +1

    Ma aha ma aha ma noola
    .

  • @CabdifataaxDaahir-p1q
    @CabdifataaxDaahir-p1q День тому

    xasan shikh waa lacg urursi

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu День тому +1

    Waa iney faraha kalabaxaan Etopia arimaha maamul goboleedyada Somalia. Cid awood ciidan ugabaahan majirto. Dowlada wey iskufilintahay

  • @Maxdysfodowa-q6q
    @Maxdysfodowa-q6q День тому

    Naa OO

  • @khadardahirrage3652
    @khadardahirrage3652 16 годин тому

    Su,alaha Ethiopian ka is weydinayaan horta inaga ma is weydinaa Somalia hada nahay

  • @maryami2299
    @maryami2299 День тому

    Waa hadii sad bada isiiso bills baa helaysaa

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 День тому

    Xasan inuu noble udoontay Addis Ababa qaaqlayaasha Xasan Sheekh ayaaba baraha bulshada kasheegaaya

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy День тому

    Hassan dameer siyaasad iyo dowlaadnimo waa zero zero

    • @haydar378
      @haydar378 День тому

      Xasan wa joogayaa next 15 years

  • @Maxdysfodowa-q6q
    @Maxdysfodowa-q6q День тому

    NAA OO

  • @GreaterSomaliya1
    @GreaterSomaliya1 День тому

    ma itoobiya da maanta burburtay buu xasan gurad ka doontay ?

  • @hassanyoonis2566
    @hassanyoonis2566 22 години тому

    QABYAALADA KA MUUQATA NINANKAN SOW UMA JEEDAAN

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 День тому

    Axmed madoobe ila kiciya ayuu yidhi xasan sheekh ethobia ee ogaadenow isku tashta hawiyaha caqliga salimka ah yeli maayo axmed madoobe ayan amxaar u kaashaneynaa ee calooshod u shaqestayal hawiye io dir io darod leh bu adegsane jilbaha aasta hawiyaha cadifada ka fog o an ku jiro amxaar io somali isku dorsan mayan viva axmed madobe

  • @JoJo-vw5gy
    @JoJo-vw5gy День тому

    Inaaa lilaahi wainaaa ilayhi raajicuun war Nuurow kan yaan mardanbe Microphone loodhiibin. Hadiii kale sumcadaada ayuuu dhulka lasiigalayaaa

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 День тому

      Waaruntii de jaamac run bu kahadle ma in odey hassan wuxu yahay lasheegaad diidantahay o runta indhaha lagaa saaro

  • @YasinKahinYusuf
    @YasinKahinYusuf День тому

    jamac.warunta.ibnuxalal.

  • @DeeqSheekh-yn2ch
    @DeeqSheekh-yn2ch День тому

    2 malcuun kalmadaasi waa gaf mudanayaal inta male dhib maleh laakiin kalmadaas waa danbi

  • @mohamedabdimohamed3447
    @mohamedabdimohamed3447 4 години тому

    Calankeyga umabahna wabao hees

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 12 годин тому

    Xasan shiikh waa khaa in wadan wana Ninkii 1 oo asago m.weyne somaliyed ah
    Ugoosta ama u galay
    Asago jabhad ah
    Mareyna wadadii ssdf iyo Snm
    Si uu ula dagaalamo puntiand iyo jubaland koonfur galbeed

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 День тому

    Nuurow afsoomaliga doqonimada ah jooji iyo dadkale iska dhaadhicinta baryahaaba sibaad uhadal xuntahay Somalia laajibad ka ahayd markad leedahay yaad uhadlaysaa Ood afkooda ku hadlaysaa yaa xaqle ahaa markan anagu laaji ahayn take care caloow adiga iyo meeshan xun eed furatay walahi in ilahay yaab kuu keeni hadaadan xoolo nimada joojin

  • @ShariifxuseenCumar
    @ShariifxuseenCumar День тому

    Asc kadib ruux dhimanaya arboco qamiis dardaaran malagu karaa ?

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 День тому

    War warka badan inta la iska dhaafo Xasan iyo Hawiye si fiican ha loogu diyaargaroobo, wax aan ahayn Daarood oo uu ka adkaado oo xataa Jahanamo u galayaa, waa in sutida loo qabtaa oo la'iska celiyaa!

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq День тому

    Xasan dhiiqo , Waa meyd socda, . BALSE WAXAA KA LIITA LABADA AQAL EE HADDA JIRA.

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz День тому

    💛💚💙💜💦💛💚💙💜

  • @KulmiyeGerash
    @KulmiyeGerash 8 годин тому

    Xabiibi malayiin kii yaad mucaradaday nin argtidheer yaad ahay lakiin shaqsi nacayb khadal aahdbo inladhiibo qalbi dhagax haan naha beesh makahiil

  • @maxamadshiikh8384
    @maxamadshiikh8384 День тому

    Jaamac galladow mhdsnid wllee Wadani baathy runtad shektay

  • @moheddahmed6112
    @moheddahmed6112 День тому

    Jamac galan halkaa uga miis mooryaan xassan. Midkaan ku wareysanayana waa dadka nacamleeya ee warkiisa ha sii raac raacin

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 День тому

    Qofka markuu ilahay iimanka ka qaado waa sida xasan oo kle nin waalan

  • @abdiqanihassanelmi2362
    @abdiqanihassanelmi2362 День тому

    Daarood waa waashay

  • @blackmumb6267
    @blackmumb6267 День тому +1

    War dadkaan. Waa dad jiran. Cudur. Daaroodey. Qabaan. Seey udhan yihiin. Aniga. Nin magaca. Daarood. Sheegtaba. Yuu. Isku. Soo sharixin. Baan oran lahaa. Reerka. Xasn ha. Hortaagnaado. Muqdisheey

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 День тому

      De hawiyeland ulabaxa o hassan sheikh horjooge iyo odey hawiye kadhigte ..magac somaali makugabaneysaan o wixi kaalmada caalamka makucuneysaane ..toos ubareera o intiina xidha o hawiyeland ulabaxa intaad dagtaan ..jubaland dhinac bey uistaagi ..putland iyo somaliland na dhinac..mayland ba dhinac ..adeer wax somaalia layiraahdaba halugu kala tago waxa wax kucuno wa reerka caasimada sheekte

    • @jeehdinmchannel9684
      @jeehdinmchannel9684 19 годин тому

      Adigu udiid haddaad awoodo

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 День тому

    Xasan Sheekh waa uu ku waashay oo waa la khiyaameeyay maadaama uusan fahmin in dadka oo dhan loo magacaabi karo Nobel Prize balse aan marnaba la helin maadaama lagu abaalmariyo qof sameeyay wax aan caadi ahayn oo bini’aadantinimada ka baxsan taasoo lagu sheegay dardaaran uu ka tagay. Alfred Nobel oo maamula qofka helaya abaalmarinta iyo kuwa aanu samayn.

  • @mohamedEli-o3w
    @mohamedEli-o3w День тому

    Waar ninkan black mail ayeey ka hayaan fara xumadana Waxaa ku sameeyey yuhuud iyo imaraat black marlkiina Ethiopia ayeey faraha ka saareen odaygu Wii wareeray soomaali ma laha sirdoon baadha

  • @Maxdysfodowa-q6q
    @Maxdysfodowa-q6q День тому

    Radio ogaadeen

  • @KulmiyeGerash
    @KulmiyeGerash 8 годин тому

    Jaamacaw maxasuusata habeenkii doorashadii nikan iyo maxamad cabdulahi farmaje nuuryaakuyidhi .farmaje haduusoboxo waxaadtidh muqdisho maxukumikar

  • @ccasiisismaciil8406
    @ccasiisismaciil8406 День тому

    waligey xasan shekh maxamuud
    Qoof.ka,liita wallhi ma arag waligey
    Aniga baydhabo ayaan jooga xasan shekh baydhabo wax uu kayahay
    Malahan Ethiopianka jooga Baydhabo kg ayey taagersan tahay
    Mida Adis ababa joogta iyo kuwa jooga dooloow illaa baydhabo
    Wey kala yihiin kkkk
    Odeyga war mahayo

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 День тому

    Hada Qosal Isagu yaanu Barri ooyin, Allaa yidhi inyar Qosol Imbadanna waad Ooyi Gaal iyo Munaafaqow

  • @CshakuurAxmedIdiris
    @CshakuurAxmedIdiris День тому

    jamac nar nar Xabibi nar nar😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdikorane
    @abdikorane День тому

    Jamac galadaw
    Adiga laftada wad warertay
    Malintad Farmajo sidan okale ugu dhaganayd kana ad tagero iyo aman kaladuldhacday
    Ban qoral komonti ah soqoray o waxani imuqday

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 День тому

    Xasan sheekhba adeerkiis waa shiikh xasan barsane ninkii shalay koobi amxaaro ahaa inu manta igu caaayo copy amxaaro xasana ikenay

  • @ahmedjimale7588
    @ahmedjimale7588 День тому

    Jubaland kuwashay geeljiraha gaajeysan

  • @maryami2299
    @maryami2299 День тому

    Muxuu u saxiixay

  • @abdulmohamed1652
    @abdulmohamed1652 День тому

    Naasaha leydanka tumaa ader axmaarka adinka ka hariwaye godka biyaha idinkuso galay 😅😅😅

  • @nuuraadanwarsame7485
    @nuuraadanwarsame7485 День тому

    A

  • @KhadarCawil-r6c
    @KhadarCawil-r6c День тому

    Jaamacow jooji oohinta xasan sh wadanka isagaa ka taliyee qolaadii doorad xasan baa qorigoodii buu qabtoo afarta benijo wixi darod joogey qeyley ka wadheen

  • @Maxdysfodowa-q6q
    @Maxdysfodowa-q6q День тому

    Sland mamulada kareeb jma ogaaden inaad tahayna ogow gaalo ladhaqan baad tihiin

    • @berdilacashe283
      @berdilacashe283 День тому

      War najis gaalo jecelo gaalo ladhaqan adiga ah e afka uraayo naga leexi maamul yaro hal reera waliba tahaye

  • @libanomar9769
    @libanomar9769 День тому

    Waxan falanqeyn iyo kaftan siyasadidh lama dihi karo waa nacib caadi ah jamac falanqeya qangarsan maaha

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu День тому

    Axmed isagaaba ethiopian ah ee sidee ethiopian loogu soo kaxeystaa?miyaad nawaaleysaa jaamacoow.

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 День тому

    Jaamac galad in itoobiya xamad madoobe xariir la yeesho, xasan maxaa u diidaya, qabyaaladiiste

  • @HalimaMohamed-th2yv
    @HalimaMohamed-th2yv День тому

    Odaygeeda Waxaad tahay daarooda

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 День тому

    Xasan dhiiqo ma miyir qabo waa waashay xaraan buu kuwaashay iyo wax boob tuugo ilaa qabuurihii buu fagay oo quud ka doonay waa iiman laawe waalan

  • @MxmdDahir
    @MxmdDahir День тому

    Xsn tuug somaliyey aan iska qabano

  • @abdisamedaden
    @abdisamedaden День тому

    xamse iyo axmed madobe ayaa iswareysanaaya

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 День тому

    Inkaar kugu dhacday dheh waxwalba sida loo sajuudsiiyay taalada 77 ubax loogu dhigsiiyay iigu daran bada xoog looga Saxiixday iyo bahdil majnuun xasan abiye and sajuude badgate 🇪🇹🐕

  • @Certified-k4j
    @Certified-k4j День тому

    darood waa ka baqaan. xasan shiikh hada fahan darood munaafaqnimada. marka ay u ordaan Itoobiya waa sax laakiin marka qof kale sameeyo waa xun tahay. Xasan sheekh ayaa mid mid u qabsan doona dhamaan dawlad gobaleedyada laga bilaabo jubbaland ka dibna puntland. no more darood munaafaqnimo😂😂😂

  • @abdikadirwarsame3477
    @abdikadirwarsame3477 День тому

    Sawdinka idinkuba adeeg sada

  • @KulmiyeGerash
    @KulmiyeGerash 8 годин тому

    Kkkkk runta weeye adiga yakadigay adkayso istubudh maamac

  • @xaajimaxamuud941
    @xaajimaxamuud941 День тому

    Waa been ma sheege jaamac galad

  • @nuurcalimaxamed7368
    @nuurcalimaxamed7368 День тому +1

    Darood kuligood xasam shiikh kunaxsan yihiin lkn mardanbe madax wene waa idinka xaraan

    • @mohammedpalle5934
      @mohammedpalle5934 День тому

      CID aan Daarood ahayn Soomaali ma hogaamin karto

    • @Lagdheera
      @Lagdheera День тому

      Waa run mar dabe

    • @MustaphaNur
      @MustaphaNur День тому

      Xassan xaaraaye waa lasoo wasay

    • @Lagdheera
      @Lagdheera День тому

      @ istaq furalahi war ninkan waa aabe ka xishooda

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День тому

    nin is huubaa qoslo nin laga guulestay aya indhaha faraha laga galiya itoobiya idinka wato itoobiya waa lala heshiha israaiil aya laheshisina marabno dagal anagana danteena waa naqana itoobiya cida udhumato walyaqan malincad ayuu xasan sheeq laheshiyay

    • @MustaphaNur
      @MustaphaNur День тому

      Hawiye waa dameero waana la raran

  • @abdulkadirali894
    @abdulkadirali894 День тому

    Kkkkkkkk

  • @Reality-to-go
    @Reality-to-go День тому

    Kuwaan waa liyu police 👮 😅

  • @Reality-to-go
    @Reality-to-go День тому

    War ragaan is waydiiya dheh oo kuwee kuway soo wadanayso soo ma aga liyu ogaadaanka 😅

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 День тому

    Adoonkaasi afka qadhmuun ee ogaadeen wuxu hoos joogaa Anxaar iyo Kikuyo.

    • @Khdarcrashiir96Axmed
      @Khdarcrashiir96Axmed День тому +1

      Axmaarada anagu uma sujuudno sida xasan dhiiqo

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf День тому

      ​@@Khdarcrashiir96Axmedaxamrada hawiyaha ayuu sujuuda ogaden amxaro u sujuudaya lama arkin

  • @CabdulahiIbrahim-c7n
    @CabdulahiIbrahim-c7n День тому

    Mdaxweyne.xasan.ogadenu.gumeysiga.kaxoreyna.reysul.wasare.kusinay.xita..wasotagan.thy.ki.khalbi.dhagax.dhibayna.watagere.

  • @abdulahisiyad8366
    @abdulahisiyad8366 День тому

    Sheekada iska jiibiska ahayd xadkeeda waa ka baxdeen, nacayb iyo waxaad la soo baxdeen qabyaalad.

  • @Geesiga1
    @Geesiga1 День тому

    Maantaan ku taageersanahay jaamacoow laakiin shalay munaafaq baad ahayd oo axmed madoobe iyo etoobiya baad taageersaneyd

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h День тому

    Beenaale

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 День тому +1

    Waa kan kii qabyalada dishootay oo Ogaadeen kkkkk
    Adeer maxaaa kaa khuseeya Somaliya?
    Adigu adoon Amxaar iyo Adokn kikuye ka aamus Somali.

    • @abdirahmanabdullahi6177
      @abdirahmanabdullahi6177 День тому +1

      Meesha ma dameer in buunshe logu dhigaayo ayad umalaynaysaa

    • @AsliSharaf
      @AsliSharaf День тому +1

      Wuu ka raganimo badanyahay adigu dalkagi ayu axmaar kuku xukumi .

    • @AsliSharaf
      @AsliSharaf День тому +1

      Uf uf dabo dhilif ayaatahay xaran ayay Ethiopiya ka tahay bada soomaaliya. Waxan isku halayn haya allah inshallah Ethiopiya iyo siyasiyinta soomaalida way jabayan.

    • @AsliSharaf
      @AsliSharaf День тому

      @@abdirahmanabdullahi6177 uf

    • @Geesiga1
      @Geesiga1 День тому

      Kulligiin waxba isma dhaantaan, waxaa tihiin adoomo amxaaro,waxaa meeshaa idin dhigay waa munaafaqada iyo inaa ukala baratameysaan amxaaro anigey ixigtaa iyo anigey ixigtaa, dulli nacalaa idin kuyaal doqomo

  • @JEGO.512
    @JEGO.512 День тому

    Ogaaden kii markey maqleen Hassan Ethiopia so wataa weey u Yeen wayo iyagaa oromda ka baqa hhhhh xasan derkiis baa ahaa Madxweynihii Rwasarihii jenaralkii ugu horeeye ee soomali yeelato Rwasare Abdulahi ise madaxwe adan ade jenaral daaud, adiga iska daaye rerkaada xitaaa intaa iskauma helin wuxuu jogaaa caasimadii waa dadkii kaa saaray dalka markaa buuqa badiday ee xaduudaha dhafiye awowgaa ben iyo faan baa ka hadlee iyo waxn jirin.

  • @feysaldaacad
    @feysaldaacad День тому

    Ciirta dhamo, caaydadhayiqaano

  • @MM-tw7pu
    @MM-tw7pu День тому

    War xabashi iyo taangiyadooda cida Somalia iyo Muqdisho hore ugusooadeegsatay waad wada garaneysiin ee runta sheega. Waa reer Puntland iyo qaa’inul wadankii weenaa ee Cabdulahi Yusuf hore Siyaad Bare uqiyaamaayay ulanadiriray oo magaalo soomaliyeed ee gobolada dhexe kutaal calankii Etopiya kataagay. Xayawaan

    • @axmedjihaad7747
      @axmedjihaad7747 День тому

      Kkk jabhadii ssdf ee cabdulaahi yuusuf madaxda ka ahaa markii ay qabsadeen goldogob iyo balanbale ay dawlada Ethiopia ka taageen calankooda cabdulaahi yuri lagama taagayo oonwaliba isagoo dirirdhaba jooga uu radio kulmis oo jabhada ssdf laheed cabdulaahi yuusuf 6 sano xarig ah buu ku galey meesha jabhadihii kale ee snm iyi usc ay dalkii kukala gooyeen midna ay burbur iyo barakac bililiqo dalkii ku ekeeyeen
      Isla cabdulaahi yuusuf ayaa dawladaas maanta uu xasan ku tagri falayo dhidibada u taagey maantana Dastuurkii ay soomali ku heshiiyeen la laaley maanta labadui jabhadood ee dalka 34 sano wajigaas u yeeley baa waa USC oo hada bixisey badii iyo SNMoo albaabkaas ay Ethiopia u furey iney haweesato walaal Taariikhda waa dhaxal naceybka beelaha soomaaliyeed waliba lafdhabarka u ah soomalinimada iska iloow hadalkaasna ku qoro hadii ay go'aansadaan sida kuwa kale waa salaan iyo ku kala taga

    • @MustaphaNur
      @MustaphaNur День тому

      Duf ku bax haway futo madow

    • @MM-tw7pu
      @MM-tw7pu День тому

      @ faqash xayawaan waa islaxayawaankii uun

  • @khadardahirrage3652
    @khadardahirrage3652 16 годин тому

    #sstv ua-cam.com/video/2L_Mg-E87go/v-deo.htmlsi=2AjgdJ43ZZTlhB3I

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h День тому

    Beenaale

  • @feysaldaacad
    @feysaldaacad День тому

    Ciirta dhamo, caaydadhayiqaano

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h День тому

    Beenaale

  • @feysaldaacad
    @feysaldaacad День тому

    Ciirta dhamo, caaydadhayiqaano