رقيتك عظيمة وفعالةما شاء الله لا قوة إلا بالله أسأل الله أن يجعلها في ميزان حسناتك يا شيخ عيدروس شعرت بألم شديد في جميع الجسد مع اهتزاز في القدمين. جزاك خيرا على هذا المجهود أيها المجاهد الفاضل
Shukraan Illahey melwalbo ad jogtiid alle ha kuguhafido xasad iyo balaayo alle haka hayo Adiga family kaga alle ha idin xafido ustaad ceydruus Jazakallahu qeyr👍
Asc sheekh Caydaruus miisaanka xasnaadka Allah ha ku saaryo aduunyo iyo kheyr labada Ilaahay ha ku barakeeyo yaa Allah wiilkassi siduu noogu hagar baxay ku arsaaq jannooyinka ugu sareeya yaa Allah
Khayr allah haku siiyo sh cimrigaaga Allah ha dheereeyo Allah shar iyo shaydan iyo xaasid haa kaa indho saabo adiyo ehelkaaga inyo intaa jeceshay Allah ha xifdiyo 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Ruqiyadii hore marka dhigtiy ila hada wan dhagaysana fudayd ayan ka helay allaha ku barakeyo shiqow hada tan marka dhagaystay jirka dhexdiisa aya wax iga dhex cunayan allaha na caafiyo cadaw aya nala daba dhigay aniga gurka culays ayaba layga saray
Wax la sameeyo o qas ah majiraan…ila rabi isku xir..try ina zinaada iyo xarirka bf iyo gf ad ka agfogatoo ..kadib saladaa ,dhikr,adhkar,quran,dua badhi….i know sometimes you feel tired ,sad and giving up lkn try ina Allah hope kunoqotin…the biggest cure is totally having hope in Allah…Allah uni waqtigisa kugu cafinayo ogooow..mida kle learn about ruqyah and do self ruqyah ona tahajud isku daay ina tukatid and Cry to Allah…the cure journey is tough and hard but with trust in Allah you will make it
Mid Kle o la Rabo wa ina sabr yelatid ana Allah ku shukridid..you can do that by looking at what Allah gave you in this sickness the positive traits you gain and say Allahdullilah for the sickness…if you feel you lost ur daily routine and you too lazy..start gain ..never stop n give up .shaytan loves you to give up …also know Sihr n shaytan n the sahir are powerless and weak..with Allah trust and ibadat they will break lose
Wcs,qof walba halkaan soo booqday muraayad ayaan leeyahay waa habeen Jimco isoo duceeya 😢. Waxba walba aan sameeyo ima dhameystirmo haday guur noqdo, safar amo shaqo nasiib ayaan uleeyahay lakini maba ii dhameystirmo.🥹
Hada nh makugu soo laabty nh abyo yaah wali maka caafimin miya nh alle ilaahyi haku caafiyo haka dul qaado shartisa ilahyi hanga badbadiyo🤲😭😭Aniga kula mid ayn ahy abyo wlhi jirka oo dhan iyo cowradda wax aya iga socsocda wlahi sida hal mar aan u joogo hal mar aya aida xoogo ah cirbda caml la igu soo riixay slaalda xitaa mar marka qaarkoda way i dhiwyasa anigo jameecda oo aan la xerto aya hada nh mar kalw soo.bilawya cuudu bilysanya tuknya wlahi ilaahyi hana wda caafiyo ilaahyow ilahyi anga maskin musalim ah dhib ku haayo jingan shartisa ilaahyi nawda caafi yarabi🤲😭😭😭😭😭😭😭
Alla wlhi aniga kula mid ayan ahy abyo wlhi marki yaraa dareen saiad ayn lahaa ila hada wan laso wyndy sida adoga oo kale ayn noqnya abyo gacntyda ayn is ticmala jiray mugdiga wan jeclan jairy xnaaq badan wax dhan ba barn kari wx la macsnya xubinta tarnka wx iga soo baxya marku dbibkga oo kale aya i haaytso Alxmulha marki aan ogady wx yala in aay xunyihn ilhaayi ayn ka maagn gala xoogo waan ku caafimada xubinta tarnka waxa gadal la iga soo riixaayo camal ayn ahy ila hada waan ku dhib qaba ila hada wuu i haaya wuu i wareeriye marki hore gcntyda ayn is ticmali jiri lkn alxmulha ilhaayyi aya ka tuubad keeny wan nh gacnta ka fiicnaday lkn. Xubinta tarnka aya ila hadal dhib ku qawo wllshydi wan ku dhib qawa wx maka samyn kari ma seexn kari habeenki wlhu. Maalin ima roono sidee adiga aad uga caafimdy wllshydi mcn. Isoo ducay wlal yaal in xunnkan ilaahyi iga caafiyo xunkan. Iga dulqaado abayo mcn isoo ducay docdda ayn doonya adiga iyo inta wlalo isoo ducey wan idin barnya 😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Waxaad dareentid hoos noogu reeba walalayaal
Sheekh qeyr Allah Haku siiyo dad badan ayn aqaana jinka caashaqa ku dhacay xage Kala so xiriira su aal ayn rabay in an ku waydiyo sheekh
Shekh hargaysa xilimaad imanaysaa inshaa allaah
Hargaysa waxùu joogaa 2bilood kudhawaad wll @@LuulAbdi-en3vb
OK
Shiikh imisa jeer maalintii dhagaystaa
رقيتك عظيمة وفعالةما شاء الله لا قوة إلا بالله أسأل الله أن يجعلها في ميزان حسناتك يا شيخ عيدروس شعرت بألم شديد في جميع الجسد مع اهتزاز في القدمين. جزاك خيرا على هذا المجهود أيها المجاهد الفاضل
Jazakallahu kheyr sheikh wanku xanuunsadey balse wanku cafimadey alxamdulillah aduun iyo akhiraba libaan sheikh ❤❤❤❤❤❤
Abyo anigaba hbn hore arky wlh marka dhageysanaye korka I gubanaye qandho madax xanuun wu I deyn la why manta ku labo wa dhegeysnoyaa😢
Aduunka farxad joogto ah caafimaad waara iyo janoo ugu wayn Allaha,ku siiyow wllky❤
Ninkaasna waa noo dagaal tana waan ku darsaday waan dhagaysanayaa ha holcaan bi'idnillah kariim
Aamiin Yaa Rabbi ducada dhamaanteen ❤❤❤
Aad baa u mahadsan tahay shiekh illaah miisaanka khayrka ha kuugu dararo debigaga hore iyo kandanbena hadhaafa aamiin yaa allaah ❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤ ❤❤❤
Sheikh dhidid sida biyo in dusha la iiga shubay iiga socde ruqiyada inta dhageysanaye ilahey kheer haku siiyo
Waxaan dareemay gariir caloosha iyo madax xataa wax iga dhex soconayaan aniga dhan jirka xataa juc baa iga yeeshay sidii inaan jimicsanayo camal Xaaladaha dareenka xaddhaafka guur la'aan mustaqbal xumo naqas wadnogaraac walwal sanadkii 3aad ayaan kujiraa xanuun adag alle hanaga dulqaado shiikh alle haku barakeeyo ilaahay haka abaalmariyo walaahi waan nafisay xooga waan soojeeday ilaa xalay saaka marka seexdo waan sooboodayey anoo naxsan 😢😢
Illaahay haku geeyo janatul faradowso sidad umada ugu shaqay neysid e hagar la aanta jasaakumullahu qaran jasaa sheeq 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Jazakallah kheir my favourite sheikh
Shukraan Illahey melwalbo ad jogtiid alle ha kuguhafido xasad iyo balaayo alle haka hayo Adiga family kaga alle ha idin xafido ustaad ceydruus Jazakallahu qeyr👍
Shekh alleh hakuu danbi dhaafo oo cadaabkiisa hakaa badbaadiyo inshaa allaah allaahu akbar
والله ثم والله حصيته بشئ قريب وألام شديد جزاك الله خيرا شكرا
Laaxowla walaa quwata ilaa billaah laaxowla walaa quwata ilaabillaah ❤❤❤❤❤❤❤❤laaxowla walaa quwata ilaa billaah laaxowla walaa quwata ilaa billaah walaa quwata ilaa billaah laaxowla walaa quwata ilaa billaah
Sheikh Ceydurus maxamed abalkaada ma aqano waxa ku gudo sida kugu xirmay aya cafimad ii bilamay Alx waxa tahay kheyr umada loo sodiray ilahey cimri dheer haku siiyo wax ku dhibo ilahey kuma tuso
Mash alh shugrn amiin
Suratu anfaalna wey ishaqeysay mash alh shugran abtii
wll miyad ku cafimdy Anna aan laazimee
Walal adigo mahadsan miyadku cafimadey akhrinteeda
@aragsanmohamud3034 haa wllo waxadna ku ogaaneysa in aad kufiicnaatey maalinka uhoreeyo aad bilowdo aad ugu xanuunsane lkn hadii aadan joojin oo aad adkeysato oo siiwado maku xanuunsaneesid marka danbe weyna kaatageen isku fiiri markaad bilewdey iyo maalmaha danbe maxaa farqi ah oo kuu dhexeyo
Shiikhow Rabi jannatul firdawsa hakaa abaal mariyo walhi waaa Idaweysey Maalinna waan kuu abalgudi ❤
Ciimriiga iyo cafiimadka allah ku dheeryo sh caydrus❤
Asc sheekh Caydaruus miisaanka xasnaadka Allah ha ku saaryo aduunyo iyo kheyr labada Ilaahay ha ku barakeeyo yaa Allah wiilkassi siduu noogu hagar baxay ku arsaaq jannooyinka ugu sareeya yaa Allah
Shukran sheikhana jidhkoo dhan ayaa igargaiyaaa😢
Khayr allah haku siiyo sh cimrigaaga Allah ha dheereeyo Allah shar iyo shaydan iyo xaasid haa kaa indho saabo adiyo ehelkaaga inyo intaa jeceshay Allah ha xifdiyo 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
اسااللە ان يزيک الخير يارب 🤲❤️
Ilaahayoo inigu caafi hana nugusoo celin 🤲🏾🤲🏾🤲🏾 Alhamdulilah. Sheikh illaah naxariistiisa ha kisiiyo iyo barako adiga iyo family 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
Aamiin yarbi 😢🤲
Ruqiyadii hore marka dhigtiy ila hada wan dhagaysana fudayd ayan ka helay allaha ku barakeyo shiqow hada tan marka dhagaystay jirka dhexdiisa aya wax iga dhex cunayan allaha na caafiyo cadaw aya nala daba dhigay aniga gurka culays ayaba layga saray
Asc Sheekh ajar allah hakasiiyo aduunyo iyo aakhiro❤
Subxanallah sheikh ilaahey haku xafido waxaan dareemay maskaxda oo wareega neeso madaxa aad u moodo miirka inoo ka tagaayo dareenka neh kor oo noqonaa dareen kaas mid la sheegi karo ma ehee iska dhaaf jirka oo dhan aa ba dhaqaa qaayo sheikh adiga ilaahey janada haku geeyo aduunka neh adoo anfac leh dadka neh anfacaayo naftaada neh anfacaayo nabiga woxoo dhahay salalaahu caleeyhi wasalam dadka oo ilaahey uugu jecel yahay waa kuwa dadka wax taro ilaahey hanaga dhigo sheikh
Halkeh kala soo xiriira walashey
Mashaallah sheikh jazzakallah khaire
Qof calamadaha leh majiran
Shukrn ya macalin Allah haku sharfo sad daweyntayada ugu xiiqtey 😢
Jasa allh khyr sheekh
Jazzakallahu kheyr sheikh
Ruyqada sheekh wala daahday 2019 ayuu dhibaato daran igu hayay alxamdulaah Ala muuxuu jec laa inuu noqosha iga rido xaga Allah Ayaan u cararay
Wll ila soo xiriir wan ku baryaaraa
Byo maxa samaysay
Wax la sameeyo o qas ah majiraan…ila rabi isku xir..try ina zinaada iyo xarirka bf iyo gf ad ka agfogatoo ..kadib saladaa ,dhikr,adhkar,quran,dua badhi….i know sometimes you feel tired ,sad and giving up lkn try ina Allah hope kunoqotin…the biggest cure is totally having hope in Allah…Allah uni waqtigisa kugu cafinayo ogooow..mida kle learn about ruqyah and do self ruqyah ona tahajud isku daay ina tukatid and Cry to Allah…the cure journey is tough and hard but with trust in Allah you will make it
Mid Kle o la Rabo wa ina sabr yelatid ana Allah ku shukridid..you can do that by looking at what Allah gave you in this sickness the positive traits you gain and say Allahdullilah for the sickness…if you feel you lost ur daily routine and you too lazy..start gain ..never stop n give up .shaytan loves you to give up …also know Sihr n shaytan n the sahir are powerless and weak..with Allah trust and ibadat they will break lose
Wcs,qof walba halkaan soo booqday muraayad ayaan leeyahay waa habeen Jimco isoo duceeya 😢. Waxba walba aan sameeyo ima dhameystirmo haday guur noqdo, safar amo shaqo nasiib ayaan uleeyahay lakini maba ii dhameystirmo.🥹
Walaalo wax walba Allah ha ku sahalo guur kheyr qaban Allah ha ina wada siiyo
Wll mcn murudkga macsi ku jurin gacnta madig ilhaayi haka soo saaro meeshi kheerka kugu juro. Ilhaayi haki soo fuddeyo guurka nh ilhayi guurka adiga ku farxdud oo kheer ah ilhaayi haku siyo wll mid kale wxn kula taalin lahaa culeyska oo ku haysto wuu kga dagya wx wlba wuu kga fuur fuurmyn wll istqfarta iyo saliga nabiga joogtey culeyska ilhayi wuu kga duul qaadi doona slaada dhaxdyda nh sujuuda ku duceeyso ilhaayi wuu kuso fuddeynya wll mcn ilahayu culyska murgda ku hakga dulqado faarxad aan dhamad lahyn ilhayi haku badalo niyda wx aad jeceshahy ilhaayi haku siiyo🤲😭😢🤲
@Habon-y6mAaaamin Aaamin yarbi🤲🤲🤲🤲😭
Masha allah
Walal saliidaha soo qor
Inshaa,alah
Ama qof yaqaana ha ila soo wadaago inshaa alah
Mahadsanid
Ani xitaa waa rabaa saliida
Wllo saliidaha intaad magacooda xifdiso meelaha mudaawaadka weydii iyagaa kuusheegaayo
Allaha ku xafido shekh ❤❤
جزاك الله خير
Sheikh gormaa Nairobi Imani plz isojawab😢😢
Asalam aleykum sheikh, please come to Nairobi 🙏😭
ilaahy haku xafido sheekh
Shekh xanuun makaanka iyo dhaq dhaqaaq naftu qayli bay iledahay
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
Xasadka so badi
Sheikh xagaa lagagasooxarira
Suratu nuur surad yusuf iyo surad maryaan cilaajkeyga kamidyihiin alx wax badan alle wuu igaga caafiyey
Maxaa kugu dhacay wllo ma jinka baa 😢kan baa i haya Allow iga caafi
Wlhi dheh msha Allha alle maka caafiye nh abyo hada nh ilahyi mkugu soo celiyo abyo aniga ay i dhiwya adiga ilaa meeqo maalin caml ayd isu wadi nh yah cilaajiga😭🤲🤲
Nairobi inte ogu talaa xaruntina iso sheg please
Noo soo badi sheekh uu na dhibee
منور استات ❤❤❤❤
Wcs sheekh caydarus
Sheikh jazakallah kheyr allx wax madariimin lkn marka aad dhahday aad ku celcelisayاللهم اهليك كل جبار عنيد Oohin iyo jarees iyo hdl waxan sheygayey ma garanayo
Asc wllky Caydaruus Xagee lagaala so xidhiidhi karaa?
Cowrada wax iga socsocdo subxana'alllh
Salaada aad iigu culus iiso duceeya walalayaal
Ilaahay haku fududeeyo
Xalay waqti dambe anoo sii sexana aan arkaaye notification kaga ruqayda wax bdn sugaaye, wxn is lahay waa tuu lahay wan idinso galinaa intu aaday
Allah hku xafido Marwlbo duceesanayo kuso duceya
Xadka so badi
Waa waxaay riyada maska madaw isheek huuno
Cabsi iyo jidhiidhico
Sheik lugaha ixanunay roquiyada kadib
Asc shekh hargaysa xilamd imanaysa number kaga side lo helaya
Wuu joogaaa xbbti
@@NadiiraAbdulaahiside lo helaya marka qali
Wlhi aniga jirka. Dhan wax iga marmarayo😢
Hada nh makugu soo laabty nh abyo yaah wali maka caafimin miya nh alle ilaahyi haku caafiyo haka dul qaado shartisa ilahyi hanga badbadiyo🤲😭😭Aniga kula mid ayn ahy abyo wlhi jirka oo dhan iyo cowradda wax aya iga socsocda wlahi sida hal mar aan u joogo hal mar aya aida xoogo ah cirbda caml la igu soo riixay slaalda xitaa mar marka qaarkoda way i dhiwyasa anigo jameecda oo aan la xerto aya hada nh mar kalw soo.bilawya cuudu bilysanya tuknya wlahi ilaahyi hana wda caafiyo ilaahyow ilahyi anga maskin musalim ah dhib ku haayo jingan shartisa ilaahyi nawda caafi yarabi🤲😭😭😭😭😭😭😭
Sheikh muqdisho miyaa jogtaa xarunta quraanka xagee kutaalaa
Hada hargaisa
Aniga waqdiga yaray waxan lahay dareen bila xad ah marka soo weynaday sidii baan noqdy inaan gacanteyda istcmaalo iyo mugdiga jeclado xanaq dabeecad xumo inaan guursan karin inaan wax baran karin iyo farjiga wax iga socsocdo waxas u macaan sanayo iyo dareen iqabanayo marmarka qaaar xitaaa waxan is dhaha waa lagu tagaa is diyaaari cml marka wardigii bilabay walwal iyo shaleyto xasuuuso qoomameyn
Alla wlhi aniga kula mid ayan ahy abyo wlhi marki yaraa dareen saiad ayn lahaa ila hada wan laso wyndy sida adoga oo kale ayn noqnya abyo gacntyda ayn is ticmala jiray mugdiga wan jeclan jairy xnaaq badan wax dhan ba barn kari wx la macsnya xubinta tarnka wx iga soo baxya marku dbibkga oo kale aya i haaytso Alxmulha marki aan ogady wx yala in aay xunyihn ilhaayi ayn ka maagn gala xoogo waan ku caafimada xubinta tarnka waxa gadal la iga soo riixaayo camal ayn ahy ila hada waan ku dhib qaba ila hada wuu i haaya wuu i wareeriye marki hore gcntyda ayn is ticmali jiri lkn alxmulha ilhaayyi aya ka tuubad keeny wan nh gacnta ka fiicnaday lkn. Xubinta tarnka aya ila hadal dhib ku qawo wllshydi wan ku dhib qawa wx maka samyn kari ma seexn kari habeenki wlhu. Maalin ima roono sidee adiga aad uga caafimdy wllshydi mcn. Isoo ducay wlal yaal in xunnkan ilaahyi iga caafiyo xunkan. Iga dulqaado abayo mcn isoo ducay docdda ayn doonya adiga iyo inta wlalo isoo ducey wan idin barnya 😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Wlahi waxn aan uga baqya diintyda iyo aqiirdyda murugo ayn ku noolhay habeen iyo maalin isoo duceya ilhaayi dartisa igu soo doceya 😭🤲🤲🤲🤲
@@Suldaanaibeaahim abaayo wiil miyaaa tahay mise gabar
@@sadiasadia19191m abayo mcn wiil ayan ahy abyo mcn you tube kaan nh waa you tubeka wllshydii waaaye. Abyo mcn wiil ayn ahy Aniga Aniga talefonkyga ayaa iga halaawy wllshydi talefonkyda ayn ii dhiib dhahy wax ayn ka fiirsnya marka fidoyagan ayn arky abyo mcn 😭😭😭😭
@@SuldaanaibeaahimOk naftada cilaaji wad cafimaadeh saliga nabiga iyo digriga Towxiidka badso iyo suratul walaw iyo suuratul naas insha allah meelaha mugdiga Iska dhaaaf iyo si walbo xuman hadii ay Ku xasuusiyaan ha sameyn wardi ku carar😢
Masha Allah
Cowrada wax iga socsocdo subxana'alllh
Wllo cawrada ayaan dhaqdhaq ayaan ku demaya
@@AliahmedAbdilahi Halkeeh Kala soo xiriira
@@AliahmedAbdilahi whatsupka hadad isticmashi lambarka isooqor
Abyo xage kalaso xiriira
@@AliahmedAbdilahiwll qali mar waliba dharka aad iska bixinaysid ama aad xiranaysid Bismillah hailaabin teda kale dad waxa jira ayago Maryo dhan wadanin Aya muraayad isku fiiriyaan muraayad inta hore wajiga hada isku fiirisid waa caadi lkn adigo maryan dhan wadanin had is fiiriso ayu dadka jirkood jeclaadaa suuliga Haku taalo muraayad guriga hagu taalo waa isku wada mad wll intasi igatalo bismilaahi dharka mad xiranysid iyo markad iska bixinaysid quranka aqriso habenki wayso ku seexo daawadana so gado in Shaallah wad cafimaadi ❤❤